NIMCAAN HILAAC-SHOWGII CIIDA {COLUMBUS, OHIO} 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 พ.ค. 2021
  • FIIDIYOWGAAN WUXUU AHAA SHOWGII MAALINTII CIIDDA WA SHOWGII UGU HORREEYAY NIMCAAN HILAAC EE LAGU QABTAY COLUMBUS, OHIO. 2021 CAPTURED BY: "SALAT STUDIO" DAAWASHO WACAAN
    _______GET SOCIALISTIC & FOLLOW ME _______
    Facebook - Salat Omar
    Snapchat - Salatomar614
    TikTok - Salat_Studio
    #NimcaanHilaac #NasabMaaha #SalatStudio
    Salat Studio 2021
  • เพลง

ความคิดเห็น • 82

  • @baylecali4778
    @baylecali4778 3 ปีที่แล้ว +22

    Fanku waaa inaad akhlaaq Ku dartaaa sida nimcaan hilaac dhaqan iyo akhlaaq iyo garaad ixtiraam buuxa ayuui leeyahay wiilkani

    • @faizam523
      @faizam523 3 ปีที่แล้ว

      Bayle, Haahey waa runtaa.

  • @mankinh6450
    @mankinh6450 3 ปีที่แล้ว +16

    M.a Nimcaan Hilaac Ninka kaliya Ee Aan Tageero Fanka Soomalida NoloW pro✌🏾🎧🇸🇴

  • @simaneyabdi969
    @simaneyabdi969 3 ปีที่แล้ว +5

    Asoo wil ah suu u xishoodo 👏👏👏akhlaaq xishmo 🙌🙏

  • @abdulahimohamed4977
    @abdulahimohamed4977 3 ปีที่แล้ว +5

    Akhlaaqda wanaagsani diinta ayay ka midtahay mashaallah da,diisa iyo garaadkiisu aad ayay ukala waynyihiin xili adag ayuu caasimaddii umadda Soomaaliyeed maamul heerkiisu sareeyo ka qabtay waliba fanaaniin tiro badan daruufo kala duwan la nool waxka cabanaya lama arag waa shaqsi dabeecad wanaagsan ilaahay ha xafido.

    • @nimcosayid958
      @nimcosayid958 3 ปีที่แล้ว

      Nimcan intunu fanka galin anaga meel kuwada koray waxbarashana naga dhaxaysay saas umbu miskiin u ahaa

  • @nimcoupdy1436
    @nimcoupdy1436 3 ปีที่แล้ว +4

    Nimcaan abdi raxmaan xasan /nimcaan hilaac wlhy waa fananka galiye aan ka ta geerijiray xidigaha geeska haana waali waa fananka aan ugu jcely dhalinta fanka ee la da,aah keep going bro

  • @SadioA
    @SadioA 3 ปีที่แล้ว +5

    Somaliyay gym aada nimcaan ku daysta mashaAllah😍

    • @simaneyabdi969
      @simaneyabdi969 3 ปีที่แล้ว +1

      Footballer waye

    • @faizam523
      @faizam523 3 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣 wuu ordaa, kubada cagtana wuu dheelaa.

  • @abdinaasiraliahmed2371
    @abdinaasiraliahmed2371 3 ปีที่แล้ว +8

    Boqorka Codka Nimcaan Hilaac❤️❤️

  • @shaataajonsan6176
    @shaataajonsan6176 2 ปีที่แล้ว

    Nimcaan hilaac ninka kaliyee taageero fanka soomaalida

  • @abdifatahabdi6279
    @abdifatahabdi6279 3 ปีที่แล้ว +5

    Showga isago dhameystiran xagee ka helaa wll thanks 🙏

  • @hamditaqueen3482
    @hamditaqueen3482 3 ปีที่แล้ว +7

    SalaT studio keep going hno

  • @ayaancarab4839
    @ayaancarab4839 3 ปีที่แล้ว +15

    Hadii uu fan heer laga gaadho wadka gaadhay wllkh nimcaanow lkn faaida male tii ale aya kudul saaran yun ku ilawsiine isdaba qabo

