Saaxiib Miyaan Nahay? || Yaasiin Axmed Digfeer (AHUN) || Kaban || HD +Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • HEESTA: SAAXIIB MIYAAN NAHAY?
    EREYADII: ABWAAN NUUR JIIS
    LUUQDA: YAASIIN AXMED DIGFEER AHUN
    __________________________________________________________
    EDITING & LYRICS BY: XASAN ABSHIR (GAAFANE)
    SOO SAARISTII: QARAAM CHANNEL - LYRICS
    __________________________________________________________
    1. Qaaci xul ah:
    • QAACI: KABAN XUL AH
    2. Heeso Qiso Xiiso Leh Laga Allifay:
    • Heeso Qisooyin/Sheekoo...
    __________________________________________________________
    Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL - LYRICS, Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aan soo gudbiyay:
    • LIKE saar si uu daawadayaal kale u gaadho.
    • SUBSCRIBE (Nagu soo biir)
    • COMMENT
    • SHARE (La wadaag asxaabtaada)
    Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad ila wadaagaysoba waxaad iigu soo gudbin kartaa Emailkan;
    qaraamchannel@gmail.com
    _______________________________________________________________
    Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
    Channelkan waxa aan kusoo gudbiyaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii dhexeba, laga soo bilaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeenna iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
    Waxa xaqiiqo ah oon filayo in aad markhaati ka tahay adiguba in video kasta en soo geliyo channelka aan isku dayo in aan helo wixii markaas warbixin ah ee ku saabsan heesta, anigoo la xiriira macallimiintii ka qayb qaatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karo, si aan uga ogaano dadka ka qayb qaatay heesta haddii ay noqoto samaynta;
    • Ereyada
    • Laxanka
    • Muusigga
    • Sannadkii la qabtay
    • Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahaydba. IWM.
    Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aan isku dayo in aan usoo gudbiyo sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo.
    Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas ka raadiyo warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan anigoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay iigu hagar-baxaan markasta oon la xiriiro.
    In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay horseedaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban (Aamiin).
    Haddii aad barnaamijkaan igu raacsan tahay waxaan mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusay.
    Mahadsanid.
    __________________________________________________________________
    Hello and welcome.
    If it’s your first time please consider subscribing to the channel
    In this channel I upload some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
    In fact, every video I upload, I do as much research as I can get on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or poets, to get most accurate information of that certain music including creators of the;
    • Lyrics,
    • Music.
    • Melody,
    • Year recorded as well. etc
    And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (I pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
    I am glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button, comment and also share with those who are interested as well.
    Thanks.

ความคิดเห็น • 235

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi5588 3 ปีที่แล้ว +104

    abwaan nuurjiis aya sameyey kadib marke naagti uu jeclaa oo xaaskiisa ahed wareeg bilaawday madama aysan jecleen jiisna uu ahaa

    • @Evensbelle
      @Evensbelle 3 ปีที่แล้ว +8

      Muxuu u gursaday naag aan jaclayn? Midkale ma qof nool buu donayay mise dhaggax gurig iska dhex yaalla?

    • @abdifatahabdullahi5588
      @abdifatahabdullahi5588 3 ปีที่แล้ว +16

      @@Evensbelle qof nool oo xaas u noqota gurigana hooyo uga noqoto ayuu ka rabay meesan noqonin lkn

    • @Evensbelle
      @Evensbelle 3 ปีที่แล้ว +3

      @@abdifatahabdullahi5588 Maxa u diiday in ay labaddaba noqoto?

