MOHAMED MAAME | ADAA QAYB U HELAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 523

  • @apirahmanmohametthusseinma9737
    @apirahmanmohametthusseinma9737 2 ปีที่แล้ว +463

    Heesihu waa macaan yihin waxa kamacan quraanka ilahay ilahay ka baqa🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @lamaarag7581
    @lamaarag7581 2 ปีที่แล้ว +65

    Ereyada inuu nin wayni samyey way udhadhamyaaan abdiqani xaaji October legend 🔥🤴

  • @nimcoabdi3176
    @nimcoabdi3176 2 ปีที่แล้ว +29

    Inamadayadu kor ha ahaadaan mar kasta waxay amaanayaa haday tix iyo tiraaba noqoto waa hablahooga
    Wiilasha aad ban u jeclahay waayo inamo badan la dhashay waxan ogay naxariistooda ♥️🤴🤴♥️

  • @quluupmideeye6370
    @quluupmideeye6370 2 ปีที่แล้ว +13

    Laxan iyo codba qamar ugu kaaley
    Qamar fankii oo lugo leH

  • @abdikanihajioctober8937
    @abdikanihajioctober8937 2 ปีที่แล้ว +52

    Thanks hawraar , maame, qamar sugaani, iyo Furinle dhamaan shacabka somaliyeed

  • @suldaankammt398
    @suldaankammt398 2 ปีที่แล้ว +20

    Habeenkii laxanka la saarayey xaadir baan ahaaa please like

  • @abdiqani3478
    @abdiqani3478 2 ปีที่แล้ว +33

    laxankii mucjisada fanka qamarka hirgalay 🥰🥰

  • @khalidyare7384
    @khalidyare7384 2 ปีที่แล้ว +47

    Inagu waxaynu aad u naqaanaa tukaanka iibiya xalwada macaan lkn ma garano ninka sameeyay xalwadaa macaan sidaa waxa ka dhigan ninka sameeyay Ereyada macaan, Mahadsanid Abwaan CABDIQANI XAAJI OCTOBER.

  • @apdiqanimohamettali2576
    @apdiqanimohamettali2576 2 ปีที่แล้ว +21

    Heesta markan dhagaystay ayaan daremaY in mucjisadii laxanka saartay❤️🤴🏻

  • @kaafiyarechenal8722
    @kaafiyarechenal8722 2 ปีที่แล้ว +14

    Wlahi mucjisadii fanka qamarkii hirgalay laxankiisu waa cajiib❣️

  • @khalidabdiwadad1129
    @khalidabdiwadad1129 2 ปีที่แล้ว +14

    Ereyo mug leh:Abdiqani haaji october🤴
    Laxankana mucjisada fanka:qamarka🤴
    Music'ga🎶: furinle nin culus🤴
    Codka fananka yaree ee la holin waayay:maame🤴
    Wlee waa laga shaqeyay heestan hore u socda sxbayaal dhamantinba✌🤗

  • @hamsenasir3324
    @hamsenasir3324 2 ปีที่แล้ว +17

    isma qarin karo laxanku big legend qamar 💯👌

  • @craxiinhassanaadan32
    @craxiinhassanaadan32 2 ปีที่แล้ว +8

    Laxanka Qamar Baaa yar WaLaaaa QaY Legend Qamarka 😂❤️

  • @nurbashir6424
    @nurbashir6424 2 ปีที่แล้ว +13

    Qamar Suugani Laxan io Badh_________✊🇪🇹

  • @foosiyamustafe6594
    @foosiyamustafe6594 2 ปีที่แล้ว +6

    Ay codka🥰qurux dabeecad cod iyo Aqlaq illahay intaba wuu ku siiyey masha Allah Alle hku dhawro wllky😘

  • @fadxi--calishaahofficial176
    @fadxi--calishaahofficial176 2 ปีที่แล้ว +10

    Wllhi waan karanayay inuu laxanka qamar suugani saaryo mucjiso axmed wali furunleh mame on lavie ❤️♦️

