"Ma jiro wax Irir Samaale la yidhaahdo ee Madaxweyne Muuse ayaa fashilka kaga dhuumanaya"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 173

  • @kskksshjks1931
    @kskksshjks1931 ปีที่แล้ว +4

    Illaahay ha'idinka abaal mariyo❤❤kalmadaa xaqa ah aad sheegteen.

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +4

    Understandable and very consoling in this stressful times great speech 😮😮😮😮😮😮😮

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj ปีที่แล้ว +3

    Maashaa allaah waa wax garad allaah haydin sharfo

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 ปีที่แล้ว +2

    Guul Jamaahiirta SSC of Somalia 💪 🇸🇴 ♥

  • @MaxamudraageMaxamud-ph6uz
    @MaxamudraageMaxamud-ph6uz ปีที่แล้ว +5

    Wlhi taas baan amin sanahay wakaa caqliga saliimka ahi

  • @sofeyassin5588
    @sofeyassin5588 ปีที่แล้ว

    ma sha allah

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 ปีที่แล้ว +1

    "Caqligii wanaagsanii itaal inuu ka roon yahay bal eegoo u fiirsataa"

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 ปีที่แล้ว +1

    Maan sha allah waa ragii talin jirey waxaan filayaa waa garxajis ❤❤❤

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 ปีที่แล้ว +4

    Marka horenaba been ayuu ahaa qaranka aad sheegaysaa beeni raad ma laha

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      Wa qabil qaran ma noqdo mar hore inay gartan bay ahayd

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah ❤

  • @sacdiyoducale2257
    @sacdiyoducale2257 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah wax raag aqli usaxib ah alle hadin xifdiyo

  • @nimoa3283
    @nimoa3283 ปีที่แล้ว +2

    Irir haduu wax tari iyagaa isku tari lahaa oo muqdisho ayey 30 sano dowlad la aan ma ahaateen

    • @yasukeuchiha6458
      @yasukeuchiha6458 ปีที่แล้ว

      Irir (hawiye, isaaq & ciise) iyagaa amaan xumada ka wada Xamar. Iyagaana diidan Soomaali mideysan & dowlad dhisan.

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah wax garad baa tihiin khayrka alaha ina waa ja fajiyo

  • @a.j2428
    @a.j2428 ปีที่แล้ว +1

    Waa Niman aad u fiiro dheer, Ragaasoo kalaa loo baahanyahay si xaqiiqda loo wajaho

  • @jamakhayre5789
    @jamakhayre5789 ปีที่แล้ว

    Siyaasiyiintu intaa uun haday fahmi lahaayeen, wax badan baa hagaagi lahaa.

  • @fatahwajaale3935
    @fatahwajaale3935 ปีที่แล้ว

    Irirsamaale dab ku sii shiidayaa ,waxba ma soo kordhiyaan Irirsamaale.

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 ปีที่แล้ว

    Ragba helay good job 👏 wax garad

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว

    SSC Guul Iinshallaah ❤️❤️💪💪💪💪💪

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 ปีที่แล้ว +2

    Idinkaa xiligiinii dhamaaday ciidanku waa difaac qaran halkaa fadhiyi maysid hadii ciidanka la soo qaado waa lays dhex yaaci

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว

      30jeer oo weerar ah ayay soo qaadeen ciidankii Badhida weynaa ee isaaq dhamaan kabahaa lala dul Maray markay u yartahay 5 Waaraad oo Bakhi hadiyad ayaan idiin soo dirnaa Baaqigiina waraabaha Nugaal jooga ayaanu Ku Macsuunaa

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 ปีที่แล้ว +3

    Cajiib! Waar nimanka TH-camr Calasow Saaqow oo dumarka kala tirsada sooshaal meedhiyaha iyo 3 habrood oo shiribka iyo buraanburka ka ciyaara deexda Xamar iyo aroosyada naf ka dayayaa siyaasad habaar ayaa ka asiibay ee dadow ha loo diceeyo.