    • @cabdiqaniwardi5743
      @cabdiqaniwardi5743 3 ปีที่แล้ว +13

      @@Evensbelle aduu is weydiii waataad lahayd ma dhagax baa e

    • @deeqoaden8082
      @deeqoaden8082 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdiqaniwardi5743 hhhh wa xaqiiq

  • @nawalali7934
    @nawalali7934 2 ปีที่แล้ว +44

    Ilaahoow nin aan qiimahayga aqoon ban kaa magan galay oo silic ibada🤲 anigana hooyo fcn ban noqon oo sharaftyda iyo tiisa iyo tan waalidkeedba dhowrta nin aan ilmihiisa jeclayn baan allow kaa magan galy

    • @ahmedduraan1210
      @ahmedduraan1210 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin Allow garashada adna kuusiyaadsho ina adeer

    • @nawalali7934
      @nawalali7934 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedduraan1210 aamiin inder alla haku sharfo

    • @ahmedbashirjama-vo7zx
      @ahmedbashirjama-vo7zx ปีที่แล้ว +1

      Iga war hay ina adeer qaali❤

    • @nawalali7934
      @nawalali7934 ปีที่แล้ว

      @@ahmedbashirjama-vo7zx inadeer fbgaaga iisoodir

    • @nawalhassan1199
      @nawalhassan1199 ปีที่แล้ว

      @@ahmedbashirjama-vo7zx iska war haya ilma adeerayaaL🤌

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 3 ปีที่แล้ว +47

    Allahayow xaas wanagsan ban ka baryay oo qayrkay i dhaafisa. Amiinta igu azxapeey

  • @jimcaalexaaji5197
    @jimcaalexaaji5197 ปีที่แล้ว +17

    Walaal hadad mar uun halkan soo boqoto Nabiga kusali wll like na saar

  • @cizzejunior7690
    @cizzejunior7690 3 ปีที่แล้ว +16

    Waa hees katurjumeysa isbedelka waqtiga saban hore wixii jirey iyo saban kaan.Digfeer Allaha yaa raxma waa fanaan military iyo jilaa.

  • @warfaalifeshow7584
    @warfaalifeshow7584 3 ปีที่แล้ว +13

    Ilaahoow na sama bixi. Oo ha i badin waxaasi oo kale amiin amiin.

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 3 ปีที่แล้ว +20

    "Sowtii la dhihu jiray
    Dumar way sarriigtaan
    Saakana waxaa xigay
    Inay suuqa Meeraan
    Raggana ay salooshaan"
    -NUUR JIISOOW.

    • @maxamedabdullahi4418
      @maxamedabdullahi4418 2 ปีที่แล้ว

      Ninyhaw ereyga salooshan bal imacnee

    • @AbdinassirShukri
      @AbdinassirShukri 2 ปีที่แล้ว +2

      @@maxamedabdullahi4418 Jaalle "Saloolasho" Waa fal ay xooluhu sameeyaan, qaas ahaan adhiga markii uu daaqi rabo geed uusan gaarin, ayuu lugaha danbe inta ku istaago kuwa horana sara u qaadaa oo uu isku dhereriyaa, markaas ayaa la yidhaa neefku geedka wuu salooshay, halkaanse isla sidaas ayay ugu jirtaa oo dumar ragga kulleetiga ku dhaggan oo luuq walba la taagan.

    • @maxamedabdullahi4418
      @maxamedabdullahi4418 2 ปีที่แล้ว +3

      😂😂 thanks wan fahmay qabkad ushraxsay ayaa cajib

    • @mohamedadem4731
      @mohamedadem4731 ปีที่แล้ว +2

      @@AbdinassirShukri waa runtaa lkn waxaad kusaleeysay uun waqooyi, lkn qaybo kamid koonfurta waxaa loo isticmaalaa, yuuska, buuqa, qaylada, dhagahadalka, ETC marka lasoco

    • @guulwade989
      @guulwade989 ปีที่แล้ว

      @@mohamedadem4731Abwaan nuur jiis wuxuu ahaa nin reer konfuureed ah gar ahan reer gedo

  • @sihaamdaweeya5246
    @sihaamdaweeya5246 ปีที่แล้ว +8

    Allow nin wngzn baan ka barayayaa 🤲🥺

    • @moha6681
      @moha6681 7 หลายเดือนก่อน

      Aamin wll

    • @abdulkadirali5553
      @abdulkadirali5553 3 หลายเดือนก่อน

      Adigu hadaad wanaagsantahay nin wacana waad heli in sha allah

  • @cabdifataxadan4526
    @cabdifataxadan4526 3 ปีที่แล้ว +26

    Alxmdulilaah ilaahay wuxu isiiyay maro qaaliya sharaf iyo karaamo leh
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @waynakaa2156
      @waynakaa2156 2 ปีที่แล้ว

