Nimco Yassin | Ha Burburin Wacadko

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 13

  • @KhadarAxmed-b8e
    @KhadarAxmed-b8e 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah nimco yaasin way gabawdee illaah muxuu quruxku manaystay

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +8

    Waxaad tahay bil dhalatiyo
    Cadceed soo baxaysoo
    Biligtii hilaacoo
    Bidhaantaada weeyaan
    Tan jacaylka beertee
    Bidixdiyo wxaan nahay
    Midigta isu baahane
    ILayn way isu booyaan
    Haday midi bukootee
    Ha bur burinin wacadkoo
    Haka baqan dhankaygoo
    Buur igala culiside
    Ha baylihin kalgacalkii
    Waxaad iila bilic tahay
    Beeraha wajaaloo
    Intuu roob barqadii
    Helay baliyada xareedii
    Togagii burqanayaan
    Banjoogtiyo ugaadhii
    Bilicdooda yaabka le
    Bandhigay sameeyeen
    Tahay sanad barwaaqa ah
    Ha bur burinin wacadkoo
    Haka baqan dhankaygoo
    Buur igala culuside
    Ha baylihin kalgacalkii
    Ruuxii bukaan qaba
    Bariidadaa u sad noqotee
    Boholyowga caashaqa
    Waxa iga bi'in kara
    Dhanbaal Loogu baaqee
    Bilaneey waraaqaha
    Boqolaal sanoo jiray
    Baalalay usoo dhiib
    Nafta ugu bushaaree
    Ha bur burinin wacadkoo
    Haka baqan dhankaygoo
    Buur igala culuside
    Ha baylihin kalgacalkii
    Baadida qof baa jira
    Kula baafinaayoo
    In ILLAAH kuu bixiyana
    Kaagala bakhaylee
    Inaan Laba bogleeyiyo
    Haw malayn baxaanbaxa
    Barbarkayga caashaqa
    Inaan BEEN furaayoo
    Adaan kula balamayaa
    Ha bur burinin wacadkoo
    Haka baqan dhankaygoo
    Buur iga la culuside
    Ha baylihin Kalgacalkii
    Waa mid ka mid ah heesaha talantaaliga
    Kuwooda ugu mcn Ama loogu Jecel yahay.
    SHIMAALI IYO NIMCO YAASIIN.

  • @hamzemoose9516
    @hamzemoose9516 7 ปีที่แล้ว +2

    Ha burburinin wacadkoo ha ka baqan dhinacaygee xasuus wale best fanaanad nimco yaasin

  • @mustafahamud2155
    @mustafahamud2155 5 ปีที่แล้ว +2

    Hees iga dheh alle haku daayo nimco

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 5 ปีที่แล้ว +2

    Waayo Waayo

  • @abdirsaqnasir7037
    @abdirsaqnasir7037 2 ปีที่แล้ว

    Waah

  • @hoodofanax7563
    @hoodofanax7563 6 ปีที่แล้ว

    masha allah nolow intay nololi jirto

  • @abdinaasir4628
    @abdinaasir4628 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaaah hees aan kaxiisin igadheh

  • @janagaleshow
    @janagaleshow 6 ปีที่แล้ว

    waxaas hees kaa ah

  • @azmaxaaji7704
    @azmaxaaji7704 3 ปีที่แล้ว

    Nemo yasin

  • @kaltundaahir1086
    @kaltundaahir1086 3 ปีที่แล้ว

    B

  • @bigga4ever
    @bigga4ever 14 ปีที่แล้ว

    gatar