Xassan Waa Laangaab Abgaalna Ma ahan Ee Waa Silcis Gorgaarte Waa Nin Kuwa Awrta Waa Weyn Ku Arwkacsada. Ninkaan Sifiican Baan U Aqaan Taariiqdiisa Laakin Hawiye Waxa Ay ladegila’ yihiin Qashinbaa Kabuuxa . Wax Dan Uukaleeyahay Maleh.
XERADA GENERAAL GORDON AHN IIB MA AHA UMMADDA SOOMAALIYEED WALIGOOD XERADAAS WAXAY U AQOONSAN DOONAAN XERADA GENERAL GORDON.. XASAN GURGURTE GORMAAD DHERGI ‼️‼️❓❓❓
Emaraatka dalkooda ha uga sameyaan meel ay ugu Magacdaraan ninkas ayaguu u soo halgamey anaga keeni noo soo halgamey dowladaan hadey a wax ka xagooda ka ahee janaral gordan anaga uu halgamad noo yahey xassan isagoo nool buu baqtiyay ileyn qof nool oo dadnimo ku jirto waxaas ma samwyeen
Xasan. Sheekh waa qaldan yahey inuu janaral Gordon laga bedelo magaciisa oo lagu badalo nin aan u dhalan Somali in lagu qora reer muqdisho kaca ee iska tuura Xasan sheekh waa dabadhilif
Waxaa laga yaabaa in xerada dhanba Imaraadka laga iibiyay arintaas dib haloo baaro xerada magaceeda aan u qaylineyno in iyada dhanba lagadey oo nin gurigiisii aan ku haysano ilen waxaan qarka u saaranay in dalkoo dhan uu xasan iibiyo
WAXAAN CAALAMKA KA DHICIN NIN WADANI AH OO DALKIISA IYO DADKIISA NAFTA U HURAY XERADII LAGU SHARFAY INTA MAGACIISA LAGA TIRTIRO NIN AJNABI AH WUXUU YAHAYNA AAN LA AQOON LAGU SHARFP OO XERADA MAGCISA LAGU BEDDELO WAA QISO AJIIB IYO TAARIIKH CAALAMKA KU CHSUB,
IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&
walaahi waan ogaa xiligaas uu dhintay allaah hau naxariistee😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Amiin
Xasan Shikh sharaftii Soomaaliya wuu iibsaday wana dabadhilif Imaraad illahay Dalka iyo Dadka ha badbaadiyo🇸🇴😭
Waa sax maxamed waa heero❤❤❤
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
Xasan maxan cuna dowladinimo mayaqan jeebkiisa baa udaran hawiye wuu ceebeyay soomaaliyana wuu ceebeyay
❤viva❤zaki yarisow hujambo❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
Nasiiibdaro
Ayaanagu. Basatey
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maalin madow
General Gordon
Allaha u naxariisto
Waa waxlagaxumaado imaaraadka siday cadownoogu yihiin baydaan ogeyn😢😢😢😢😢😢😢
Waa yaab hota soomaaliyeyard tani way dhacday laakiin midkale ayaan sugaynaa
Waa war laga noho samali somali majirto hassan hadoco
Ilaahow u naxariiso Gordan kan Emaratiska ahna ilaahey ha ka gooyo xasan uraaye meel xun ka bax
I agree
Waa nasiib daro runtii
Sharaftii wadankeena ayaa meel lagaga dhacay
Waa qalad in magaca la badalo😢
Waa xaqdaro lama yeelaayo
Ilaahow nagaqabo xasan
Haa sxb
Waa xukum hawiye oo magaca soomaalida dhaafsanaya shilimaad lacag ah,marka hawiye haa is eedo.
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Xassan Waa Laangaab Abgaalna Ma ahan Ee Waa Silcis Gorgaarte
Waa Nin Kuwa Awrta Waa Weyn Ku Arwkacsada. Ninkaan Sifiican Baan U Aqaan Taariiqdiisa Laakin Hawiye Waxa Ay ladegila’ yihiin Qashinbaa Kabuuxa .
Wax Dan Uukaleeyahay Maleh.
😭😭😭😭😭😭😭 yeeli meeno no madax weenaheena madoqon baa yaabaye qoslaaye haiscasilo iemaarad maxa nagagalay.
Xasan sheekh halmeel uma fayooba
XASANOW XERADII GENERAAL GORDON LAGU MAGAC DARAYNA MA IIBISAY,QUBUURIHIINA XARAASHTAY EE MAXAA
KUU DHIMAN ❓❓‼️‼️‼️ GIRMAAD DHERGI ‼️‼️‼️❓❓
Xassan shiiq hada maad ogaateen dhagarta uu umaleegayo Somalia aniga waxaan ugaadey maalinkuu xilka kala wareegey kidibna wuxuu sameeyey waala ogaa in uu ciidamadii dalka loo soo dhisey uu mudo yar ku kala direy lacagahii imaaraadka looga qabtay garoonka aadan cade u sii daayey kidibna isgoo dib loo lasiiyey hadana akoonka dowlada u soo dhigtey xilkana ka qaaday hanti dhowrahii bangiga si uu ugu shubto jeebkiisa waxaan ogaa oo in xassan shiiq loosoo direy in umada soomaaliyeed labaan sano uu dib ugu celiyo iyagana dhexdooda isugu diro si aan isku baabino markale
😊
soomaali waa doqon
Somalia wax walbo wa sharci daro somaliwey iskuma duubno
Tani waxey hordhac utahay taariikhyo kale oo in LA,aaso larabo
Carabka QARAX kuma dhiman ee waxaa TOOGTAY askari geesi somaliyeed ah. Meeshas iska sax, abti.
