AROOSKII SANADKA 2017 IYO 19 JIR LABO DUMARA MAR WADA AROOSEY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 365

  • @abdulqanimoha187
    @abdulqanimoha187 7 ปีที่แล้ว +2

    hadey isku wada faraxsanyihin anaguna wan ku faraxsanahay waxana idiin rajeynaya guul iyo barwaaqo waarta alle ha isku kiin dhoowro

  • @ahmedisaaq1640
    @ahmedisaaq1640 7 ปีที่แล้ว +2

    rageedii masha allah hambalyo jadwalba sifican ugasoo bax kudayashaad mudan tahay allah haku barakeYo

  • @rsfvideos5846
    @rsfvideos5846 7 ปีที่แล้ว +1

    maasha Allah nin rag ah . waa guur xalaal ah oo cidna la qasbin. HALOO HAMBALYEEYO

  • @diiriyetv
    @diiriyetv 7 ปีที่แล้ว

    Maashaallah rabbi guurkooda ha barakeeyo oo ubad saalix ah ha ka siiyo. Amiin
    Waar inta comments bilaa micna ah meesha lagusoo qorayo reerka ha loo duceeyo.

  • @mohanadchanel8730
    @mohanadchanel8730 7 ปีที่แล้ว +12

    hhhh masha Allah geesi dheh hanbalyo hanbalyo ragoow hablihii allah baa barakeeyee sadex iyo afarba israaciya anuu imika sadex waan heshiinay tii afraad Baan raadinayaaye 😂😂😂

    • @simansomali5288
      @simansomali5288 7 ปีที่แล้ว

      muhanad abdi bisinka.

    • @barwaqodhemanyartajwxo4949
      @barwaqodhemanyartajwxo4949 7 ปีที่แล้ว +1

      muhanad abdi kkkkkk ana ta afrad ku noqon kkk funny boy

    • @mohanadchanel8730
      @mohanadchanel8730 7 ปีที่แล้ว +3

      Bareqa Duale ta afraad miyaa noqonaysaa hadaa hawshuba way dhantahee ii sheeg meelaan kaala soo xidhhidho😂

    • @sharuzaddiomondsoomaliland9140
      @sharuzaddiomondsoomaliland9140 7 ปีที่แล้ว +2

      muhanad abdi hhh wele was laga jaari doona adna 4 aad rabiiyo maagan taa wlll one un iska guurso khayre caamu

    • @iqraqali5969
      @iqraqali5969 7 ปีที่แล้ว

      muhanad abdi hhhhhhhhhhh

  • @ibrahimabdi1127
    @ibrahimabdi1127 7 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allaaah alle haysu kiin daayo dadbaa ka xun arooskaa iyo farxadaa reeraha cusub cadawgiin ha jabo amiiiiiin

  • @abdiasiisgaxnuug3349
    @abdiasiisgaxnuug3349 7 ปีที่แล้ว +1

    haloodu ceeyo qosakaa habenka kaliya wada aqal ducadii rasulkeena suban CSW ee ahay Barakallhu laka wabaraka calaykum wa jamaca baynakumaa filkhayr aw filkhayr aamii aamiin aamiin

  • @nimoyarofficial7164
    @nimoyarofficial7164 7 ปีที่แล้ว +3

    Raganimada waa loo dhasha inaaderkay nolow

  • @koocaninkeedihore4903
    @koocaninkeedihore4903 7 ปีที่แล้ว +2

    Kuwii isku waa abid khayr Qaba kala hela alle haydinka dhigo amiiin Amiiin

  • @koocaninkeedihore4903
    @koocaninkeedihore4903 7 ปีที่แล้ว +2

    Wooow Nin is huba Walee Waxbaa sitaa Gantaalka oo kale u dhacaya......kaygiba ku xigee afartaba waan istaacinayaa

  • @monaliza4923
    @monaliza4923 7 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah reeekan cusub ilahay ha isku dayo o dhib matuso kolay somaali ka aam heli mayane

