Dv lottery 2025 : Sababtaan darteed ha ka niyad jabin dv lottery , beentaan in aad sheegto iska....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 172

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 ปีที่แล้ว +9

    5 sanadood oo hore ayaan xareeyay iimana soo bixin sanadkana waan xaraysanayaa insha allah,

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 ปีที่แล้ว +32

    Labo sano ayeey qac iga yeertay waxaa alle kabaryayaa in uu sanadkaan igu guuleeyo aamiin 🤲

  • @yasingole
    @yasingole ปีที่แล้ว +12

    2sano oo hore ayaan waayey laakiin sanadkan waxan ilahay ka rajeynayaa inuu iisahlo inaan helo insha allh.

    • @liilbaliil_official1113
      @liilbaliil_official1113 ปีที่แล้ว +1

      Iskumid wlhi alle ha inagu guuleeyo sanadkaan aamiin

    • @yasingole
      @yasingole ปีที่แล้ว +1

      Waynu guuleysan dhamaanteenba sxb insha allh

  • @AbdiQaniMohamed-ge2if
    @AbdiQaniMohamed-ge2if ปีที่แล้ว +3

    Illahay ha inagu guuleeyo dhamaanteen inta sanadkan ku taamaysa inay xaraysato alleh ayaa garabkeena ah yaynaan niyad jabin bisinka ayaa barako leh bisinka aynu u qabano

  • @wardaubaxa5138
    @wardaubaxa5138 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah keep goin my pro❤❤❤

  • @FatushMahamed-w3q
    @FatushMahamed-w3q 7 หลายเดือนก่อน

    Inshllh guul dhamnteen yaan inoo rajaynayaa

  • @ugaasyear4501
    @ugaasyear4501 ปีที่แล้ว +2

    Ilahayow aniga iyo inta u bahan nagu guule

  • @RahmaAhmed-rl1od
    @RahmaAhmed-rl1od ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayaw isoo baxaa
    Ilaahaw iguule😭❤️🤲🏽🤲🏽

  • @hadiyacali575
    @hadiyacali575 ปีที่แล้ว

    Mazah allah shaaciye Walala qalbi wngzan oo dadka wang lajecel ilhy wang lamid hakugu badalo

  • @ilyasabdi1557
    @ilyasabdi1557 ปีที่แล้ว

    Inshallah ustaad Mar keygi labaad guul

  • @ugubmedia
    @ugubmedia 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay hainaGu guuleeyo

  • @Amin-ii8bw
    @Amin-ii8bw ปีที่แล้ว

    Inchallah biidnillah

  • @souhaibahmed8608
    @souhaibahmed8608 ปีที่แล้ว

    Macha allh shaciye one show

  • @DEEQ.....
    @DEEQ..... ปีที่แล้ว

    Insha allaah alle Hanagu guuleyo.🎉

  • @DR.SULEYMAN.V
    @DR.SULEYMAN.V 7 หลายเดือนก่อน

    Insha Allah sanadkan guul

  • @mohamedabdirahman4269
    @mohamedabdirahman4269 ปีที่แล้ว +1

    Amiin yaa rabbi ❤

  • @Ahmed-iz1wo
    @Ahmed-iz1wo 8 หลายเดือนก่อน

    Sanadkii hore 2024 ayaan waayay I alh idanka ilaahay 2025 ayan alle kabaryayaa inuu isahlo iguna guuleeyo I alh

  • @MohamedabukarFaarah
    @MohamedabukarFaarah 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks pro

  • @feysalacademy
    @feysalacademy ปีที่แล้ว +1

    Wsc walaal, suaal: waalidkaad hadii aad u xareeso uu u soo baxo dhamaan caruurtiisa maraaci Karan

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry ปีที่แล้ว

    In Shaa Allah 🤲🏻❤️

  • @Ckarinbasta
    @Ckarinbasta 2 หลายเดือนก่อน

    Saxib falog soduub❤

  • @ayancawil1219
    @ayancawil1219 ปีที่แล้ว

    Aamiin Aamiin yaarbi

  • @KING_RASTOH
    @KING_RASTOH ปีที่แล้ว

    ILaahey sanadkan hanagu simo❤

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 ปีที่แล้ว

    Wn sugalyey inaad ka soo hadashid wll jasaaka allah khyr

  • @bidaarreofficial1663
    @bidaarreofficial1663 ปีที่แล้ว +5

    Dvlotry waxan dawaday shaqsi 6 yr xareynayay finaly ku guuleysty sanad kii 6 xaad marne yaana laga niyad jabin famly lotary 👍👍👍

