ABDULAHI HAGIO PRANK CADASAAT INDHAHA MAXAA IGA RAACAY WAANA LUG GO'AY hhhh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 468

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +170

    inta markay prank aragtay soo carartay like dhac ❣❣😂😂

  • @riyaamohamed8659
    @riyaamohamed8659 2 ปีที่แล้ว +71

    abdullahi hagio mrka arky ciwnka wan soo orday🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️💞🥰shaqsi aan jclhy

  • @bintabdalla1727
    @bintabdalla1727 2 ปีที่แล้ว +61

    Shid Amiiro inaa balansato ayee eheed Wallahi Asadoow Prank qatar ayuu ahaa lkn adigaa ku dheshay🥰

  • @updihakiimcllahi790
    @updihakiimcllahi790 2 ปีที่แล้ว +11

    GABADHAAN OO DUKAANKA GADESO WA QOF WNGSAN WAXAU ISKA ILAALE INAY TAABATAO MASHALAH❣️

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 ปีที่แล้ว +38

    "Iska ilaali inaad noloshaada uhibeyso ama aad siiso qof ay suurta gal tahay inuu berri dhabarka kaa toogto nolosha waxa ay ina bartay dad aad isku jeclaa kadibna noqday kuwa dadka iskugu neceb fadlan garo inaad kala barato dadka wax kuso kordhinaya noloshaada iyo saaxiibada leh danta gaar ah"

    • @Dajiya77
      @Dajiya77 2 ปีที่แล้ว +1

      Shaqsi wngsan wll Wan ku salaamy
      Mararbdn waan ku arkay🥀❤😻

    • @5-starsnews
      @5-starsnews 2 ปีที่แล้ว

      @@Dajiya77 jazaakallah wlashy wa wajib inan idinla wadago wixi alle ibary qof wngsn thy m.a salaan ban hawada ku so marin..

  • @DanKahadal
    @DanKahadal 2 ปีที่แล้ว +70

    ⚠️⚠️⚠️Don’t wear lenses if you won’t see a doctor first. You have to wear clear lenses first to practice before the coloured lenses. Remember they might damage your Eyes sights. ⛔️

    • @samiirriyaad3287
      @samiirriyaad3287 2 ปีที่แล้ว

      Okay 👌

    • @queensaaram5501
      @queensaaram5501 2 ปีที่แล้ว +1

      Somali nogu sheg

    • @fatushmuqtar4748
      @fatushmuqtar4748 2 ปีที่แล้ว

      Ilo

    • @kinghakimi1087
      @kinghakimi1087 2 ปีที่แล้ว

      @@queensaaram5501 wxu dhahy ha xaranin bahasha ado dhaqtar aadan u tagin mrka hore dhaqtar utag waydii wxaana lga yaaba inu indhahga dhaawaco

    • @queensaaram5501
      @queensaaram5501 2 ปีที่แล้ว

      @@kinghakimi1087 wa runtisa mahadsanid walal🥰😍

  • @leylocumar1102
    @leylocumar1102 2 ปีที่แล้ว +1

    #asad hagio anigoo badiyo joogo ayaa daraadaa gari dameer ukor saaranhy meshan jogo anteeno fcn maleh si wxii inta safarka ahaa idhafay aan udaawado respect wllkey aan alle dartii ujeclahy

  • @craaficcraxiim4482
    @craaficcraxiim4482 2 ปีที่แล้ว +18

    Inta fahnty inuu dhhy qaniis mathy isoo raaca 😂😂😂

  • @ibraahimrasta3610
    @ibraahimrasta3610 2 ปีที่แล้ว +5

    Inta murugeesan murugada Allah ha ka qaado aamiin isooboqo wll mcn

  • @simanmh3223
    @simanmh3223 2 ปีที่แล้ว +5

    Bismillah 🙄Asad gooraa madaxa kugu dhuftaa weyn lahaa😯😯😐 dulqaad badanaa Gabadha😂🤣😂😂🤣

