In maraykanku tarxiilo dadka gaar ahaan muslimiinta Anigu waxaan u arkaa naxaris alle oo waxa soo dhow in dhawaan ay ku dhacdo maraykanka musiimo aanay kasoo waaqsan. "وعسى أن تكرهوا شيئا وهو خير لكم وعسى أن تحبوا شيئا وهو شر لكم" By axmed maxamed nairush
Ilham omar muwadin ameerican ah maaha . Waa gabadh u shaqaysa ururada argagixiso .waana shaqsi aan u qalmin in ay ameerica joogo .Somalia ha aado ama garoowe
Wll Abdirahman waberi weli maka soo hadashay taariikhda suit ka la xirto , oo manta dunida ugu sameynta badan dhanka labiska ? Fadlan kasoo hadal kheyr allaha kusiiyee insha allah.
Maansha Allah waxaan arko intii sanadka cusub ku jiray 2025 waa warkii aan ugu jeclaa waayo afrikaan ka ha loo quus gooyo wadamadooda kayaacaya yurub uyaacaya waxaan jeclaan laa dhamaantood in dil lagu xukumo waxa soo galooti jooga qaarada yurub dhamaantood macalku sharciga haysta
Anaga dhulkeyna waan dayacney in nala tarxiilo waan istaahilnaa bes anagana ciidankooda aan leey no oo yey imaan in degaankeyna sababta oo ah burburka dhulkeyna ayaga ka danbeeya jahilin naga soo jeedo ayey hub siiyeen si degaal ay u abuuran
Marykan maxaa yala isaga qarafaysanaye waka munafiqi sucuudigu uu dirayo lacagihi uu uu diri laha wllalahod falastin oo uu bahan lkn waa ayaan daro ku jirta ISLAMKA
Trump lama yaabani ee dadka mareykanku u yahay dream country ayaan layaabanahay!waa wadanka kaliya ee police koodo muwaadiniinta u dilayo midabkooda dartiis, kawaran adigoo qaxooti ah?
In maraykanku tarxiilo dadka gaar ahaan muslimiinta
Anigu waxaan u arkaa naxaris alle oo waxa soo dhow in dhawaan ay ku dhacdo maraykanka musiimo aanay kasoo waaqsan.
"وعسى أن تكرهوا شيئا وهو خير لكم وعسى أن تحبوا شيئا وهو شر لكم"
By axmed maxamed nairush
Waxan kaga mahad celinaya sida quruxda badan eed noogu so gudbiso wxi kadhaca. Dunida wll❤🎉
Siyaasada wadanka kasoohadal taas ayaa ba xasaasi ah sanad doorasheedka 2026 masuutagalbaa in leeskugacan qaado doorashada soomaaliya mise waalaboobidoonaa doorashadaas mise sidimo qiraadiya ooleeskuhaleenkaro ayeey udhaceeysaa ayaad isleedahay cabdiraxmaan waabari 😮❤❤
Haduu alle ii qoray inaan tago maraykanka cid iga hor istaagi kartaa ma jirto alle wadankeena hanoo hagaajiyo
Ad io ad gulayso sis😊
Mashaa allh shp waad mahad santahay saad noogu soogudbiso tabinta😊
Edit galay muqaalkan 🎉🎉
Team darbi ka bood kuso yaaca somalia welcome 🙏
Guuleyso ustaad ❤
Muustikada kasaar cabdirixmaanow nin masuul ah ayaa agteena katahay culimaa kudaawanaysa.
Music maba saarnee xagee ka maqleysaa mustikada adii
Mahadsanid wll
Waan ku salaamay saxiib cabdiraxmaan waabari
Ilham omar muwadin ameerican ah maaha .
Waa gabadh u shaqaysa ururada argagixiso .waana shaqsi aan u qalmin in ay ameerica joogo .Somalia ha aado ama garoowe
Argagaxisada ushaqeyso waa maxay waa muwaadin somali american ah
Dadkeeda ayey congress ku joogta
Guuleyso ustaad
Mahadsanid
Ka so hadal sxb deepseek vs chatgpt ❤ thanks
Wll Abdirahman waberi weli maka soo hadashay taariikhda suit ka la xirto , oo manta dunida ugu sameynta badan dhanka labiska ? Fadlan kasoo hadal kheyr allaha kusiiyee insha allah.