  • @Bigays0890
    @Bigays0890 2 ปีที่แล้ว +63

    ●Qotonka Iyo Joogiyo●
    ●Saqaroorka Soo Shuban●
    ●Dhexda Taaka Qabadka Ah●
    ●Tintaa Qaradda lahee maddaw●
    ●Qayrkaa Mawada Lahee●
    ●Adaa Qayb U Hellay Bilis ●
    ●❤👑🌍💍🥰●

  • @nagiibabdi9290
    @nagiibabdi9290 2 ปีที่แล้ว +3

    Exactly xaqiraad laaan waa fanaan banaankiisa ku dhacay

  • @mahadahasan4076
    @mahadahasan4076 2 ปีที่แล้ว +4

    wallhi mucjisadi fanka laxnkisu waka dhadhamya mesha qamrka hirgly iyo cod macan maame keep going pro

  • @zakariyemohamed143
    @zakariyemohamed143 2 ปีที่แล้ว +16

    LEGEND QAMAR SUUGAANI🎤🎧LAXANKA✅🙏

  • @nagiibabdi9290
    @nagiibabdi9290 2 ปีที่แล้ว +1

    LAXANKIII QAMAR BAA BEESHA KU JIRAY SHAW WUXU HALKAY KA MACAANTAY UUNBAAN IDHAA HH

  • @yuztaawiaxmedyztaawiaxmed9170
    @yuztaawiaxmedyztaawiaxmed9170 2 ปีที่แล้ว +3

    Maxamed Maame Dhashii ina Cali shaaH
    hore UzocO zxP another level🎸📣🎸💯

  • @dhirigaliyechannel1495
    @dhirigaliyechannel1495 2 ปีที่แล้ว +10

    Erayada :💯%
    Laxanka: hadal ma karayo mucjisada fankaqamar hirgaly💯%
    Music: fara dahable 💯%

  • @maceygeenyo1051
    @maceygeenyo1051 2 ปีที่แล้ว +5

    Best song ❤️💯 waxan ku dhageysanaya dalkii hooyo ee wacnay tariikhduna tahay 25.6.2022 Somalia ha noolaato 💙🤍💙

    • @insaaniintertainment7897
      @insaaniintertainment7897 2 ปีที่แล้ว

      Hit song
      Xalay maray ahayd 2:30 ayaan ku dhagaysanayay buur dusheeda laydhna ayka dhacyso madw dartiisna aad xigaha arkayso💞😭

  • @munoburhansheikh7067
    @munoburhansheikh7067 2 ปีที่แล้ว +7

    mohamed maama legend yaataageersan oo igu raacsa 👌

  • @hoggaandiid
    @hoggaandiid 2 ปีที่แล้ว +4

    Erayadaanba la dhacay. War abwaanka salaan gaar ah iga gaadhsiiya 💯

  • @axmedabdirizaq251
    @axmedabdirizaq251 2 ปีที่แล้ว +3

    Qamar suugaani meeluu gacan kula jiraa shdan

  • @Gashaanle10
    @Gashaanle10 2 ปีที่แล้ว +2

    Fananka fanaaniinta eryaday maame laxanka waa iska sii gartay qamar sugaani 🔥🔥

  • @cadaanivlog4873
    @cadaanivlog4873 2 ปีที่แล้ว +5

    Kanyar waa another level wlhie cabdi karin cali shaah academy kusoco lpx

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah qurux, cod, degenaan dhameestiran. حفظك الله من كل شر

  • @abdiraxmanmaxamed2734
    @abdiraxmanmaxamed2734 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa waynka Ayaa isku helay heestan
    Music Furinle
    laxanka Qamarka fanka🤗 two legends