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 ปีที่แล้ว +3

    Mashalah Waa oday Wax garad ah intaas ayuu Muse Sha’ni fahmi la’yahay

  • @kuusoowqawdhan1771
    @kuusoowqawdhan1771 ปีที่แล้ว

    Aniga oo odayaasha salaamaya, waxa ay u muuqataa in ay afka ka dhawrayaane, waxan Irirka lagu sheegay waxaa laga soo waariday oo geed fadhi u ah Geelaha Jabuuti; waxaana la soo marsiiyey Xasan-ka Xamar!!! Labada nin ee Hargaysa & Xamar fadhiyana waxaa looga taliyaa Jabuuti, waana wax cad oo aan qarsoonayn.

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😢😢😢
    Hooleey u geeya kilibkaan 😢😢😢😢😢 iyo candho

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul9852 ปีที่แล้ว +1

    Kolay waa odayadii xisbiga wadani dabada ka waday

  • @sickballer1995
    @sickballer1995 ปีที่แล้ว

    Dameer calasoow iyo danyeeradii usacabtumayay waad kusugteen.

  • @abdullahiisse9952
    @abdullahiisse9952 ปีที่แล้ว +1

    Aniga irir samle markii dagaalka Laas caanood bilaawday ayaa maldy yawaa horta 😂😂😂😂

  • @faisahersi5370
    @faisahersi5370 ปีที่แล้ว +3

    Manshalah caqli bay kuhadleen odayaashu

  • @ahmedgulliyogobanimosuldan1297
    @ahmedgulliyogobanimosuldan1297 ปีที่แล้ว +5

    Allahi odayaashan waay asiibeen gar .halkaas baay kujarantahay

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 ปีที่แล้ว +2

    Kkklkkkkk

  • @mohamedmohamoudibrahim-lk3nt
    @mohamedmohamoudibrahim-lk3nt ปีที่แล้ว

    😂 😂😂😂😂😂😂
    😂😂😂😂😂😂😂😂 Qaraaan noqdaay iriiiiir😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SalM00Z
    @SalM00Z ปีที่แล้ว

    Dhalashada sh Isxaaq Bin Axmed lama barxi karo waase lagu biiri karaa

  • @gavenblsn4753
    @gavenblsn4753 ปีที่แล้ว +2

    qarankii buu sharafta ka qaaday, alle sharafta ka qaad. waar wuxu magaagsanaa. quf ka liitaa abidkii inama soo marin, ina soo marina maayo.

    • @adandhux1434
      @adandhux1434 ปีที่แล้ว

      hada maad ogatay inuu sharaftii idinka qaday mid kaxun ayuu wali idinla rabaa

    • @ahmetakram1488
      @ahmetakram1488 ปีที่แล้ว

      Berina oromo sheegi Dee naageey

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkk hoolay iyo habraha lasocda waa naceebayeen

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว

    Xaqiqda waa midhka

  • @CfitaaxmaxamedCfitaaxmaxamed
    @CfitaaxmaxamedCfitaaxmaxamed ปีที่แล้ว

    garxajis markii ay wareeren oo xilkii madaxweynaha ku hongeeben meshii ay kaso farcameen xita wey inkireen

  • @hassanyare2298
    @hassanyare2298 ปีที่แล้ว

    Warka Odayaasha,ayaa ah midka dhabta ah,waxaa la yiri Daris ood Af ka dhow,war soomaali ayadoo wada Walaala ah hadana sida daris loo yahay ayaa la isu xigaa.hadalka Odayaasha ha la dhaweysto.

  • @kifax1433
    @kifax1433 ปีที่แล้ว

    Waryada Haddii aadan Aqon IRIR Samaale Xagee ku Noonan jirteen Aqmaxiin yahay

  • @rahmaabdi2689
    @rahmaabdi2689 ปีที่แล้ว +1

    Viiv irirbsamale tolakayo odyasha muse ku xume ba haysa

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 ปีที่แล้ว

    Jasaakalah kheyr caaqil waakaas war nimankan reeer soomaalilandow kuwaan yaa caqliiin ahe talada ka qaata oo ninka waalan iska qabta dan idiinma ah waxa uu idinbaday idinma qabato in soomaali oo dhan aad tuke cabaara noqotaan ee isdabaqabra soomaalina dabaqabta xabsiga laydinku qufulay haqaadanina ee iska qabta dabadhilifiinta gaalada u shaqeynaya oo idin halaagaya

  • @ahmedgulliyogobanimosuldan1297
    @ahmedgulliyogobanimosuldan1297 ปีที่แล้ว +5