  • @mahadsomali
    @mahadsomali 2 ปีที่แล้ว +10

    Khaniis Maa Tahay Waxaan Maxaa kuu geeye😂ABDULLAHI HAGIO😂😂😂

  • @sacdiyoabdullahi5339
    @sacdiyoabdullahi5339 2 ปีที่แล้ว +47

    Waad iga qoslisay runtii🥰
    Keep going🥰

  • @nasrofarah8216
    @nasrofarah8216 2 ปีที่แล้ว +11

    Hagio family love you dhamntina allha idin hfido🥰💯🤲

  • @mralone251
    @mralone251 2 ปีที่แล้ว +3

    Lgnd asad hagio cfimdkaga alle dib haku so celiyo I.a🥰

  • @queens5170
    @queens5170 2 ปีที่แล้ว +30

    Abdulaahi : gabadhaha iyo waxii daris la eh kulahaa😩😂😂😂
    anoo gabaraa neceb lenseskan sisiyaa uga cabsadaa😂😂😂

    • @malabey197
      @malabey197 2 ปีที่แล้ว

      Ani xataaaa hal mar aa isticmaalay 2015kii sida hdda caqli u leeyahay uma leheen😂😂😂

    • @anuushhayati7386
      @anuushhayati7386 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa markaad badsadid indhuhuu ridaa ani xataa waan necbahay

  • @iamcrazy8520
    @iamcrazy8520 2 ปีที่แล้ว +60

    I think today I am the first person that watch and like this vedio 🥰✊

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 ปีที่แล้ว

      Captan subscribe iisaar legend

    • @mohammedmuslimenoh7867
      @mohammedmuslimenoh7867 2 ปีที่แล้ว

      Qofkaan English ma baran miyaa verb laguma soo barin miyaa😂😂😂

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 2 ปีที่แล้ว +25

    Madaxweynaha 10aad ee Somalia waa madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo insha allah🇸🇴🥰☝

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 ปีที่แล้ว

      Captan subscribe iisaar legend

    • @caashocuud9105
      @caashocuud9105 2 ปีที่แล้ว

      Insh allh

    • @malyunabdi2744
      @malyunabdi2744 2 ปีที่แล้ว

      In sha Allah 🤲🏻🤲🏻

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว

      Xarmaajo maso laabanaayo

    • @Anfac__anna
      @Anfac__anna 2 ปีที่แล้ว

      @@mahdimohamed7056 Naaneesaha xun uu qofka dhibsanaayo inee dambi thy sooma ogid marabi kugu filan cid kugu qasbeyso majirto

  • @jayziomar3506
    @jayziomar3506 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdullahi waa ku raac sanahay sabatoo ah indhaha waa shey qaali ah brother marka iska daay

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 ปีที่แล้ว +3

    xabiibkena scw ku sali wll
    wllka musliimka ah muumiinka ah imaanka leeh kherka jecel naso boqo subscribe like shere nagu tager alle haku cafiiye jasakallahu kheyra

  • @mohaisakh4019
    @mohaisakh4019 2 ปีที่แล้ว +12

    QaNiis maataHay kuLaHaa apdalla Hagio 😂😂✊

  • @suudaanipoojo528
    @suudaanipoojo528 2 ปีที่แล้ว +5

    😀😃🤣🤣🤣🤣
    Hdii commenti cod Ahan la izagu zo duubi lahaa azadow Qozol Aa ka dhargi Laheyd
    Mxa wye hindhaha zida ka ziineyzzid Fulley 🤣😃

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka496 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah Walaal Naftiisa ka jecelbaad haysataa Maqal wuxuu yidhi caafimaadkaaga u tudh waayo hadii ciyaartaas indhaha wax kaga gaadhaan dhaawaca ku soo gaarayo ayuu ogyahay

  • @sadocabdi7737
    @sadocabdi7737 2 ปีที่แล้ว +1

    Wuxu kugu surta galiwayeey Abdullahi ayaa dacad ku ah walhi 👬❤❤❤❤❤

  • @simranmohamud8986
    @simranmohamud8986 2 ปีที่แล้ว +5

    Amira ina aadid bay ahayd iyada ku galin lahayd noh 🤣🤣🤣🤣

  • @najmocaalin
    @najmocaalin 2 ปีที่แล้ว +1

    Asxaabta bisha inta eey dhamaan asad xajiyow 1m hala gaarsiyo iyo kabadan

  • @BariiraPodcast
    @BariiraPodcast 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa muslim way iska ilaalin inay tabato wiilka

  • @drshoniishamohamed1911
    @drshoniishamohamed1911 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxbow asad ifraax khaliif soo qabo challenge kula sameyso uxiisee