    • @hassankamada
      @hassankamada 2 ปีที่แล้ว

      walaal ilaahay danbigaaga ha dhaafee Subscribe iisaar👍👍

  • @SabariinAxmed-je1ms
    @SabariinAxmed-je1ms ปีที่แล้ว +2

    Heestaan any igu socotaa❤️🖇️🥺

  • @libanibrahim2979
    @libanibrahim2979 2 ปีที่แล้ว +6

    Kan yar caloshaa weyn heesihii caadi mahn☑️✔️

    • @hamdadiiriye7379
      @hamdadiiriye7379 2 ปีที่แล้ว

      Taada hoos u eeg inaadka xuntay waa maaquul adaba lagu moda qof mar dhintee😡

  • @abdozhzezo8865
    @abdozhzezo8865 2 ปีที่แล้ว +8

    laxankii qamar inta dareemaysa like ta

  • @Migos7
    @Migos7 2 ปีที่แล้ว +33

    FurinLe Musica HadLa🔥🖐

    • @hassankamada
      @hassankamada 2 ปีที่แล้ว

      walaal ilaahay danbigaaga ha dhaafee Subscribe iisaar👍👍

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@hassankamada😂😂😂❤❤❤❤

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@hassankamada😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. 2 ปีที่แล้ว +12

    Al fanaan qamarka hirgelay 😂🔥🙌🏻

  • @abdibarawm4949
    @abdibarawm4949 ปีที่แล้ว +1

    Heso magaca aye hes kawada yihiin dadki logu tala galay waa dadkaan
    Respect 🙏 mame
    Amaanta hablahena somaliyed
    Allow ino dhoor hablahena
    Halkaa waxaa ugu wacaayaa
    Qofki jacelka waxu yahay ibaray
    @bilaad cabdi cali
    Naftaa kaa rali ah 👑💞🫀👈

  • @Abdek4823
    @Abdek4823 6 หลายเดือนก่อน

    Laxanka iYo weedHaHa raga kU TuBan TuuBsadey❤
    Qamar and Actober CaJiiB❤

  • @hamsehassan83
    @hamsehassan83 2 ปีที่แล้ว +4

    Cabdiqani x. October
    Qamar suugaani
    Furinle
    Maame
    What a legend's meet in this song

  • @habondeeka8767
    @habondeeka8767 2 ปีที่แล้ว +6

    Hawraar Music Eesh QiYaasak HnoYaaL Hore u socda❤🔥

  • @hamdamuhipo9935
    @hamdamuhipo9935 2 ปีที่แล้ว +5

    Laxanka😱🕊
    Suugani🖤

  • @jacksonpro484
    @jacksonpro484 2 ปีที่แล้ว +1

    Laxanka jawiga dagan isu badalaya waan garty inu ki legebka yahy best melody qamar

  • @zakijikarta9410
    @zakijikarta9410 2 ปีที่แล้ว +6

    Mesha waxaa dhex marya mucjisda fanka qamrka😛

  • @hoodoapdi557
    @hoodoapdi557 2 ปีที่แล้ว +1

    hiboole ku raaxayso hees kle oo macaan oo qali ah baa taaiikhda ku gashay ❤😊

  • @daahirxuseen6412
    @daahirxuseen6412 ปีที่แล้ว +1

    Maame Absolutely hes weeyeh waa kuu kacay walal 🙏🙏

  • @fahadismail9084
    @fahadismail9084 2 ปีที่แล้ว

    Tnx hawrar io furinle io qamar io mahmed yre alow no dhowr fanki dhumy buu so ceshee mame cod halasiya 🥰❤👏🙏🙏🙏hamplyo pro🙏❤🥰

  • @sahalcabdichannel7144
    @sahalcabdichannel7144 2 ปีที่แล้ว +1

    Best song
    Erayada abwaan abdi qani October 100/
    Legend qamar suugaani /100
    Codka maxamed mame /100
    Camarada muumin ///100
    Waa la yaabay oo la yaabay

  • @PiipshE
    @PiipshE 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamett maame waan ku tageraa zhp inshA allH mar uun baan ku badali DonA🥰🥰

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 2 ปีที่แล้ว +3

    Ooow maame Yare Quruxdiiyo qofa😍♥️💯
    Legend Momiun Nin La waayey😋🖐️

  • @InaAyeeyo-r3g
    @InaAyeeyo-r3g 8 หลายเดือนก่อน +1

    ereyo dumar lagu amaano no 1 ereyadan ayaa ah sanadkan.