    Wallai ninkaan waa.runtiis guuleysa wa nin caqli usaaxiib ah

  • @a.hakimwarsame5954
    @a.hakimwarsame5954 ปีที่แล้ว

    Hush, nac nac lays. Islaamahaa ayaa ku dhaama. Adaa dumiyey qarankii, madaxweyne idiima hayno

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว

    Xaqiidu wey caday waana lagama maarman

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว +1

    CBA = codka balaay abuurka
    Codka beenta aduunka

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 ปีที่แล้ว +1

    viva col mdxw muuse biixi

    • @ismailmohamed3417
      @ismailmohamed3417 ปีที่แล้ว

      Kumee iriroo kumee irirow 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 idoorland snm

  • @somaenglish4623
    @somaenglish4623 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂

  • @sundusmohamed8509
    @sundusmohamed8509 ปีที่แล้ว

    Daaarooood tashay irir samaaale Haaa idin la shaqaysto no calaaacal viiva harti pwer 😉

    • @somdhabah6059
      @somdhabah6059 ปีที่แล้ว

      Saas ha oran gabar raggani si fiican bay u hadleene..

  • @abdirisaqomer9096
    @abdirisaqomer9096 ปีที่แล้ว +1

    Muuse adeer lagama hayo irir samaale marna afkiisa lagama maqal gagka ka daaya madaxweynaha qaranka
    Waar waxsn waa daba dhilif waar waxaasi siyaassd laguma gaadho
    Cadawgii somaliland ayuu ku leeyahay waan is waydiinay irirsmaale cag jar
    Waar nsga aamus wax kuma hadlayside ( habsr fadhida lagdsn uga fudud ) hadal waa laga tagsy horumar baa loo jeedsaday
    Daaroodna guud ahaan waxay ku soi qaadeen weerar qaawan waana horumarka dalka
    1) Horumarka diplomacy lagaga guulaystay
    2) dekeda barbera oo heer caalami laga dhigay oo caalamka la tartamaysa oo laga soo horjeedsaday
    3) saldhiga military ee maraykanku ka samaytay barbara oo lagu soo duulay
    4) shidaalka wadanka laga baadhayo oo laga helay aakhirkii lana soo saaray oo lagu guda jiro
    Lkn cadawgii xaarmaajo diplomacy yada waa lagaga adkaaday
    Dagaalkiina waablagaga adkaaday xaarmaajo fashilbuu ku dambeeyey guul guul madaxweyne inshallaa
    Somaliland guul guul inshalla

  • @hassansiyatkeinan5041
    @hassansiyatkeinan5041 ปีที่แล้ว +2

    Eber miya eber miya irir samalow eber miya kkkkkk

  • @ismailmohamed3417
    @ismailmohamed3417 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedali8658
    @maxamedali8658 ปีที่แล้ว +1

    Irir samaale adinka laydinma waydiinaayo dalkana muusaa ka madaxwayne ah irir cidii ka hadlaysana waataa ka hadlaysee indhaha wax kaga jara maxaa madax waynaha soo galay waa xanuun xisbi wadaniyaysan sawmaaha kkkkkkkkkk

  • @ayansalah7729
    @ayansalah7729 ปีที่แล้ว +2

    Hadal nin ween

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 ปีที่แล้ว

    War odaygaa wadani baa Kkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkk

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo ปีที่แล้ว

    Daahir jimcaale dhegataag.
    CBA waxa uu ka mid yahay cadowga gudaha. Waa sababtii loo xidhay CBA. Haddaba waxa uu ka mid yahay warbahinta cadowga gudaha ee somaliland.

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi ปีที่แล้ว +3

    HEEGO SAMAALE 🇸🇴URUR SAMAALE

  • @piemaggie2330
    @piemaggie2330 ปีที่แล้ว +2

    🎶🎶kumee irirow kumee 🎶 🎶 😂😂😂😂

    • @hindaabdulleabdulle8202
      @hindaabdulleabdulle8202 ปีที่แล้ว +1

      Odayar oo muuse u muuqdo ayaatahay e laaiin laasku daarood baan numay bu kuyidhi Somaliland ma naqaano irir fafora ama aqbala irir naatihiin

