GOOGAA l C nur Allaale l Nimco Yaasiin l Lafoole l Nimco Dareen l Iskalaaji Iyo Fanaaniin Badan 2016

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 240

  • @aishaqurux5190
    @aishaqurux5190 7 หลายเดือนก่อน +9

    Who's here 2024❤

  • @captainmo77
    @captainmo77 2 ปีที่แล้ว +16

    Heestan anoon reer DDSI ahayn ayaan 2016kii markay soo baxday ilaa hada aan dhagaystaa heeskan laxankeeda iyo music-geeda ayaanba kahelay 🇸🇴✊🏿

    • @ayaanhaybe9399
      @ayaanhaybe9399 ปีที่แล้ว +3

      Lkn micnaheeda ma Garaneysid 😊

    • @ayaanhaybe9399
      @ayaanhaybe9399 ปีที่แล้ว

      Lkn micnaheeda ma Garaneysid 😊

    • @CaaqilCabdiyuusuf
      @CaaqilCabdiyuusuf 3 หลายเดือนก่อน

      ❤😂🎉🎉😢😂❤

  • @atarishoebyan6441
    @atarishoebyan6441 5 หลายเดือนก่อน +6

    8sano kadib mnta oy taariikhduthy 2024 wxn dib usoo booqday heestan anoo kamid ah dadki ay shiftadu aabohod ka dileen geerida aabahyna wxaaa laga joogaa 16 sano😭 aaabo iilaahy hakuu naxariisto gacan kaaa xaqdarnba kudishaye😭🤲
    Wxse ilaaahy ka sokow umahadcelinayaa cabdi maxamuud cumar oona soo garb istaagy aabo jir aaa jooog❤😢

    • @Ruweydo769
      @Ruweydo769 4 หลายเดือนก่อน +2

      Wlhi isku miD NahaY AniGa xita abahay uBo DiShay 16saNo ka Hor CiidaNbu Ahaa Cabdi Maxamuud CuMar abaaL noGaly LacF io GuriYo iYo Boosas NasiiSay iLa hadaNa ama haySanaa😭♥️🫶🏼

    • @atarishoebyan6441
      @atarishoebyan6441 หลายเดือนก่อน

      ​@@Ruweydo769😢 ❤

    • @Ahmedibraahincadar
      @Ahmedibraahincadar หลายเดือนก่อน

      ❤ĺp1😊

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 8 ปีที่แล้ว +37

    #Heesta #Googa oo Ka Turjumaysa Horumarka uu Deegaanka U Horseeday
    #XDSHSI *Hobollada #DDSI - #Djibouti IYO #SOOMAALIYA,
    Looma Kala Hadhin --- INNABA CAADI MA,AHA ....
    Ummaddu Sinnaanta iyo Cadaaladdaa Deeqda...
    Guul iyo Gobanimo, Sxbkey #Maame waad Kabaxasatay!

    • @cabdiqaadirmaxamedaxmed620
      @cabdiqaadirmaxamedaxmed620 8 ปีที่แล้ว +4

      somaliland maxaad ugu dari weydey iyadana?

    • @noahrageh623
      @noahrageh623 8 ปีที่แล้ว

      +baxsane maxamed Sababtoo ah Dulli xun oo cuqdadi hayso weeye sxp Abdi Askari....!!!

    • @mohamedaliomar4265
      @mohamedaliomar4265 8 ปีที่แล้ว +2

      Fanaaniintii Afka Somaliga ku heesta ayaa ku dhan meesha Not only Somalia, Djoubati And DDSI..

    • @bbbccbbc365
      @bbbccbbc365 7 ปีที่แล้ว +2

      kkkk fananiinta waa somaliya , djabuti iyo killinka 5aad dadka sidaas diidan ma waxee rabeen in maamulada qabiilkana in la sheego kkkkkkkkkk adeer cuqdada iska deeya intii kala maqneeda hada u baahan in la isku keeno ee kala yaac majiree isku soo yaac aaa jiro somalina waa hal

    • @rodozaid1492
      @rodozaid1492 7 ปีที่แล้ว +1

      geele jaamac .

