ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
*Thanks asxaabta qaliga ah sida quruxda badn eed noola socotaan, maantana intee ugu qosol badnayd*
jiidhka iigu soo badi 😂😂😂
😂 budhka ugu xaraabe badnayd , legenedii muni faraheedey waali kudoonatay 😂😂
Madarow buga soo xaday ma celisay😂
Jiidhka iiguso badi😂😂
Ugu Dan bayn laydh le ayaad noqotay
Inta Khaladaadka Film-ka Rabta Like Saara.😂🙌
waxaa iigu qosol badnayd ita aad neefgudinyso ee ad leedahay canaanow naagta iidaa
😂😂😂
Inta filimku xalqad wlba ku bar go,do LIKE ZAARA HUUNO LAZO DHAQZADA QAYBTA XIGTA
mj
@@calicumarcalidhego2425djkoo oo halke oo ka soo baxay shirkii ka socday dalka Kenya ayaa 😂
inta nabiga jecel isoo raac🥺🥺
Sallahu calayhim wasalam ❤❤
عليه افضل الصلاة والسلام
Scw ❤❤
salalahu calayhi.wasalam
Scw scw scw
💯:AAWAY DADKII NABIGA JECLAA🥺 salalahu calayhi wasalam
Scw
Sallalahu calayhi wasalam ❤♥
1:13 ❤❤❤❤❤
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد
Inta nabika jecel like saara
علية افضل الصلاة والسلام
Rasuulka ﷺ wuxuu yiri "ninka mar aniga igu saliya 10 jeer buu alle u Naxarisanayaa."Ku salli nabiga Scw❤️#loov saar #love soo dhehe mahadsanid
Ye❤❤q
Kusali nabiga sallallahu calayhim wasalam❤
Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤
InTa dayax Filmka kawayDaY Like Sar
anuu wn ka hely😅😅😅
The legend dayax usoo socdaa atoorihii hob films
Fiicnaanteeda muni intay ninkii isku fashay doonayzaa inay iska raaxayzato oo izka zeexzeexato😂😭miyaa Layzka yeelaya musqushii inuu kuugu soo galaa kuu dhimane ka xaaxaapii🤣😂😂😂😂
Beentaaa maaah wllhy 😅raaxo kaa dheerdheh
Haa wlhi😹🥺🥺
😂😂😂😂
😆😆😆
Sow maha hhh
Filimka silica ka dayoo 5 habeen hala maqnaanina 😂
Sharaab iyo biyo qabow iyo timir ii keen oo hadaad qado karsateena ii keen oo jiidhka iigu soo badi MADAR waaba cuntu doone 😅😅 keep going HOB FILIMS 🙌🥰
Hhhhhh waa muna doon🤣🤣🤣🤣
@@nuurasaid1017 😅😅 cunadiina wuu raacsaday
Jiidhka waa maxey wll
@@luulamaxamud637 waa hilibka qadada lagu daro wll qli
Hhhhhhh
Hurdo Badanida Ma Xabagba Cabtaa!😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
So funny wlhi qaybtani😭😂😂😂😂 Naa inantiinu feedh Bay iga jartay nuc Bay igaga siisay😂😂
Hurdo badanida ma xabagtaad cabtaa😂😂😂😂😂💔😭
Hhhh
😅😅
Geeso geeso kulaha wlhi labadani waa funny muuna iyo madar😁😁😁
😂😂 inta 2024 dawaNaYza❤
Wlhi beerkaa I casaaday madar marka uu hurdo sidii aygii Tom and Jerry ayuu leeyahy🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😄🤟💯👏❤
Hob film walla youtubka WakA culimadan kuso gudbiya walla adinko mahdzan sher out isame walla codsi ❤❤❤❤❤❤❤l❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤❤Feerha ii damqanayo walahi 9 episodes ayan cawa kali firsade...very fnny . Bravo keep going
Wlhi qaybtan ayaa ugu funny SAN madar umadeena maaha 😂😂😂
Qadu isoo gur kulahaa
Hahaha waxan sugi lahay qaldadka filmkan in uu ka qosol badan yahy ogay 😂😂😂😂
