Jamaal Onkod | Heesta Muxuu Nabarka Caashaqu | Astaan HD 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 80

  • @boqran2974
    @boqran2974 4 ปีที่แล้ว +29

    Codka hibay u leyihiin iyo fankaba reer waqooyigu legend Jamal waanku wata huno nin darwiisha oo dhulbahante ah qaarba Rellpy isoo gali doona iyagoo xanaaqsan sodhawada

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +4

      Masha Allah , Illaahay how siyaadiyo codka, waana inan akhlaaq fiican leh, noolow, from Berbera

    • @ia5159
      @ia5159 4 ปีที่แล้ว +1

      Thank for telling us he is dhulbahante lol

    • @nimcosayid4636
      @nimcosayid4636 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkk

    • @mohamudjakaarta7140
      @mohamudjakaarta7140 3 ปีที่แล้ว

      Libaax kuwa kuusoo galaya waxba Kuma odhankaraan waan KU salaamayaa

    • @soomaaliweyn4647
      @soomaaliweyn4647 3 ปีที่แล้ว

      Legend caawa ayaaba iigu horraysa caadi ma aha guuleyso libaax
      from Garowe MJ

  • @nasteexonasteexo184
    @nasteexonasteexo184 4 ปีที่แล้ว +53

    Laba qof oo sidan oo dhan iskugu cod eeg man arag wali #Nimcaan iyo #Jamaal inta ila mida asaxabta like ta isku mujiya

    • @suhuradan5130
      @suhuradan5130 4 ปีที่แล้ว +1

      Wale waan kula arkay

    • @nasteexonasteexo184
      @nasteexonasteexo184 4 ปีที่แล้ว +1

      @@suhuradan5130 wll haa anigana waa marki igu horeysay

    • @abokornuur5806
      @abokornuur5806 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nasteexonasteexo184 haa wll isku meel bey ka heesan walow rasuulka fanka ee nimcaan hilaac ka yar cod MCN yhy

    • @hassanahmed898
      @hassanahmed898 4 ปีที่แล้ว +2

      Nimcaan waa niic ninkanaa ka cod macaan

    • @nasteexonasteexo184
      @nasteexonasteexo184 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hassanahmed898 hhhh ani wll isku mid bay ila yhn waa laba qof xata bila music la dhagaysan karo codkogu aad bu u macan yhy

  • @abdikariinhassan8621
    @abdikariinhassan8621 4 ปีที่แล้ว +10

    Jamaal onkod ' nimcaan hilaac iyo ayaanle olol saddexda fanaan ee isku codka eg idin wataa respect 💯

  • @KISTATV
    @KISTATV 4 ปีที่แล้ว +8

    Caadi maaha fanaanka. Waa markii iigu horeysay oo aan arko.

  • @aarbarigobolkaraga5356
    @aarbarigobolkaraga5356 4 ปีที่แล้ว +4

    Waay fanaanka qarniga jamaal onkod aad iyo aad

  • @amiiraamran867
    @amiiraamran867 4 ปีที่แล้ว +6

    Niyad jabay cadawaha
    Markaad ii nugleysayo
    Ifka tobanka nocaho
    Nabsi baa adegee
    Waxaad nabad uhuradaba
    Nabar lama filaniyo
    Naxdin dariis manoqoten
    Nasiibka makulanteen
    Ana maiska nolahay
    😭😭❤🥰😍

  • @kalettdjama1617
    @kalettdjama1617 4 ปีที่แล้ว +7

    JamaL 0nk0d nin c0dkiza kU j0ga fanka legend 👏🎤🎧

  • @hogaamiye7081
    @hogaamiye7081 4 ปีที่แล้ว +5

    Boqorka Codka Jamaal Onkod❤️✅ codkiisuu kujooga fanka
    Ciyaalka leh hebel buu ucod eegyahayna wa qaar aan wax hubsan ee isagaaba ka cod macaan viva onkodka Fanka❤️🎤

  • @drzackuzama4999
    @drzackuzama4999 4 ปีที่แล้ว +6

    xasuustii shay mire dacar

  • @saashoyuusuf3828
    @saashoyuusuf3828 4 ปีที่แล้ว +4

    Jamal onkod masha allha cod meesha ku haysaa

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 ปีที่แล้ว +1

    Jmal onkod🔥🐎🥰

  • @abdiwahidhassan3479
    @abdiwahidhassan3479 3 ปีที่แล้ว +2

    Jamaal onkod wiilkii darawiished🤟🤟

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 4 ปีที่แล้ว +2

    😢😢😢Nasiibkaa ma kulanteen ane ma iska noolahay💔

  • @alihassan-zr3jm
    @alihassan-zr3jm 4 ปีที่แล้ว +16

    ninkaan nimcaan uu u cod dhawyahay like dheh hadaad igu raacsan tahay

  • @abdismaedyusuf3281
    @abdismaedyusuf3281 4 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi waa nimcaan hilaac oo halaka tagan

  • @abdirahmanwacays4066
    @abdirahmanwacays4066 2 ปีที่แล้ว +1

    Woof codku waa hibo jamaal onkod legend reer laaska ah😍

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi หลายเดือนก่อน +1

    ERAYADA HEESTA LYRICS
    Maxuu nabarka caashaqu
    iigaystay naafo naaya hoy
    oo nudubta hooyiyo
    naxariista aabbiyo
    ifka gacal dadkaygii
    joog igla noogeen
    oo nabada dhaxdeena
    nawaawirayey inanyahay
    niyad jabay cadaawaha
    markaad ii nuglaysayoo
    ifkaaaa
    tobanka nooc ahoooo
    nafsibaa adeegoo
    waxaad nabad u hurdaba
    nabar lama filaanayo
    naxdin daris ma noqoteen
    nasiiibka
    nasiibka ma kulan teen
    ana ma iska noolahay
    inantaay

  • @dheeman01nasrudiin91
    @dheeman01nasrudiin91 4 ปีที่แล้ว +4

    Icant tire to listen your sweet voice sweet Melody

  • @fankaiyosuugaanta5548
    @fankaiyosuugaanta5548 3 ปีที่แล้ว

    Axsan fanaan, waaba mucjiso wlhi. Keep going brother.