  • @jablibaax
    @jablibaax 4 ปีที่แล้ว +9

    Ma ihi reer #dds balse heestan waan jeclahay. Qaab dhismeedkeda,arinta ay ka hadlayso, erayadeda iyo laxankeedaa aad iisoo jiitay.❤ waxaan rajaynaya inay reer #dds ka raysteen maamulkii hore.
    2020 yaa dhagaysanaya oo daawanaya??

    • @faaisodagan2836
      @faaisodagan2836 4 ปีที่แล้ว

      Jab Libaax m a

    • @ayaanhaybe9399
      @ayaanhaybe9399 ปีที่แล้ว

      Nin dadkiisa gumadaya in laga reeeystay way cadaHay😢

  • @malmo4235
    @malmo4235 7 ปีที่แล้ว +5

    Meeesha Somalida Kenya Ka Maqan
    Somaalia Waxaa Mataalaya Iskalaaji Lafoole Iyo Deeqa Holland
    Jabuuti waxaa Mataalaya Abdinuur Alaale
    Somaaaliland Waxaa Mataalaya Ilka Case Iyo Nimco Yaasin
    Jigjiga Na Waxaa Mataalaya Xariiir, suldaan seerar nimco Daren Iyo Gabadh Iyo Labadaas Wiil Ee Kale Waaa La Yaabey

  • @ruweidarun2684
    @ruweidarun2684 2 ปีที่แล้ว +6

    Heeskaan maalinkee soo baxday ilaa maanta xariir ahmed dartii baan u dhageystaa ❤️

  • @faliskeyf4013
    @faliskeyf4013 ปีที่แล้ว +7

    Still 2023☝️

    • @m4r344
      @m4r344 7 หลายเดือนก่อน

      Still 2024👂🎶😂

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว +2

    Hesihi dadka lagu marin hababin jiray ya dawanaya isbadalka kadib❤😅✌🏼

  • @ifiyetv
    @ifiyetv 2 ปีที่แล้ว +4

    Nimco Yaasiin from Somaliland
    Maxamed Lafoole from Somalia
    Abdinur Allale from Djibouti
    Nimco Dareen from DDS
    SHANTII SOOMAALIYEED MID UUNBAA MAQAN. ❤

    • @ifiyetv
      @ifiyetv 2 ปีที่แล้ว

      @S A waar niyow dib u xoreyn bay u baahan yihiin kkkkkkkkkk

    • @jeeymaanbilow2587
      @jeeymaanbilow2587 ปีที่แล้ว

      iskalaaji
      ilkacase from Minneapolis
      ikraan caraale
      nimca yasiin from London
      Lafoole from Somalia
      Abdinur Alaaale from Djibouti
      Mohamed Farah
      nimca daren
      shacbaan daaus
      xariir axmed from DDSI😅

    • @sadikmohameddoumal9440
      @sadikmohameddoumal9440 6 หลายเดือนก่อน

      Mohamed lafoole waa halkee??

  • @BishaarcabdulaahiAadan
    @BishaarcabdulaahiAadan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan arkaa xiligii gidhibka biyaha kujireen hadana waa madhan yahay😢

  • @mohamedirran7390
    @mohamedirran7390 5 ปีที่แล้ว +3

    Anigu waxan ahay dadkii kaso horjeeday nadamkii cabdi maxamuud Omar INA illay lkn wlhi heestan aad ban udhagytaa 2016 illa 2019/ wana hees xigmad xanbaarsan run from khatumo state of Somalia darwiishlnd

  • @mohamedalahi2708
    @mohamedalahi2708 ปีที่แล้ว +3

    Qararacdii ina iiley 😂😂😂

  • @ahmedmahamed5829
    @ahmedmahamed5829 8 ปีที่แล้ว +5

    allahayow somalaan ahaye itoobiyaan ha i hoos geyn

  • @kingabdirizakmukhtar
    @kingabdirizakmukhtar 8 ปีที่แล้ว +5

    mansha wax badan ayaan raadinay inan heerkan gaarno mar hadan meeshan joogno waan ka sii socon doona insha allah fanaaninta DDsi my walaalkay cabdifatah yaate aad ayaan u salamay