Maanta ayaan wada dhamaystey 9ka xalqadoodba walaahi kumaan caajisin xitaa xidhiidh baan udaawaday hob films bogaadin ayaad mudan tihiin xalqada kalena noola soo dhakhsada insha allah
9 kba caawa daawdy ta 10 aadna wn ku drya😂
Ma anaana garan markuu lapada mulqaacadood ugu darey inuu waalanayo 😂🤣🤣🤣😂😂🤣
Dhamaan hob films wa idin salamay👋💯❤️
12 mint 2.1views😫anothel level😂 muna madar la.antood abar😫❤
Wx lagu daba dhig waba sidan show 🤣🤣Muna camalkedii la daba dhigay😥🤲
Waayeden riwaayad tan ka xiiso badan maan daawan Axsan✊Muna faysal ciise iyo madar maxmed ayanle dad taalent leh hore u socda🤍🔝
Jiliyaasha dhamaan tiin waan idin salaamay midii 10 naad nogo sodhoqsada jaliyasha 👌👌❤❤❤⚘❣💯
Haye bro
nin shahiiday jacayliisa udhaman kara😂😂waabu seexdy😂
Inamada laydhka iyo waalidkay isku dirayan hob films 😁😄😃😀
Labo jeer baan daawadey madar tartiis waa imtixaan yar ❤️🤣
𝗄𝗎𝗅𝖺 𝗆𝗂𝖽𝖻𝖺𝖺𝗇 𝖺𝗁𝖺𝗒
Masha Allah wlhi wn ka helay riwayada sixirka hob films guleysta ❤❤❤💪💪💪
Dhaman Dad weynaha ku xidhan Hob film waxay Isha ku hayan Malin walba Xilqada cusub in laso geliyey Markas waxan jeclan laha in la tix geliyo codsiga Dadweynaha ku xidhan channel ka o aad Malin dhaf uso gelisan Filmka mahadsanidin🙏
War wuxu funny Sanaa codkoda is ka jeclhay ree slind from muqdisho
Ayyy from Berbera somaliland
The funniest 🤣😂 part ever can't wait part 10 i.a
ytrmknhfryui 3:55
@@farduusacateeye 🤣🤣 what do u mean 🤔😆😆🤣
Madar waa talanted man wlhy filmkaba iskaga nagu haya ❤🎉
Madar iyo muna cadi mahan fani weye manata qosol weye 🤣🤣🤣 walalayal filimka la so dhaqsada
Walahi muan habaar ayaan ku dhacay muna faysal waan ku jecelahy
Walhey riwayadi ugu wanagsaneyd abid an dawado wye mnshlh
Muna funny wye jeedso jeedso kulaha😂😂😂😂😂
Ilaahoow nodabi dhaaf qosle dartii baa usuuxay 😂😂😂😂😂🤣
Oradoo hadaad qado karsato iikeen oo jiidhka iigu soobadi😂😂😂😂😂
Teamka hadaa idenku soobeeray sheekada madar ayaanle iyo muna faysal keeb going
Muna Sixirkii Wuu Uga Daray:😂😂
Madar iyo muuna ayaan ku daawada ruwaayadaba❤😂
LabO bilooood baan Bacda Ku cunaYe🤣🤣Sida Ragga 😂❤️
WOW AMAZING MY TEAM KEEP GOING
Naa ma bisad baaa I'm dead 😭😭😭😭😂😂😂😂😂😂😂😂
maak eha allah si qurux badan baa lo.jilay beer casaad weye riwaaydani
kulahaa naa na hor bood oo iska kaayo dhaadhici🤣😂😂
😂
Azxpy ku soo dhakhsada qeybaha kale Waa mahad santahin
Xageed ka aada anaga nalaka badaye kulaha madar wlh funny weyaan tagero lambar 1 banku ahay Pro 😊
MADAR IYO MUNA LABA jila oo is fahmay keep going sxbayal
Naaa Inantii Hadda Feer Bay Iga Jartaye Maxaan Sameeya Kulahaa😂😂
jiidhka ku so badi ayeey ruwayad iga dhigayan ana xooriyo ayan dawadey iyo masibadi
Muna wxey iska rabtaa in ay raxeysto inta ay ninki sixirtayy😭😂😂😂
Wlhi riwaayadan waan xiiseeyaye noogu soo dhakhsada
😂😂😂😂l like riwaayadan madar mahmed ayaanle qosolkii oo qofa
nio naagbaan rabay inaan madiideeystee armay gurigayga kale iyo xaaskayga kale iigu dhex timaadaa wuxu ma sidanay udhib badantahay waanba ka walaacee😂