Hadu dadkayga sorafo xayiradna wadankayga kasaro socdalka aflagaado iyo bahdila faraha makaqadaya wadankayga faragalinta ukuhayo maraykanku iyo inuyirahdo danan kalenahay?mise anagan damirlahayn
Scw
Anigo ah darbi kabood kuna sugan maraykan wxn leyhy qodobada trump waxbo kama hir galayan namana tarxili karo
Wan kaaga mahadnaqayaa inoo soo gudbisiid soo badii cabdiraxman omar waaberi media thanks for reports
Asc inta jecel waabari media ❤
Somalia 🇸🇴 ❤
جزاك الله خيرا
Maansha Allah waxaan arko intii sanadka cusub ku jiray 2025 waa warkii aan ugu jeclaa waayo afrikaan ka ha loo quus gooyo wadamadooda kayaacaya yurub uyaacaya waxaan jeclaan laa dhamaantood in dil lagu xukumo waxa soo galooti jooga qaarada yurub dhamaantood macalku sharciga haysta
plz wllo xayaysiimaha waxad kadhigtaa bilowga muuqalka , si hadalkaaga uusan inooga kala go,in , adooo mhdsn
Waad mahadsantahay wll cabdiraxmaan
Anaga dhulkeyna waan dayacney in nala tarxiilo waan istaahilnaa bes anagana ciidankooda aan leey no oo yey imaan in degaankeyna sababta oo ah burburka dhulkeyna ayaga ka danbeeya jahilin naga soo jeedo ayey hub siiyeen si degaal ay u abuuran
Waa nin dalkiisa jecel ninkastoo soomaalida soo dhaafiya wadankiisa sababtoo.ah
Waxayka dhigayaan meeshaytagaan sida soomaaliyoo kale
Taasi iyadu ha ugu horeyso😅
Idoor bdnba kaso hormaraya qoftas
Craxmanow magacaygu waa cfataax jooga burco anigasiday ilatahay wayfulayaan goaamadani
Ka so hadal taarikhda alqacida io halkeey ku dambaysay 👀
😂 caqligaaga kobci oo waxbaro
alqacida waxaa sameeyey reer galbeed ee iyaga weydii
Canada-na uu saamen doona ilen si dadban bu umamula
Ilhan khaniisinta ayay taageertaa,,halha trump oo aan mzslim ahani necebyahay khaniisinti,iyo ilmo layska soo tuuro,,subhanallah fidradi ilaha ku abuuray ibnu adamka ayuu leeyahy,halka qaat muslim sheegta akhlaaqdi ka dhimatay
First person 😂
Xayaysiisayada ado hadalka wada ad ku so dhex darayso fadlan kadaa
Marka horeba umaan socon 😂😂
first comment
Qoralka waka qaldanyahay masuul
MY REALLY HERO IS THE TRUMP ❤❤❤❤❤❤
Bal qoftan madaxa yuuban ee qooma luudka ah maxay ka rabtaa ninkaa cadaanka ah ee wadankisa u tashtay?
Wadana waa wadankaaga isweydis malehee nin walibow wadankaagi dib ugusoolabo kaalay dhiso
😢😂sxpky luqman hada malaso celina
Ma doonayo oo waxa iga badan DALKEYKA
Marykan maxaa yala isaga qarafaysanaye waka munafiqi sucuudigu uu dirayo lacagihi uu uu diri laha wllalahod falastin oo uu bahan lkn waa ayaan daro ku jirta ISLAMKA
Lottery War iga siiya
Darbi kaboodow dalkaga joog😂
allah ka qabto dadka masakinta ah
Naagtaasi odaygii soomalida way ku dirta
❤❤❤
SOWADA TARXIILA DHEH. DHAMAN SOMALI OO DHAN XASIDNIMO😁😁
intii yarad mad iska daysay ustaad
Magacaygu wa c/raxmaan cumar
Halkanina wa waberi media kuso
Dhawaada daawadayaal muqaalkena Maanta 😂
Wabari media hoyga aqoonta
Waayo lootaraxiills
Oo notarigii ma ka kacbuu noqday 😂
Lakin 11milyon masafurintoda dhaqalaha kubaxaya side turam uquuraya?