    • @TheArrivederci2009
      @TheArrivederci2009 8 ปีที่แล้ว

      +abdirisaq mukhtar Ar Ugaadeen dabaalsanaa. Eeboow xeey eheed saadiheesay? Ma inoow Axmaar ku gumeesto? kkkkkkkkkkk Walax ween oow u qabyaa inoow gumeesi Axmaar naqdo... Dabaal Ugaadeen

    • @kingabdirizakmukhtar
      @kingabdirizakmukhtar 8 ปีที่แล้ว +2

      +Xaa kaa galay hee Ma i kaseey sidoo abti wax xabashi ah oo mesha dagan uma jeedee bal dib ugu laabo afkaagana wax u reeb

    • @hamdaadam6564
      @hamdaadam6564 8 ปีที่แล้ว +1

      +Xaa kaa galay hee Ma i kaseey sidoo u

  • @queenayah7769
    @queenayah7769 8 ปีที่แล้ว +10

    I like this song viva all of you guys, brilliant well done.

  • @suleymanjeylaani1898
    @suleymanjeylaani1898 7 ปีที่แล้ว +6

    xaaax hees meeshii mudneyd LA dhigay miraha iyo naaxiyada inaba caadi maahan

  • @أخوكمأخوكم-ظ9خ
    @أخوكمأخوكم-ظ9خ 4 ปีที่แล้ว +2

    Laxanka iskalaaji inuu yahay intii ila aragtayba

  • @mustafabdullahi1797
    @mustafabdullahi1797 2 ปีที่แล้ว +1

    Aduunyada maalinbay meel bay taagantahay maanta ragii aad ubbo lahaydeem ayaad hoos joogtaan.

  • @SuhaybBashir
    @SuhaybBashir 14 วันที่ผ่านมา +1

    Still 2024 😂

  • @Abdihakimsaleye
    @Abdihakimsaleye 13 วันที่ผ่านมา

    Goobaha waxbarashda ardaydii lageeyoo
    Gashay jaamacadoo gayiga u shaqaysoo jahlinimadii laga guur❤️

  • @zahrahaji1149
    @zahrahaji1149 7 ปีที่แล้ว +2

    Wale somalida dagta dhulka ay Ethiopia ku inaagu haystaan ee u siyay ingiriisku iyagaba is bahdilay markay xabshi wax la qaybsadeen xata dhaqankii xabshiida ayaay qateen sida anay kugu naxayin hadad somali tahay ilahay 5 somali oo calool isku fayow na tuus lkin meel jigjiga ka gumaysi badan mab araag 5 somali oo dhan ☆☆

    • @abdihakinhassan6919
      @abdihakinhassan6919 7 ปีที่แล้ว

      Zahra Haji Ada lagu guumaystaa anaga kaa jecel 5somali oo mida lkn idinka halkaa dhigay saad qabyalad uugu dilayseen umada somaliyeed jigjiga na waa xor adaana ka xiga Ka xabashiga taas maanka gali one love 5 Somali

  • @XabiibmowsarXabiibmowsar
    @XabiibmowsarXabiibmowsar 3 หลายเดือนก่อน

    Heesatan eega wkhtigan latagan yahay ayay sax ku tahay in laQaado sabab to tacadigii cabdi ilay ee laga raystay ayay sheegaysaa

  • @nawalmahamudhaji6140
    @nawalmahamudhaji6140 10 หลายเดือนก่อน

    Hestan bariga ilmo yar ayan aha ala maxay ben la isku hesi jiray way kawalen 😂😂

  • @abdihakinhilkas1556
    @abdihakinhilkas1556 8 ปีที่แล้ว +2

    ddsi my
    dhulkayga hooyo
    cadawgeena cagta hoostiisa fnn sare wn ini slmay thanks

