Casharka 16aad Preparation of Statement of Cash Flows Chapter 1 Financial Acc1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • sida loo diyaariyo warbixinta dhaqdhaqaaqa kaashka -statement of cash flows, macluumaadka u ina siinayo.

ความคิดเห็น • 14

  • @Shafici_Ali
    @Shafici_Ali 4 ปีที่แล้ว +9

    Hadii aanan helaan ustaad Elmi magaranayo si'aan ubaranlahaa cilmigaan.
    Alle ajar iyo xasnaad aan lasoo koobikarin hakusiiyo ustaadi.

    • @farhanwadani4583
      @farhanwadani4583 3 ปีที่แล้ว +1

      Saaxib jaamacad ma dhigataa accounting miyaad ka barataa anigu hadaan ku biiri karaa

    • @cumarjaamac6221
      @cumarjaamac6221 3 หลายเดือนก่อน

      Hda semister ke tahay 😊​@@farhanwadani4583

  • @abdirahmanomar2109
    @abdirahmanomar2109 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaad alle haku barakeeyo runtii cilmi badan oo iga maqnaa ayad iifaaidysay abaalkga Jano ALLE haka dhigo

  • @IQRAAHMED66
    @IQRAAHMED66 6 ปีที่แล้ว +5

    masha allah mahadsanid teacher cashiradaan aad ayay ii anfaceen madama aan simester one ahay buugaan ayaana la idhigaa mahadsanid

  • @abshirmadobe5510
    @abshirmadobe5510 3 ปีที่แล้ว +2

    Eesh qiyaasak macalin il iyo cawriba la aw aakhirana janada insha allaah

  • @axmednuur2535
    @axmednuur2535 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad wax badan ayaan ka fa'iday allaha ku xifdiyo aduun iyo aakhiro , uma baahni fasal inaan xaadiro wllh adigaa igu filan

  • @fuadalli6241
    @fuadalli6241 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad
    Cash from operation activities = 1350.00
    Cash from financing activities. =13,700
    Intaa labadaa la isku daro.
    Baa waxaa laga jarayaa
    Cash from investing activities = 7000
    Kadib bay noqonaysaa 8050.00

  • @nihaamxasan2282
    @nihaamxasan2282 3 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad for helping us

  • @wllkween7693
    @wllkween7693 ปีที่แล้ว

    Tnks Teacher

  • @MohamedAhmed-su4ye
    @MohamedAhmed-su4ye ปีที่แล้ว

    macalin isku gaynta sadexda qaybood intaa maha ma qaab kale ayaad isugu gaysay wan fahmiwaaye 13,700 markad labada ka saereeya u gaysay manay tiradu intaa ka badanyny

  • @kingcabdiwali2772
    @kingcabdiwali2772 4 ปีที่แล้ว

    Thnkz ustad

  • @cabdiqaniibraahim8902
    @cabdiqaniibraahim8902 3 ปีที่แล้ว

    Mhdnid in badan mclin Axmed

  • @ahmedsaid2572
    @ahmedsaid2572 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad for helping us