Opportunities. Meelkasto oo uu qilaaf ka jiro. Waxuu ka raadinayaa jaanis. Every dog has a day. Jaaniska waa hal mar wuuna kusoo marey Waana ka faaideeysan waaysay. Baladweyne iyo hiiraan indhaha eey maanta leedahay adigaa u yeelay. Baroow ka fiirso dadka aad wareysaneeysid Killed cabdifatax waxuu dilay dad faro badan oo eey kamid yahiin taageerayaashada ama kuwa ku daawado. Waana nasiib daro in eey soo xasuustaan walaalahood iyo waalidkood iyo qaraabadooda uu dilay Killed cabdifatax xasan afrax. Aduun hadii uu ku fakado aaqiro ayuusan ku fakan doonin oo cadaalad eey jirto xaga Allah.
Hadii uu qofku runta ka hadlo ma’ proms? Oramadu run ma sheegto miyaa? Caqliga fuud lagaaga shub ee kafiirso waxaad ku hadlaysaa. Ninkani xaqiiqduu ka hadlayaa Ilaahay ha barakeeyo.
xage reysal wasare joga war xasan ayey kabi look abata kuna dhamata xasan magafe isaga reysal wasare isaga 25 wasir ah isaga taliye 4 cidan ah warya isaga iyo ilmihiisa is yo nagihisa xasan ma aha madax weyne isgana didey in u tasturki marku turey ayuu cadeystey in u yahey gudoomiye USC
Xassan iyo hamze Mata umbey qalad galeen wayo halka qof ee halka qof ee halka ku dhintey ilaah iyaga ayu weydin wadanka wada hadal aya lagu dhisey ee xoog socon meyso Ahmedna Mata isgaa xaqa udhow oo lagama guuleysanayo wayo shacabkisa ayu heysta dalka qabilada iyo gobolada heysaka ahade ineen Somali laga kari waye minatariga guud un hala wadaago ee dowlada waxan lenahey Anoo shacabka Djabouti ah No dagaal
war khilaf majiro magafe aya dadki iyo dalki babi iyey war somaliyey war koxdan magafe edeysane ina suuban wa in maxkamad wa in la aga midoba madharge qaburaha qote wax kafakadey majiran war koxdan mafiyada magafe somaliyey
Cali khaliif galey Alayarxam Kelmada uu ku yiri beesha SNM ee ah Ama Wax baan Wada yeelaneynaa Ama Waanu ku kala Soconeynaa Waa tan hada ka taagan jubbaland oo uu Wato Xassan dhiiqo oo Ayax ah, Adeer cidna ka yeelimeyso reer Unukàa leh iyo loo joojin mah iyo kuba daba yaacaya Xassan diirato, Markii jubaland la aas assayey Xassan diirato Waa nin Ka yiri jubaland in la dhiso dhimashaan ka xiyaa ? Mar ay Odayaal Marixaan oo dacwo ka ah Sheekh Axmed u tageen Xassan diirato Waa nin Ka yiri dhulka Marixaan iyo Ogadeen Isku heystaan Waa dhul hawiye Waa yaab ,??? Waa ninka Sharcigii Wada Ogolka ah bur buriyey ee Mid Isaga uu Sameystey Raba in uu ku bedesho Si uu Usii joogo Madaxweyne nimada Umad Somaliyeed kelmadaha foosha Xun ee uu Xassan diirato isticmaalo Waxaa ka Mid ah cidna loo joojin mah Sidii guri uu Isaga iska leeyahey, Xassan diirato Waa nin Ka Inta Ciidamadii Qaranka bur buriyey hadana dhistey Ciidamo belleed Sameystey ??? Waa ninka ku haminaya In uu jubaland geysto Mr yes men Sida Marxuum xamza oo kale Marxuum xamza Waa ninka uu Xassan dhiiqo ku yiri Raisul Wasaaranimada Waan baabi'iniyaa ee ii Saxiix Marxuum xamza Waa uu u Saxiixey Waa hade Nin lagu yiri Saxiix kursigaagaan baabinayaaye ??? Xitaa Kuma uusan dhihin kursi beelnimaa la'igu Siiyaye bal beesha aan la Soo tashado? Ninkaas buu Xassan diirato u Wadaa jubaland ? Adeer Nin Rag bey dardaaran u tahey doqoni hamogaadok Xassan diirato Shaley Wuxuu lahaa hadaad Aragtid Nin Ajnabi u tagey Nin Walaalkiis darteed buu Ugu tagey ? Viva Sheekh Axmed Madoobe
Mansha allaha ❤wiila Sheena 💔 caqliga badan ❤Ahmed madoobe guulayso geesi ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
I'm sure Axmed Madoobe and hassan sheikh who is success his fighting 100% Axmed Madoobe success and remain in Jubbaland next 5 years insha allah
Aniga oo Mareexaan Gedo ah ayaa leh ,ninkii dhuul ku yimid bay geeridu dhibeeysaa.Axmed iyo Jubaland guul.
