Amiiro ayaan qaateyna siday fikrikeeda waana 100% sida ugu macquulsaana e aamina ugbaad waxyaabaha qaar iyadana waa wax la qaadan karo ayey sheegteyna inta kale doodoodana uma bogina e.
Amira waa gabdhaha raga ixtiraama qaladkoodana si dagan ugu sheega iyagoon ka tagin ma buuq ku furin marka hadalkeda la eego yacni sas ba laga fahmaya markaa saasa adine uga heshay moho 😂
Haddii ilmahaga hurdada ku dhibanyhy ama soo kicistiisu ay badanthy waxa ku xal chnnlka queen fardowza official soo booqo muqal ka hadalayo soo giliyey ka faideyso ❤❤❤
Waa runtaa Walhi oo wiilashu way tanaasul badan yihiin oo waliba aniga oo gabadh ah ayn ka dalbaday in uu gabadh aan dhibsaday oo an waxooga ka maseeray ban u sheegay oo an dhahay gabadha wan ka xanaaaqa inad la hadasho .. BAs maalintii aan sidaas dhahay ayu asaguna uu tanaasulay… thanks macaan
Waxaad jeceshayhay la jeclow qofkaad jeceshahay Hadaan asxaab badnahay ninkaygu wuu yeelan kara asxaab mana u diidayo asxabtisa isna iima diidi karo wax kasta kalsoonida Nummer one ah❤
Qof marka ka tagysid runta waxy xanuun badan tahay hal mar lama sheegi karayo war wareeg aya ku xalin karta si u garto in laga tagayo wayo qof tag lama yidha wuxu ku taga la tusa😊
Cida nabiga jecel loofta saara ❤
scw❤❤❤
Scw scw scw
صلي الله عليه وسلم ♥️
❤
❤❤
TEAM LADAN ONE LIKE ❤😊
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️😢
❤SCW❤SCW❤SCW❤
Scw
S cw
Scw scw scw scw scw ❤❤
Sallalahu aleyhi wasalam
Adunka maso marin rux ka kheir badan Nabigeena udgoona Mohamed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya inad Ku Salidid Xabibu Raxman❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw
AMIIRA and Amina ugbad iyo ladan best answers 💯💯 WAA SIDAAS FAKIRKEEYA
Same aanhy wlhi
Ladan & Amina Ugbaad fikradooda aad ayey u fcnthy 👏🏼👏🏼👏🏼
Kiki New Koko Waaye Wlhi Farxada Iyo Smile-ka Hadal Yaqaana Wey Tahay Gabdhaan Caan Caan Dhalay Bey Noqoneysaa😂
Been maaha gabdhas waba iska jecladay kaftankeeda 😂😂
ma sha ALLAH ❤❤❤
Amiiro caqli dacadnimo qurux karti dulqad samir ixtiraan wax kasta wy isku darsaty ninki hela nasib leh🥺❤️🔥
M,a❤
Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤
Scw
Scw
Scw
Scw
Scw scw ❤❤❤❤
TEAM Ladan one like from Djibouti 🇩🇯🇩🇯❤
Ala dumar hadaanu nahay waxnu nahay maseerka hooyadod 😂😂😂 like 👍 iisara gabdho ❤
Ladan waa wataa caqli garaad waye dhabtii Peas sister ❤
Amiira qurux wa gabdh caqli badan mashallah wan kuracsanhy 😊❤
Asc amira qurux wan ku wata
Team ladan one like from djibouti ❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Arimahena apwe challenge ka dooda baan rabnaaamiira iyo caydana kusoo dar waan uxiisneee hpen danbe ama markale I.a thanks❤
MashaAllah to all the ladies.
Specially LADAN and UGBAAD, they are calm cool and composed and giving reasonable answers.
Amiira and Amina ugbaad wax garad weye iyaga kuracsanhy m.a😊❤
Amiira hadalkeeda waa ku raacsanahay wallaahi m.a💋❤️🔥🤞🏻😻
Amiira daacad wye wlhi ninkii helo nasiib leh wlhi❤❤❤
Quruxy qof aa kuu malenoyaa inaa thy ma laga yaabaa😂😂😂
Qofkee ii malenosaaa😂😂😂😂@@Msshappy58
Meesha amiira, Ladan iyo Amina ugu caqli badan labada kale nacayb ba ka buuxa gaar ahaan qofta sundus
Kiki caqlileey m.a arimaheena gabdhas adi chanalkaga haka soo muuqato marwlba labadina hal hbn muqaal la'an hana dhigina🎉❤
Kiki ma aha waa ladan😂
Amiiro ayaan qaateyna siday fikrikeeda waana 100% sida ugu macquulsaana e aamina ugbaad waxyaabaha qaar iyadana waa wax la qaadan karo ayey sheegteyna inta kale doodoodana uma bogina e.