  • @ahmedabdi2065
    @ahmedabdi2065 8 ปีที่แล้ว +5

    alaa maxaa lacag lagu shubtay kuwan u heesayay daboqiidhiga ethiopia

  • @simanqurux5852
    @simanqurux5852 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestan inkastoo ramadan lagu jiro waa igu dambi inaan ama dhagaysto ama aan falanqeeyo lkn runtii waxan pic respect u hayaa heesta laxanka waxaa saaray fanaan abdi asiis askalaaji oo run laxan aad u qurux badan saaray iyo fanaaniin waa wayn oo xul😍😍

  • @indho2294
    @indho2294 4 หลายเดือนก่อน

    Est ban xasustaa waqti an dhigan dugsiga hose

  • @abdimalikali5415
    @abdimalikali5415 8 ปีที่แล้ว +1

    guclo oradkiyo geedi socodkaba gaabin maynoo gashaan qaad ma habaabeee geedigeenu meeshuu hiigsanayo waa inaynu gaadhnaa........ cool song viva jigjiga my home

  • @apdifattahmealinsportschan872
    @apdifattahmealinsportschan872 8 ปีที่แล้ว +5

    Nimco Daren
    Xariir
    Axmd dahir
    Nimco Yasin
    Lafoole
    Yaate
    Deeqo holnd
    Isklaaji
    Cabdi nuur alaale
    Ilkacase

  • @mahamedquresh9788
    @mahamedquresh9788 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ya dhagesanaya 2023 🎉

    • @Biyo-dahabey
      @Biyo-dahabey 10 หลายเดือนก่อน

      Isniiin 20/11/2023

  • @feisalissa2318
    @feisalissa2318 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimco Yasin hanti qaran 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹

  • @gulledsimba8643
    @gulledsimba8643 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ila dawanaya 3/ 5 / 2022

  • @craxmanmaxamedcraxmanmaxam5618
    @craxmanmaxamedcraxmanmaxam5618 9 หลายเดือนก่อน

    Hees been ah ala ha cadaabo cabdi ilay

  • @TheFuaad12
    @TheFuaad12 8 ปีที่แล้ว +7

    tan yaree gaaban iaydaba codbaa ku dhan iyo qurux maasha alah

    • @hawodhabahdhab3615
      @hawodhabahdhab3615 6 ปีที่แล้ว

      Fuaad Qawdhan ma aragtay fuad wlhi sidayda okale ee u quruxbada allaha i barakeeyo

  • @ayaanmoha5501
    @ayaanmoha5501 8 ปีที่แล้ว +2

    wlhi waa shidaan yihiin fananiin baa isku helay nolaada ddsi 😍😍😍😍😍

  • @abdihassan6765
    @abdihassan6765 8 ปีที่แล้ว +2

    meeja waxaba ka dhacay masha alah DDSI guul iyo bar waaqo inasha alah

  • @nimcaantimacade8896
    @nimcaantimacade8896 8 ปีที่แล้ว +2

    heestani waa hees wadaniya maansha allah Ddsi Hawaartu

  • @puntlander10
    @puntlander10 8 ปีที่แล้ว +9

    Maasha DDSI guulaysta!! Hees jirta

  • @mursal28
    @mursal28 8 ปีที่แล้ว +2

    beside your excellent voice nimco daren your hair style is wonderfull. you look very very very very very beautifull. i hope a lot of somali women do the same. nothing to hide. show your beautiness.
    i must say you look all good.
    cod bless you

    • @mursal28
      @mursal28 8 ปีที่แล้ว

      siman kalay
      sure!!!
      not only the hair style. she is alo amazing

    • @malmo4235
      @malmo4235 8 ปีที่แล้ว

      +soyaan soy I Know You Like Her MashaAllah But They All Pretty Viva Isdhex Galka Somalida

    • @malmo4235
      @malmo4235 8 ปีที่แล้ว

      Waw Beyond Beauty, She's Pretty

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 7 ปีที่แล้ว +1

    wwwww. asal. heesta nice. ddsi one love. horay. baa. losoconaya. guul iyo gobanimo