      Maro? Waa hees gabdhaha lagu dulaynayo!adna gabadh dhan ayaad leedahay maro

    • @nawalali7934
      @nawalali7934 2 ปีที่แล้ว +2

      @@waynakaa2156 marwo ayuu kawodaa wll baan isleeyahay nina naagtiisa xumaan uma quuro

    • @abdirisaqyassin
      @abdirisaqyassin 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@nawalali7934 runtaa waaye
      Ilaahaybaaa isiiyay marwo qaaliya oo sharaf iyo karaamo leh ayuu kawadaaa
      Qoraalkaaa saaa kanoqdee

  • @hodanedebsan3709
    @hodanedebsan3709 2 ปีที่แล้ว +13

    Qof ayaan Aad u jeclaHaY iso Ducey in Alle igu guuleyo

    • @muslix1147
      @muslix1147 ปีที่แล้ว

      Walaashiis ma ku guuleysatay qofkii aad jeclayd maadaama ay dhowr qof kuu ducaysay?😀

  • @khadarxaajixasan6931
    @khadarxaajixasan6931 3 ปีที่แล้ว +9

    Fanaan Qaran ayuu Alleha unaxariisto Digfeer

  • @wadhafiyoshibirwaraiskumah7660
    @wadhafiyoshibirwaraiskumah7660 3 ปีที่แล้ว +19

    Hadal miyee lawadi 2021 Wali waxa isbadal majiro allaw sahal umuuraha

  • @user-wx7eg6ve5o
    @user-wx7eg6ve5o 4 หลายเดือนก่อน +3

    By the this song was song back in the seventies and what Fanan Digfer sung is really happening from the remote villages to the most advanced Urban centres.

  • @qiimobadan4681
    @qiimobadan4681 3 ปีที่แล้ว +8

    Hees walee dadkii horaa qaaday rabi ha u naxariisto

  • @hamsecumer9294
    @hamsecumer9294 3 ปีที่แล้ว +10

    Waa Duni Sirgaxanoo
    Aakhiro Samaanee
    Allahyow Nasama bixi

  • @axmedabdulahimohamed9393
    @axmedabdulahimohamed9393 3 ปีที่แล้ว +10

    Allah unaxariisto legend digfeer

  • @crashiidfayfle9455
    @crashiidfayfle9455 3 ปีที่แล้ว +8

    Alle ha'unaxariisto digfeer

  • @zegtaba9680
    @zegtaba9680 3 ปีที่แล้ว +10

    Allaha ha u naxaristo samiir iyo Iman

  • @cabdoohitler3845
    @cabdoohitler3845 2 ปีที่แล้ว +3

    waaw axmad Digfaar Allah naxariisto amiin amiin amiin

  • @ahmedomer4953
    @ahmedomer4953 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa duni sargaxan
    Haween iyo lacag
    La kala kari waa
    Hadii ay aragtana
    Rabi iyo ragtoona ma taqaan

  • @somagril-care
    @somagril-care ปีที่แล้ว +2

    Nuur Jiis waxa uu ahaa Abwaanka Khaaska ah ee Fannaanka.A.Y Digfeer AUN

  • @mohamudyassin615
    @mohamudyassin615 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi hees ahaan ayaa laga yaaba inaad u dhagaysataan oo waabatahay hees .
    🥺

  • @rali8410
    @rali8410 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah qaraam chanel waa chanelka kaliya ee aan ka dhagaysto heesaha dookhauga ah waliba aan ka faa,iiday heeso badan xogtooda

  • @badrayusuf6806
    @badrayusuf6806 3 ปีที่แล้ว +21

    Heestani waxaaabad moodaa inay ka hadlayso dumrka qaar hada jooga.