    • @rahmahussein4964
      @rahmahussein4964 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxba kamuu gaadhin ee naagtisa ayaa gaadhsiisay dumarka inay cajiib yihiin ayaa halka ka cad Nairobi ayuu ku yaabi laha

  • @usundndhdjshhsjz6832
    @usundndhdjshhsjz6832 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah nolow ada naga samaystay allah haku xafido

  • @gelleahmed2039
    @gelleahmed2039 3 ปีที่แล้ว +5

    boqorka Codka Nimcaan hilaac ♥️✌

  • @badriyaahmed1511
    @badriyaahmed1511 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimcaan fanka akhlaaq ba u dheer

  • @abdishakourabdilahi1897
    @abdishakourabdilahi1897 3 ปีที่แล้ว +1

    Fanaaan cod iyo akhlaaqleh💕💕💕

  • @nimcoxasan3863
    @nimcoxasan3863 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah nimcn hilca inolow inadro🥀🌹🌹🌹

  • @casuuseahmed979
    @casuuseahmed979 2 ปีที่แล้ว

    Odaygu wa laga kala dagay wu fududaday xaga dancega wagi hore taganu ahaye lolz 😁
    Big greating pro

  • @khadaraden1064
    @khadaraden1064 3 ปีที่แล้ว +5

    M a nin ka kaliyee garanayaa mamuska mum 😓

  • @mustafenorth8703
    @mustafenorth8703 3 ปีที่แล้ว +6

    hilaaci hirgalay

  • @marisha123A
    @marisha123A 3 ปีที่แล้ว +4

    Woow mashallah 🥰 show shidan

  • @yasiinyaska3532
    @yasiinyaska3532 3 ปีที่แล้ว +4

    Mzha alh Fanaan Qaran

  • @umalkhayr7414
    @umalkhayr7414 3 ปีที่แล้ว +9

    Nimcaan hilaac ninka kaliyeen gar iyo gardaraba wato

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 3 ปีที่แล้ว

    KING OF VOICE NIMCAAN HILAAAAAAC..

  • @momsucdi5075
    @momsucdi5075 ปีที่แล้ว

    Dhntatsta kujarnyaa msha allh

  • @halimodhinbil5362
    @halimodhinbil5362 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow nice hn keep going

  • @Malayley-Studio
    @Malayley-Studio 3 ปีที่แล้ว +3

    Salat Studio official keep up.

  • @bahjoabdi2720
    @bahjoabdi2720 3 ปีที่แล้ว +2

    🥰🥰 my Fav Singer

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 3 ปีที่แล้ว +2

    Wuuuw🔥🎶🎤

  • @cawilyare5220
    @cawilyare5220 3 ปีที่แล้ว +5

    Nasiibkiisu nimuu reebay baa naag kuciil baxa e
    Bee maaha sida CCJ😁😁😁😁😁😁

    • @nawalahmed4182
      @nawalahmed4182 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂absolutely

  • @Garaaado
    @Garaaado 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimcaan muu naaxay mise anaa moday😩😩

  • @NASIRJIIM2807
    @NASIRJIIM2807 3 ปีที่แล้ว +6

    Dj ma isaaqba iidalac kudhe heesta 😀😀

  • @haboonibrahim3021
    @haboonibrahim3021 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimcaan hilaac keep going inabti 🤍🤍

  • @adan6201
    @adan6201 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa heestii cabdi cajuun

    • @alimohomed6718
      @alimohomed6718 3 ปีที่แล้ว

      Qadadweynta iyo kenyadu wuu qoda cabdi cajuun siday uhadal hayanbad kagaratan

  • @abubakarsalim.
    @abubakarsalim. 3 ปีที่แล้ว +3

    🔥🔥🔥

  • @momsucdi5075
    @momsucdi5075 ปีที่แล้ว

    Nimcaan cayil lelakudhahy san ognhy carbta nimcn wucyilnaa musalsalki Numcaan musaksal hore uahaa blse weykusocilin jiren adey ujeclyen