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
sida axmad madoobe rabo ayay wax u dhacayaan waa xaqiiqo taasi waxa ay wadaan wa shame midba midka kale ayuu soo xidhayaaba CAYAAR AYAA LO MALEEYAABA
Ilaahay somalida garaafkood hakoriyo.ilaahay madax Wanaagsan haudooro amiin
Wax walba waqti beey leeyahin axmad madobe waqtigisa wa dhamaday
Fikirka laab la kaca ah ma fiicna axmed dadkii taageeri jiray iyo kuwo kusoo biiray ayaa taageeri waxaan ku tusi maamulka muqdisha oon afgooye gaadhi karin meel ku qoro taa xasan Somalia dhisan kama tagayo hadaad aqligu shaqeynin
@@dhurwaalechannel6137waa yaabe dagaal ma cid uu uroonyahay miyaajirto
Axmad madowey waa nin jajuus weyn wana la so xihdhaa dawan
Mashallaaaaaaah ninkaa waa nin xigmad badan walhi
Maansha allaah
HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. Abdi aziiz. Barrow.shoow
Amiin
Wan ku salamey. Abdi aziiz barroow. Show. Wa. Sahal abdi boulalee. OO. Joogta. Magaalada Djibouti. EE. WADANKA. J. Djibouti
Dowlada Somalia viva
Allaah kubarakeeyo
Mahadsanid barow
Ahmed CADE ❤️💯 MORYANTA USC wala so afjaraya
Muuse Biixi is gone, Ahmad Madoobe is in the oven.
Ninka Sarta Saaran Suldaan Cali Weeye Ninka hoosta joogaa Adoonkiisa weeye.
WAxaa Guuleysanaya Suldaan Cali Yusuf Keenadiid ( Ahmed Madoobe )
Taariikhda lama Arag Adoon Guuleysta
Axmed waayo axmed hadaf ayuu leeyahay xasanse waa bilaa hadaf iyo wuxuunan heleynin nin raadin
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
dulmiga haduu bato waa soo gabagabowda markay axmed inta uu dulmi ku hayo siyaasygu ma arko miyaa
Ilaahayow Nasri deg deg ah u soo deji Soomaali iyo Gogol Nabad ah Cadowga u xargo goosanaya inuu naga faa iideystana naga qabto Dowladaha Jaarka ugu horeeyaan.
INSHA ALAAH DOWLADAA GUULEYSANEYSA SI DADKA IYO DALKU ISKU RAACO INTA KALENA UGU QUUS QAATAAN
Dowlad dal dhan xukunta iyo gudoomiye gobal sideebaad is ku ag dhigtay? Ma’ dowladaad ka soo horjeedaa?
Xagay xukuntaa?
@@irshadnor4840xaafadada
Amuus oromo yahow
irshad waa oromo ogada xaranta afka somalida bartay waye
Abdi Farax jamacadee buu ka soo baxay ma’siyaasada buu soo bartay mise waa wixii 4.5 ka dawlad ku noqday?
Waa been somaliya maanta weyka baxday waqtigii isku keen keenka ama waxa Loo yaqaano chapter 7
Waa waqtigii 4.5 iyo oday cilmi lahayn dalka laga Corey’s lahaa gudomiye gobal bay ku Elsa Aya iyo hal Madexweyn .
Been been iyo qabiil qabiil dalxoreeye wuu diiday AS waa in la’s oo xiray
Caqli badan oo ka duwan Madaxda iyo Hoggaaminta Soomaalida ayaa Wiilkan ka muuqda. Waddankani uma baahna Annaa iidhi,iyo Taydaa socon. Wuxuu u baahan Nin dulqaad badan oo Samir badan, ururshaa ah oo higsi fog leh. Haddii kaa la helo waxaa badbaadaya wixii la yab-yabay. Mustaqbal iftiimaya ayaa kaabiga inagu hayee yaan dib loo noqon.