  • @SagalAxmed-s6n
    @SagalAxmed-s6n 11 หลายเดือนก่อน

    Sidan jcla 2014

  • @SaalaxMuuse-y8t
    @SaalaxMuuse-y8t หลายเดือนก่อน

    Still 2024

  • @fihiimaxuseen-u2h
    @fihiimaxuseen-u2h 10 หลายเดือนก่อน

    Ooof lafoole

  • @samiirakhalid7164
    @samiirakhalid7164 4 ปีที่แล้ว +1

    🙏🙌🥰 Hees iyo badh 19/4/2020❤🎊👏

  • @salmafajiste1280
    @salmafajiste1280 8 ปีที่แล้ว +1

    Guleysta markasto iyo marwalbah

  • @abdullahialiabdi5046
    @abdullahialiabdi5046 8 ปีที่แล้ว +1

    fuck ddsi

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +1

    😂wlhi wan xasusta 2018 heestan😁

  • @garyaqaansomali1880
    @garyaqaansomali1880 8 ปีที่แล้ว +8

    laxankaa idilay top 10

  • @khalijyare7870
    @khalijyare7870 8 ปีที่แล้ว +1

    fanaantii reer Somaliland nimco yaasiin iyo a.nuur noolada

    • @ahmedkarieh8102
      @ahmedkarieh8102 8 ปีที่แล้ว

      Abdinur allaleh wa reer Djibouti

    • @malmo4235
      @malmo4235 8 ปีที่แล้ว

      +Ahmed Karieh 😂😂😂😂😂

  • @mssqosol
    @mssqosol 2 ปีที่แล้ว

    Marka laga reebo shabcaan iyo xariir malaga yaabaa inta kale inee ddsi tagaan waayo kuww ubo lahaayeen soo kuwaan maamulaya hada ddsi😂😂

  • @AnisaAbdirizak-v4z
    @AnisaAbdirizak-v4z 7 หลายเดือนก่อน

    Still 2024

  • @ahmedbaashe7870
    @ahmedbaashe7870 7 หลายเดือนก่อน

    Still2024

  • @MascuudPoi
    @MascuudPoi 10 หลายเดือนก่อน

    Still 2024

  • @queenfaty9125
    @queenfaty9125 7 ปีที่แล้ว +2

    😍😍😍mshaa allaah waa hees aad umacaan all fans thanks😊😊😊

  • @nimcaannuur6830
    @nimcaannuur6830 3 ปีที่แล้ว

    aax mxy mskxda. ku dhqjisey. su asha. ruxi gosta u ku geriyo. jirey al xidhalaha gro

  • @asmacabdi9296
    @asmacabdi9296 5 ปีที่แล้ว +1

    Wwww nimco yasin iyo cabdi nur

  • @guisebaashe5406
    @guisebaashe5406 8 ปีที่แล้ว

    war dadaw axmaarkaad ka sheekaybaysaan anagaa raali ka ah ee maxad haysan wiifta iska ilaaliya iidinkiiba ku heshiin la meeshine midkale oo hor martay maxad ku gaadhi viiva ddsi jigjiga iyo xafada 08

  • @sacdiyosiman9676
    @sacdiyosiman9676 5 ปีที่แล้ว +1

    Axyaa hees wan idiin xiisy my dadkyga xdshsi 👌👌👌😘😘

  • @hamsepato8087
    @hamsepato8087 5 ปีที่แล้ว +2

    tuug baY u hesayeen dadka laYn jiraY shiT 👊

  • @fuaaddek2017
    @fuaaddek2017 7 ปีที่แล้ว +1

    Ma pays somalie Jigjiga et Éthiopie j'adore les sachons tout monde

  • @suumi-zs1vc
    @suumi-zs1vc ปีที่แล้ว

    Wht a xasuus ilmanimadi tvga jigjiga bn ka daawan jitray😫😫🫶🩵

  • @ShaimaZayid
    @ShaimaZayid 15 วันที่ผ่านมา

    2024🎉

  • @ayaanc.caziiz4
    @ayaanc.caziiz4 2 ปีที่แล้ว

    Cabdinuunr alala waxaa iigu danbasay 5 sano kahor heesta najo nashaad kuso xasuustay

  • @asmahodan3207
    @asmahodan3207 7 ปีที่แล้ว

    funny wlhi waan jidhidhicooda markaan dhagysano wlaigayna ma tagin jigjiga iyo ethopia alleh ha idi guuleeyoo

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 8 ปีที่แล้ว

    Heesti Xisbiga ano la dhacsan ayan taan oo kaba si daran maqlay. Walee hoobalo kala daray aya isku heelay meesha. Abdi Nur Allalee salaan saare curadoow.