  • @zaki-u2k3l
    @zaki-u2k3l 2 ปีที่แล้ว +19

    Monuim 🔥 best editon

    • @hassankamada
      @hassankamada 2 ปีที่แล้ว +1

      walaal ilaahay danbigaaga ha dhaafee Subscribe iisaar👍👍

  • @zunduznor6133
    @zunduznor6133 2 ปีที่แล้ว +6

    1m haday gaadho like iisar🥰

  • @xasanapdirahmanxasan5750
    @xasanapdirahmanxasan5750 2 ปีที่แล้ว +4

    Ishu ruuxey qaBaTo ku qaboWDe , mxY dhayO quRuxeyy qowLkaD tidhahdo , uqushuuCda ruuXdani 🖤👸🏻

  • @xanaanxirsi6883
    @xanaanxirsi6883 2 ปีที่แล้ว

    markaanokale galada waxay dhahan another leval hees shidan eshcallaa cod maxamad mame kep going

  • @pedrigavi6663
    @pedrigavi6663 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaa malintaY ZoobdY ilaa Hada maalin ma gafin hestaN💝💝

  • @karti-soor
    @karti-soor 2 ปีที่แล้ว +2

    "Eryo qiimo iyo qaayo huwan.." Da"diisa ka weyn. Fananaanku Arday wax akhris badan, u eekaa ..

  • @xamseofficial4111
    @xamseofficial4111 2 ปีที่แล้ว +4

    abwanku sawirka inanta u ka bixinaya
    wa sawirki xural caynta🥁👌

  • @zuzaanqaniyo7752
    @zuzaanqaniyo7752 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxn hees way dhaafte magac kale halo bixiyo🥰
    ABDIQANI XAAJI ACTOBAR
    WAXkle wlhi🙏

  • @sharmaakeabdi5457
    @sharmaakeabdi5457 2 ปีที่แล้ว +11

    Bᴇsᴛ ʏᴏᴜɴɢ ᴏғ ᴛʜᴇ ʏᴇᴀʀ ᴍᴜsɪᴄ ᴡᴏʟᴅ🥰😱

  • @Samiirismacil
    @Samiirismacil ปีที่แล้ว +6

    Keep going brother

    • @CabdiraxmanAadan-uj9kw
      @CabdiraxmanAadan-uj9kw ปีที่แล้ว +1

      HzjxbxgKs😅😂😅 rbbk ?😂😢

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@CabdiraxmanAadan-uj9kw😂😂❤❤❤❤

  • @maxamad4789
    @maxamad4789 2 ปีที่แล้ว +14

    cabsi cabsi waye wlhi🥰another level bro keep going💯

  • @abwaancuriye242
    @abwaancuriye242 2 ปีที่แล้ว +2

    Laxanka:-100%
    Codka:-100%
    Music:-100%
    Erayadu:-100%
    Hab duubista:-100%.

  • @Aishamohazuldaan
    @Aishamohazuldaan ปีที่แล้ว +1

    Heestaaan ani iga hadloosaa blhi😫😫😫🥺😭

  • @abdallejamac2181
    @abdallejamac2181 2 ปีที่แล้ว +24

    WaxaYnu Joogna duni aad waqti iskaga luminayso commentigan akhriskiiza😂😂😂😂😂😂😂

    • @hothomohamet9956
      @hothomohamet9956 2 ปีที่แล้ว

      𝐛𝐞𝐞𝐧𝐭𝐚 𝐦𝐚𝐡𝐚

    • @hassankamada
      @hassankamada 2 ปีที่แล้ว

      walaal ilaahay danbigaaga ha dhaafee Subscribe iisaar👍👍

    • @Beloved___0ne
      @Beloved___0ne 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@hassankamada😂😂😂😂😂❤❤❤❤

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@Beloved___0ne😂😂😂😂😂😂😂

  • @Hooda21
    @Hooda21 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan waxaa hadiyad iisiiyey jacaylkayga, ilaahay hanaga dhigo kuwo in badan wada jooga.❤

