UGBAAD ARAGSAN Ft BULAALE JAAMAC | GOBTII AWDAL | AROOS KII CAWIL IYO AYAAN MUSIC VIDEO 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 78

  • @abdifatahduale3967
    @abdifatahduale3967 2 ปีที่แล้ว +3

    Ugbaad aragasaney
    il iyo cawriba la.aaw
    Cadowga ha jabo
    Allah ha ku xafido Huuno

  • @faizam523
    @faizam523 2 ปีที่แล้ว +21

    Hambalyo Cawil iyo xaaskiisa cusub Ayaan gobtii reer Awdal iyo Togdheer baa is xushey, Masha Allah! Isku waara ubad kheyr qaba kala hela. Ugbaad qurux iyo fanaan igu cusub oo aad u cod macaan waad ka tunteen.🥰🥰❤❤👏👏👏👏👏👏

    • @osmanradwan143
      @osmanradwan143 2 ปีที่แล้ว +2

      Ma cusbaa wa fanaan weyn 4mars ee Djibouti ku jiraa balse heeso badan ma leh

    • @faizam523
      @faizam523 2 ปีที่แล้ว +3

      @@osmanradwan143 Thanks walaal, aniga ayaan hore u arkin oo hada iigu horeysaa.

    • @sabarinmaxamed3809
      @sabarinmaxamed3809 2 ปีที่แล้ว +1

      Fanaanka nagu cusub

    • @faizaFunny780
      @faizaFunny780 2 ปีที่แล้ว

      Ma Bulaale cusub 😂😂😂😂4 Mars waa fanaaniintii hore ee jabouti

  • @fadumamohamoud67
    @fadumamohamoud67 2 ปีที่แล้ว +3

    Ugbaad iyo bulaale way ka tumeen reerkan cusub. ManshaaAllah

  • @hamsexadaari464
    @hamsexadaari464 2 ปีที่แล้ว +5

    Ugbaad mohm3d abdi farxadi oo qofa meel joogta adaba farxda ka abuura nlow sister inty nolo jirto
    Mia brother awil and dumo ayaan dhaqma oo dhisama insha alh

  • @mahadabdi5216
    @mahadabdi5216 2 ปีที่แล้ว +9

    Bulale jamac fanankena reer djibouti 🇩🇯❤️

  • @nuuraabdulaahi6104
    @nuuraabdulaahi6104 2 ปีที่แล้ว +3

    Ugbaad waa fariid siday uga giijisay inderkeed arooskiisa❤

  • @alhamdulilaahalluakbar595
    @alhamdulilaahalluakbar595 2 ปีที่แล้ว +6

    My seediyo soo dhawoow ayaan leenahay hadan nahay rer awladal waxaan idinka soo salamayaa Melbourne ✅

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 ปีที่แล้ว +12

    Gobtii Awdal weeyaan !!!!!!!! mashallah. hanbalyo......

  • @Layla6793
    @Layla6793 2 ปีที่แล้ว +3

    Ma Sha Allah Wallee Ugbaad way ka tumtey Reerka cusub. Gob iyo xeelkeed

  • @khalidahmed5448
    @khalidahmed5448 2 ปีที่แล้ว +8

    Omg 😱War dee ugbaad qurux qudha bay noqotay

  • @raaxocabdi2458
    @raaxocabdi2458 2 ปีที่แล้ว +9

    Quruxey masha alaah ugbaad aragsan 😍😍😍

  • @a.mohamed1958
    @a.mohamed1958 2 ปีที่แล้ว +3

    Wooow bulale jama fanaankii reer jabuuti

  • @munoyusuf9211
    @munoyusuf9211 2 ปีที่แล้ว +4

    Heesta ugu shidan inta hees ee arooska laga qaaday
    Habmbalyoh hal abuur cawil bile iyo ayaan

  • @kadraibrahim6746
    @kadraibrahim6746 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah happy engagement inantu qurux la tiicaysaa allow kuu barakee cawil geesi

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 2 ปีที่แล้ว +3

    ( MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH)🙏👍🤲🎉🌷💗👏🌺🌹🌹❤️♥️💍🎂🧁🥮♥️❤️🌹🌺🤲🙏wiil iyo caano, gabadh iyo caano ❤️♥️🌺🎉💕💯🤲🙏🥮🌹👍❤️❤️♥️(BAARAKA ”LLAHU FEEKUM)(ALLAHUMA AAMEEN 🤲🙏💕👍🎉🌺♥️🌹🌹❤️💯🥮👏🌺🌺😂❤️