Amira waa gabdhaha raga ixtiraama qaladkoodana si dagan ugu sheega iyagoon ka tagin ma buuq ku furin marka hadalkeda la eego yacni sas ba laga fahmaya markaa saasa adine uga heshay moho 😂
Amiira maashaa allaah dhal jacayl waa kuraavsanahy❤
Aamina ugbaad aftahanimo garasho dheeri iyo qalbi sami bay isku darsatay ❤❤❤❤❤❤
Waa sax gabadhan labaad siday hadalka u dhigtey waa ku racsanahay walaahi runta u sheeg sababtaba u raaci manshaallah 😊
Ladan waa intelligent mansha allah❤❤❤
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw Scw❤️
Scw❤
TEAM KIKI ONE LIKE ❤😊
Kiki maad ka heshay
Madax burstas hanagu so dhisin😂
❤❤❤❤
Kiki team caymir waaye😂❤
Waa Xaaskeyga 😊
Haddii ilmahaga hurdada ku dhibanyhy ama soo kicistiisu ay badanthy waxa ku xal chnnlka queen fardowza official soo booqo muqal ka hadalayo soo giliyey ka faideyso ❤❤❤
Kiki and amira so cute and so smart m.a❤❤
Ladan waa gabar caqli badan 👌❤ masha allah
Amira is the best
Ladan 🎉Masha Allah wa intelligent Very Smart ah Masha Allah waxa ku so Xigto Amira iyo Ugbaad 🎉 Inta Kale Qashinka 😊
Amiiro alle haku xafido wll qali❤❤❤🎉🎉🎉
Amiira qurux wa gabar caqli badan mashallah o wax garad ah aya kuracsnhy 😊❤
Amiira iyo kiki ❤❤
Igula sali nabi maxamad scw scw scw ❤❤❤
Amiiro qurux so cute ❤🫶🏻🕊️
Waa runtaa Walhi oo wiilashu way tanaasul badan yihiin oo waliba aniga oo gabadh ah ayn ka dalbaday in uu gabadh aan dhibsaday oo an waxooga ka maseeray ban u sheegay oo an dhahay gabadha wan ka xanaaaqa inad la hadasho .. BAs maalintii aan sidaas dhahay ayu asaguna uu tanaasulay… thanks macaan
Hore u soco sxb
Qodobka 1.waxaan isku fikir nhy ladan.
Qodobka 2.waxan isku fikir nhy sundus😊🎉
Ladan waa intelligent mansha Allah ❤
Waxaad jeceshayhay la jeclow qofkaad jeceshahay
Hadaan asxaab badnahay ninkaygu wuu yeelan kara asxaab mana u diidayo asxabtisa isna iima diidi karo wax kasta kalsoonida Nummer one ah❤
Fikirka amira qurux 100%
Arimaheena dood amiira qurux iyo cayda kujiraan rabnaa❤😊
Amiira qurux waa daacad❤
😂😂😂😭amiiira ku qoslay seee unacayaa bey taagan tahy
Wuxu fariidsanaa😂😂 qofku haduu si dhaba wx ujeclaado sahal ugama dhamaan karo jcylku😂❤
😂
Aniga amiiro ku raacsnahy😊❤
Ku salim Nabigena scw the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed S A W❤❤❤
The best somali editor arimahena ❤
Waraa amiira waaa romatic waa gabar ninkeeda ixtiramaysa ninkii furay tolow ma unlucky ayuu ahaa
Sidaas iyado wax u fahansan labo reer siday oga soo bubureen malaha ragaasi waa unlucky ama way dulqaad yar tahay noloshu waa dulqaad
@@cadniabshir3636 ma laba reerbaa hal guur inay soo martaan modayay
@@cadniabshir3636ma dulqad yaro lkn abaayo sanadkan ruux dacad lama rawo
Sundus wlhi naaag adag weeye funny waxyabaha really ah naag degen oo fariida weeye
Haa sidaas ayaa fiican sida kale iskaga furfurnow lkn xaqiiq markay timaado waa inaad point muhiima ka hadashid
Imika jawaabaheeda wan ka heley what about u
Wax ay sheegtay ba maleh ee maxad ku taageertay waa qofta meesha ugu liidata wlhi anigu naag ka hadh wan dhihi karaa lkn isagu waa inu igu kalsoonaado kuteh 😂 inay kaligeed qaraabato ayay rabtaa qoftu no wonder why she got divorce
Qof marka ka tagysid runta waxy xanuun badan tahay hal mar lama sheegi karayo war wareeg aya ku xalin karta si u garto in laga tagayo wayo qof tag lama yidha wuxu ku taga la tusa😊
Amiira qurux ❤❤
Amiira waad saxanthy❤❤
Amiira qurux ❤❤❤❤❤❤❤❤
Ani sundus waa ku racsnhy qofka marki runta lo sheeko wee dhibas dhacan wuu kaso garay lkn hadii lamermero iska xita wuu darmay inan danti hore kale lo ahayn kadiba wubaxay mid labad aani hadusan iqaban kaman harayn lkns wan gabin lahaa lkns ma ogaleedan inan kaharo dadka asxpteyda wayo iskuma hubii inuu waligas ilaa jogayo iyo inkale marka sa aan qalbigas uu ilaaliyo wan yaran lahaa xarirntasa saidka
Prt2 wil gawar nosoqawo asad kujiro iamke iyo cayda gabdhahana koko samiya fowziya inta kasodheg plz arimahena hore usoco 2m sugena i.a farxadisa❤
Amiira qurux
ladan ayaa wadadii ugu fiicneed sheegtay.