    • @LadnaCabdi
      @LadnaCabdi ปีที่แล้ว

      Amiin amiin wllo❤😊

  • @happyomar6106
    @happyomar6106 2 ปีที่แล้ว +1

    Manta igu kaa horaysaa inan kudhagayato am ku arko keep going your best music 🎶

  • @zonaabdalla5120
    @zonaabdalla5120 2 ปีที่แล้ว +2

    Hestan xalay o tariikhdu ahayd 21/6/2022 sacadu 9:58pm habeen arbaco so galayso wxu iso duubay qaybta dhexe "qotonka iyo joogiyo, sanqaroorka so shuban......" iyado ay ubaxayso qof an azxap isku wngsn nahay blse mrkan dhagaystay kadib qofkas dareen ayu ku yeshay naftayda bilo ayan azxap nahay azxpnimo daren an ahayn waligy uma qaadin blse hda wxn daremaya dareen gooniya inu iigalay dhakhsaba😓😔🤐

    • @Haldoorka-18
      @Haldoorka-18 2 ปีที่แล้ว

      Excatly ✔heesuhu qalbiga qofka saamayn ayay Ku yeeshaan 😍💯

  • @Suhurmaxamud
    @Suhurmaxamud ปีที่แล้ว

    ❤ay anaa ismoody😊walhi mame wanku haysta

  • @hanadbreezy6783
    @hanadbreezy6783 2 ปีที่แล้ว +14

    Maame on tHe fire🔥🥵✌️

  • @faiza746
    @faiza746 2 ปีที่แล้ว +16

    Amazing hees maxamed best music my somali boy one love big artist live Long life 😊😊😊🤗😍😍❤️❤️❤️😥😥

  • @kingkenyawi1815
    @kingkenyawi1815 2 ปีที่แล้ว +1

    An other level mame cabdikarin ali shah wuu kugu Tacbey brother inta iLa og is mujiya ♻️🔆

    • @hassankamada
      @hassankamada 2 ปีที่แล้ว

      walaal ilaahay danbigaaga ha dhaafee Subscribe iisaar👍👍

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 2 ปีที่แล้ว +2

    Hit song 🎵welcome back legend maame
    Big teacher axmed wali furinle 🎻🎶🔥🎹duubista fantastic hawaarar music good luck 👉👍👌🎶production 📸💯💯🎞🎥🔥✅🎙🔥 Melody diyaar saan qamar ka fanka 🔥✅💯 Styleka 🧥💯💯

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 2 ปีที่แล้ว +2

    Ana qeyb u hely ❤😂👸🏻

    • @Chadmali
      @Chadmali 2 ปีที่แล้ว

      Hi badria

  • @abdikarimismail293
    @abdikarimismail293 2 ปีที่แล้ว +1

    Musiga hadlaya wle iga gadan heestani💎💟💚

  • @qaaliyuusuf8234
    @qaaliyuusuf8234 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa qali dumaro omg ma anigaa leh heeskan mamow😂💋

  • @subeerahmed4166
    @subeerahmed4166 2 ปีที่แล้ว +4

    1m marka ay gaadho like i saar

  • @exquenbilan1260
    @exquenbilan1260 2 ปีที่แล้ว +4

    ᴍᴜᴄᴊɪsᴀᴅɪ ʟᴀxᴀɴᴋᴀ ǫᴀᴍᴀʀ sᴜɢᴀᴀᴀɴɪ ☝️❤️

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 ปีที่แล้ว +18

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED 😇

  • @mohetdeeq3254
    @mohetdeeq3254 2 ปีที่แล้ว +6

    Heestan inay meel usocoto yaa og😁

  • @nemobuux5435
    @nemobuux5435 2 ปีที่แล้ว +4

    Yarku qaayo badanaa Maame❤

  • @jekayofficial6642
    @jekayofficial6642 2 ปีที่แล้ว +3

    Mohamed legend waku wtaa

  • @xararo5222
    @xararo5222 2 ปีที่แล้ว +1

    Maame wa legend heesahaagi heestii ogu shidneyd waata

  • @fadumobari1237
    @fadumobari1237 2 ปีที่แล้ว

    Maami yare wlhy wilkn fananan bu ku habonyahy ♥️🥰alha codka ha ku barekeyo

  • @Farduus-i3z
    @Farduus-i3z 7 หลายเดือนก่อน

    Waa Run waa qaali dumaroo❤❤

  • @gudoonmascud4470
    @gudoonmascud4470 2 ปีที่แล้ว

    RUUTI WAA HEES MACAN HORE U SOCO MAAME B.

