Qof Jin Marykan ah Ku Jiro Hadana Afsomaali ~ Sida Caqliga Laynooga Xaday | Sh Cabdiraxmaan Bashiir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Qof Jin Marykan ah Ku Jiro Hadana Afsomaali ~ Sida Caqliga Laynooga Xaday | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
    Muxaadiro aad u qiimo badan sheekh Cabdiraxmaan Bashiir inagu baraarujin doono aynu ka wada faa`idaysano walalaha barta ku xidhanow
    ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ شكرا
    --------------
    Speaker: Sh Cabdiraxman Bashiir
    --------------------------------
    Fair Use Disclaimer
    Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
    1. This video has no negative impact on the original works.
    2. The video is intended for educational and awareness purposes
    3. The video is transformative.
    4. Video content is always in demand from our community
    All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
    -----------------------------------------
    Tools I use to edit my channel:
    Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
    Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
    Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com

ความคิดเห็น • 33

  • @LiibaanCabdi-l4j
    @LiibaanCabdi-l4j หลายเดือนก่อน +2

    Masha allh sheq jazzaka allhu kheyr❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zackmohali9468
    @zackmohali9468 หลายเดือนก่อน +1

    Aynu ku wada salino xabiibkena suuban nabi mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi หลายเดือนก่อน +3

    macalim barmaamushka aadbay bulshadeenu ugu baahantay waxan kaacosanaynaa in aad noosiwado fadlan

  • @user-un9dd9sl4l
    @user-un9dd9sl4l หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh Abdi Rahman jaza kala qayr. May Allah guide us into the right path. Ameen.

  • @hassanhajiahmed1045
    @hassanhajiahmed1045 หลายเดือนก่อน +2

    Sheeq cabdi rahmaan jazaka allah kheyr

  • @Izhluvjimin
    @Izhluvjimin 16 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah 🤲🏻❤️‍🩹👑

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py 23 วันที่ผ่านมา

    Dhiiri galiye caqli u saxiba hada laga bilaabo waxban baadhi waxbaan a akhrin doona inshallaah cawa go aan saday alle haygu hanuuniye bishia 8 /14 /2024/7:27 inshallaah yarabih

  • @ColadCabdi-zm2kf
    @ColadCabdi-zm2kf หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay haka abaal ariyo anagana hanagu afaco

  • @Aixasm
    @Aixasm หลายเดือนก่อน

    Jinn io sixir Waa jira ilaaheybana quranka ku sheegay
    Xanuun ruuxi io mid jasad ujira
    Cilmi diiniya io mid madiyana nolosha lagu dabaqa ha la korodhsado

  • @shukrim5477
    @shukrim5477 หลายเดือนก่อน

    Shikh allaha kubarakeeyo sidaas ha u hadlin qofka xanuunka jinka qaba hadba qofka uu kujara luqadiisa iyo codkiisu ku hadla adii luqadiisa ku hadal ladhahana wuu ku hadla ee dadka xanuunsan yaan lagu xadgudbin

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn หลายเดือนก่อน +1

    Submarine ama gujis ama qawaasa ayaan quraanka ka dhex arkay dadka badankoodana waxay igu xukumeen waalli inyar oo Allah waxbaray mooyaane.

  • @SH-bw5fx
    @SH-bw5fx หลายเดือนก่อน +1

    The jins business is flourishing @ HARGEISA , some charlatins have indeed prospered to owning 5 women , and well garned bank accounts .

  • @mandekdaoud3358
    @mandekdaoud3358 หลายเดือนก่อน

    Cafimad bad haysata ee haku digaan dadka xanunada isha iyo sixirka iyo xanunada dhakhtarka wa isku calamado dadka inta badana waxa u soboba isha xata dhimashada akhiro zamanka rasulku wuxu yidhi scw umadayda badankod waxay u dhimanayan wa iil wax u firso way jiran raag raqiyina oo ka ganacsada oo qaar ay saxirin yihin qaar toos jinka u adegsadan lakin iin fican ba jirta oo dad badan Allah shifa ugu furay quran sarki iyo gedihi acshabtii oo dhikarka aad shegaysid iyo kansar iyo macan iyo faliid intaba ka kacay oo jinka qirten inay ayaga sobob u ahayen ayna ka baxeen dadki cafimad heleen dhakhatirti markay ku labteena qofki keena kaan mahee lo so garay ma matan bu leyahay imisa aya qalnin ay galayeen kaga baad baday ee wixi talo aa u so jeedii raqiga xuun iyo ka fican siday u kala garan lahayeen dabcan marka cilmi baris samaysid imika adaba gariga ka dhacsan ,wixi ay u bahan yihin inay qataan oo kow aa wehel qoof kaligi nin iyo nag ba raqi inay u tagan maha inbadan ba la arkay oo kufsaday dadki 2biyo ay ayaga watan cabitan mesha biyo ina laga cabo dad badan bay dhib kaso garty wayso inay qaban......