Hayso marin qumay hhhh
Walee waaa aktirisho heer calami ah muna faysal
Halkii ad nagu qarisay iyada naga soo sartay😂😂 qac😊😂😂
Masha Allah welcome back hob films. Aad iyo aad ayan idinku xiiisney. Jinkii. Sixir aad nogu badasheen 😂❤❤❤❤❤
Walal please qalaladka filinka soo daaya😂😂😂
Hurdo badaninadaa ma xabagtaad cabta😂😊
Walalo waxa SI Naxariis Leh idinka Codsanya Duco waxan WaYey qalbigygii in ilahay iso celiyo plse💔😭😭😭 cml qalbigna ka dhawacnya muDo labo Sano aha😭😭😭💔 qofkii Ma rabe inuu Rabi qalBiga I kabna ka wada Yaa Alleh 🤲
Alle hakaaga reebo wllshy oo qof Ka wanagzan hakuugu bedelo inshallh iska Samir mcnto
Ilaahey haysku kiin keeno
@@indhodeeqhajji5078 Aamen wllo hyeh
@@najaxqalanjo4293 Alleh iguma so celiyo walalo🤲
Qalbiga allaw uqabooji wax ka khayr badana rabbiyow ugu badal😭
Prt 9 waa qayta ugu macaanayd ShpayaaL Keep going we cant wait prt 10
Munay mxad wilka usixranaysay hdadba wilka Dan ka galayniin🥺🥺
Ruwaayadil sixirka part 10ème
Madar iyo muuna qosoolki bay iga dhameyeeen😂😂😂😂😂😂😂😂
Saho oo ka soo qayb galay shirkii ka mid ahaa dadkii ku dhintay weerarka soo baxay shirkii 😂😂🎉
Madar is so funny🤭👌
Nio dadyaw sidani si mahee laba xalqadood sooo daya usbuciii ❤
Runtii waa ruwayd aan tageero Madar waaba xaarbo🥰😂😂
Masha Allah ❤️❤️
Sharaab iyo biyo iikeen kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣
Saan usugaayya ayaanba go.ay
Inadeer maxad nagaga raajisasn filimka waanu idinku caajisnaa mar walba halkuu marayayba anagoo ilownay ayaa soo daysaan nagasoo hagaga wanu idin jecelehee wllo yaal
Qaybtii ugu macaaneyd wllHi 🦋Hob films hore usocdaH ♥️💎
Zharaab qabow noo keen oo nasga kaaya dhaadhici oo na horbod qadana ii keen oo jiidhka kusoo Badi inkaaar 😂😂😂😂😂😂😭😭😭😭
Jidh ka maxa laga wadaa
@@aaishaabdullahi1927 hilib
@@aaishaabdullahi1927 hilibka aañ baruurta lahayn
Hadaad qado karsateena qadada iisoo gur Jiidhkana iigu soo badi🤣🤣
wlhi inta jacayl lagugu abuuro telephone kana layska xidho layskana seexdo wax igu cusub mahan anigu guriguunbanan ugu galin qolka ay seexato xabadan jeclaa daaqadiisaan hoos fadhiyay habeen habeen dhan oo dhaxanina dhacayso 2009kii gobolka cagaaran 💔💔💔💔😭😭😭
Jacaylku waa wali
Nin soo jabay
Waa waah!!! Wallahi wiill heer sare Iga deh!!!! Walle wa qosol & xarago & 1M love oo waali ah!!! Wiill waalan.. Gabar ka sii waalan.. Caashaqa.... Maser ka! 😂😂😂😂
Dhibta dhan wa cadnan labiyo badh ugu daray e muna nafta u kenay 🤣🤣🤣🤣
Aad baan ugu farxay isku soo labashadiina team hob flims halkaa Kasi wada hnoyaal🥰👏👏
Ka dhac cadnaanow waar naagta ii daa 😀😂😂
Naa inantini fedh bay iga jarte mxn sameyaa I am dead😂😂😂😂😂😂😂😂
Xalqadba qalqaday ka dambayso ayey ka qosol io xaraabo bdan tahy wllhi🥰😂
Madara iyo muno wlahia waa another level
cadnaanow maah maaH paa Ahyd God ha Qodin hadad Qodidna Ha dheeray ku dhici doon yaaan mOoYE 😂😂😂😂😂😂