  • @mahiisomalipea487
    @mahiisomalipea487 7 ปีที่แล้ว +3

    ninkaas sharbaha leh maa 19 jira sagaleey adne wlh waa lga qoslisay blayo warbadan 😂😂😂😂 gabdhow ilaaheey ha idin dhowro hamblyo hamblyo

  • @soomaliahanolato7291
    @soomaliahanolato7291 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah waa wax fiican hadey is ku qanacsamyahiin

  • @katrawebed6387
    @katrawebed6387 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah waa wax ku dayasha mudan wan ka helay gabdhahan imanka leh masha allah isku waraa family qurux badan

  • @salmoladan1750
    @salmoladan1750 7 ปีที่แล้ว +2

    aa huno maxan dhahaaa
    illhy ha isku kiiin daayo
    amen

  • @abdiraxiincalibadhan2942
    @abdiraxiincalibadhan2942 7 ปีที่แล้ว +3

    alaa yacisak lipaax ina rag
    ale ha idin barakeeeyo

  • @ibnudaud2636
    @ibnudaud2636 7 ปีที่แล้ว +2

    nin rageed nin rageed dhalay alle hakugu anfaco qoyskaa aad yagleeshy

  • @xamsehiiliye7350
    @xamsehiiliye7350 7 ปีที่แล้ว +2

    WIXII DUMAR SINGLE AH SAAS BAAN UGU DUCEYNEY MIDKASTOOY SXBADAA SOO KAXEYSO WIILKA AAD LA SHEEKEYSATO LAWADAAG NINKA WAX LA WADAAGO ISAGA UGU FIICAN LIKE DHEH HADAAD IGU RAACDEY

  • @abdikadirahmed9100
    @abdikadirahmed9100 7 ปีที่แล้ว +1

    gurigoodha iyo guurkodha haa raago iyo ubaadh qeyr leh..amin

  • @mbeenoit713
    @mbeenoit713 7 ปีที่แล้ว +1

    Mabruuk iyo hanbalyo, Ilaahayna ha idinlaqabto hawsha idinsugeysi ma fududee.... soomalidan kalee wax walba kaftan ka dhigeysi, reerka ha la caawiyo oo dahabshiil boqol boqol doolar haloo dhigo (100$). I will start once i get their account .

  • @abokorhaji5668
    @abokorhaji5668 7 ปีที่แล้ว +1

    waar gabadha wariye laftigeeda ayaa romantic ah, ma jiraa jadwal kuu qorshaysan oo aad is leedahay labadooda aad ku kala hagtid, kuye jadwalku waa aqalba habeen baad galaysaa .......kkkkkkkkkkkkkkkkk fantastic.

    • @haniitah
      @haniitah 7 ปีที่แล้ว +1

      Abokor haji kkkkk 😂😂😂😂😂😂😂😂waan fuuray qosol

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 7 ปีที่แล้ว +1

    Libaaax waaaye wlhi saas an ka rabaaaaa ilaahay haku barakeeyo

  • @Top-killer
    @Top-killer 7 ปีที่แล้ว +3

    sxp guurku waa wax lagu heshiyay xaad wax uga sheegaysa..aroos wacan

  • @sahrujawiilwal8291
    @sahrujawiilwal8291 7 ปีที่แล้ว +2

    uf maxey isku liideen mideeda kale maxuu uleeyahey waan soo kaxeestey ma xoola gabdhahu farxadba wajigooda kama muuqato mideeda kale mahal aqalbey wada galidoonaan?

  • @haleelchannel6152
    @haleelchannel6152 7 ปีที่แล้ว +2

    Nin adag, Go'aan qaadashaduba waa in aad u badheedha arrin sidan oo kale u adag.