  • @hassansiyatkeinan5041
    @hassansiyatkeinan5041 ปีที่แล้ว +1

    Hawiyow irirki golder bukudece iskadafa

  • @mohamedroble7741
    @mohamedroble7741 ปีที่แล้ว

    Caqliga saliimka ah wakas. Hadii an nahay
    Harti. Wan so dhawaynayna dadka caqliga u saxibka ah

  • @abdirizakmunye8764
    @abdirizakmunye8764 ปีที่แล้ว +1

    Yes waa tuntii
    Laakiinse daalimiinta hadalkaa waa dhibayaa maxaayeeley waxay la shaqeeeyaan shayaadhiinta

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 ปีที่แล้ว +1

    Iska hadleyaaaaaallll waaarrrŕrrrrŕr xishooda oo fadhiiista maalinba odeyyyyy qudhunnnn ah daarood sawkan dagaaalka iguana haya kuwani waaa midgaha lasheeeegayyyyyyyy

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo ปีที่แล้ว

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Adigu ma daarood baad tahay mise dir baad tahay.
    2.0. Islaamaha ka yimid waa irrirr samaale.
    3.0. Haddaba adigu waxaad tahay gabbooye.
    4.0. Irrirr samaale weligiiba wuu jirey. Adigaa ja dhiganaya nafis siyaasadeed.
    5.0. Odayaal wareeray oon waxba kala garanayn.
    6.0. Isaaq waa irrirr-samaale.
    7.0. Kuwani waa midgaha deggan hargeysa.
    8.0. Adigu ma dir baad tahay mise daarood baad tahay.
    9.0. Ciidanku xagguu tegayaa. Kani waa asaasaq. Wuu khirfay waan ka sii daayey.

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro ปีที่แล้ว

    Somaliland waa qoon fashilmey dhan walba

  • @sharmaakejama3463
    @sharmaakejama3463 ปีที่แล้ว +2

    War muuse juudan qof xayawanka wa ka caqli xunyahay oo wlhi irir samale ahay laascano harti darood dagan yahay xoog ban ku qabsan is wafaji dee muuse dhimirow

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      Muse waxa ka xun kuwi dortay o dhehen wa mujahid

    • @sharmaakejama3463
      @sharmaakejama3463 ปีที่แล้ว

      @@hodanc6255 hhh kuwas xayanka way ka caqli xunyihin wlhi

  • @xasan127
    @xasan127 ปีที่แล้ว +1

    gobanimo

  • @ahmetakram1488
    @ahmetakram1488 ปีที่แล้ว

    Isaaq garxajis mooyee inta kale fulaynimo darted waxay Ku wareereen waxaan nahay irir samaale war Alle rag idinka dhigee isaaqnimadiina Ku jooga sidaa garxajis cadaysta inay jirin urursamaale iyo waxan suuqa lala maraayo

  • @mohamedboos1313
    @mohamedboos1313 ปีที่แล้ว

    Dhibaata idin haysa qolama tihiin

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 ปีที่แล้ว

    Mikrofonen la fadhiista iyo naxliga odayaalyohow sharka wada

  • @IdresXuseen
    @IdresXuseen ปีที่แล้ว

    Carkaalay dumiya soomaalilaan la idinsiin. Maayo laalush

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 ปีที่แล้ว +2

    Reer sool iris iyo isaq toona waxkama qadikarane
    Biixi keliya ma diidanee Reer ssc waxay diidanyihiin sastamka slm belays ka soodegta harveysa waata halka dhigtay

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว

    Cida Riyo ku nooli waa yelkeed

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @safacismaan2045
    @safacismaan2045 ปีที่แล้ว

    CADAWGA SL HAJABO

  • @143-k1d
    @143-k1d ปีที่แล้ว

    Uagaasyo Hadee Yihiin Markii Dagaalka Bilowday Maxee U Hadli Waa Yeen? Maanta Mee Hurdada Kasoo Kaceen? Laas Caano Wixii Ka Dhahay Hargeysana Iyo Burca Weeka Dhacee Insha-allah , Markaas Saa U Hadleyso Aan Sugeynaa?