  • @maskiinuleeye674
    @maskiinuleeye674 2 ปีที่แล้ว +12

    11:51Khaniis ma tahay inuu dhahay abdullahi inta fahantay like😁

  • @asmabashiir428
    @asmabashiir428 2 ปีที่แล้ว +1

    Ar amira qurux aya uwici lahed ayadha kucawin lahed 🤣🤣🤣

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 2 ปีที่แล้ว +2

    Asad waa mucjiso wllhi iyado la hurdaan dawanye xafda qoslaykayga lagu kac 😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @sacdiyoabdi6170
    @sacdiyoabdi6170 2 ปีที่แล้ว

    Asad next barnaamijkaa prt2 kaa suugeenee haween dambe nosoo gali i.a

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 11 หลายเดือนก่อน +1

    2023/11/4 who still watching this ❤ hada dawaneysid like ISKA SAAR 😂❤ waan idin salaamay inta iga dambeysa farxad ku noolaada inshallah

  • @fitaaxgamer6090
    @fitaaxgamer6090 2 ปีที่แล้ว +2

    naagtaan wee dulqaad badan tahay walahi ani hadaa ahaan laha waaba ku dharbaaxi lahaa walahi😅😅😅

  • @asmamohamed3700
    @asmamohamed3700 2 ปีที่แล้ว

    Asad hagio cdi isha lee saar ku adi mesha madowga kadib isha wareeji wax fudud lee wye 🥰

  • @CimraanCabdilahi
    @CimraanCabdilahi 7 หลายเดือนก่อน

    Abdilaahi Jagio asad Hagio Allah isku kindly daayo Zxp Qali😊

  • @mohameddeeq2681
    @mohameddeeq2681 2 ปีที่แล้ว

    M.a ruux igu qaaliya aaan taaagiro bal ina hoyo mcn asad hajoi mar uun isoo qabo ina hoyo mcn

  • @liyaomars
    @liyaomars 2 ปีที่แล้ว +7

    🤣🤣🤣Cabdullaahi wixiis dhahay waa fahmay 😂😂😂kh uu ka bilaabmaa 😀

    • @zilentpoi5528
      @zilentpoi5528 2 ปีที่แล้ว

      Khaanis miyad tahy ayuu dhahy

  • @joseph..yare..
    @joseph..yare.. 2 ปีที่แล้ว +2

    Asad my brother
    LEGEND ALWAYS LEGEND
    Madaxaa ii saarantahay🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️

  • @aishaabdullahi3544
    @aishaabdullahi3544 2 ปีที่แล้ว +1

    MnshAllah Asad Hagio qof an tagero keep going wiil an jeclxay😍

  • @sharma_nuur4354
    @sharma_nuur4354 2 ปีที่แล้ว +17

    Keep going legend ASAD

  • @fadumoabdullah9562
    @fadumoabdullah9562 2 ปีที่แล้ว +1

    Ased sandhan ma Foley ocahed😂😂😂😂😂qosol igo maharin

  • @zuhuracise9060
    @zuhuracise9060 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga Is xasuustay 3saac ayaa laygalin katiwayey🥺😅😅😅😅

  • @kaynaancarab7118
    @kaynaancarab7118 2 ปีที่แล้ว +3

    Prank ku soosameee odaygiih arimeheena 😆

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 ปีที่แล้ว +3

    Illahy dambigaga hadhafo plz shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi😅🤣

  • @shamsudiinhaajiabshir9191
    @shamsudiinhaajiabshir9191 2 ปีที่แล้ว

    @asad hagishan wll maqal hadalka wllka kaweyn qof wax garad ah watahay RIYADADA ALLHA KUU RUMEYO WLLKY❤

  • @abdulazizkopra3875
    @abdulazizkopra3875 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtis Asad waxan saneyn leeyihiin ha gashan plz🙏🙏🙏🙏

  • @mohmednoryusuf3169
    @mohmednoryusuf3169 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi kaligey iska qosley 😆😆😆😆

  • @aweysmaxamed290
    @aweysmaxamed290 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh asadow

  • @siyaadyare4471
    @siyaadyare4471 2 ปีที่แล้ว +1

    War qosol aya i dilay walahi😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁markey naagta ku galineysy indhaha