Best of the films actions interests people's prt 10 I can't wait 😋😀😄🌹
madar funny thy pro🙌😂
MaDar mahmed aYanle best actor😂😂😳
Kuzoo dhaqzada ma zugi karne team Hop fiLmz🥰
Lulaha jìrdhka kusoo badi😂😂😂
Alla ilahayow beelaayo qoorta hanoo geliN muna waxbaa haysta😁🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Alawaahi saan uqoslayay beerkaa icadaaday madar wuxuu soo qaatay bodwayn parta 10❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Munaay wixii ku helaan layaapay wlllhi😂😂
Ala masiiba heshay manooli 😂😂😂😂😂😂😂
hop is back walhi🥰❤️
Ka dhac Cadnaanow Nagta ii daa 😂😂😂🤣
Igaso dhakhsada y’a ni habarin 🥵😂
hhh😂😂😂
JINKA WAXBA KAMA QAADO HABARKU 😂😂
women🤣🤣🤣
😂😂Kulmidpnh ahy
Hhh Taa cad uqoslay 🤣
*Thanks asxaabta qaliga ah sida quruxda badn eed noola socotaan, maantana intee ugu qosol badnayd*
jiidhka iigu soo badi 😂😂😂
😂 budhka ugu xaraabe badnayd , legenedii muni faraheedey waali kudoonatay 😂😂
Madarow buga soo xaday ma celisay😂
Jiidhka iiguso badi😂😂
Ugu Dan bayn laydh le ayaad noqotay
Inta Khaladaadka Film-ka Rabta Like Saara.😂🙌
waxaa iigu qosol badnayd ita aad neefgudinyso ee ad leedahay canaanow naagta iidaa
😂😂😂
Inta filimku xalqad wlba ku bar go,do LIKE ZAARA
HUUNO LAZO DHAQZADA QAYBTA XIGTA
mj
@@calicumarcalidhego2425djkoo oo halke oo ka soo baxay shirkii ka socday dalka Kenya ayaa 😂
inta nabiga jecel isoo raac🥺🥺
Sallahu calayhim wasalam ❤❤
عليه افضل الصلاة والسلام
Scw ❤❤
salalahu calayhi.wasalam
Scw scw scw
💯:AAWAY DADKII NABIGA JECLAA🥺 salalahu calayhi wasalam
Scw
Scw
Sallalahu calayhi wasalam ❤♥
1:13 ❤❤❤❤❤
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد
Inta nabika jecel like saara
علية افضل الصلاة والسلام
Rasuulka ﷺ wuxuu yiri "ninka mar aniga igu saliya 10 jeer buu alle
u Naxarisanayaa."
Ku salli nabiga Scw❤️
#loov saar #love soo dhehe mahadsanid
Ye❤❤q
Kusali nabiga sallallahu calayhim wasalam❤
Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤
InTa dayax Filmka kawayDaY Like Sar
anuu wn ka hely😅😅😅
The legend dayax usoo socdaa atoorihii hob films
Fiicnaanteeda muni intay ninkii isku fashay doonayzaa inay iska raaxayzato oo izka zeexzeexato😂😭miyaa Layzka yeelaya musqushii inuu kuugu soo galaa kuu dhimane ka xaaxaapii🤣😂😂😂😂
Beentaaa maaah wllhy 😅raaxo kaa dheerdheh
Haa wlhi😹🥺🥺
😂😂😂😂
😆😆😆
Sow maha hhh
Filimka silica ka dayoo 5 habeen hala maqnaanina 😂
Sharaab iyo biyo qabow iyo timir ii keen oo hadaad qado karsateena ii keen oo jiidhka iigu soo badi MADAR waaba cuntu doone 😅😅 keep going HOB FILIMS 🙌🥰
Hhhhhh waa muna doon🤣🤣🤣🤣
@@nuurasaid1017 😅😅 cunadiina wuu raacsaday
Jiidhka waa maxey wll
@@luulamaxamud637 waa hilibka qadada lagu daro wll qli
Hhhhhhh
Hurdo Badanida Ma Xabagba Cabtaa!😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
So funny wlhi qaybtani😭😂😂😂😂 Naa inantiinu feedh Bay iga jartay nuc Bay igaga siisay😂😂
Hurdo badanida ma xabagtaad cabtaa😂😂😂😂😂💔😭
Hhhh
😅😅