  • @luckyforyourself6617
    @luckyforyourself6617 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 ปีที่แล้ว +1

    IRIR SAMAALE, HIIL ,ABROONE ,
    WA XOOGA BARIGA AFRICA

    • @Faz-O
      @Faz-O ปีที่แล้ว

      😂

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      23 bad jogta DNA waxay shegtay hawiye iyo dir inay shaqo isku lahayn TH-cam bay ku jirta maxad ka badali jarta

  • @HassanHassan-so4lh
    @HassanHassan-so4lh ปีที่แล้ว +1

    Faqashnimankani.waa.faqash.
    Fawash.niman.waa.faqash,
    Faqash,faqash,faqash
    Faqash.

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว

    Hawo Beena lagu nool yey

  • @adandhux1434
    @adandhux1434 ปีที่แล้ว +2

    Caqligii saliimka ahaa maanta ayuu sohadlay wanakaa

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 ปีที่แล้ว

    Sida daarood u jro ee isugu soo habarwacday ayaa irir samaale u jiraa .. muuse ku xumee yaanay wax walba idinka yeedhsiin ..berina in aad tidhaahdaan isaaq wax la yidhoohdo ma jiro waa wax idinka suurtowda

    • @mohamedguled4835
      @mohamedguled4835 ปีที่แล้ว

      Daarood wuu wada dhashay 🐪🐪🐪🐪🐪🐪

    • @khadarhussain1741
      @khadarhussain1741 ปีที่แล้ว

      @@mohamedguled4835 yaa soo cadeeyey in daarood wada dhashay hadii daarood wada dhashayna yaa u diidaya in irir wada dhashay...si,aashaa ka soojawaab

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 ปีที่แล้ว +2

    Kolaway kuwa sidaa u hadalayaa waa garxajis iygaa buka aad bay u xanuunsanayaa

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว

      Habar jeclaad tahay soo maaha

    • @ahmetakram1488
      @ahmetakram1488 ปีที่แล้ว

      Adina maanta sheego urursamaale berina fulaynimada oroma sheego Alle fulaysana isaaqa kale

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว

    Haddaynnu wax wadasgno maxaad muuse handaraab dadka uga qabsan weydeen

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo ปีที่แล้ว

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Irrirr samaale haddaanad maqal wax jiraba ma tihid.
    2.0. Waxaad tahayna lama yaqaanno.
    3.0. Waxba ku hadli maysid.
    4.0. Somaliland waa irrirr-samaale. Ka naxow nafta waa.
    5.0. Odayaashani waxa haysa gaajo iyo harraad aad u xun.
    6.0. Ilaahay ha idinka saaro. Xabbadda waa lala dhacayaa ciddii nacasnimo ula timaada.
    7.0. Waxaad ka tirsan tihiin beesha gabooye.
    8.0. Odayaal asaasaqay.
    9.0. Soo raaca cadowga somaliland.
    10.0. Kuwan waa in la soo qabto. Waa cadowga gudaha ku jira.
    11.0. Sharuba libaax u jawaab odayaashan asaasaqay ee ka soo jeeda beesha gabooye.

  • @hassanisse8142
    @hassanisse8142 ปีที่แล้ว +1

    Waar dadkani ururka kuwaashay dhalasha mawadaagaan kkkkkkk

  • @a.hakimwarsame5954
    @a.hakimwarsame5954 ปีที่แล้ว

    Nac nac lays waar shaqo yeesha ha fahmin irir iskaa adigu

  • @hassansiyatkeinan5041
    @hassansiyatkeinan5041 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 ปีที่แล้ว

    Ma jamhuriyas sl adhahazjirta
    Sool waala burburiyey ninku diley hadh kumajiido

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว +1

    Shekadan waxaa idin kenay waa ismacil damer iyo villa family war iskah xoreyah museh fircon

  • @museabdi9368
    @museabdi9368 ปีที่แล้ว

    Hooydiin was kii idina wasy ayda rabtaan qoodhihii darood yda rabtaan waakii darood kuwsa eelafah aad ku dawarsantan waakii idin yeeley

    • @ahmetakram1488
      @ahmetakram1488 ปีที่แล้ว

      Nin waynoo badhadhaq leh baad tahee waxku hadal

  • @mohamoudosman621
    @mohamoudosman621 ปีที่แล้ว +2

    Waxaad qarsan kari waydey baad sheegtay

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan filayaa Nimankani in ay Garxejis Yihiin