  • @salmaancabdi5027
    @salmaancabdi5027 2 ปีที่แล้ว +1

    Pro maame heesta sidii commin soonTa aad u duubtay qrux badnyd Niyadada anoon u jeedin sida hore iLa qrux badnyd wllky ✌️

  • @abuukaryare8415
    @abuukaryare8415 2 ปีที่แล้ว

    Laxanka cabdi kariin cali shaah hakuu sameeyo ama gabay ahaanba uqaad oo laxan kle ha raadin like ta inta cabdi kariin cali shah ila taageerta ismuujiya dhiiga biyo maaha

    • @mobzofficial4312
      @mobzofficial4312 2 ปีที่แล้ว

      Hhh aabihii laxanka umada somaliyeed ayaa meesha maraya markasad caruurtiisi ki soo dhisaysaa

  • @Jude4455
    @Jude4455 2 ปีที่แล้ว

    Maame nin an ku daydo Keep up bro🔥

  • @Asmaahmed19
    @Asmaahmed19 2 ปีที่แล้ว +8

    Mame wayadan waa la qaban la yahay we support u legend🔥 sidokle wiilkn monium edit kiisu waa holac

  • @matamntafunny6528
    @matamntafunny6528 2 ปีที่แล้ว +1

    ayyyyyyyyyyy maame stelki jaaska iga soo cuntay ciyaal badan copy soo galiye waaku wataa legend😅😘😘😘😎
    \

    • @safacwahaap4903
      @safacwahaap4903 2 ปีที่แล้ว

      Haa whi ciyal coppy right dhayyy 🥰😂😂

  • @haboonmaxamed6891
    @haboonmaxamed6891 2 ปีที่แล้ว

    Qaaradaha maray sooqabteen kulan quruxlootartamayee adaa koobka qaaday🥰 my mom🥰

    • @hibomahamed6490
      @hibomahamed6490 2 ปีที่แล้ว

      Qotonka iyo jogiyo san qarorka so shuban tinta qaradale madow ada qayb uu helyo mam qali bad tahy😍

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxni amaan way dhaftay 💯❤️👸

  • @hodanabdirashid206
    @hodanabdirashid206 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allaah cod iyo qurux 💥

  • @xasandarajo8720
    @xasandarajo8720 2 ปีที่แล้ว +1

    this is best song inta igu raacday like saara

  • @aniizaadem1203
    @aniizaadem1203 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow sida logu raxysanayo ayanba ka helay hesta

    • @abdikarimismail293
      @abdikarimismail293 2 ปีที่แล้ว

      Aar ninku waa dHal fanaan malah👊🏾🤴🏿

  • @asmaadem1576
    @asmaadem1576 2 ปีที่แล้ว +56

    He’s outfit,voice ,filling, he is going to be An Amazing guy 💛🤍💛🔥

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว +2

    mame yare codki oo qof ah ❤❤

  • @Safiyosaid
    @Safiyosaid ปีที่แล้ว

    Qamar miya laxanka saray
    😊

  • @cumarnuur1164
    @cumarnuur1164 2 ปีที่แล้ว

    Yawaduud waxan hees way dhaftay another level maame

  • @rudwaanasad9588
    @rudwaanasad9588 2 ปีที่แล้ว +5

    Hees ka hadlaysa adduunka hada joogno iyo waayihiisa oo aan qoray baan hayaayee inaan cidsiiyo doonayaayee
    Fanankii ubaahan komantiga iisoi gal lambarkayga ku siin dabadeed kuusoo diri waana xaqiiq mahadsanidiin dhamaan fanaaniinta somaliyeed