  • @gaashaanmedia4520
    @gaashaanmedia4520 7 ปีที่แล้ว +3

    ceeb udhinta isna wuxu yiri 19😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @shako7423
    @shako7423 7 ปีที่แล้ว +2

    Waa suaale ismaacil habenka u horaysa ma zamzam ayuu qancin mise nuura 😂😂😂daahir yaa shamis

  • @sumayaduale2616
    @sumayaduale2616 7 ปีที่แล้ว +2

    alle haysu kiin barakeeyo aaamiiin

  • @mulaabdirahman4512
    @mulaabdirahman4512 7 ปีที่แล้ว +2

    maseerka iska daaya dadoow rerka uhambalyeeya raga mid guursan la' nina waa kana 2 isku keenay rag muuqa ka wada siman lkn karti ayay is dheeryihiin 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👌👌👌👌👌👌👌👌👌👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘

  • @abdirsaq7299
    @abdirsaq7299 7 ปีที่แล้ว +1

    asal asal aryaada hadaad tol tihiin gabdhah afar afar haloo guursado Allah baa arsaaqada furee waana sune khayr illahay hasiiyo midkii walba oo dumar badan guursada hada Way buux dhaafeene haloo jilib dhigo hadaad somali mxamed tihiiin.

  • @zakikunuuxsotageeromadrid3024
    @zakikunuuxsotageeromadrid3024 7 ปีที่แล้ว

    waw nice wlhi ana sadex inan hal mar ka dhameeyo ayn qorshay nayaa alla ha iifududeyee nin ragmeed iga dheh

  • @fahimaomar6953
    @fahimaomar6953 7 ปีที่แล้ว +7

    cajiiiiib wlhi waaa nin noool alow isku baarakee

    • @abassbelgique8789
      @abassbelgique8789 7 ปีที่แล้ว

      Fahima Omar amin

    • @jjcade887
      @jjcade887 7 ปีที่แล้ว

      Fahima Omar. Mashalah Fahima waa jeclahay gabdhaha quruxda badan sidaa doo kale oo hada caqliga loogu daray

  • @Sheikhjamalruqyah
    @Sheikhjamalruqyah 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah nuur ala nuur mabruuk

  • @saamitv7234
    @saamitv7234 7 ปีที่แล้ว +3

    walee waa farxad inoo soo korodhay ragoow ..fadhiga ka kaca dumarkii waa u diyaar in laba laba iyo sedex sedex la isku dul dhigo ee ha laga faa,iidaysto fursadan qiimaha badan ....,,allaahu ma sidnaa ..illaahoow noo siyaadi

    • @maamizzatv4040
      @maamizzatv4040 7 ปีที่แล้ว +2

      baashe cabdi hhhhh waa runtaa dhalinyaroy jiifta ka kaca

  • @wadani1685
    @wadani1685 7 ปีที่แล้ว +1

    masha âlh habalayo walhi wa gesi gesi dhalay isku wara o ư wad qayer qabo kalahela

  • @ayaanaamiin45aragsanayaana80
    @ayaanaamiin45aragsanayaana80 7 ปีที่แล้ว +2

    hhhhh wlh iskaabula bdn indhahooga allaha kaa badbaadsho mugoo ciil cunaha wuu jaray cml

  • @maxamedfaarax4008
    @maxamedfaarax4008 7 ปีที่แล้ว +2

    nin ragee ilaahay isukeendaayo reerihii lagu farxo ilaahay ha idinkadhigo farxad kunoolaad

  • @umuibti6654
    @umuibti6654 7 ปีที่แล้ว +2

    allow alle markaan dadka quraalkoda fiirshay raga aad bey ugu faraxsan yihiin shekadan lakiin waxad iloowden guurka waa mas uuliyad iska guurso ma ahan kow ma awooda nolol fcn in ad galiso labadoda 2 xuuquqdoda masimi karta ileen qalbi labo qof maqade mida qalbiga udhow bey nimanka uronadan tasna lamarabo illahy ha ufududeeyo asoo wiil yar ah buu arin adag faraha lagale

  • @salmaanabdi457
    @salmaanabdi457 7 ปีที่แล้ว +5

    Hhhh commentiga dadka ugu badan
    Eee ka xumi waa xalimoyinka

    • @sharmarkenasir9700
      @sharmarkenasir9700 7 ปีที่แล้ว +1

      xaliimooyinka ayaa ka xun guurkan wadarta ah

    • @salmaanabdi457
      @salmaanabdi457 7 ปีที่แล้ว

      +sharmarke Nasir jkkkkkk soma aragtid

    • @ismoahmed3265
      @ismoahmed3265 5 ปีที่แล้ว

      dabcan ma bilaa damiir baa idinka arintaa sameyn I dinkum a le

  • @abdilaahiismail172
    @abdilaahiismail172 7 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkkkkkk aduunyo Nin Nooloow maxaa aragti kuulaaban horta waa Mach Allah lkn ale wlhi waa impossible alle haysku daayo Amiin Amiin