    • @maxamedali8658
      @maxamedali8658 ปีที่แล้ว +1

      Oo inaan deer cadho cidii qabtaa miyay is qarisaabba nimankani waa niman cadhdho qaba ilaahay haka daweeyee bal eeg meesha waxa lala shir yimi magiciina alle bii

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว

      @@maxamedali8658
      Magacaa baye Walaahay reer Shiikh isxaaq waa Garxejis iyo ciise Muuse iyo Nuux Ismaciil,I aamin inta kale waa Oromadii dhulka loogu yimi oo Maanta Dir,irir,iyo Daahir Calasow Naf Ka dayay

    • @khadarhussain1741
      @khadarhussain1741 ปีที่แล้ว +1

      Waa habar yoonis is leh INA biixi ku xumeeya isma oga in ay cadowga somaliland kaga farxinayaan

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว

      @@khadarhussain1741
      Huunoow Cadowgaad sheegaysayaa miyuusan Garxejis ahayn Mise SSC baad Ka wadaa cadee bal

    • @khadarhussain1741
      @khadarhussain1741 ปีที่แล้ว

      @@abdirisakdirie3124 wax SSC la yidhoohdo ma jiro taa iga gudoon habar yoonis qaar Ka mid ahina waa cadowga gudaha ee somaliland taana iga gudoon

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว

    Ma habaryoonisbaa Kkkk

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk eber somali diideen garanay /dir maroodina ka warama ????

  • @faysalmohamed1975
    @faysalmohamed1975 ปีที่แล้ว +3

    Waar orda cibaadaysda waa Ramadaane cimri degay ceeb laguma sabootiyee.

    • @hindaabdulleabdulle8202
      @hindaabdulleabdulle8202 ปีที่แล้ว +1

      Mar haduu yidhi madaxwayne wakhtigiisu dhamaaday waa ururka wadani oo ilaa hada xusbi ismoodaya

    • @faysalmohamed1975
      @faysalmohamed1975 ปีที่แล้ว +1

      @@hindaabdulleabdulle8202 haa waa cirro adeerkii

    • @ahmetakram1488
      @ahmetakram1488 ปีที่แล้ว

      Runta Ka carari Dee naagoow berina oromo sheego

    • @faysalmohamed1975
      @faysalmohamed1975 ปีที่แล้ว

      @@ahmetakram1488 maxaad Run utaqaan ma badhaaciska islayaaba waxyaabaa Qaar baa laga xishoodaaye.

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว

    Beeni Radmale

  • @mohamedkhadar7829
    @mohamedkhadar7829 ปีที่แล้ว +1

    Rer somalilandnow wadani waka wakuwa sida u hadlaya wa gudigodi kuwani

  • @taherjamac228
    @taherjamac228 ปีที่แล้ว

    Kuwan muusaa nacayb bay naarta ku geli

  • @omarwarsame8514
    @omarwarsame8514 ปีที่แล้ว +1

    Waar waa maxay odayaashan waaweyn e doqomadi ahi.

  • @hajii2033
    @hajii2033 ปีที่แล้ว +1

    beenta jooji

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 ปีที่แล้ว +1

    Ceebay tacaala Waar Habaar Baa Ku Dhacay Reerka Garxajis Maray Yidhaahdaan Darood Baanu Nahay Oo Dir Manihin Alla kariim Kuwaasa Doonaya Inay Dalka Xukumaan

    • @ahmetakram1488
      @ahmetakram1488 ปีที่แล้ว

      Adina naagoow maanta urur samaale tahee berina oromo sheego dee

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 ปีที่แล้ว +3

    Odayada irir ma diidane waxey yaseen delegation-ka, waan qaba aragtidaas

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว +1

      Hawiye waa Hawiye

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      Hawiye iyo dir ama isaq xata isku DNA mahan

    • @shamsoibrahim4431
      @shamsoibrahim4431 ปีที่แล้ว

      @@hodanc6255 gacalo Somali o dhan wa hal dna, magaladan aan joogo waxaa dna sameyay 2bo dhaliyaro somaliyed saxiba H&D lkaso kalla jeda wll same dna ayay noqden

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      @@shamsoibrahim4431 yay kala ahayen anigu TH-cam ban ka arkay dad badan o iska qaday o haybtoda shegtay lakin lakin adiga irir ma didana markad ledahay macnihi irir wa jira sow kama wadid