    • @nimohassan4877
      @nimohassan4877 2 ปีที่แล้ว

      Masha allah Congratulation both of you

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxaa maanta Guri galay
    Gobtii Tog dheer

  • @samiraabdi990
    @samiraabdi990 2 ปีที่แล้ว

    Wauw Masha Allah mansha Allah felicitation mon cherie 😍😍😍

  • @ubahdollar4092
    @ubahdollar4092 2 ปีที่แล้ว +3

    Macha alh gobtii awdal 🥰thxxx dumo

  • @awalederia9601
    @awalederia9601 2 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo hambalyo isku waara Congratulations cawiil bille iyo mrwaddisa

  • @zaynababshir5207
    @zaynababshir5207 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa run gama oo hurdada
    Maaa shallah
    Cawill yutubkisa wan dawada
    Waxan ku jeclahay
    Runsheh waaye
    Asaga oo kale xadow mayeesho
    Waa nin Rageed
    Dul qdkisa wanjeclahay
    Marka pankiga lagu sameyo'
    Waxan dhahaa yaa madaxweyne
    Oo gadhiga soomaaliya oo Hal Ah'
    Dulqaaadka farmaajo
    OO kale buu hastaa
    Iyo soomalijecelka
    Xabibi malaayuunka
    Farmaajo'
    Cawil guurkiina huur khayr
    Gurigiina guri khayr
    Noqda ku wii isku waara
    Ubad khyrle kalahela
    Oo cafimad qaba
    Aamiiin🤲🤲💕💕🍇💕💕

  • @hamdicaddey1537
    @hamdicaddey1537 2 ปีที่แล้ว +2

    Alfa Mabruuk🎉✨️🎈🎇🎆 Hees iYo badh Ugbaad UbaxeeY🌸🥀🏵🌺

  • @Princezzasma
    @Princezzasma 2 ปีที่แล้ว +1

    Mabruk indrk cawil iyo dumashidaye qurux badan gobtii awdal

  • @suldaankaraamamusic3154
    @suldaankaraamamusic3154 2 ปีที่แล้ว +12

    Keep going my sister

  • @saynapciise6356
    @saynapciise6356 2 ปีที่แล้ว +3

    Queen ugbaad aragsan ku jecliyaa

  • @Uknownw
    @Uknownw ปีที่แล้ว

    Fananad dhinackasda ka shidanbaa tahay laakiin markad heeseysid aad ha usosocon dee meelbaa cabaar la taagnadaa kadibaa hadana la yara dhaqaaqaa 😊 degaananshu waa mihiim🥰walalo

  • @ayanmaidaneismail2635
    @ayanmaidaneismail2635 2 ปีที่แล้ว +1

    Machaallah hambalyo cawil iyo Ayan inader félicitation

  • @idylmohamed2367
    @idylmohamed2367 2 ปีที่แล้ว

    Waaw ougbad iyo boulaleh oo cod ku dhmadey ❤ 😍

  • @ilhanmohamedhussein9247
    @ilhanmohamedhussein9247 2 ปีที่แล้ว

    Waaa ruun caawil waa guirti weeyr ma asha Llah

  • @zeinabdoualeh8345
    @zeinabdoualeh8345 2 ปีที่แล้ว

    Maschllah aleif mabrouk

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hambalyo kun jeer isku wara ugbaad faraxsan nolow 💋🦋❤💪🏼

  • @ayanqali9441
    @ayanqali9441 2 ปีที่แล้ว +1

    fanankena reer Djibouti Bulale Djama

  • @aaliyayarey2136
    @aaliyayarey2136 2 ปีที่แล้ว +9

    Mashallah ina adeer beautiful wedding 😍❤💕💖♥

  • @xamsefarax6770
    @xamsefarax6770 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah tabarka allah hamabalayo hamabalayo isku waar

  • @asmaabdi1460
    @asmaabdi1460 2 ปีที่แล้ว

    Reer awdal sibay uga dhacsanyihiin 😂😂
    Salaam rer borama 😍

  • @asmaahmed1421
    @asmaahmed1421 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha alh gobti awdal aptiyo yey u yihiin sideyda ,,💓💞💓