  • @hamdawarka5219
    @hamdawarka5219 7 ปีที่แล้ว +8

    iga fiicanaaaa ma gacanta layla qabsanaa faaraxayga allow hay tusin

    • @barwaaqoyuusuf8600
      @barwaaqoyuusuf8600 7 ปีที่แล้ว

      hamda warka hahahaahha

    • @40156
      @40156 7 ปีที่แล้ว

      halna maaha gacantaaduun baad adkaysan lahayd,,,teeda kale odaygu haduu guriguun kuu fadhiyo waa caajis waa in mar mar maqnaadaa oo aad u xiistaa

  • @حسنزياد-ش2ق
    @حسنزياد-ش2ق 7 ปีที่แล้ว +2

    kkkkk masha alah allha isku bara keeyo

  • @nimcokaahiye4276
    @nimcokaahiye4276 7 ปีที่แล้ว +1

    runti wan naxsanahay Alle habarakeyo

  • @shakurmohamed8326
    @shakurmohamed8326 7 ปีที่แล้ว +2

    wa arin kudayasha mudan gabdhaha camal intee kaheela gabdha wanagsn

  • @arwakhaliji4505
    @arwakhaliji4505 7 ปีที่แล้ว

    masha Allah alf mabrouk inabtigay il iyo cawriba la'aada somaliduna faduul socota weeyi bal mxa idinka galay adeer waa nin rageeti dantiina ku foofa ayn idin odhan laha ka dhamaada isaga iyo labadiisa dumaro

  • @ifraahosman7623
    @ifraahosman7623 7 ปีที่แล้ว +2

    indho adkaa gabdhuhu bismilaah... allah ha isku kiin barakeyo koley warku wuu isku so dhamaday...yaaaaab hadana yaaaab

  • @abdurahmanaidid6346
    @abdurahmanaidid6346 7 ปีที่แล้ว +1

    wow nice man shall ah that is Awesome guys wow

  • @Galcad
    @Galcad 7 ปีที่แล้ว +1

    habeenba Qolll ayaa ka shidan tahay💎lipaax

  • @ikraanmaxamed1552
    @ikraanmaxamed1552 7 ปีที่แล้ว +1

    allahu akbaar sii jumlo ah ow uu aroosay

    • @maliteacher
      @maliteacher 7 ปีที่แล้ว

      Ikraan Maxamed haaa tafariiq makeh waa jumled hhhhhhhhh

  • @hanaadheemanhanaadheeman2234
    @hanaadheemanhanaadheeman2234 7 ปีที่แล้ว +1

    masha alaa alah isu barakeyo

  • @cadnaanalcadaala2473
    @cadnaanalcadaala2473 7 ปีที่แล้ว

    masha alah tabaraka alah aloo inii narakeeyo isku waara oo.isku faraxsanada wiligiina

  • @naajmonajuu573
    @naajmonajuu573 7 ปีที่แล้ว +1

    waaa wax nagu cusub gaar ahaan da ada

  • @ismacilbile441
    @ismacilbile441 7 ปีที่แล้ว +4

    ismacil oo dhan ayaa nin rageed 3 ayaan rabaa ana hadee

  • @saidnour2706
    @saidnour2706 7 ปีที่แล้ว +2

    mansha Allah Hambalyo

  • @حسنزياد-ش2ق
    @حسنزياد-ش2ق 7 ปีที่แล้ว +3

    nin karmeed dheh waa sidaan damacsanahe

  • @sowdocadey6275
    @sowdocadey6275 7 ปีที่แล้ว +2

    Alla berka anaa dhintay
    😂😂😂😂😂😂😂😂
    anaba isku maleeyay iga tag
    illhy ha isku kiindaayo
    hmbalyo hmbalyo

