Ku Jar Hadalka Ku Jar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @sharmaarkecalicabdi5613
    @sharmaarkecalicabdi5613 3 ปีที่แล้ว +54

    Dad hada leh waan heseynaa, ayagoo Hees dareen leh qaadayo ayey iska qoslayaan fanaanimadu kaliya ma ahan inaad Hees Qaadi karto ee Masriyaxad ayaa loo baahanyahay
    Ish calaa Hees the one and only Legend Xasan Aadan Samatar 😍
    From Melbourne Victoria 🇦🇺🙏

    • @calizakiadam4096
      @calizakiadam4096 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa zulupoow zhp

    • @abdiyare5247
      @abdiyare5247 2 ปีที่แล้ว +1

      Another level waaye.
      Waxba lagama qaban karo.

    • @MahadHaye-lw8jv
      @MahadHaye-lw8jv 9 หลายเดือนก่อน

      ❤ Wharts

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 2 ปีที่แล้ว +7

    The legend papa daa'uud cali masxaf the father of guitar 🎸 janadii kulad 🤲🤲🤲
    iyo Xasan aadan samatar ( xasan baashi )
    quruxdii iyo qiimihii fanka iyaga iyo intii la wakhti ahayd baa latagay old is gold
    Baba xasan cimri dheer iyo caafimaad joogto ah Allaha ku siiyo
    ilaa iyo hada waxaan isku maaweelinaa codkaagii guuxi jiray iyo heesa haagii aan duugoobi jirin nooloow our legend 🙏🙏🙏🙏

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 ปีที่แล้ว +6

    Xasan Aadan Samatar Fanaan qaran, The greatest somali singer allow cimri dheer oo cafmaad leh ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @omarmohamed-im9eg
    @omarmohamed-im9eg 4 ปีที่แล้ว +23

    Naxariistii Jano alle haka waraabiyo adeer dauud Ali masxaf 😔😭

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 3 ปีที่แล้ว +27

    14sano kadib hdd wali dhagay sanayso legend ba thy Samatar best musician🎶

    • @Hudahaybe
      @Hudahaybe 2 ปีที่แล้ว +1

      Meel aan kugu arkin majirto legend.

    • @zaimazultan193
      @zaimazultan193 ปีที่แล้ว +1

      Hubal cashaqagi halis gali nafteyde long life samaale

  • @DahlaKabir-ERITREA-coast
    @DahlaKabir-ERITREA-coast 5 ปีที่แล้ว +249

    We are one heart ❤️ love Somali people for ever I'm Eritrean 🇪🇷 Really I enjoyed it's super fantastic performance from the great singer of my beautiful Somalia 🇸🇴
    أحب الصومال من الأعماق بس ما ادري اش يقول غلبني الكلام الترجمة بليز تحياتي 😎

  • @somalilandtayda3765
    @somalilandtayda3765 5 ปีที่แล้ว +8

    Erayadii maxamed cali kaariye rabbi naxariistii JANNO ha ka waraabiyo RUWAAYADII ha waalaado jacaylkuye aynu weerarka aadno

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 4 ปีที่แล้ว +66

    Boqorka Codka ❤️ Samatar 😍 Fanaan Xamaasadeed 👏 Yaa ila Daawanaya 2020

    • @hamseabdi2184
      @hamseabdi2184 4 ปีที่แล้ว +1

      1 day ago...ayaad daawatay 🤣🤣qofkii ugu danbeeyad tahay oo comment ka bixiyay, waxa kale waa 7 years and 6 years ago.

    • @xuseenibrahim217xuseen7
      @xuseenibrahim217xuseen7 4 ปีที่แล้ว +2

      King Mogadishu inkasto adaman jacela hay xadana.cod iyo laxan ayaa lagu kala tagay marka ladhaha xaga fanka iyo hoyga fanka soomaaliyeed habeen waxangsan waxan ka so salaama Australia

    • @hamseabdi2184
      @hamseabdi2184 4 ปีที่แล้ว

      @@xuseenibrahim217xuseen7
      Wallal maanad soomanayn maxaad heesaha u dhagaysanaysaa?