  • @najmocabdinajmocabdi-ti6uv
    @najmocabdinajmocabdi-ti6uv ปีที่แล้ว

    Wlhi hestan waa iska jeclahy form muqdisho

  • @dgsiiyedemariyaabdikadir5739
    @dgsiiyedemariyaabdikadir5739 6 ปีที่แล้ว +1

    Noolada dadkaygiiii DDsi noolada in badan

  • @fadumohusein1401
    @fadumohusein1401 8 ปีที่แล้ว

    inkasto dhibaatiyo tacadi uu ku hayo dadka ddsi hadane hadowgii ha u jiro ishcalaa hees waanku heesta googaaa

  • @barkhadcm2385
    @barkhadcm2385 8 ปีที่แล้ว

    op op inaba cadi maha the best song rag culus iyo faninta dumarka oo kala. dhicin marka laga reebo nimco yasin qoftaa waa old. ciyarha haka farisato guul DDSI

  • @sabrinsabrin7310
    @sabrinsabrin7310 ปีที่แล้ว

    🛫🛫🛫🛫🛫🇷🇴🇷🇴🇷🇴🇷🇴🇷🇴🇷🇴🇷🇴🇷🇴 Ina sh allha. Alle naabd hangu gaarsiiyo

  • @rahmamuhumed7931
    @rahmamuhumed7931 6 ปีที่แล้ว +1

    ILOVE THIS VIDEO SO MUCH
    I AM FORM SAMIL

  • @Mohamed-cc4ep
    @Mohamed-cc4ep 5 ปีที่แล้ว

    War daalimkii aad lacagta ka cunteen maanta xabsiga ayuu cambuulada ku cunayaa.

  • @sidiiqismacil5154
    @sidiiqismacil5154 9 หลายเดือนก่อน

    2023 😢

  • @aboutunkara4929
    @aboutunkara4929 8 ปีที่แล้ว

    heestan waa heersare horumar iyo waxy katurjumaysaa hewrka manta DdDsi aymerayso taaso u usabab yahay xisbiga taladahayee guuul
    mahad naq wiilka laxaanka saray cabdi fataax cagayare oo markii koobad ee hees laxaan usaro ah sxb qaali guuulban ku rajanayaa

    • @malmo4235
      @malmo4235 8 ปีที่แล้ว

      Cabdifatax Aa Sxb Cabdicasiis Iskalaaji Ayaa Saaray Dib Ugu Noqo Miraha Waa Axmed Budul Iska Sax

  • @fadumomaxamed2194
    @fadumomaxamed2194 6 ปีที่แล้ว

    wwww shacbaan adan my qurudeyda nolow xbbti kal iyo laab ayan ku jeclhy wlhi

  • @lakiibrahim1773
    @lakiibrahim1773 2 ปีที่แล้ว

    Estv ayaan kadaawan jiray heestan 2016 imikana waa 2022

  • @canababdi823
    @canababdi823 8 ปีที่แล้ว

    aax aax heeskaan waa dhaxaal dhameystiraan DDSI guuleeystaaa shacaabkii an kabermay illahaay haa ikiin dayo nabadana allaaha noo siiyadiiyo fanantaa DDSI Thnks

  • @geelleofficialchannelgeell6554
    @geelleofficialchannelgeell6554 4 ปีที่แล้ว

    waa lagu kala tagay hada meeshii ayada aheyd aduun waa iska noocaas

  • @abdiamal3072
    @abdiamal3072 8 ปีที่แล้ว

    Waa yaaaab wlhi ku wan waa la badi haley wayo hees iyo ciyar bay kugu hadhay alla uu sahli

  • @ahmedomer1441
    @ahmedomer1441 8 ปีที่แล้ว +1

    Ciddii Gama'sanay Toos!