Geeso geeso kulaha wlhi labadani waa funny muuna iyo madar😁😁😁
😂😂 inta 2024 dawaNaYza❤
Wlhi beerkaa I casaaday madar marka uu hurdo sidii aygii Tom and Jerry ayuu leeyahy🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😄🤟💯👏❤
Hob film walla youtubka WakA culimadan kuso gudbiya walla adinko mahdzan sher out isame walla codsi ❤❤❤❤❤❤❤l❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤❤Feerha ii damqanayo walahi 9 episodes ayan cawa kali firsade...very fnny . Bravo keep going
Wlhi qaybtan ayaa ugu funny SAN madar umadeena maaha 😂😂😂
Qadu isoo gur kulahaa
Hahaha waxan sugi lahay qaldadka filmkan in uu ka qosol badan yahy ogay 😂😂😂😂
Maanta ayaan wada dhamaystey 9ka xalqadoodba walaahi kumaan caajisin xitaa xidhiidh baan udaawaday hob films bogaadin ayaad mudan tihiin xalqada kalena noola soo dhakhsada insha allah
9 kba caawa daawdy ta 10 aadna wn ku drya😂
Ma anaana garan markuu lapada mulqaacadood ugu darey inuu waalanayo 😂🤣🤣🤣😂😂🤣
Dhamaan hob films wa idin salamay👋💯❤️
12 mint 2.1views😫anothel level😂 muna madar la.antood abar😫❤
Wx lagu daba dhig waba sidan show 🤣🤣
Muna camalkedii la daba dhigay😥🤲
Waayeden riwaayad tan ka xiiso badan maan daawan Axsan✊
Muna faysal ciise iyo madar maxmed ayanle dad taalent leh hore u socda🤍🔝
Jiliyaasha dhamaan tiin waan idin salaamay midii 10 naad nogo sodhoqsada jaliyasha 👌👌❤❤❤⚘❣💯
Haye bro
nin shahiiday jacayliisa udhaman kara😂😂waabu seexdy😂
Inamada laydhka iyo waalidkay isku dirayan hob films 😁😄😃😀
Labo jeer baan daawadey madar tartiis waa imtixaan yar ❤️🤣
𝗄𝗎𝗅𝖺 𝗆𝗂𝖽𝖻𝖺𝖺𝗇 𝖺𝗁𝖺𝗒
Masha Allah wlhi wn ka helay riwayada sixirka hob films guleysta ❤❤❤💪💪💪
Dhaman Dad weynaha ku xidhan Hob film waxay Isha ku hayan Malin walba Xilqada cusub in laso geliyey Markas waxan jeclan laha in la tix geliyo codsiga Dadweynaha ku xidhan channel ka o aad Malin dhaf uso gelisan Filmka mahadsanidin🙏
War wuxu funny Sanaa codkoda is ka jeclhay ree slind from muqdisho
Ayyy from Berbera somaliland
The funniest 🤣😂 part ever can't wait part 10 i.a
ytrmknhfryui 3:55
@@farduusacateeye 🤣🤣 what do u mean 🤔😆😆🤣
Madar waa talanted man wlhy filmkaba iskaga nagu haya ❤🎉
Madar iyo muna cadi mahan fani weye manata qosol weye 🤣🤣🤣 walalayal filimka la so dhaqsada
Walahi muan habaar ayaan ku dhacay muna faysal waan ku jecelahy
Walhey riwayadi ugu wanagsaneyd abid an dawado wye mnshlh
Muna funny wye jeedso jeedso kulaha😂😂😂😂😂
Ilaahoow nodabi dhaaf qosle dartii baa usuuxay 😂😂😂😂😂🤣
Oradoo hadaad qado karsato iikeen oo jiidhka iigu soobadi😂😂😂😂😂
Teamka hadaa idenku soobeeray sheekada madar ayaanle iyo muna faysal keeb going
Muna Sixirkii Wuu Uga Daray:😂😂
Madar iyo muuna ayaan ku daawada ruwaayadaba❤😂
LabO bilooood baan Bacda Ku cunaYe🤣🤣
Sida Ragga 😂❤️
WOW AMAZING MY TEAM KEEP GOING
Naa ma bisad baaa I'm dead 😭😭😭😭😂😂😂😂😂😂😂😂
maak eha allah si qurux badan baa lo.jilay beer casaad weye riwaaydani