  • @shimelischanie1365
    @shimelischanie1365 3 ปีที่แล้ว +19

    Samatar the legendary!!!...am from Ethiopia

  • @Qoojistan
    @Qoojistan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan adan siduu madaxa u ruxay ban aniguna uruxey waxaa usabab ahaa daa'uud cali masxaf qofkii kudhaha somali aduunka waxba kumay soo kordhin been bey sheekeen maxaas yeelay somali waxaa ka dhahey Xasan iyo daa'uud ❤

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว +46

    Aun Daa uud Cali Masxaf oo kabanka ka hadashiinayo darraad ayuu dhintay 24/1/2020 😢😢😢😢😢

    • @dhanaansade4247
      @dhanaansade4247 4 ปีที่แล้ว

      Sami yaa kugu yiri warkaas

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว

      @@dhanaansade4247 warkee ‼⁉️

    • @Daahirfarayare
      @Daahirfarayare 4 ปีที่แล้ว +2

      Waan maqlay sxp Allaha u raxmado lkn waxaan aad uga xumahy in uu dhinto fanaan qaran mulaxamiiste qaran badana aan xataa loo tacsiyadeen in aas qaran loo sameeyo warkeedaba daayee ma aqaan goorta aan Ka xuroobi doono qabyaaladan xataa in aan u tacsiyadeeno halyeey qaran inoo diidan sorry dadkeeygoow

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว

      @@Daahirfarayare Haaa sxb dhulkaa soomaali galbeed baa lagu aasay wxaa la rabay in muqdisho lagu aaso oo aas qaran loo sameeyo
      Lkn kuwa dowlad deegaanka ayaa yiraahdeen ninku waa nin soomaaliyeed annaguna soomaali baa nahay dhul soomaaliyeed ayuu ku dhintay mxaa nalooga qaadayaa annagaa aaseysnee ⁉️
      Codsigoodiibaa loo yeelay..... Nasiub darro meeshaas 10 qof cml ayuunbaaba taag taagnayd aadbaan uga xumaaday wllh😢😢😢

    • @axmedhillaac3886
      @axmedhillaac3886 4 ปีที่แล้ว +1

      Aun

  • @jaallemoha9724
    @jaallemoha9724 3 ปีที่แล้ว +6

    War ninkaan waan wata walhi legend musica siduu uraacayo iyo codka xasan aadan samater .

  • @winner3733
    @winner3733 4 ปีที่แล้ว +55

    LEGENED HASSAN ADEN SAMATAR LOVE FROM KURDISTAN🇹🇯❤️

  • @tuugtuugdhalay7744
    @tuugtuugdhalay7744 3 ปีที่แล้ว +19

    R.i.p da,ud ali masxaf best Somali musician qalbigena baaqi ku tahy legend

    • @halbowle0187
      @halbowle0187 2 ปีที่แล้ว

      See camal aabahaa hataa tuug muu ahaa?

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 2 ปีที่แล้ว

      Aun daud cali masxaf

  • @makoibrahim8022
    @makoibrahim8022 2 ปีที่แล้ว +3

    Lalintu waa jimce waa malintaan dhashay jun 3 6 2022 time 15:16 gobta waa jabuti gar ahaan bal bala waa malin xusu Mudan légendaire xasan adan Samatar 😍
    Hesta iga aadan aniga 🥰

  • @abdirizakuk6033
    @abdirizakuk6033 4 ปีที่แล้ว +18

    CIMAAMADAADA SOOMALI WEYN 1970 AYAY KUGU TUUREE LEGEND OF ALL TIME SOMALI SINGERS

    • @isramahamed9410
      @isramahamed9410 2 ปีที่แล้ว

      Waa riwayadii hawaalaado jacalkuye aan weeraka aadno maxamed cali kaariye

  • @abdishakurmohaali9241
    @abdishakurmohaali9241 4 ปีที่แล้ว +15

    heestan habeen safara kasoobaxay mashay dhahan ceelbuh safar sports kuna siijdana dhahar
    oo marqansan ayan dhagaysanayay heestan waxa laqadaysa gaber shankaroon
    balwad mallih lkn safer sports waliska qayila iyo xamsad habenka marqanka way tosisay heestan❤❤

