“Dalkii meel adag ayuu marayaa afar boqol oo qof ayaa maqan.” Siyaasi Duur.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 หลายเดือนก่อน +3

    duur waa wax garad masuula ka fog qabyalad iyo eex
    wa in uu xukuumada wadani insha aallah wa inj xil wayn loo magacaabaa

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 หลายเดือนก่อน

    Wager Duurow adeer dadka kama caqli badnid shalay baad waziir kulmiye ahayd ma marki xilki qaranka aad u haysay mid kula mida lo igmaday ilayn xilku wa meerto
    Ayad cadho ka qaaday aad maanta naga dhadhicinaysa dowlada kulmiye ha u codaynina
    Wanu kaa horayna caqli banu lenahay ujeedadana wanu fahamsanahay
    Kulmiye guuuuul inshaa Allah
    Wax dhama lama arko

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 หลายเดือนก่อน +2

    Reerkan siyaasi,Caaqil,caruur iyo wayel Kursi😂khasab ah ayay u waashen,maanta ayay kursigii ka dhigeen (Jano).waxay leyihin Janada nagu fadhiisi.

  • @Seexo123
    @Seexo123 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland waxa ay marayasa ayaan daradii ugu xumeeyd abed. Maanta waxa loo raxlaynaya jahiiliin aan aqoon lahayn sida boqor buurmadow iyo muse ciro iyo faysal..

  • @HassanAlinuur
    @HassanAlinuur หลายเดือนก่อน +1

    Meel xun ayay duur ka gaadhay heer waxa uu gaadhay uu ilmeeyo
    Cidii ilaahay u qoray ayaa furaha qaadanaysa taa ku caano dhama

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 หลายเดือนก่อน +1

    Markii lagaala xisaabtami waayey ciidankii qaranka ee aad laysay ee waliba aad madax iskaga taagtay

  • @mubarigrashid9198
    @mubarigrashid9198 หลายเดือนก่อน +1

    Taasi waarun been maaha hawl adag ayaa utaala

  • @mrsuhayb7018
    @mrsuhayb7018 หลายเดือนก่อน

    duur wa runti guutoyin dhan ba maqan oon laga hadlin

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 หลายเดือนก่อน +1

    Waa gartaa markii aad xukuumada kala hor timid ficiladii xumaa ee qaran duminta ahaa ee lahayd mid siyaasadeed oo lagu taageerayo cadwga Somaliland mid jabhado hubaysan oo laga hor imanayo jiritaanka JSL iyo ficilo ah kala geynta wada jirk bulshada Somaliland oo intaba lagaaga tanaasulay balee lagula xisaabtami waayey waa gartaa maanta inaad ku doodo adoo cid farta ku taagaya in waxaad geysatay lagula xisaabtamo waa ayaan darro

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 หลายเดือนก่อน

    Beenaale waar xishood oo beenta iska daa.

  • @mukhtaarclaahixasan3493
    @mukhtaarclaahixasan3493 หลายเดือนก่อน

    waa
    yaab
    tuur
    wuu
    ooyey
    sidii
    laangaabkuu
    u.ooyey
    waa
    taariikh
    duu.galay
    kkkkkk

    • @AliAhmed-zc8em
      @AliAhmed-zc8em หลายเดือนก่อน

      ilmadeeradii buu ku dhex jiraaye gidaar kale ku xoqqo