  • @faizam523
    @faizam523 3 ปีที่แล้ว

    Nimcaan wax weyn baa ciyaartiisa iska bedeshaye yaa ila arkey??Libaax libaax dhaley hilaacii hirgaley💥❤🌹❤🌹❤

  • @momsucdi5075
    @momsucdi5075 ปีที่แล้ว

    Msha allh

  • @xidgaafrica5646
    @xidgaafrica5646 3 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @zamzampoqorada7876
    @zamzampoqorada7876 ปีที่แล้ว

    woow nomcan

  • @cabdirahiimidiris4123
    @cabdirahiimidiris4123 3 ปีที่แล้ว +2

    Nice show

  • @momsucdi5075
    @momsucdi5075 ปีที่แล้ว

    qaliyow

  • @momsucdi5075
    @momsucdi5075 ปีที่แล้ว

    Wijimcbus matihit allh wijigena nagma mcmusiyo

  • @momsucdi5075
    @momsucdi5075 ปีที่แล้ว

    Akiit my faren

  • @momsucdi5075
    @momsucdi5075 ปีที่แล้ว

    Wijigka catobeysa qofka cayilna sas ah

  • @momsucdi5075
    @momsucdi5075 ปีที่แล้ว

    Ha iscdeynin wacyiknthye

  • @farhanahmedaden4690
    @farhanahmedaden4690 3 ปีที่แล้ว

    Nimcan Hilac
    Halke udanbeysay ??

  • @momsucdi5075
    @momsucdi5075 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw

  • @kiindhaladabdulla444
    @kiindhaladabdulla444 3 ปีที่แล้ว +3

    🥲🥲🥲🥲🥲🥲😆🇸🇴gabdha somliyad dhib badan arkan rabiyow ragan xaqa tusa🥲

  • @ahmednaleye1351
    @ahmednaleye1351 3 ปีที่แล้ว

    Nasiib kisu Midu reeba Naag ku ciil baxa waarun

  • @momsucdi5075
    @momsucdi5075 ปีที่แล้ว

    Catata kumficnit anigse catatan kuficnhy

  • @karaamafarah5116
    @karaamafarah5116 3 ปีที่แล้ว +3

    Camera man ka ma adigaa may bro🤔

  • @abdiqanimowliid751
    @abdiqanimowliid751 3 ปีที่แล้ว

    Abdiqani

  • @kingipra1340
    @kingipra1340 3 ปีที่แล้ว

    nin adag

  • @momsucdi5075
    @momsucdi5075 ปีที่แล้ว

    Wakcsanthy hhhhh

  • @momsucdi5075
    @momsucdi5075 ปีที่แล้ว

    Lkinmctobyi in waxyr isdhimomoye misamkeyga

  • @user-fn5yh2np5k
    @user-fn5yh2np5k 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan layaa bay soomaali meel laga weynaayo malahan khadr keeyoow asna spain kkqab sanaa show yaaab

  • @djkaafioffical6894
    @djkaafioffical6894 3 ปีที่แล้ว

    55

  • @momsucdi5075
    @momsucdi5075 ปีที่แล้ว

    Mcmcmc Tankiis

  • @momsucdi5075
    @momsucdi5075 ปีที่แล้ว

    Bulshada hadan.la dhqmikrin waa dhib

  • @ahmedadem1829
    @ahmedadem1829 3 ปีที่แล้ว

    Heesta kaliyen ka dhagaysto fananka somaliland sonsaartay hhh

  • @mayasuliman4878
    @mayasuliman4878 3 ปีที่แล้ว +1

    Worst party ever 🙄🙄🙄