ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Berrisamaadkii markaan ardeyga ahaa Radio muqdisho imikana ku soodhawaada qadar music ah oo dabacsan markaasaan qalinka buuga duldhigi jirey,mahadsani Salah
Soo dhawoow waa xasuus aad u wayn mahadsanid
@@iftinband-salahbonge2326 waan dhawahay wallaal
Sweet memories 🎵🎵🎵🎵
Waa Xasuus Aan La Heleeyn oo uu ka hadli karo Qof ka mid ahaa Ragaas waayo waxeey Ahayeen the best Leone mahadsanid
Big tuneeee melody 🎵🎵🎵🎵🎵
Leone soo dhawoow cuntada soo malah dhadhan music waa saas hadaba Iftin waa saas mahadsanid
BOONGAHAA I DILAY 🎩MAESTRO BONGE 👋👋👋👋
Leone soo dhawoow you're welcome
Bandhiga Radiyoowga dhextaal ayeey ka dhigan jireen heestaan oo waa xasuus iyo Barnaamijkii ciyaaraha ee Colombo 🇸🇴♥️🎵
Waa runtaa music yaal badan ayeey ahaayeen Leone mahadsanid
❤what a music❤
Soo dhawoow mahadsanid
Sirmaqabe Raxmaankoow Adigaa u Sahanee Waxba maan Sameyninee,Guitarka iyo Keyboard aad ayaa loo maqlooyaa hadaan qaldaneyn.Ustaad Saalax
Bulshada soo dhawoow waa runtaa waayo waxaa guitarka tumaayo macalin sugule keyboard macalin sharkanoole mahadsanid
Sulfa waa ka baxsayay Gurbaanka waa VERY TOP
Leone soo dhawoow Zulfa waxuu Ahaan jiray one of the best Rhythm players in East Africa mahadsanid
Sugulle waxuu ahaa Guitarist gacan macaan asiga iyo Shii Cabdi AUN labadooda
Runtaa waaye Keyboard ku dar wuxuu ahaa macalin gacan macaan Leone mahadsanid
Musigani waxa weeyi ka dadka xanuunsanaya dhaktaradu u qoraan.Thanks Saalax
Omar soo Dhawoow waa music degen oo aad mac mahadsanid
Wnnnnnnnnn❤❤
Mr Seef soo dhawoow abaaba wadnaha waa lagaa qaabilay mahadsanid
Wayihiiwacnaa
Mohamud soo dhawoow mahadsanid
2da sha iyo 3da sa. Macalin ustaad saciid salax ayaa lahaa bixinta magacaa
Ali soo dhawoow mahadsanid
Cajiib! Mahadsanid
Hadi samadu furan tahaySuuradahaa QURAANKIYOO,Saligaan u dirayaa
Heestan waa jaceyl sahal maahan Leone mahadsanid
Abdulkadir Sharkanoole BASS aan ku ogaa 🎸 waa primo folte aan ku arko Oorgan asoo tumaayo 🎹
Sharkanoole waligiis keyboard oo uu tumi jiray Leone soo dhawoow mahadsanid
Aaway Shankanoole ma Nool yahay?
Soo dhawoow sharkanoole waa nool yahay mahadsanid
Nafta lalama socon karooHadii caashaq saanyalseefaha la gaareeSahwiiyo Daraadiisakaliyo saaci iyo abaar baankala saari waayoosanqaadh bay igu oodaane,Hadi samadu furan tahaySuuradahaa Quraankiyo,
Leone soo dhawoow jacel waan ka hadlay ciyaar ma ahan mahadsanid
Soo dhawoow Leone mahadsanid
Berrisamaadkii markaan ardeyga ahaa Radio muqdisho imikana ku soodhawaada qadar music ah oo dabacsan markaasaan qalinka buuga duldhigi jirey,mahadsani Salah
Soo dhawoow waa xasuus aad u wayn mahadsanid
@@iftinband-salahbonge2326 waan dhawahay wallaal
Sweet memories 🎵🎵🎵🎵
Waa Xasuus Aan La Heleeyn oo uu ka hadli karo Qof ka mid ahaa Ragaas waayo waxeey Ahayeen the best Leone mahadsanid
Big tuneeee melody 🎵🎵🎵🎵🎵
Leone soo dhawoow cuntada soo malah dhadhan music waa saas hadaba Iftin waa saas mahadsanid
BOONGAHAA I DILAY 🎩
MAESTRO BONGE 👋👋👋👋
Leone soo dhawoow you're welcome
Bandhiga Radiyoowga dhextaal ayeey ka dhigan jireen heestaan oo waa xasuus iyo Barnaamijkii ciyaaraha ee Colombo 🇸🇴♥️🎵
Waa runtaa music yaal badan ayeey ahaayeen Leone mahadsanid
❤what a music❤
Soo dhawoow mahadsanid
Sirmaqabe Raxmaankoow Adigaa u Sahanee Waxba maan Sameyninee,Guitarka iyo Keyboard aad ayaa loo maqlooyaa hadaan qaldaneyn.Ustaad Saalax
Bulshada soo dhawoow waa runtaa waayo waxaa guitarka tumaayo macalin sugule keyboard macalin sharkanoole mahadsanid
Sulfa waa ka baxsayay Gurbaanka waa VERY TOP
Leone soo dhawoow Zulfa waxuu Ahaan jiray one of the best Rhythm players in East Africa mahadsanid
Sugulle waxuu ahaa Guitarist gacan macaan asiga iyo Shii Cabdi AUN labadooda
Runtaa waaye Keyboard ku dar wuxuu ahaa macalin gacan macaan Leone mahadsanid
Musigani waxa weeyi ka dadka xanuunsanaya dhaktaradu u qoraan.
Thanks Saalax
Omar soo Dhawoow waa music degen oo aad mac mahadsanid
Wnnnnnnnnn❤❤
Mr Seef soo dhawoow abaaba wadnaha waa lagaa qaabilay mahadsanid
Wayihiiwacnaa
Mohamud soo dhawoow mahadsanid
2da sha iyo 3da sa. Macalin ustaad saciid salax ayaa lahaa bixinta magacaa
Ali soo dhawoow mahadsanid
Cajiib! Mahadsanid
Soo dhawoow mahadsanid
Hadi samadu furan tahay
Suuradahaa QURAANKIYOO,
Saligaan u dirayaa
Heestan waa jaceyl sahal maahan Leone mahadsanid
Abdulkadir Sharkanoole BASS aan ku ogaa 🎸 waa primo folte aan ku arko Oorgan asoo tumaayo 🎹
Sharkanoole waligiis keyboard oo uu tumi jiray Leone soo dhawoow mahadsanid
Aaway Shankanoole ma Nool yahay?
Soo dhawoow sharkanoole waa nool yahay mahadsanid
Nafta lalama socon karoo
Hadii caashaq saanyal
seefaha la gaaree
Sahwiiyo Daraadii
sakaliyo saaci iyo abaar baan
kala saari waayoo
sanqaadh bay igu oodaane,
Hadi samadu furan tahay
Suuradahaa Quraankiyo,