kulahaa naa na hor bood oo iska kaayo dhaadhici🤣😂😂
😂
Azxpy ku soo dhakhsada qeybaha kale
Waa mahad santahin
Xageed ka aada anaga nalaka badaye kulaha madar wlh funny weyaan tagero lambar 1 banku ahay Pro 😊
MADAR IYO MUNA LABA jila oo is fahmay keep going sxbayal
Naaa Inantii Hadda Feer Bay Iga Jartaye Maxaan Sameeya Kulahaa😂😂
jiidhka ku so badi ayeey ruwayad iga dhigayan ana xooriyo ayan dawadey iyo masibadi
Muna wxey iska rabtaa in ay raxeysto inta ay ninki sixirtayy😭😂😂😂
Wlhi riwaayadan waan xiiseeyaye noogu soo dhakhsada
😂😂😂😂l like riwaayadan madar mahmed ayaanle qosolkii oo qofa
nio naagbaan rabay inaan madiideeystee armay gurigayga kale iyo xaaskayga kale iigu dhex timaadaa wuxu ma sidanay udhib badantahay waanba ka walaacee😂
Hayso marin qumay hhhh
Walee waaa aktirisho heer calami ah muna faysal
Halkii ad nagu qarisay iyada naga soo sartay😂😂 qac😊😂😂
Masha Allah welcome back hob films. Aad iyo aad ayan idinku xiiisney. Jinkii. Sixir aad nogu badasheen 😂❤❤❤❤❤
Walal please qalaladka filinka soo daaya😂😂😂
Hurdo badaninadaa ma xabagtaad cabta😂😊
Walalo waxa SI Naxariis Leh idinka Codsanya Duco waxan WaYey qalbigygii in ilahay iso celiyo plse💔😭😭😭 cml qalbigna ka dhawacnya muDo labo Sano aha😭😭😭💔 qofkii Ma rabe inuu Rabi qalBiga I kabna ka wada Yaa Alleh 🤲
Alle hakaaga reebo wllshy oo qof Ka wanagzan hakuugu bedelo inshallh iska Samir mcnto
Ilaahey haysku kiin keeno
@@indhodeeqhajji5078
Aamen wllo hyeh
@@najaxqalanjo4293
Alleh iguma so celiyo walalo🤲
Qalbiga allaw uqabooji wax ka khayr badana rabbiyow ugu badal😭
Prt 9 waa qayta ugu macaanayd ShpayaaL Keep going we cant wait prt 10
Munay mxad wilka usixranaysay hdadba wilka Dan ka galayniin🥺🥺
Ruwaayadil sixirka part 10ème
Madar iyo muuna qosoolki bay iga dhameyeeen😂😂😂😂😂😂😂😂
Saho oo ka soo qayb galay shirkii ka mid ahaa dadkii ku dhintay weerarka soo baxay shirkii 😂😂🎉
Madar is so funny🤭👌
Nio dadyaw sidani si mahee laba xalqadood sooo daya usbuciii ❤
Runtii waa ruwayd aan tageero
Madar waaba xaarbo🥰😂😂
Masha Allah ❤️❤️
Sharaab iyo biyo iikeen kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣
Saan usugaayya ayaanba go.ay
Inadeer maxad nagaga raajisasn filimka waanu idinku caajisnaa mar walba halkuu marayayba anagoo ilownay ayaa soo daysaan nagasoo hagaga wanu idin jecelehee wllo yaal
Qaybtii ugu macaaneyd wllHi 🦋
Hob films hore usocdaH ♥️💎
Zharaab qabow noo keen oo nasga kaaya dhaadhici oo na horbod qadana ii keen oo jiidhka kusoo Badi inkaaar 😂😂😂😂😂😂😭😭😭😭
Jidh ka maxa laga wadaa
@@aaishaabdullahi1927 hilib
@@aaishaabdullahi1927 hilibka aañ baruurta lahayn
Hadaad qado karsateena qadada iisoo gur
Jiidhkana iigu soo badi🤣🤣
wlhi inta jacayl lagugu abuuro telephone kana layska xidho layskana seexdo
wax igu cusub mahan
anigu guriguunbanan ugu galin
qolka ay seexato xabadan jeclaa
daaqadiisaan hoos fadhiyay habeen habeen dhan oo dhaxanina dhacayso 2009kii gobolka cagaaran
💔💔💔💔😭😭😭