Saxmahaha inlabadalo halgama soomaliyed oolgubadalo shisheye
Fikradaasi ninka is kale, ninka yeelay ee xerada jooga kii kudhejiyey intaba waddanka maleh ee halaga masaafuriyo.
❤
Wayab. Shekada. cajacib. Kaa
Waa nasinb xuma jarnal wadnkiisa usoo halgamay in ni cabah lugu badala wan kaxunahay
Jenaral.ORDAN WA GUGUNDHANE Wuxuu ahaa GEESI WADANI AH OO AQOONTA UU LAHA WAX LEH AY YARTAHAY SOOMAALIYEEY U KACA JENAGAALKIINA DIFAACINA U DHINTAY DHALINYATOW KACA U HEELIYA WADANIYIINTII IDIIN DHINTAY
XERADA GENERAAL GORDON AHN IIB MA AHA UMMADDA SOOMAALIYEED WALIGOOD XERADAAS WAXAY U AQOONSAN
DOONAAN XERADA GENERAL GORDON.. XASAN GURGURTE GORMAAD DHERGI ‼️‼️❓❓❓
Xasan wuxuu hore bedely cubataalkiisoomaaliya ooubixiyey ordigaa huspitaal,dalka wuxuurapaa ajnepi inuukuwareejiyo
Asan datiisa ayuu u yahay madaxweyne ee soo maali Uma ahan madaxwayne
Wada 3 berries ayaan idiin qabanaa
XERADA GENERAAL GORDON = $$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$
XASAN WA KHAINU WADAN. WANA SIDEDEHA XILA LOGA QAADO MAXA NAGA GALAY IMAARAAD O ISLAAMKA CADAWUHA ❌️
Ninka sidaas ah ayaa kuleh qof iyo cod baan kusobaxaa oo doorasho raja ka qabaa
Emaraatka dalkooda ha uga sameyaan meel ay ugu Magacdaraan ninkas ayaguu u soo halgamey anaga keeni noo soo halgamey dowladaan hadey a wax ka xagooda ka ahee janaral gordan anaga uu halgamad noo yahey xassan isagoo nool buu baqtiyay ileyn qof nool oo dadnimo ku jirto waxaas ma samwyeen
War ninkan carbeed calamari u saran garabka waa calamari sacudiga ee dib u fiiriya
🇸🇴🫡👑🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
Shacuubta aduunka markey waxaan arkaa wey mudaharadaan somaliya shacabkeeda waa duli qabiil iyo qurun ayay ka danbeyaan odowaa isagana sidaas ayaa u danbeyso
Xasan. Sheekh waa qaldan yahey inuu janaral Gordon laga bedelo magaciisa oo lagu badalo nin aan u dhalan Somali in lagu qora reer muqdisho kaca ee iska tuura Xasan sheekh waa dabadhilif
madax weynaha waa in ka fiirsado arinkaa
Waxaa laga yaabaa in xerada dhanba Imaraadka laga iibiyay arintaas dib haloo baaro xerada magaceeda aan u qaylineyno in iyada dhanba lagadey oo nin gurigiisii aan ku haysano ilen waxaan qarka u saaranay in dalkoo dhan uu xasan iibiyo
WAXAAN CAALAMKA KA DHICIN NIN WADANI AH OO DALKIISA IYO DADKIISA NAFTA U HURAY XERADII LAGU SHARFAY
INTA MAGACIISA LAGA TIRTIRO NIN AJNABI AH WUXUU YAHAYNA AAN LA AQOON LAGU SHARFP OO XERADA MAGCISA
LAGU BEDDELO WAA QISO AJIIB IYO TAARIIKH CAALAMKA KU CHSUB,
Wax dhici karo maahan
Alahu akbar
Nacalad bakugu taalo Hassan sheikh
xasen tuuk aya kadaneya
kayeeli meeno madaxweynaha maxa kaqaldan oowal baanku dhibaneenay imaaraka
Waar. Waxaan. Isaka. Eeraya. Soomaaliidi. Wuu. Ceebeyey. Waxuu. Maxaa. Ka. Sii. Ah. Jiib. Mawaardiyey. Muu. Ahaan. Jiiray. Do.l. M. Siyasada. Bare. Xasan
Wanasib daoo kudhac day u mada so malid dhamantod
Sharaf xumo
Guul madax weyne badal midkaa doonto u magacoow mudane madaxweyne
Kulaha maalin madoow waaye xa maalin madoow ah wa maalin cad cidu doono ayu u magacaaba madaxweyne
Keep going libaax