Salaama yaa Rabbi!
Waxs guulesaha axmed madoobe wayo dhulkisi iyodadkisi ayudhexajogaha
Ninka Sarta Saaran Suldaan Cali Weeye Ninka hoosta joogaa Adoonkiisa weeye.
WAxaa Guuleysanaya Suldaan Cali Yusuf Keenadiid ( Ahmed Madoobe ) 1:50 1:51
Opportunities.
Meelkasto oo uu qilaaf ka jiro.
Waxuu ka raadinayaa jaanis.
Every dog has a day.
Jaaniska waa hal mar wuuna kusoo marey
Waana ka faaideeysan waaysay.
Baladweyne iyo hiiraan indhaha eey maanta leedahay adigaa u yeelay.
Baroow ka fiirso dadka aad wareysaneeysid
Killed cabdifatax waxuu dilay dad faro badan oo eey kamid yahiin taageerayaashada ama kuwa ku daawado.
Waana nasiib daro in eey soo xasuustaan walaalahood iyo waalidkood iyo qaraabadooda uu dilay Killed cabdifatax xasan afrax.
Aduun hadii uu ku fakado aaqiro ayuusan ku fakan doonin oo cadaalad eey jirto xaga Allah.
Fadlan. Anaguu. Waxaa. Aan. QABIILKA CIISEE. EE. DEGAA. GOBOLKA AWDAL. GAR AHAAN. ZAYLAC IYO. LUGHAYA STATE OF SOMALIYA
Taas iswaydiin malahan ahmat madobe ayaa guulaysanayaa 2 dubaa waa 2 DOQON oo Dantooda ka shaqeeyoo waaye / aniga waxan leyahay axmat/ Geedanaar guulaysoo gurgurte iska celii??????
Wsxaan wareysi maaha ee kalayaaca waxa lagahadlayo iyo waxakahadleysan ismalihin😊
Guul kullaha cidna ma guulaysan doonto sabtu midkoodna sharci kuma taagna sharciga lagu tumanaayo ka walbahaar xasan axmed waa 2 shaqsi laakiin kutuma shada shacigu waa wax halkaa na dhigay
Abdicasiis ninkan maha nin dhexdhexaad ah ,ninkan kuma haboona su'aalahan nin ka jawaabi karo mahaa.
Dhinacuu u hiillinayaa, maxaadse ku caddaynaysaa?
Waqtika fiican ee laqaban lahaa majirto doqon yaan lagaaga darin ayeey lafadhiween thy waxaad ka hadleeysid maba jirto dowlada federaalka waa in lasoo qabto axmed m Ethiopia io izagaba waa lasaaray
Hadii qofku hadalka runta sheego ma rufyaanbaa?
Isku xishoo, ninkani waa run sheeg waana rabbi Yaqaan.
Diin ahaana waala kala qaybsanyahay aaaa😮
✌️✌️✌️✌️✌️
Hadii uu qofku runta ka hadlo ma’ proms? Oramadu run ma sheegto miyaa? Caqliga fuud lagaaga shub ee kafiirso waxaad ku hadlaysaa.
Ninkani xaqiiqduu ka hadlayaa Ilaahay ha barakeeyo.
RUFIYAAAN XAWAADLE IGA DHEH
Sun cab taas lee kaadhimane, qandho uus kuusan 😂
Saxiibkey baow maantay waa kaa xumaatay waxaad noo wareeysatay nin cuqdad Qaba oo dhinac u raran waxaa kaaga haboon inaad Qof dhaxdhaxaada aad wareeysat
Baroow ruux ad wareeysi kaqaato maad weeysey 😂😂
Kkkkkkkk 😄 😄 😄 waa labo qaain ah xaqaa isku diyay ilaahey hana dhaafiyo labadaba 😂😂😂
Cabdi,casis,ninkan,,,admesha,,sofadhisisay,,isagaba, mucarada,,,Anaga,,somaliahan,,, waxan,ogeyn,dadisku, dinah,iskuafah,,iskudhaqanLkn,ninkan,maxowshegay,,mafahanten?