Aniga ahane amiira kuracsa nahay fikirkeda waa lajamad❤
M.a tabaraka raxmaan Hno wiilkan waa qofka kaliya Ee videoyada TH-camka ugu quruxbadan intan somaali ka dawado horumar wacan
Soo maaha wlhi isku mid ayaa nahnay m.a asad xataa Wiilkan ayaa baray
Bro Next Dood "Gabdh iyo Wil Sxb ma noqon karaan"
Amiira qurux ❤💍👸
Www wlhi ladan runti waa gabar aqli badan waxay ku ficantahay ina makaxi loo furo www félicitations ❤
Team arimaheena one like 👑
Amira qurux waa gabar caqli badan masha Allah wan kuracsanhy🫶❤👑
Amiira maskin waye wlh
Sudus iyo kiki iska dhafa war warega runta u sheg qofka 🙏🏻
Aamino ugbaad sharaf iyo karaamo wlshy asturan 😊🎉❤
Amira iyo adna sooqabo arimahena abowe noo soo celceli walibana ❤
Caaawa barnaaamijka aniga ahaan 10/10 baa siiyey waayo waxaa codsanynaa inaa wiilashana waydiiso
Good idea amiira❤😮
Wwww ladan barteda dhigtay hn félicitations 🤝
N'oublie pas il ya la caméra elle pourrait faire semblant
Arimaheena keep going my brother 2million insha Allah Tomorrow
Amiira lajamad eh m.a
Arimaheena 😊video yadaan caml noo soo badi 100/100 waa shidan yihiin really😊 always guuul wllkey
Koko cawa ka maqan 😢 next koko so qabo
Ladan mashalah way isasoo asturtay ❤❤
Wan ku salama arimaheena wllo no so badhi dooda lamanaha oo dhad wax garada no so fadhisii insha allah bon continuation
Ilaahay inana Taa labaad oo kale iisahal ❤😢 wllhi waa good girl 😊
Amira qurux dib ugu labo buuka jaceylka loo jilo okay wll🤝
Arimehena iwaydi ladan tu es ma vie turjumad Aniko ah reer Djibouti waliba kutagera ❤vive Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Ladan wllhi waa good girl ❤😊
TEAM ladan one like from Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤
Tnks arimehena for sharing this video. Cz waxan radinaye waye boo
Aamina ugbaad masha Allah waa dhallinyaro garashadeedu sarayso maadi iyo diini ka dhisan.
Arimaheenna sxp hor Mar wacan ayaan kuu rajeynaa
Qaab online ah hdy jirta wan ka qeybqadan lahaa barnamijadada one love brother 🎉congratulations 🎉🎉🎉🎉2 Millions i allh
Amiira is the best ❤ qalbi xab xab
Amiira MazhallaH gabadh uu Nasiib leyhy Ninkii Hantiyaa❤❤
Team amira ❤❤
Ladan iyo ugbaad iyo Amiira ku rac sanahay qofka sababta ugu tagaya ushega runta wax ka fiican maleh
❤amina ugbad dodedo waa dod cilmiyesn allahuma barig abayo
zxp armihena halmar maso samesid barnmijki dood wadg wadaga wan uxisnay walhi❤🙏🙏
Amiiiriyo Arimaheena isku nuurayan wlhi dad karti badan isfahansan isku age dhow isku soo baxaya isku nuuraya isla jaan qaadi kara😂😂 m a dhaha😂😂
Ayagaa isku qalma wlhi😂
Isagaa jecel lkn iyadaa caynde jeceshahe caynadana Jacayl dhan ma haayo😅
Kiir😂🙄amiro ceyda baleh
@@Mineyyyyyyy ceyda malahan ceyda hadoo lacala gabar kale jeclaado beri maxaa nii war ah 😏
Koko+kiki another level
Something else 😂😂
kuku na wan sugeyna
I really agree with Ladan ❤💯👌👌
Wwwwwww come back fiican ayaad samaysay wllky sidaas uwad waan kaaa sugaynaaa evry nigth
Ladan is best solutions my opinion ❤