    • @AliAhmed-fr8zd
      @AliAhmed-fr8zd 4 ปีที่แล้ว +1

      😁😁😁𝐑𝐚𝐠𝐞𝐞𝐝𝐢𝐛𝐚 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐥𝐢𝐛𝐚𝐚𝐱 𝐱𝐚𝐦𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝 𝐦𝐚𝐫𝐪𝐚𝐧𝐛𝐚 𝐥𝐚𝐝𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐚𝐬𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐛𝐚𝐥𝐰𝐚𝐝 𝐦𝐚 𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐡𝐡𝐡𝐡𝐡𝐡𝐡

  • @MohamedIbrahim-jw3fu
    @MohamedIbrahim-jw3fu ปีที่แล้ว +2

    Jilitaankiisa ayaba cajiib ah masha allah legend Hassa Aden

  • @abdobarreh1347
    @abdobarreh1347 5 ปีที่แล้ว +10

    yes yes c'est l'un de meilleur chanteur de toutes la communauté somalie et tous les regions qui parlent somalie il complète le estrade de music puis d "une belle voix.
    Hassan Adan Samatar noolow ku jar hadalka ku jar hada aan dhamaynee ku hadalka kuba jar woooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow

  • @kg6987
    @kg6987 3 ปีที่แล้ว +50

    The legendary daauud cali masxaf absolutely killing the guitar AUN

  • @MawlidJama
    @MawlidJama 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waaa laga tirsanayaa music kwrn wallee fanaan buu ku banaanyhu ❤

  • @Kadiil
    @Kadiil 4 ปีที่แล้ว +6

    Daa'uudoow Eebe hakuu raxmaddo aamin aamin

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 ปีที่แล้ว +7

    المبدع دائماً وابداً ..... حفظك الله الاسطوره حسن أذم سمتر

  • @cabdirahmanhamud4802
    @cabdirahmanhamud4802 3 ปีที่แล้ว +5

    u firso daqiqada 3:50 waxa lagaga yedhsinayo getarka yaan ♥️♥️♥️♥️😂😂😂😂walahi bilahi cumamada lagama haysan karo hasan inkasta oo u hasan ka sii yabiyay abihii erayada heestani ka soo maxday allee qabriga ha i nuuriyo max.ed ali kariye hal haben oo shankaron ahmed ku yara buqday ayuu heesta iyo riwayadii ay ku jirtay ay ka soo maxday abihii jacaylka 16/07/2021 ....time 05:31

  • @soumeyamahamoud479
    @soumeyamahamoud479 2 ปีที่แล้ว +3

    Goobtu waa Djibouti jano 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Xasuus!

  • @I_like_2laugh
    @I_like_2laugh 4 ปีที่แล้ว +19

    These people never went to school to learn how to play guitar and saxophone and yet they are the world class

    • @AM-dt3pf
      @AM-dt3pf 3 ปีที่แล้ว +4

      That is what I thought bro, u have stealed words out of my mouth literally ✌🏽 Talent is gifted beautiful 😊

    • @geletoz
      @geletoz 3 ปีที่แล้ว

      They learn from each other lol we are somali...wlhi that guitarist daud is world greatest he makes that shit talk like literally

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 2 ปีที่แล้ว +2

      @@geletozthey went music schools especially! electronic guitar ,Keyboard and Saxophone.
      Remember Late Da’uud and Sabriye was waberi band,who’s recruited their musicians as well after 70’s etc.
      The Saxophonist Mr Alta was military band,who’s had ones of the best music teachers esp the Saxophone etc.