  • @abshirahmed4665
    @abshirahmed4665 3 ปีที่แล้ว +5

    Dumarka wa janada adunka haday kuu wanaagsanaato ku adeecdo lkn hadeer dumarkii wacnaa balaayo latagtay iyo aduunyo allaha noso hanuuniyee

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 ปีที่แล้ว +12

    رحم الله الفنان الراحل المقيم الأستاد الرائع ياسين احمد ديجفير

    • @qaraamchannel
      @qaraamchannel  3 ปีที่แล้ว

      اللهم اامين.

    • @dhagajuunmaxamed8740
      @dhagajuunmaxamed8740 2 ปีที่แล้ว

      @@qaraamchannel ereyga wey sariigtaan macno ahaan Maxaa loola jeedaa

    • @ahmedmusa8265
      @ahmedmusa8265 2 ปีที่แล้ว

      @@dhagajuunmaxamed8740 wey xishoodaan

  • @ahmedmohamedhassan6702
    @ahmedmohamedhassan6702 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay raliya boqorada ayu siyay masha allah

  • @naasirwardheere8240
    @naasirwardheere8240 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla maxuu waa qica jira ka hadley allaha unaxariisto

  • @niciimaaxmed6025
    @niciimaaxmed6025 4 หลายเดือนก่อน +1

    Illahayow sowj wanaagsan ban kaa baryey

  • @carabhonest316
    @carabhonest316 3 ปีที่แล้ว +4

    Waygas halka naag ee wax xun sameso san aya hes logu qadayay lkn naghii dhna hlaway xita wilsh qaar waku darsamen ya wax kaqabn kro hda ceeba mjirto waxa ladhhayo mrka wax ushegi maqtid wacdizka nagala dul tag lagu leyahy waxn jogna adun yabkisa wado ilah haso haninyo gbdhha tik toka 🤲

  • @abdiqaninor7385
    @abdiqaninor7385 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa hees waa hore laga qaaday lkn ka hadleysa waaqiciga hadda taagan 2021 i

  • @MinatoNamikaze-bn9so
    @MinatoNamikaze-bn9so 3 ปีที่แล้ว +6

    Nuur jiis 17 heesood oo saana ayoow u dhiibay digfeer ayaana qaadaa

    • @MaxamadXimaa
      @MaxamadXimaa 6 หลายเดือนก่อน

      Naag ba KU xumatay
      Heesta walle naag ma guursada ka miid ah

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 ปีที่แล้ว +13

    Sanadahan waxa dhacay
    Subax tii kua aragtabaa
    Beri bay saaxiib ku leedahay
    Wlhi waa run hadda jirta

  • @abdisterling995
    @abdisterling995 10 หลายเดือนก่อน +1

    Faank waa Faankye horee❤

  • @tashitashi3107
    @tashitashi3107 3 ปีที่แล้ว +6

    2021 manta dhagta udhigay

  • @asharif95
    @asharif95 ปีที่แล้ว +9

    I swear this is what happening now

  • @shaisakhalief4537
    @shaisakhalief4537 3 ปีที่แล้ว +19

    Tiktok wagaa ma jirin hada😂

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 ปีที่แล้ว +1

    CAJAB Allah Yaa,AL Ustaad

  • @user-xt1yn9ch5k
    @user-xt1yn9ch5k 3 หลายเดือนก่อน

    Waa duni sirgaxanoo Akhiro samanaa Allahayow nasama bixi wa hadal dhaba

  • @LADANfahiye
    @LADANfahiye 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allow qoof ijeec isiii 😢

  • @abdihafidgandi7727
    @abdihafidgandi7727 3 ปีที่แล้ว +3

    2021 ya ila dhageysanaya dxbta like dhac igu siiii

  • @AdenAhmed-fs9xs
    @AdenAhmed-fs9xs 2 หลายเดือนก่อน

    heeso la ilowaynin ❤

  • @janankajananka4650
    @janankajananka4650 ปีที่แล้ว +1

    heesta yaa kabanka garacyo midaas ayaa aad u muhim ah

    • @abdirahmansulieman7145
      @abdirahmansulieman7145 ปีที่แล้ว +1

      Inta badan heesihii isagaa tuman jirey Digfeer. Kabaniiste cajiib ah buu ahaa inyar baa se taqaan.