  • @HassanAwaleh-j1l
    @HassanAwaleh-j1l ปีที่แล้ว

    Macha alah walayskugu tagay golden voices melody

  • @Nabaddoon.
    @Nabaddoon. ปีที่แล้ว

    Ala maxaaan jeclaa heestan barigay kasoo bixi jirtay ESTV anoo wiil yar oo dharw iyo tuban jir anooo jabuuti ku sugan 😂. Xitaa m'a fahmin jiray waxay ka hadlayso 😂😂 carooornimo ❤❤❤❤❤

    • @JuweriaSalah
      @JuweriaSalah 10 หลายเดือนก่อน +1

      Sidokle wlhi xiligii caruurnimada ilaa hada waaan jeclhy 😂😂

    • @Nabaddoon.
      @Nabaddoon. 10 หลายเดือนก่อน

      @@JuweriaSalah jacayl ahaaan baan u dhagaysan jiray heesta kawaran 😭😂

    • @JuweriaSalah
      @JuweriaSalah 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@Nabaddoon.waxba madan kala ogayn Miya 😂😂 miskiin 😂

    • @Nabaddoon.
      @Nabaddoon. 8 หลายเดือนก่อน

      @@JuweriaSalah waxba makala ogayn walahi, dalka markaaan ku noolaaa waan yaraa ee hadaaan isasoo daba qabtay niyahow 😂

  • @bilanpique3277
    @bilanpique3277 8 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaw hees shiidan

  • @عليجممالساري
    @عليجممالساري 11 หลายเดือนก่อน

    من فضلكم اوريد ترد قنوات الصومال

  • @aydidmahamed6500
    @aydidmahamed6500 7 ปีที่แล้ว +7

    The music,The melody,The words,The performance are excelent.D.D.S.I.great for ever

  • @raliyoosman9146
    @raliyoosman9146 8 ปีที่แล้ว

    axmaro kulahaa adeer ddsi somalibaa leh somalibana dagan viva ddis

  • @fadxiomer1573
    @fadxiomer1573 8 ปีที่แล้ว

    halka kasii wada hormarka ayan idin leenay intayada samaha ku shaqaysa

  • @nimcaanwali3131
    @nimcaanwali3131 3 ปีที่แล้ว

    4 sano kadib kooxdani xagey ku danbeeyeen

  • @nuurmahamad2978
    @nuurmahamad2978 9 หลายเดือนก่อน

    Abdi mahamuud omar nin buu ahaaa❤

  • @marwa7070
    @marwa7070 8 ปีที่แล้ว +1

    woow amazing song big respect

  • @mohamudapdimohamed9091
    @mohamudapdimohamed9091 5 หลายเดือนก่อน

    Estv baan Ku xasuustaa 😂👍

  • @shukrimohammed2742
    @shukrimohammed2742 8 ปีที่แล้ว +1

    my blood 💚💛💭❤

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 8 ปีที่แล้ว

    Ilahow horumarka noogu wad, walahayona dhibka kaqaad.

  • @ismo_official
    @ismo_official 6 ปีที่แล้ว +1

    Hees waalan

  • @saciidnurisaxaaq568
    @saciidnurisaxaaq568 6 ปีที่แล้ว

    Gaagaa cigale waa hees nuxur wayn kufadhidah

  • @nuurmaxamed2436
    @nuurmaxamed2436 7 ปีที่แล้ว

    goo gaa goo gaa goo gaa cigale caadi maaha way shidan tahay

  • @abdikadirmohamud8825
    @abdikadirmohamud8825 7 ปีที่แล้ว

    wow koronto iyo xariir mayareeystaan also iskalaaji

  • @quenridwaan5476
    @quenridwaan5476 3 ปีที่แล้ว

    Hestan gormee fiirsan jiry xasuus 2017 😂😂

  • @fadumomaxamed2194
    @fadumomaxamed2194 6 ปีที่แล้ว

    wwwwwww nolada daadkeygow