  • @jirfe
    @jirfe 7 ปีที่แล้ว +1

    inankan iyo gabdhuhu miyi baay joogaan laakiin hore baan u aragnay tan oo kale after one week mid baa carartay bal kuwan ilaahay haaysu sakhiro

  • @abdikadirahmed9100
    @abdikadirahmed9100 7 ปีที่แล้ว +2

    gogol wanaag ii geeya

  • @mataanciiideed4046
    @mataanciiideed4046 7 ปีที่แล้ว +1

    xiniinyo cadde xiniinyo weyna, ilaah ha isku kiin barakeeyo

  • @ismailabdiyusuf96
    @ismailabdiyusuf96 7 ปีที่แล้ว +8

    wlh libax banaka dagay waye Ismail dhan sida ah barejo iga filo Sami 😂😂😂😂😂

    • @simansomali5288
      @simansomali5288 7 ปีที่แล้ว

      İsmail Abdi Yusuf hhhh intana ma joogtaa adna😅😅😅😅

    • @ismailabdiyusuf96
      @ismailabdiyusuf96 7 ปีที่แล้ว

      dhulka wlh Adi yawye Horta maba ku fahansani ye😂😂

    • @simansomali5288
      @simansomali5288 7 ปีที่แล้ว

      İsmail Abdi Yusuf eyada leen ahay.
      hda dhimto xita wakuso qaba adi😅😑😅😅😅

    • @ismailabdiyusuf96
      @ismailabdiyusuf96 7 ปีที่แล้ว

      siman somali qofka tahay ma fahansi siilkada wase İSku ke Shek 😂

    • @simansomali5288
      @simansomali5288 7 ปีที่แล้ว

      İsmail Abdi Yusuf dabaaal😈😈😈😈 kma ilbaxdid miyaa saqajanimo.😅

  • @ninrageedmirdheyslandhanol5842
    @ninrageedmirdheyslandhanol5842 7 ปีที่แล้ว +1

    waa raga ilahy siiyey calool adeyga hambalyo sxb ayaan ku leenahy

  • @MrFagaas
    @MrFagaas 7 ปีที่แล้ว +1

    maasha alaal waa wax lagu farxo

  • @ahlulquranwalkhayr
    @ahlulquranwalkhayr 7 ปีที่แล้ว

    masha'allaah mabrook sxb. ciyaarta ay dhalintu dheelayso magaceed plz

  • @asmaxarago6260
    @asmaxarago6260 7 ปีที่แล้ว +2

    Alle Habarakeeyo

  • @yaxyeabdi3130
    @yaxyeabdi3130 7 ปีที่แล้ว +2

    waxan lee yahay yaan laga xuman ninkan waa nin raga oo qoodha si xalaal ah ayu u guursaday labadisa xaas alle haysku daayo waxan la hadlaya dadkiinan bilaa macniga ee camal la.aantu hayso shaqo yeesha oo idinkun ka tashta iskabulada

  • @somalisomalisomalibaaleh3731
    @somalisomalisomalibaaleh3731 7 ปีที่แล้ว +1

    waleeeeee waaaasida waaa sida sidan damacsanahy inay dumarkaygu saaas gacmaha isku qabsadaan

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 7 ปีที่แล้ว

    MAASHA ALLAAAH KARIIM, ILAAHOW, U , SIYAADI, SIYAADO QEEYR LEH, GURYO BARWAAQO, OO LAGU BADHAADHO, INASHA ALAAH ILAAHOW IDKALA SIII, AMIIIIIIIIIIIIIIIN AMIIIIIIIIIIIN YAARABI, YAA, RAXMAAN YAA RAXIIM!!!!!!!!!!!