    • @jeeni-goroyo5354
      @jeeni-goroyo5354 ปีที่แล้ว +1

      Aniguba 5 sano oo hore ayaan xareeyay 2018-2022 sanadkana wan tijaabinayaa

    • @faaido_official
      @faaido_official ปีที่แล้ว

      ​@@jeeni-goroyo5354wll sedee loo xareeyaa ma i caawi kartaa

  • @kurana289
    @kurana289 ปีที่แล้ว

    aamiin 🤲

  • @mohamoudsaedfaarah1843
    @mohamoudsaedfaarah1843 ปีที่แล้ว

    Thanks zxb

  • @ariifahmad9009
    @ariifahmad9009 ปีที่แล้ว

    Thanks wll shaaciye

  • @MohamedabukarFaarah
    @MohamedabukarFaarah 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks wll qaali

  • @Dasher10158
    @Dasher10158 ปีที่แล้ว

    Amiin ya rabilcalamin

  • @deeqamohammad3893
    @deeqamohammad3893 ปีที่แล้ว

    اللهم امين يارب العالمين

  • @faizanouraali179
    @faizanouraali179 ปีที่แล้ว

    Inshaallaha wllo adiguna guulayso aduun iyo akhiroba

  • @abdinasirGermeny
    @abdinasirGermeny ปีที่แล้ว +1

    Aniga kii hore waan buuxiyey lkn confrmation numper igalumey kan wanguleysan insha alh

    • @HipoZiyat-xv6wo
      @HipoZiyat-xv6wo ปีที่แล้ว

      Confirmation code ka haduu kaa lumo dib waa loo soo celin karaa halkan shaaciye ayaad Ka helaysaa sida loo soo ceshto

  • @abuukarxuseen637
    @abuukarxuseen637 ปีที่แล้ว +1

    Lkn adigo qaxan soo gaabin kartid maxaa intaan o hadal iyo energy ah so koob hadalka fadlan

  • @happynurrian3320
    @happynurrian3320 ปีที่แล้ว +3

    Weligey xitaa kama niyad jebaayo bcz Sxbkey aan Aniga uxareyay ayaa ku baxay

  • @mohamedazta4399
    @mohamedazta4399 ปีที่แล้ว

    Inshallah wan rajena sanadkan in aan helo inshallah guul

  • @Lxdm12
    @Lxdm12 ปีที่แล้ว

    Walal sanadki hore qofki aya laxaresey qofan ahan mala xareysani kara sanad insha Allah iga so jawab

  • @top50fuct
    @top50fuct ปีที่แล้ว

    wll shaciye show 0:45

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge ปีที่แล้ว

    Mashaalah ❤❤❤

  • @apdllaaliayaanle9999
    @apdllaaliayaanle9999 ปีที่แล้ว

    Guuleeso zxp

  • @yasmiinYusta-yi2oe
    @yasmiinYusta-yi2oe 7 หลายเดือนก่อน +1

    Shaciyow wxa dhacday dhoor qof ban uxoareyey kadib ilmayar oon walidkis uxareyey ayan 18 uqoray gacanta igaga dgacde hada mxan sameya kadabatag maledey ?