Sucudigu ka qadaya dhaqalahas😂
Tramp hero
Ilhaan lafteeda ha lagu daro
Tarxiilka ilaa waa qaxoonti kusoo gale😂😂😂😂😂😂😂
Qoxootiga iyo muwaadiniinta ayaa iskaga kaa khaldan wll
@waxgarad6646 walaa
Sidaa miyaad u fahantay
Oo hadii ilhaan
Lasheego ma waxa kaasoo
Horaysa difaac dee qaado ilhaan
Iyo Maraykanba
@waxgarad6646
Been maaha dee
In ay qaxoonti kusoo gashay
Maraykanka Ama diid ama doon
trump waa nin dalkisa dantisa iyo amnigasa wadanka ilashanayo ilama qaldano wayo inad dalkaga ilashasho waa wajib ku saran
Dalkaaga waxa kuu dhaama ma leh
Elon musk waa south african is mooday american
12 Milyan Mareykanay qabsan karaan 😂
Taa xun horta hasoo Eryo Ee kibirtay Ee khaniisiinta taageerta
Go aanada turam inbadano kamida adnamodo inayyihin kabad badis aragtidayda sidanqabo maxkamad balaali donta dadka aragtida dher amerikanka ah waxaydaremayan inu turam maraykan dunida godon kagalindoono
Q❤❤❤❤❤😂😂🎉😢
Darbi Ka bood kusoo noqda jigjiga intii Ka baxday ila dhagaxbuur 😂😂
Trump siyaasadiisu waa cadaadis
Kusali.nabiga
Trump iyadana haso raafo wadan aan wadankaga ahayn Ina ka muuqato wa Ayan daro walahi😂
Iyada waa muwadin American 😂
Na wasakhad yahay dadka dhulkoda ugaso bax la lihide
Baga reeer xamarka haso waddo tarxiilo adiguna ciill qapannima ku hysaa😂
Hasorafe da turam wuxu ogaaday indadkan aydabulayan xisbiga dimuqradigu yihin sita gushoda codadka dorashada iyado sogalotigu necebyihin xagjirinta wadaniyadu madaxmartay ecunsuriyadeya watas mida ufahmay turam midan kutagerayo inlasorafo waxaytahay inay ucodeyn donan xisbi wasakha khanisnimo kashaqeya
😂😂
Ilhan Omar Wala so celinaya failed stateka xil aa u qabato 😂bilaa caqli weeyi
Ilhan Omar ku so caleya Somalia
Trump lama yaabani ee dadka mareykanku u yahay dream country ayaan layaabanahay!waa wadanka kaliya ee police koodo muwaadiniinta u dilayo midabkooda dartiis, kawaran adigoo qaxooti ah?
First❤
Waxay ilaatahay inu trump saxsanyahay wayo gaal ku yiidhii kuma raboo ee dhulkagii baan kugu ceelinaya oo halkii ilahay kugu aburay baan kugu ceelinaya ee isagoo gaal ah hadalkan ku cadeeyaye inad ka diyargarawdoo mooye inad isku adkayso waa damiir xuumo ee dhamaanteen dhulkeenii hooyo aynu ku noqoono
TRUMP Maalin Dhow WADNAHA AYAA ISTAAGI DOONA CUQUBOOYINKA UU GALAAYO DHINAC KASTA > INSHA ALAAH ALAAHU AKBAR
Lkn dadka kusoo gala legal waa loo baahanyahay Ayuu yidhi sida
Refugee✅
Group five ✅
Lottery ✅
Sadex daabaa waa legal ✅
Darbi kabood ❌Etc/IWM😅
Wabari media hoyga aqoonta