  • @samiiroxuseen6676
    @samiiroxuseen6676 7 ปีที่แล้ว +1

    waaw.masha allah

  • @antoniosacath9837
    @antoniosacath9837 7 ปีที่แล้ว +2

    dad nool weye wlhi 😂😂😂

  • @wargezabdi620
    @wargezabdi620 7 ปีที่แล้ว +1

    koley jin ninkii keeno aa saaro alfa MAbrouk

  • @hamzamohammed9164
    @hamzamohammed9164 7 ปีที่แล้ว +1

    lkn waa war farxad leh mar haday raali iska yihiin guul insha allaah

  • @sucaadabdi6535
    @sucaadabdi6535 7 ปีที่แล้ว

    mansha alaah ilahow ay isku waaran inta cimrigooda ka dhiman kuwa qurba ha joogo oo ayaga la eg waa loo cadayaa runtii

  • @mohamedabdilaahi8327
    @mohamedabdilaahi8327 7 ปีที่แล้ว +1

    walaahi Waa nin adag habrahaa ka xune

  • @cabdisomalilandcabdibashii8202
    @cabdisomalilandcabdibashii8202 7 ปีที่แล้ว +1

    Nin rageed
    Dee hadaa ana
    Aan labosoo qAbsado
    kkkkklllkkkkkkk
    Nin adag
    Nagaa dhergi

  • @maahircadeofficial732
    @maahircadeofficial732 7 ปีที่แล้ว +1

    ninkasi wlhi waa geesi geesi dhalay
    aadaan kugu hanpiyenaya aptoh

  • @suldancali8720
    @suldancali8720 7 ปีที่แล้ว +2

    Ar ilma aderayaalow ninkaa ila xiriiraya anaaba qorshaha rabee naagihii igu adkeeyay wlhi dhulka talow habenka uhoreeya sides loola kala seexan taasaa yara wareeree

  • @mahamudjaamac421
    @mahamudjaamac421 7 ปีที่แล้ว +1

    maanshaallah waxaan filayaa in nin ishuba aad tahay dhaqaale ahaan iyo hagida reerka dada yar hawl baaxad leh ayaa kugusoo fool leh . waxaad dhexli doonta waayo aragnimo ee guntiga dhiisha iskaga dhig

  • @samiiroxuseen6676
    @samiiroxuseen6676 7 ปีที่แล้ว +1

    guleyso in badan abwe

  • @aishamoha8611
    @aishamoha8611 7 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkkkkkk wlh inan ragoow idinkeey idiin taala shekadaan hadaadba bilawden afar haduu alle idiin baneeyay waan ognahay lkn sidaan cml waa yaraha agah

  • @abdulazizyusuf1439
    @abdulazizyusuf1439 7 ปีที่แล้ว +1

    jadwalka aqalba habeen baa galaa ku lahaaa waa igabadiyay hhhhhhhh

  • @Abdale-jx5uf
    @Abdale-jx5uf 7 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wiiiiiil sxb lambarkiiisa yaaa isiiiya yaaaa nasiib badnaa oooo

  • @abdiqadirmohamed9360
    @abdiqadirmohamed9360 7 ปีที่แล้ว

    nin rageed weeye walhi mansha alllaah ilahay haw barakeeyo

  • @halimahalima6300
    @halimahalima6300 7 ปีที่แล้ว +1

    caruurta ciyaaarta ka daaya

  • @maamizzatv4040
    @maamizzatv4040 7 ปีที่แล้ว +1

    nin rageed ayaad illahy ha isu kiin barakeeyo

  • @jamhuurialjamhuuri7965
    @jamhuurialjamhuuri7965 7 ปีที่แล้ว +2

    kkkk wlhi waa nin rageed

  • @hiboabdi9269
    @hiboabdi9269 7 ปีที่แล้ว +11

    Hhhhh habeen ba aqal baan galaya kulaha ninkaygo naag kale gurigeda kaso baxaya ilahay ima tuso balayoy baydh dheh

    • @aliyaali4527
      @aliyaali4527 7 ปีที่แล้ว +3

      hibo abdi amin

    • @dalla112
      @dalla112 7 ปีที่แล้ว +1

      ninkaan si xalaaal labo naag ugu wada tagaya maxaa ka ogtahay kan ku joogo in uu 10 guri oo xaaran iyo qudba sireed maxaa ka ogtahay ,somalida xalaasha caynaya lakiin naagha meelaha lagu uureyo kama hadlaan wa dad si xaalaal diinta muslimka isku guursday get lost