  • @drzackuzama4999
    @drzackuzama4999 4 ปีที่แล้ว +4

    Boqorka codka wllky jamaal

  • @mqueenchannel3260
    @mqueenchannel3260 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah wil aad uqurxon codmacan keep going bro

  • @MAbdalle
    @MAbdalle 4 ปีที่แล้ว +1

    Fanaan solid ah weeye Jamaal

  • @jablibaax
    @jablibaax 4 ปีที่แล้ว +8

    Waa nacas walaahi kalgacalku
    Wa ayo raga uun buu ka adag yahay

    • @aishahassanaliali2156
      @aishahassanaliali2156 3 ปีที่แล้ว

      Maya dumarkuba wuuka adagyahy walahi siiba aniga wuuidhalaaliyaa

  • @munaliin8204
    @munaliin8204 4 ปีที่แล้ว +2

    Nimcan hilaac u cod eka

  • @nimconaasir38
    @nimconaasir38 3 ปีที่แล้ว

    Poqorka codka jamal onkad fanaan iguqaaliya

  • @abdirahmanofficial5065
    @abdirahmanofficial5065 3 ปีที่แล้ว +1

    Jah Alla jaceeloow maxaa dhib keentay ma kugu dhacday qisadaan me yes 2021 waliba new nabsi baa adeegoo waxaa nabad hurudaba nabar lama filaaniyo naxdin daris ma noqotee nasiibkaa nasiibkaa la kulantee ana ma iska noolahay 💔🥺🥵😰😫😭😭

  • @ibroosbinibrahim7003
    @ibroosbinibrahim7003 4 ปีที่แล้ว +1

    #Astaan_Tv_Guul
    Heelo

  • @MAbdalle
    @MAbdalle 4 ปีที่แล้ว +1

    great!

  • @waxar95
    @waxar95 4 ปีที่แล้ว +2

    Anuu igu Nagaashaday Dheh sxb " ma ahan Nagaa shalay"
    Axsan Cod

  • @dheeman01nasrudiin91
    @dheeman01nasrudiin91 4 ปีที่แล้ว +4

    Keep going hero

  • @husseinadlh-9912
    @husseinadlh-9912 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan rajeynayaa inaan ku qorotan ereyada heesta sharraxaadda

  • @najahchannel1817
    @najahchannel1817 3 ปีที่แล้ว

    Ax cod mcn

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 ปีที่แล้ว +1

    Fikiro isu yimi ayay dhexdoda galadi kujirta😂

  • @CaaishaHidayah
    @CaaishaHidayah 4 ปีที่แล้ว +3

    He sounds like nimcaan

  • @ismailosman9260
    @ismailosman9260 3 ปีที่แล้ว

    😯🙅💪✌wsws

  • @mohamoudmohamednuur3118
    @mohamoudmohamednuur3118 4 ปีที่แล้ว +6

    Anuu fanaankan kama hello wayo wuxu isku cod eekaysiiya HILAAC mana qirto oo ma dhaho fanaankasan isku cod eegnhy.
    Raga libintooda walasheega lkn ninkani raganimo malaha doqon

    • @HuddaAsamad
      @HuddaAsamad 4 ปีที่แล้ว +12

      ka Helidiiisa wax Kuu Mahayan oo nin baad tahoo Inaad Nin Kale ka heshaa horta aslanba adi kuuma wanaagsana mida kale qof kale codkiisa Iskadhig runtii Aad Bay u adagtahy wana cod Hibo oo eebo isiiyey Haduu Idhaado anuu Uma malaynyo inaan U eegahay personality ayuu Ka Hadlay ee inaad Libin Iyo waxaa ad Kashekayso maaha

    • @mohamoudmohamednuur3118
      @mohamoudmohamednuur3118 4 ปีที่แล้ว

      @@HuddaAsamad hahahahah kahelida saad u fahanty maha wllo afsoomaligu waa margi yaanu kaa hoosbixin lkn wiilkan wuxuu cuqdad kaqabaa nimcan hilaac ayaad u cod eegthy.
      Dumarba tahy rag waxba kafahmi mayside garashada ragaan kahadlaya

    • @boosadem6902
      @boosadem6902 4 ปีที่แล้ว +6

      @@mohamoudmohamednuur3118 codka ayaadan waxba ka aqoon soo kor oo kaalin gal😎

    • @mohamoudmohamednuur3118
      @mohamoudmohamednuur3118 4 ปีที่แล้ว

      @@boosadem6902 hhhhh hadaad igaranaso waxad mad dhaheen
      Libax niman ogynba lax karida

    • @boosadem6902
      @boosadem6902 4 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamoudmohamednuur3118 "Nin is faanshay waa ri' is nuugtay" ayaa hore loo yidhi.