  • @muqaladcusub2295
    @muqaladcusub2295 2 ปีที่แล้ว

    Kulahaa qanisan maa tahay. Intaa fahantay Like dackusiyaa

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 2 ปีที่แล้ว +3

    Sxbow asadow sxbka abeera Cade prank ku samey waa codsi plz&plz❤️ respect 🙏

  • @Maidaxasan123
    @Maidaxasan123 2 ปีที่แล้ว

    Labadiina yaa weyn asad hajio

  • @ismaciilboss6366
    @ismaciilboss6366 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi.c.laahi waashaqsi qalbi wanaagsa

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 2 ปีที่แล้ว

    FULEY WEYN TAHEY ASAD HAJIO SEE WAX UJIRAAN ODEY XAAYOW

  • @jplifa70
    @jplifa70 2 ปีที่แล้ว +2

    It's so amazing Asad hagio allaha ku cafiyo

  • @juniorafrica.
    @juniorafrica. 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa walaal kii kusoo garab qabtay kadaa Barankiga 😥plz

  • @mahdiaabdinoor8450
    @mahdiaabdinoor8450 2 ปีที่แล้ว +5

    Oh my God Asad hajio made my morning wlhi i laughed seriously 😂😂😂😂😂

  • @hafsaomar9833
    @hafsaomar9833 2 ปีที่แล้ว

    Amiiira ku sheegtay iyda uwac

  • @najmamohmouth7623
    @najmamohmouth7623 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala beerka qosol iguma hadhin 🤣🤣🤣

  • @AhmethIndho8990
    @AhmethIndho8990 2 ปีที่แล้ว +2

    Finally abdulahi hagio is back hhh

  • @amsamohamoud1838
    @amsamohamoud1838 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaalo is jecel allow isu daa

  • @rumaanhassan3370
    @rumaanhassan3370 2 ปีที่แล้ว

    Amiiro qurux baa ficnaan lhyd in aad balansato

  • @nastehoyoussouf9569
    @nastehoyoussouf9569 2 ปีที่แล้ว

    Apowe Asad aniga waa kutagera lkn 🥺jecel ku Qaba 💖 🙈💔walhi bilhi

  • @sultanahb.sultan4086
    @sultanahb.sultan4086 2 ปีที่แล้ว

    Amira Qurux maa wacatid iyada ku gelin lahayde

  • @CabdiMalikyare1
    @CabdiMalikyare1 2 ปีที่แล้ว +2

    Qofkii ugu fiicna ugu Kharkov badnaa ugu aqoonta badnaa uguna xishoodka badna eebe inta uu abuuray waa Nabi mohamad (SCW)
    PLZ HADA MUSLIM ☪️TAHAY SUBSCRIBE IISAR

  • @hudamuuse3427
    @hudamuuse3427 2 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha iyo wixii la dariskaa😁😁😁

  • @accsomalia9146
    @accsomalia9146 2 ปีที่แล้ว +2

    5:50 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hassanMohamed-do6nl
    @hassanMohamed-do6nl 2 ปีที่แล้ว

    Sbxnlh the way she avoided by the ajanbi man....ilahow qabdaahyna xishodkas si

  • @wll______________adde9817
    @wll______________adde9817 2 ปีที่แล้ว +2

    AzaD HajiO wll wlhi si qaas ah ku jec lahy wlhi wlhi pro ✊🙏🥰

  • @fansasadhagio2712
    @fansasadhagio2712 2 ปีที่แล้ว

    Asadow ii balN qaad madkaa 1m gaadhno inaa iphone ii gadayso wa codsi wll mcn

  • @sahruj2haji239
    @sahruj2haji239 2 ปีที่แล้ว +1

    Ifah qalif meday horta 🤔😃

  • @malabey197
    @malabey197 2 ปีที่แล้ว

    Waaa fahme kh maa tahay kulahaaa
    Waa runtiis

  • @mofarah3972
    @mofarah3972 2 ปีที่แล้ว

    Azad hbn wlpa video wow iga qor saan hda ku wado 1m garee

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 2 ปีที่แล้ว +1

    First person ahay iicimaamada

  • @khulasomovie
    @khulasomovie 2 ปีที่แล้ว +1

    ASADOOW PRO XALFADII 700K MEEDAYANEE NIO WAA LAGAGA FADHIYAAYE

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 ปีที่แล้ว +1

    Illahy dambigaga hadhafo plz shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi😅