    • @geletoz
      @geletoz 2 ปีที่แล้ว +1

      @@AhmedAhmed-tx6dj I didn't know but us somali we learn from each other more than schools

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 2 ปีที่แล้ว +1

      @@geletoz you right bro and I agree.learning music is not that hard as long you get somebody have an experience and just teaches you the music notes.

  • @cabdimaxamadqaasin7583
    @cabdimaxamadqaasin7583 4 ปีที่แล้ว +4

    Iam reer qundhi markaa yaa illadaawanaya 2020 maadaama aan aad ugu falaalaxno mararka murqaanka🇬🇭🇬🇭🇬🇭🇬🇭🇬🇭🇬🇭🇬🇭🇬🇭

  • @qaddafimohammed5776
    @qaddafimohammed5776 ปีที่แล้ว

    God bless you our hero .After 20 years i'm listening this song and it's still my-favorite song .I'm watching this from Hargeisa somalia.

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 ปีที่แล้ว +1

    Duqa wa u sarneyd marku so cabo jawigeyga macan aha very nice respect Full brother xasan Bashi hesahisa xul ah jeclahay

  • @FahadCraxmaan-h9v
    @FahadCraxmaan-h9v 5 หลายเดือนก่อน +2

    Listen waxaad heestan dhegaysanaa 2024/7/13 habeen sabti waxaa wada soconaa taraak wllkey Haji Abdirahman inta u dhaxaysa burao hargeisa

  • @Elitedirie8
    @Elitedirie8 2 ปีที่แล้ว +26

    It’s sad how our Somali music drastically changed over the last few decades. We came from great and pure music to islaboob iyo buuq. Nin weyn oo ku heysaayo “my love isaar iyo iga dhaji”

    • @AmeeShowTube
      @AmeeShowTube 2 ปีที่แล้ว

      X

    • @AmeeShowTube
      @AmeeShowTube 2 ปีที่แล้ว

      M .

    • @CRSQ17
      @CRSQ17 2 ปีที่แล้ว +1

      Fanka need to be protected it's going out of hand nowadays

    • @Elitedirie8
      @Elitedirie8 2 ปีที่แล้ว

      @@CRSQ17 definitely!

    • @shaficiadam4120
      @shaficiadam4120 2 ปีที่แล้ว

      88888888888888888

  • @subeershiine5141
    @subeershiine5141 6 ปีที่แล้ว +15

    Waah waah ya xasan ✋👏👏👌
    Still Who's watching 2019

  • @youngxorre8627
    @youngxorre8627 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend Xassan Aadam Samatar jiliinkiisa iyo jimankiisa ayaan wax loo dhigaaba jirin Amazing 😍2022

  • @hudeifisuleiman9170
    @hudeifisuleiman9170 3 ปีที่แล้ว +15

    Yaa ila daawamyaa 2021 please like dhac ku sii❤

  • @abgalwarsan8927
    @abgalwarsan8927 3 ปีที่แล้ว +3

    Lagend always lagend Boqorka fanka somaliyeed dhan walba aabo haasan iyo daauud gobtu isma qarido👏🏽👏🏽masajidka cali gudud ayan kasoo salamaya adeer

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Daud Cali Masfax Msaxafax Dallas dhaqanka ku lagasho Shacabka Somaliyeed iyo Adan Xadan addan Somalia

  • @ramlanor3713
    @ramlanor3713 5 ปีที่แล้ว +4

    fanaaan wakasa uu fanka ku dhex nool yahy
    hada aan dhameene
    ku jar hdlka ku jar
    ku jar hdlka kuba jar
    hadii aan noolnahy nolosha na kulmi doonto xasanow waana kula kulmi doona haduu alle idmo😘

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 ปีที่แล้ว +42

    Bal eeg walal Duud Cali Masfax iyo elcctonic quitar waa expert of electric qiutar Somalia musician waa kuwaa dhqanka Somalia

    • @DhukowChannel23
      @DhukowChannel23 4 ปีที่แล้ว

      Allaha u naxarizto Daud Masxaf....

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 4 ปีที่แล้ว

      Farah habad sxb xanuunkii side ka tahay...