  • @GudiGashaan
    @GudiGashaan 6 หลายเดือนก่อน

    Wll hore uuma xareyn basaaboorna malihi kwaran see xala wallaal

  • @AbdihakiimMohamed-o9z
    @AbdihakiimMohamed-o9z ปีที่แล้ว

    Good luck guys 😮

  • @Iqra-v2x
    @Iqra-v2x 6 หลายเดือนก่อน

    Abwe wa mahadsantahay hada sanadkan Bishkek kaxareysataa mise wali ma furmin

  • @Issack15
    @Issack15 ปีที่แล้ว

    Wll shaaciyow. Horta Marka hore waan ku salaamey. Magaceygu waa issack.
    Markaas kabacdi. Nio waa markii igu horeysey oo aan hareysto hadii aan ku guuleysto I a. Dadna meeshaas ii joogin maxaan samaaya oo la igaga Bahan yahay

  • @soomaalicaruur3921
    @soomaalicaruur3921 ปีที่แล้ว

    Wll shahaadooyinka wax barashada ee somalilan mala aqbalayaa

  • @siciidbulle3498
    @siciidbulle3498 7 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @mohamedawil2680
    @mohamedawil2680 ปีที่แล้ว

    Bru wen will be the next opening for dv lottery

  • @KhalidMaxamed-n8n
    @KhalidMaxamed-n8n 4 หลายเดือนก่อน

    shaaciye please iiga jawaab markaan google kayga ku qoro dv lottery wuxuu isoo saaraya session timed out marka wllo mcn iiga soo jawaab su aashan maxay tahay

  • @mrh9840
    @mrh9840 ปีที่แล้ว

    Wll shaciye ina arin kala hdala raba xagen kala soxiriri karaa

  • @Farex-ip3
    @Farex-ip3 ปีที่แล้ว

    Okey wll hal mid lottery ga wan buxdhey marka magaca abaha iyo ka awawga ayan kala badaley dhibato miya iga imaneysana haddi aan hello lacala please isoo jawab

  • @calikalow4
    @calikalow4 ปีที่แล้ว

    Aaaamiin yaaa rabi ❤🤲🙏

  • @KING_MANKA
    @KING_MANKA ปีที่แล้ว +1

    2024 ka so hdall plz waxan ka mid ahy guleytayash sandkn

  • @najmamuse
    @najmamuse ปีที่แล้ว

    Walal shaciyow mar kasta waan ku dhahaye wll miyad ijawabtid wll miyanad adigu ixarayin Karin please wll ila hadal

  • @manqabojiye7043
    @manqabojiye7043 ปีที่แล้ว

    Allow i sahal waysadan ka so dukadey ayaan qabaayee

  • @farahdakane2545
    @farahdakane2545 ปีที่แล้ว

    Niyow kenya Ayaan kudhaashi balse hada somalia jooga can I write iam born in kenya or somaali , wax caqabad eh miyaa igasogarey , plz sohaab

  • @RanaCumarsaciid
    @RanaCumarsaciid 2 หลายเดือนก่อน

    Wll linkiga maba ishaqenayo wll sidee kuxaresta wllke isojawab

  • @suleeqocabdi7926
    @suleeqocabdi7926 ปีที่แล้ว

    Wll hadan hesan shahado ma xareesan kara fadlan ila.wadag waxa ugu dhanto adoo mahadsan

  • @barkulanx.d.schanenel7613
    @barkulanx.d.schanenel7613 หลายเดือนก่อน

    Shaciyow confirmation number kii ayaa ikalumay gorman forgot dhihikaraa

  • @canadavlogs3
    @canadavlogs3 ปีที่แล้ว +2

    Aad Iyo aad baad U mahad santahy wllka
    SU.aal Wllo waxan Ku jiraaa Qoxooti?
    Waxad Iga Caawisaa si aan uga faaidaysto DV lotteryga sida saxda ah eee looga bahanyahy Qofka Ku jira Qoxoootiga? MAHAD SANID WLLKEYY

  • @Caqilka1990
    @Caqilka1990 ปีที่แล้ว

    Asc wall shaciye pasapoor sanadkaan malagu xaressnayaaa iso jawab sxp

  • @ahmednooradan7950
    @ahmednooradan7950 ปีที่แล้ว

    Allah hakaaralinoqdo wll

  • @SaidAhmedHersi
    @SaidAhmedHersi 5 หลายเดือนก่อน

    Wll qofka uu usoo baxay maxaa laga rabaa
    2024 ka

  • @Yarisey96
    @Yarisey96 ปีที่แล้ว

    Walal Ano Xaraystey walshay Oo Joogta Australia hadana Laba Xaraysey Application kale wyey dhahadey lkn Dv Lottery igu noqdey maxa xal ah