  • @naciimamaxamuud740
    @naciimamaxamuud740 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah walaalash walaalkay hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo 💍💍💍💍💍🌹🌹🌹💍💍💍💍🌹🌹🌹💍💍💍

  • @samiircadeofficial9830
    @samiircadeofficial9830 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah ina deer

  • @dhemaanmuuze2740
    @dhemaanmuuze2740 2 ปีที่แล้ว

    M.a alha Habalyo Habalyo Habalyo Habalyo Habalyo Habalyo Habalyo geziyadi awudal waa gobe gurkodu ki lagu dago ha kadhigo

  • @destroydbyzack74
    @destroydbyzack74 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah guul iyo gobonimo happy happy ❤❤❤❤💖💖💖👍🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ismailxusen7654
    @ismailxusen7654 2 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo sxb

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +1

    Gobtii Awdal, weeyaan aroos wacan

  • @destroydbyzack74
    @destroydbyzack74 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah hambalyo hambalyo caawil iyo ayaan 💖💖💖💖❤❤🏝🤲🤲🤲

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hambalyo hambalyo

  • @fooshassanali7553
    @fooshassanali7553 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a keep Going queen

  • @samiirosiman5122
    @samiirosiman5122 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a isku waraa abid cawil iyo ayaan 👑🔐💍🥰

  • @safwaanhassan4610
    @safwaanhassan4610 2 ปีที่แล้ว +1

    Wewe ugbaad maxamed cabdi

  • @naciimamaxamuud740
    @naciimamaxamuud740 2 ปีที่แล้ว

    Habo ugbaad hore soco hanbalyo hanbalyo

  • @abdisalantahir8749
    @abdisalantahir8749 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah ayaan anaa isku wadee lkn may noqon😀

  • @iidaadan1455
    @iidaadan1455 2 ปีที่แล้ว

    habalyo habalyo pro

  • @nimcoaxmed8735
    @nimcoaxmed8735 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alah

  • @maalikigeneral675
    @maalikigeneral675 2 ปีที่แล้ว

    Waw hambalyo hambalyo

  • @faysajama8386
    @faysajama8386 2 ปีที่แล้ว

    Ugbaad laxank yaa ley

  • @ayaanmuuse2178
    @ayaanmuuse2178 2 ปีที่แล้ว +1

    Mzha Allah hamplyo

  • @xogmaalxilkasa3718
    @xogmaalxilkasa3718 2 ปีที่แล้ว +2

    Ugbaad xabbti macN

  • @cabdalecalicartan1280
    @cabdalecalicartan1280 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @hibaaqmaxamedadan6243
    @hibaaqmaxamedadan6243 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah 🌹🌹💋

  • @blossom6171
    @blossom6171 2 ปีที่แล้ว

    Th is so beautiful

  • @hindaabdillahi7234
    @hindaabdillahi7234 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰💖💖💖💖💖 masha allaaaah waaaaw

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 ปีที่แล้ว

    Aroos wacan wiil iyo caano

  • @charkodaher3474
    @charkodaher3474 2 ปีที่แล้ว

    Vive boulo 👍👍👍👍💌

  • @marianjama5776
    @marianjama5776 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo Hambalyo

  • @haniitaofficialchannel
    @haniitaofficialchannel 2 ปีที่แล้ว

    Ugbaaadeeeeeey😍

  • @hahahhako9911
    @hahahhako9911 2 ปีที่แล้ว

    Alah yaa alah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 2 ปีที่แล้ว

    Codmacan ugbaad aragsan

  • @Ujeedo-012
    @Ujeedo-012 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll nagu soo biir mahadsanid

  • @yasiinabdiqadir225
    @yasiinabdiqadir225 ปีที่แล้ว

    Qp

  • @monicabarzic3091
    @monicabarzic3091 2 ปีที่แล้ว

    Vvvvvbavvbc🏈🎿🥊🏸

  • @badrashacani4131
    @badrashacani4131 2 ปีที่แล้ว

    Eww

  • @cashamuude6475
    @cashamuude6475 2 ปีที่แล้ว

    PgopEx me

  • @Layla532a
    @Layla532a 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hambalyo