  • @craxiincsalancraxman5469
    @craxiincsalancraxman5469 2 ปีที่แล้ว

    Bismilaah gabdhalee maajoogo mole ka

  • @aliyareoffecie
    @aliyareoffecie 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi wa anigo kale xita ma mar san karo indho kul sas ayan biriq biriq uga siina ilove

  • @seynabmohamed3681
    @seynabmohamed3681 2 ปีที่แล้ว

    markii laguu soodhawiyo leeba isku qabanee indhaha🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 2 ปีที่แล้ว

    Fadil ceyda iyo cumer adigo prank ku sameynayo wali ma arag kuso sameey

  • @abdiaziizmuhammed6678
    @abdiaziizmuhammed6678 2 ปีที่แล้ว +1

    Asad challenge part 2 away zxp

  • @abdullahimuumin5920
    @abdullahimuumin5920 2 ปีที่แล้ว

    Maanta ani maa qoslin heeee 🥰🥰wllhi waan fuuray 💝💝

  • @kingmoha8058
    @kingmoha8058 2 ปีที่แล้ว +1

    AZAD WLAL PRANK XARANWA ISKDAF ILAHEY DRTIS AYANKUJCLHY WLL QALI

  • @deeqocabdi1998
    @deeqocabdi1998 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk walaahi qosol anoo kaligaa qoslay saad indhaha ka siinayso

  • @munishbeauty7431
    @munishbeauty7431 2 ปีที่แล้ว +1

    Cayda so qabo sad brank ku same plzzzzzzzz 😩😩😩😩

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 ปีที่แล้ว +1

    The only one TH-cam is the asad hagio💞👍

  • @aptirizak6196
    @aptirizak6196 2 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣San dhan maa FuleY utahay anipaa iga xanaajizeee fuleY YohooW

  • @abdifatahhussein5985
    @abdifatahhussein5985 ปีที่แล้ว

    Ceyda iyo cumeer wallalo

  • @anisomohamud5406
    @anisomohamud5406 2 ปีที่แล้ว +1

    Wn ku raxsanahaY ina noqdo qofki ugu horeYe❤🎊

  • @Haboon7832
    @Haboon7832 2 ปีที่แล้ว +3

    Naag ma naqaty kulaha cabdullahi🤣

  • @TIMIRQOLOFMALEH2024
    @TIMIRQOLOFMALEH2024 2 ปีที่แล้ว

    Oh sorry AMIRA IYO ADNA inad sii wadato aya fiicneyd brother

  • @aragsanabdi4538
    @aragsanabdi4538 2 ปีที่แล้ว +5

    3mint 1k view 🥺❤abdulahi hagio wn jeclnhy wlhi

  • @Hanadmohamed2749
    @Hanadmohamed2749 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi sidaan u qosley manta waligay uma qoslin

  • @Basm025
    @Basm025 2 ปีที่แล้ว

    Arimheeenana kusoo sameee asadow

  • @yasiinmahamed4786
    @yasiinmahamed4786 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaltinimo ninki garanaya garanaya cirooliyo ciyaalow makawadana suuqaa bilaashkaa dhabta kii suuq gslayoow iskajir hhhhhhhhhh 😄😄😄😄😄😄😄😄

  • @abd7517
    @abd7517 2 ปีที่แล้ว +1

    Aboowe ha iska gashinin adoo raali ah waxay noqoneyso ma ogid dabcan indhaha waa xobin aad u tabar daran Uma adkeysan karaan xanuun yar please ha iska galinin

  • @keefali2864
    @keefali2864 2 ปีที่แล้ว +1

    10 jeer last one hhhh😂🤣🤣🤣 alla gabadhu dulqaad badanaa

  • @hodhanabdikibar7885
    @hodhanabdikibar7885 2 ปีที่แล้ว

    Labada gacmod mad ku qabsadid #isha maxey tahay dhadhanimada

  • @sophiaiprahim5021
    @sophiaiprahim5021 2 ปีที่แล้ว

    Qaniis maatahy in uu dhahay inta ila argty😂😂😂

  • @dhudigaboze1389
    @dhudigaboze1389 2 ปีที่แล้ว

    Amiira inaad so kaxaysato ayey ahayd