  • @yussufomar1157
    @yussufomar1157 ปีที่แล้ว

    Shaciye waxaad isharaxdaa marka codsiga dhibanayo sanadkee kuqortaa 2023,2024,2025,bal sificaan halkaas sharaxaad kabixi

  • @najmanuur4296
    @najmanuur4296 5 หลายเดือนก่อน

    Wll waxaa ii soo baxay DV lottery wax network neh ma haysto calashan qof i caawiso ma I caawi gartaa wll

  • @nimcoaxmed6960
    @nimcoaxmed6960 ปีที่แล้ว

    Asc walal shaaciye iskulka 10aad ayan kujojiyay lkn waxan galay mel aan ku diyariyay diploma markaa maxaan kuqortaa

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 ปีที่แล้ว +1

    WLL SHAACIYOOW WAXAAN SI AAD IYO AAD KAAGA CODSANAYAA INAAD KASOO HADASHO KHIBRADA SHAQO EE 2 YEARS KA AH EE LA ISAGA BAAHANYAY WAXAY TAHAY

  • @darag5554
    @darag5554 ปีที่แล้ว +1

    First lottery 😊

  • @crahmanyasinwcys2079
    @crahmanyasinwcys2079 ปีที่แล้ว

    Illahay ha inoo fududeeyo amuuraha waa badaase

  • @hipocabdi1476
    @hipocabdi1476 ปีที่แล้ว

    Shaciye wll qoys dhan maxaraynkara 5 qof

  • @mohamedabdirizak8148
    @mohamedabdirizak8148 ปีที่แล้ว

    Website ka saxda sidee kuhelaa kasoo hadal

  • @NAzriALI-f2p
    @NAzriALI-f2p ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid wllky su.aal labo sano hal sawir miyaan ku xareysan karaa

  • @kalidmed5272
    @kalidmed5272 2 หลายเดือนก่อน

    Waa marki 3aad ee 😩qac igaa yedhay lottery 2025 isoo duceya yaakh🤣

  • @mohamedmohamuud6587
    @mohamedmohamuud6587 ปีที่แล้ว

    Insha allah alle hanagu kuuleyo maxaa lagu soo kordhiyay

  • @maidaabdilahi4215
    @maidaabdilahi4215 ปีที่แล้ว

    Shugaran wll sidada no diri galiso wll sual sawirka imaka hadan sii galo ka warn

  • @mahdieleyeh7261
    @mahdieleyeh7261 ปีที่แล้ว

    Sxb shaciye magacayga iyo kaa abo aya kala badalay wax diib ah maa iga imanaya please iso jawab bro

  • @qeeysmedia851
    @qeeysmedia851 ปีที่แล้ว

    Passport lazim miya in ad haasitib

  • @FaarahAlidjamac
    @FaarahAlidjamac ปีที่แล้ว

    Wll chaciye waa mar kii labaad hay school ma haysdi fasalga 9 aad ayaan dhigtaa ma dhigaan dv lotery 2024 shuruuda lay garabo maxay tahay thank you brother igasoojawaab plz plz plz

  • @AbdulrazzaqHersi08
    @AbdulrazzaqHersi08 ปีที่แล้ว

    Wcs Shaaciye waxaan kaadoonayaa redownload sida sawirka loosaxo

  • @yaraawihashi8107
    @yaraawihashi8107 7 หลายเดือนก่อน

    Bro shaaciye confirmation number ma waa ii sax mi la yahay

  • @AfnaanQalbi-bz3er
    @AfnaanQalbi-bz3er ปีที่แล้ว

    Sanadkii sadexaad ayaa maraya alx kana waan xareem

  • @AfnaanQalbi-bz3er
    @AfnaanQalbi-bz3er ปีที่แล้ว

    Rabi hay fududeeyo insha allh

  • @walaalizmeer3051
    @walaalizmeer3051 ปีที่แล้ว

    Usdaad dadka aan wax shahado ah anan haysan ma xareysan karaan mise waa muhiim shahadada