Kan af Somali iyo balaaqo midna ma hayo, siyaasi kan ayaa ceebeeyay bal muu iska xamaasho.
xage reysal wasare joga war xasan ayey kabi look abata kuna dhamata xasan magafe isaga reysal wasare isaga 25 wasir ah isaga taliye 4 cidan ah warya isaga iyo ilmihiisa is yo nagihisa xasan ma aha madax weyne isgana didey in u tasturki marku turey ayuu cadeystey in u yahey gudoomiye USC
Barrow.kan.ookale.wàx.haweydiin.qabqable.dagaal.ayuuxyeysiinayaa.subcadaad.ilaasho
Xassan iyo hamze Mata umbey qalad galeen wayo halka qof ee halka qof ee halka ku dhintey ilaah iyaga ayu weydin wadanka wada hadal aya lagu dhisey ee xoog socon meyso Ahmedna Mata isgaa xaqa udhow oo lagama guuleysanayo wayo shacabkisa ayu heysta dalka qabilada iyo gobolada heysaka ahade ineen Somali laga kari waye minatariga guud un hala wadaago ee dowlada waxan lenahey Anoo shacabka Djabouti ah No dagaal
AR DAYA GACAN KU DHIIGLI HII ABDI FITAAH AHAAA
Waa mayan libis sudadah ayuu qatay barow sow waxaa tahay dabil wariye maant waa gashay markzle hunoqani wares sanokalah
war khilaf majiro magafe aya dadki iyo dalki babi iyey war somaliyey war koxdan magafe edeysane ina suuban wa in maxkamad wa in la aga midoba madharge qaburaha qote wax kafakadey majiran war koxdan mafiyada magafe somaliyey
Waa Oromo uraya kani
Sidii loo kala adkaaday ha la isku xakumo ma xuma,intii 35 sano la isku cakirnaan lahaa
Nin culus weeye wariyuhu waa dag dagaayaa shaqsi inuu afka uga liyo ayuu rabaa isna qaran inuu ka hadlo ayuu rabaa
😂😂😂😂your asking the wrong person
Waxba ma taxliilin karo ninka aad la wadaagisid saadaasha
Cali khaliif galey Alayarxam Kelmada uu ku yiri beesha SNM ee ah Ama Wax baan Wada yeelaneynaa Ama Waanu ku kala Soconeynaa Waa tan hada ka taagan jubbaland oo uu Wato Xassan dhiiqo oo Ayax ah, Adeer cidna ka yeelimeyso reer Unukàa leh iyo loo joojin mah iyo kuba daba yaacaya Xassan diirato, Markii jubaland la aas assayey Xassan diirato Waa nin Ka yiri jubaland in la dhiso dhimashaan ka xiyaa ? Mar ay Odayaal Marixaan oo dacwo ka ah Sheekh Axmed u tageen Xassan diirato Waa nin Ka yiri dhulka Marixaan iyo Ogadeen Isku heystaan Waa dhul hawiye Waa yaab ,??? Waa ninka Sharcigii Wada Ogolka ah bur buriyey ee Mid Isaga uu Sameystey Raba in uu ku bedesho Si uu Usii joogo Madaxweyne nimada Umad Somaliyeed kelmadaha foosha Xun ee uu Xassan diirato isticmaalo Waxaa ka Mid ah cidna loo joojin mah Sidii guri uu Isaga iska leeyahey, Xassan diirato Waa nin Ka Inta Ciidamadii Qaranka bur buriyey hadana dhistey Ciidamo belleed Sameystey ??? Waa ninka ku haminaya In uu jubaland geysto Mr yes men Sida Marxuum xamza oo kale Marxuum xamza Waa ninka uu Xassan dhiiqo ku yiri Raisul Wasaaranimada Waan baabi'iniyaa ee ii Saxiix Marxuum xamza Waa uu u Saxiixey Waa hade Nin lagu yiri Saxiix kursigaagaan baabinayaaye ??? Xitaa Kuma uusan dhihin kursi beelnimaa la'igu Siiyaye bal beesha aan la Soo tashado? Ninkaas buu Xassan diirato u Wadaa jubaland ? Adeer Nin Rag bey dardaaran u tahey doqoni hamogaadok Xassan diirato Shaley Wuxuu lahaa hadaad Aragtid Nin Ajnabi u tagey Nin Walaalkiis darteed buu Ugu tagey ? Viva Sheekh Axmed Madoobe
Yaa kle diina?
Nikaan warkiisa ma cado
Barow show qufad wares waa dilay qaron mardabo ku firamayi waa cabdifaatx ika ilaali
Juba dAgaalku uns kuma cusba 33 sano ayuu kusocdaa
War makasaayo
Nin Fiican ayaad waraysatatay