    • @maamizzatv4040
      @maamizzatv4040 7 ปีที่แล้ว

      hibo abdi adu minwaynada hadii aad noqoto maxaa kaa dhiman kkk

    • @maamizzatv4040
      @maamizzatv4040 7 ปีที่แล้ว +1

      suldaan Nabiil wllhi waa runtaa xaqiiqda ayaad taabanaysaaa
      tii cadaydaba qudbi sirta ayay Ku kalsoon tahay

    • @aliyaali4527
      @aliyaali4527 7 ปีที่แล้ว +3

      hibo abdi bisninka maxa gabadha o inkare balayo ko minweyn allah gurigeda il xun ma toso insha allah

  • @fatimaa6045
    @fatimaa6045 7 ปีที่แล้ว +4

    waxa sual iga ah habenki ugu horeye aroskoda teba ciidlo sexatay yaa rab indho xumada hanagu kenin anagiyo cidan jecel nahay ma habenki aroskaygan cidlo sexan kara isna naag kale la sexanaya

    • @idildaahir3300
      @idildaahir3300 7 ปีที่แล้ว

      Sarah Bilaan Maxaa cidlada dhigay hal sariir buu wada saarayaaye With hal game

    • @dalla112
      @dalla112 7 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk na caloosha hana hurin cidlo seexan meeysida hal bisad ba lagu so iibanyaa habeenkaas ad weheshto hada wa hal habeen

  • @GabileyGreenland
    @GabileyGreenland 7 ปีที่แล้ว +1

    rageedii waa ku hambalyeenayaa

  • @basrashariff1250
    @basrashariff1250 7 ปีที่แล้ว +2

    ma labo qalbi buu.leeyahay talow

  • @asadaden
    @asadaden 7 ปีที่แล้ว +1

    Meeshan Waa Xagee. ee nin la'aanta ka jirto

  • @nouriadaher4803
    @nouriadaher4803 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @maamizzatv4040
    @maamizzatv4040 7 ปีที่แล้ว +1

    xaliimooyinkii masayr ayaaa walay ee masary iska daaya yadaan meesha Ku qadine

  • @mahadmursalmohamed9699
    @mahadmursalmohamed9699 7 ปีที่แล้ว

    arwadankii igeeya aaan labo guur sadeee kkkkkkkkk anagaa yaab aragnay kkkkkkkkk nin adag dhe

  • @frenchmontana9347
    @frenchmontana9347 7 ปีที่แล้ว +1

    nin rageedka labo maaha ala maxa xiniinyo Ku jira ilhow u barakeee

  • @boqoradasomaliland4503
    @boqoradasomaliland4503 7 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah

  • @fatimaa6045
    @fatimaa6045 7 ปีที่แล้ว +2

    waxano kale in la bun buniyo maha sababto ah nago rajo iska damacsan maha haday nago dhig leh yihin miyu ka ag odhan laha sidi xolihi wan so kaxaystay

  • @idildaahir3300
    @idildaahir3300 7 ปีที่แล้ว

    Caruur badanoo oon iyo gaajo u dhimata waa soo wadaan dheh ileen caqli aan ahayn in la is fuul fuulo oo ilmo la dhalo MA haysaan maryooleeyeey aqas

  • @kaftanleydaxaafada8080
    @kaftanleydaxaafada8080 7 ปีที่แล้ว

    yaaahu alley lehe waad iga madax fayoow dihiin

  • @ugbaadqurux42
    @ugbaadqurux42 7 ปีที่แล้ว +1

    wey ku heshiiyeen taasaa muhiima weyna isku kalsoon 😄 waxa kale waxba kama jiraan

  • @wabewaabari1242
    @wabewaabari1242 7 ปีที่แล้ว +2

    hhhh nin rageed ala maxay bero bisladen ragna bahi qaban dumarka in raga afar lo baneyay wa in ay ogadan hadi kale sadex aya la isla arosi mar qudha