  • @shaashoo3858
    @shaashoo3858 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa Hees i cajabisay

  • @hasanshiiqa1768
    @hasanshiiqa1768 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks waa iga gaden tahey

  • @AbukarCabdi-t8p
    @AbukarCabdi-t8p หลายเดือนก่อน

    Hees waa heesihii hore

  • @halimoibrahim-hg2ck
    @halimoibrahim-hg2ck ปีที่แล้ว +1

    Micnahay heestani lahayiid ama ay leedahay waa waxii tagnaa wakhtiga

  • @CabdiraxmaanFaaid
    @CabdiraxmaanFaaid 6 หลายเดือนก่อน

    Beribay saxiib kuleedahay yee❤❤❤❤❤

  • @cabdilaahishafeec2447
    @cabdilaahishafeec2447 3 ปีที่แล้ว +5

    Aun A Digfeer

    • @mrpirate3020
      @mrpirate3020 3 ปีที่แล้ว

      Amiiin Amiiiin Amiiiin

  • @issamohamed3304
    @issamohamed3304 3 หลายเดือนก่อน

    Bari bey sxb kuledahay kkkk

  • @AxmedYasin-hg9lz
    @AxmedYasin-hg9lz 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haw naxariisto

  • @somalianneverlie8878
    @somalianneverlie8878 2 ปีที่แล้ว +1

    subaxdii tii aragtaa baribay saaxiib ku leedahay

  • @BASHKA701
    @BASHKA701 ปีที่แล้ว

    Ahmed yasiin digfeer 🙆‍♂️💯

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Thanks so much brother fanka u hiliya

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 3 ปีที่แล้ว +6

    Abwaaan cagooole ama nuur jiis sida loo yaqaanba inka badan 17heesood ayuu udhiibay digfeer

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaan xasuustay habeen centre ka xaafadda Daalo ee Cerigabo uu ka qaaday wiil aan saaxiib nahay, si fiican buu u qaaday, aun dhammaan

  • @sihaambbe9544
    @sihaambbe9544 ปีที่แล้ว +1

    Waxay ka hadlesa xiligan an jogno gurka sida ay noqotay🥺

  • @jirda-gooyechannel7028
    @jirda-gooyechannel7028 3 ปีที่แล้ว +5

    Legend

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj 4 หลายเดือนก่อน

    Ahu naxariisto marxuumka aameen yaa Rabbi

  • @naleyehappy5308
    @naleyehappy5308 2 ปีที่แล้ว

    Allah u naxaristo yasin Ahmad

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 3 ปีที่แล้ว +4

    Hadma saatan lo rogay
    Oo sidatan lo togay
    Guurki saatan loo rogay
    Waa dhibatad hada jirta

  • @sharmarkeosmanismail9431
    @sharmarkeosmanismail9431 ปีที่แล้ว +1

    Abti waxan la tumayo iyo kuwa hada waa laba kala dheer.🤔 alle u naxariiso dhamaantood🤲🏾

  • @munasarjaye
    @munasarjaye 2 ปีที่แล้ว

    Abwaanki heesta sameeyay waxaa umleeysaa inoow 2022 ogaay sida oow xaalku noqaaaa

  • @abbassaddiq1743
    @abbassaddiq1743 3 ปีที่แล้ว +3

    Qaraami iga soo dhis

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 3 ปีที่แล้ว +13

    Digfeer allh unaristo fanan military ayu ahaa taliska 21 xiligii dowladi kacanka

    • @qaraamchannel
      @qaraamchannel  3 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin.