  • @NafisaIbro
    @NafisaIbro ปีที่แล้ว

    Waligey maxareysanin lkn I.a nasibkey tijabinaa😊

  • @Maxamuudsheikhishaq7454
    @Maxamuudsheikhishaq7454 ปีที่แล้ว

    Shaaciye wall hadaan ku guulesto consuler processing dv oo aan ku xareestay dv in aan curuur laheen oo aan caruur leeyahay wax dhibaato ah miyaa iga imaan kara please ii soo jawaab wall

  • @IidowAhmed-nu2wo
    @IidowAhmed-nu2wo ปีที่แล้ว

    Bro aad bad umahad santahay tankale aniga iyo xaskeyga ma is ku xareen karnaa ayadana ay xareyso anigana aan xareyo

  • @farxaanmuse-zg9kx
    @farxaanmuse-zg9kx ปีที่แล้ว

    asc wllo waxaan ku waydiiyay hadii ananwaxabarsho aan lahayn makutagi karaa basaaboor kali ah wllo jawaab isii

  • @YahyeCali-wb2fm
    @YahyeCali-wb2fm ปีที่แล้ว

    Shaaciye wanku salamy plz 2su aal anwataa 1)waxan jiraa 18sano waxaa Ila jiro wiil walalky oojira 15 ma isla xaresanlarnaa 2)iskuul masoo dhameenin f1 oogu soo baxay sidee isku diwangalinaa plz plz plz isoo jawab

  • @ahmeymusharaf7645
    @ahmeymusharaf7645 ปีที่แล้ว

    Shaciyow sual kuwedini rawa

  • @AbdinuurmaxamedAxmed
    @AbdinuurmaxamedAxmed ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IMRAOsman
    @IMRAOsman ปีที่แล้ว

    Mansha alaah walakeeyn dhiri galiye waad mahad santahay❤

  • @sayidalibase35
    @sayidalibase35 ปีที่แล้ว

    Shaciyow saxubo waxan rabaa linke Australia ah ama canada oo an codsi ku xareysto ee please please 🙏🙏🙏 sxb iga cawi intas

  • @CaliCarab-m2i
    @CaliCarab-m2i หลายเดือนก่อน

    Waan xeranayaa sandakan

  • @SareyFarah
    @SareyFarah ปีที่แล้ว

    Saaxiib war bixin inaga isii welcome corps halkuu marayaa xaalkiisa?
    Thanks ustaad😊

  • @MohamedAbdullahiDeeqowmohamed
    @MohamedAbdullahiDeeqowmohamed ปีที่แล้ว

    Walal walafure ladahay malafure mise weliwaye Abti 😢😊

  • @CaliaxmadBarkhadle
    @CaliaxmadBarkhadle ปีที่แล้ว

    Wll shaciye seem isu diwaan galiyaa

    • @salamchannel4141
      @salamchannel4141 ปีที่แล้ว

      Linkga waa lAgu soo gudbin insha allaah wakhtiga uu soo dhowyaHay

  • @GacalBoy-u6e
    @GacalBoy-u6e ปีที่แล้ว

    An xaresto maxumo lkn shahado sidee kuhela inkasto luquda xoga kuhadlikaro

  • @abdirahmanmohamed7978
    @abdirahmanmohamed7978 ปีที่แล้ว

    Cyber lacag ayaa noga baxdaa sidda darted lacagta ayan ka figirna
    Mida xigta ila 2015 last time ayaan xareynaye waan ka nayi jabay maxaan sameyaa shacoyo

  • @ommazhar2829
    @ommazhar2829 ปีที่แล้ว

    asc wlal waxan Ku weydiinayo plz iigaso jwb waxan hestaa3caruur ah kan ugu weyn waa 5sano kan ugu yarna1iyo biloyin marka waxa an maqlay in dalka mareykanka laguso kordhiyay waxyaabo aan caadi ahayn sida ilmaha hadii uu dalbado in xubinka taranka laga jaro walaga jaraya ayada oo waalidkiis lala tashanin maxa ma jira waxaas?🥺🥺🥺🥺

    • @maryan7063
      @maryan7063 ปีที่แล้ว

      Haaa way jirta siba wilasha hadu wilku damco Inu nag isku badalo wu samyn Kara wuxu rabo lkn wa hadu 18 Sano ka waynyhy ilmo in qurbo layska geyo ma fcna wa fasahad waxna kama qaban kartid