  • @abdihamiid9573
    @abdihamiid9573 หลายเดือนก่อน

    Mid Aan zxb nahay ayaa lagu dhahay jin khaniisa 😂😂😂😂

  • @SuldaanMaxamedfod
    @SuldaanMaxamedfod หลายเดือนก่อน

    Sheekhaw arinkaa inaadan aqoonfiican ulahaynbaan filayaayee intaad dib udarasto culimada kaa aqoonta badan kafaa idaysato kahadalmarkaa

  • @user-ys9pm8gs2p
    @user-ys9pm8gs2p หลายเดือนก่อน

    Lkn sheekh dhiikarka waad aaminsantahay maxaad ky diiday jinka

    • @mandekdaoud3358
      @mandekdaoud3358 หลายเดือนก่อน

      Wa intu cilmigega garay,sh wa shekh balaqad lee Allah ha ino baro culumta xanunada jinka isha ....

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn หลายเดือนก่อน

    Dhibka uguweyn waxaa naguhaya dadka diinta ku qaraabta. Tusaale ahaan wadaadxume makala yaqaan Curuba, ama qowmiyad carbeed iyo Islaam. Nin carab ah oo carabnimo difaacaya ayey kuleeyihiin Islaam ayuu difaacayaa markaasay dabka isku tuurayaan.

    • @mandekdaoud3358
      @mandekdaoud3358 หลายเดือนก่อน

      Adna ina xasasiyad ka qado carabta maha wayo waxa kugu filan quraanka aad ku cibadaysanayso wa luqa carabiya marka musliminta iyo carabta mel lo kala qado majirto ila ka carabka ee asagu gal nimo dortay mahe

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn หลายเดือนก่อน

    Cudurada nafsiga ah ayey jin kuturjumaan jaahiliintu kaddibna jaahil kale ayuu kusii dhumiya.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn หลายเดือนก่อน

    Wahaabigu ma ogola, sababayn, caqligal iyo xisaabta waayo dadku haddii ay fakaraan ama wax bartaan xor ayey noqonayaan markay xornoqdaana lama xukumi karo ayey aaminsanyihiin. Waana been waayo umadaha horumaray way isxukumaan dadkoodana waxwalba inaybartaan xor ayey u yihiin. Sheekhow meesha bareesharku kajiro soo sheeg, kolleey waxbaa jiree!

    • @AyuzhAisha
      @AyuzhAisha หลายเดือนก่อน +1

      Horta marka hore inad cid iska laad laadiso ma wacna hdayba dhacdo wa inad wx lagu qanci karo la imaata
      Midda kle wx loo socdaba soo maahn inay dadku wx fahman gal io muslinba
      Ayado taas ay jirto mxa wahaabiyada kliya kugu dhajiyy ilaa hda ma arag qof wahabi aha oo suufi galay ay sabbtu thy wx ay ku qancan wa hayan sida aad moodayna maahe soo baar lkn wa a buxan kuwa ku qanci wayy suufiyada ay uga jawabi waysay sualo bdn
      Aan ku waydiye yaa labdooda xor ah
      Midda kle hdi cid xoriyadi io sababaynti laga qaaday ayba jirto oo caqliga ka shaqysiya waa caamada bdana suufiyada sida indho la anta ah daba gasha ee xita leh qabriga barya 😢 io ilaahay si toos ah ha u baryina mxa qaldan ???pressure halku kajira an ku waydiye

    • @MaxamadAxmadqaasim
      @MaxamadAxmadqaasim หลายเดือนก่อน

      ​@@AyuzhAishaAnikab waa argay guwa wahaabiya kasoo baxay gu qancay suuufiyada markii isburintoda jawaab u waayen😂

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn หลายเดือนก่อน

    Hakudaalin sheekhow waayo waxan oo dhan wahaabi ayaa masuul ka ah dadkana iskool aada haddaa tiraahdo kumayeelayaan.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn หลายเดือนก่อน

    Dagalka yuhuudda iyo israel diin shuqul kumalaha, lkn yaa sidaa fahmikara.