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว

      Aun Digfeer

    • @amirsheikh691
      @amirsheikh691 3 ปีที่แล้ว +2

      Wuxu ahaa nin ree hiiraan ah qasatan ree B.weyne waxa soo korsaday adeerkii qoox qarboosh oo Nairobi ku geeriyoday 2013

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว +2

      @@amirsheikh691 Mahadsanid sxb

    • @fahadducaale706
      @fahadducaale706 3 ปีที่แล้ว +1

      Qaraami wacn

  • @malaboqueen8576
    @malaboqueen8576 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwanki hesta sameyey samankan waxa jira hadu arki lahaa afka ayuu gacanta saari lahaa😂😂

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 7 หลายเดือนก่อน

    Ilaahaw kuu Naxariiso

  • @mohamedali2132
    @mohamedali2132 4 หลายเดือนก่อน

    Gabadh khayl sidata Maxaa laga wadaa
    Khaykaas ha lay micneeyo
    Thanks

    • @qaraamchannel
      @qaraamchannel  4 หลายเดือนก่อน

      Guntiino daliig madow darfaha ku leh weeye oo waagii hore dumarku xidhan jireen, dhar dumarkii waagaas weeye adigu noocyadiisii mid ka mid ah sida halka maanta Bacweyne uu casrigan u yahay oo kale oo aanay dadkii hore u fahmi lahayn.

  • @waynakaa2156
    @waynakaa2156 2 ปีที่แล้ว +3

    Ragguna guryaha ha fadhiyo, ma gabdhaha guiga lo sameyey🙄 allah yarhama fananka🤲🏾

    • @khadroalixuseen8621
      @khadroalixuseen8621 ปีที่แล้ว

      Hala wada wareego ama hala wada fariisto miyaa🤣🤣socod maba jecli ilahay amarkiis show waa cay🙄🤣🤣

    • @Nabadshe
      @Nabadshe หลายเดือนก่อน

      Ma dhilo Tahay maxaa siqdhex magaalda u wareegtaa

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq ปีที่แล้ว

    Hal hal yaa digfeer al yaaraxma

  • @CUMARXAASHIHIRAABE
    @CUMARXAASHIHIRAABE ปีที่แล้ว

    Saakay ka darantahay walle waqtigaas ayaa i qarso ah.

  • @ademosman5741
    @ademosman5741 3 ปีที่แล้ว +6

    Asal

  • @ayaanlecabdirisaq1589
    @ayaanlecabdirisaq1589 2 ปีที่แล้ว

    Sanadahan wxaa dhacy
    Subax tii ku aragtaba
    Bari bay saxiib kuleedahy
    Cajiib
    22/1/2022🤞🤔

  • @user-tu7ey4po5s
    @user-tu7ey4po5s 6 หลายเดือนก่อน

    Waxasa.hesa.hadana Waxa.jira kuwa.fanki.haleyay.yab.yab.mahadsanid

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 2 ปีที่แล้ว +3

    Gormaa sidatan loo rogay
    Waawareey 🤣🤣 abwanka way ka dhawaajisa islaantu

    • @RiyaaqcaLi
      @RiyaaqcaLi ปีที่แล้ว +1

      Aun jiis buu ahaa miskiinku❤ saa mid wareeegto ah baa heshay😂😂

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 3 หลายเดือนก่อน

    Alow kuu naxariiso

  • @mukhtarabdi8568
    @mukhtarabdi8568 9 หลายเดือนก่อน

    abwaanku wuu gar naqsaday

  • @malyuuncabdinaasir6261
    @malyuuncabdinaasir6261 6 หลายเดือนก่อน

    Allow unaxariiso turukado qudha wax loo dhigo lahyn

  • @ibraahinahmedismail61
    @ibraahinahmedismail61 ปีที่แล้ว

    Miraha heestan waxaa curiyey Abwaan Nuur Jiis

  • @user-xn4dx2ch6q
    @user-xn4dx2ch6q 11 หลายเดือนก่อน

    Mantoo ay tahay ayaan tarikhdu ayaan ana hal beeg uga dhiganayaa komntigaugan inan arkakay nagata abawanku soo qatay 4/10/2023

  • @cabdirisaq4653
    @cabdirisaq4653 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa duni sargaxanoo alahayoo nasama boxing

  • @mukhtarabdi8568
    @mukhtarabdi8568 9 หลายเดือนก่อน

    fanaan qiimo iyo qadarinba mudan

  • @mowliidcali8583
    @mowliidcali8583 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wawwww

  • @gulleidburaale2647
    @gulleidburaale2647 2 ปีที่แล้ว +1

    Saaxiib miyaan nahay sadex
    Sow kuguma Qabin?

  • @xaajigiixadeedmaray9358
    @xaajigiixadeedmaray9358 ปีที่แล้ว

    Yaa daawanaya 2022 bishii 10aad

  • @khadraelmi9930
    @khadraelmi9930 ปีที่แล้ว

    2123 2 jun Allah u naxaristo digfer

  • @MohamedMohamed-wm8dv
    @MohamedMohamed-wm8dv 3 ปีที่แล้ว +3

    anigan ha isejinin waxtigaa

  • @siidcumar-yj1gi
    @siidcumar-yj1gi 9 หลายเดือนก่อน

    Heestaan yaa laxameyay

  • @zuhuuribrahim9090
    @zuhuuribrahim9090 2 ปีที่แล้ว

    Abwaankii heestan sameeyay haduu maanta noolaan lahaa muxuu odhon taktik iyo TH-cam gabdhihii soomaaliyeed baqaaqda ka dhex hayaan

  • @muxudiincadow9773
    @muxudiincadow9773 2 ปีที่แล้ว

    Hes oo darenkeeda wadato waaye

  • @mohamedyare5485
    @mohamedyare5485 2 ปีที่แล้ว

    Ha iseejin aniga watiga adna sahanso meel kale

  • @DR_Hanuniye
    @DR_Hanuniye 3 ปีที่แล้ว +3

    Miraha heesta waxaa curriyay Abwaan Nuurjiis kadib markii ay ka falaagowday xaaskiisi uu miyiga ka keenay markuu gursanayay. Magaladii muqdishow ayey fahantay waxay bilowday inay saqda dhexa guriga imaado asaguna jiir baa ahaa guriga joogo, markaa ayuu heeskaan cajaibta ah curiyay,” hadmaa saatan loo rogay waa wareeey 😂😆😃

    • @nawalali7934
      @nawalali7934 2 ปีที่แล้ว

      Weey kaga qaylaalsiisay😀😀😀😀

    • @sacdiyasiman1348
      @sacdiyasiman1348 2 ปีที่แล้ว

      Yaabayeey 🤣🤣🤣 Walahi way ka ashahaado keentay Maskiin

    • @mohamedadem4731
      @mohamedadem4731 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyasiman1348 kkkkkkk maxaad tiri waa ashahaada seejisay, cajiib

  • @djhaniahmed7943
    @djhaniahmed7943 ปีที่แล้ว

    Respekt ✊🏾✊🏾✊🏾✊🏾✊🏾✊🏾✊🏾

  • @CabdiraxmaanFaaid
    @CabdiraxmaanFaaid 6 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk❤❤❤❤❤❤saabkuleedahayee

  • @mohamedsiciid4265
    @mohamedsiciid4265 2 ปีที่แล้ว

    Length....☝🏻😫

  • @jaljiirqayz7230
    @jaljiirqayz7230 2 ปีที่แล้ว +1

    Alha Unaxisa Differ

  • @HamseCBile
    @HamseCBile 2 ปีที่แล้ว

    Walhi heeskan waxad modaa inay ka hadlayso sabankan aan joogno CAJIIB 2/11/20/21?!!!!!!!!!!!

  • @CabdiBoodo
    @CabdiBoodo ปีที่แล้ว

    hurta ya lo hashabayi bala soday wa

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 ปีที่แล้ว

    La Socda Dadka Kabanka Tumaa Garanayee.Qofka Sidaan Kabanka,U Garaaca Faraha Qaar Baa Ka Go,a.Oo Wallaahiya.Sababtoo,Ah Kabaniistahani Wuxu Wada Garaacayaa Hal Mar Saddex Ama Shan Kaban.Oo,Aysan Codadkoodu.iyo Heesta La Qaadayo Miraheeda,iyo Hannaankuba,isku Soo Xadgudbi Kareyn

  • @CabdiBoodo
    @CabdiBoodo ปีที่แล้ว

    wariyan.dadak wal walan en waxaba kawramishin an igas afago ader wadata cagadasar