    • @cabdulaahiibraahim1603
      @cabdulaahiibraahim1603 4 ปีที่แล้ว +1

      @@DhukowChannel23 xasan Adam samatar haradigeed

  • @anelka1030
    @anelka1030 17 ปีที่แล้ว +26

    so far he is the best somali artist i know

    • @Kdfuber
      @Kdfuber 4 ปีที่แล้ว +1

      after 13 years later u comment still he is best somali artist

    • @cubeyd27
      @cubeyd27 3 ปีที่แล้ว +4

      @@Kdfuber I was a child
      Im 11 years old at that time and today Im 23 years old and
      time is running 🏃‍♂️ 🏃‍♀️

    • @rashkaomar6656
      @rashkaomar6656 3 ปีที่แล้ว

      Wrhadan sodhacaye manabadba tolka 14 sano kadib
      Wxan radiyay comments kii lakoowsatay xiligii lasoodhigay clibka

    • @rashkaomar6656
      @rashkaomar6656 3 ปีที่แล้ว

      14 sano kahore cidii youtub isticmaleysay wlh iga cilmi badn

    • @abdullahishariff2295
      @abdullahishariff2295 หลายเดือนก่อน

      17 years later, he's still the best somali singer.

  • @shaaficidici8369
    @shaaficidici8369 4 ปีที่แล้ว +5

    3:44 Xasan iyo Daud Ali masxaf siday kabanka ukala dalbanayaan daawo Belo rag TaGay
    Xasan Cafimad iyo cimri dheer
    Daaud cali masxaf alle qabriga hakuu nuuriyo

  • @yusufshador6263
    @yusufshador6263 3 ปีที่แล้ว +10

    The best ever....uncle Samatar, long live, god blesses you

    • @araleisak4048
      @araleisak4048 3 ปีที่แล้ว

      A/c Shador salaan sare shadoor way badan yihiin rer gesey afrah shadoor miyaa plse?

  • @MohamedAhmed-ps2gd
    @MohamedAhmed-ps2gd 3 ปีที่แล้ว +1

    Xatal aan heeskaasi way igu socotaa 2021 the best legend xasanka 👊👊

  • @goljanohargeisa6731
    @goljanohargeisa6731 4 ปีที่แล้ว +5

    Wow. Hoboladii hore Iyo music dayaama soo noqon maayo. Hasan waa legend

  • @ugaazahmedshire91
    @ugaazahmedshire91 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle maxuu fanku fan Ahaa Boqorka maslaxa Xasan Aadan samatar ❤😰
    Iyo Dauud cali masxaf father of kitar🖤✊
    Old is Gold🙏🎤🎶
    15 sep 2022 Barqo khamis Ah 11:45 bey isoo gashay 💎🇸🇴

  • @abdikariinahmed729
    @abdikariinahmed729 5 ปีที่แล้ว +3

    Samatarow Salaan sare.👋👋
    gacan aa kuu taagey.
    waad iga badisey.

  • @SareyFarah
    @SareyFarah ปีที่แล้ว +1

    😮sixteen years later I'm listening this song😊
    10/5/2023 Wednesday❤
    Legend Hassan adan samatar 😊

  • @caaqilkaxaafada3162
    @caaqilkaxaafada3162 2 ปีที่แล้ว

    Ah yaa fanaan baba Hassan aadan samatar ❤ abaha masrixiyada cimri dheer adeer

  • @muxiyosulub5669
    @muxiyosulub5669 7 ปีที่แล้ว +12

    Fanaan Waa xasan Iyo Kooxdii waabari Abwaaniin xataa xiligaas ayay joogeen Rag.waa Ragii hore hadala waa intuu yidhi

  • @cabdisamadjama3147
    @cabdisamadjama3147 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah waxan hees wey dhaaftay ❤❤❤❤❤

  • @nechmanour8622
    @nechmanour8622 4 ปีที่แล้ว +11

    Legends is helay wlhi
    Alla yaraxma da'ud ali masxaf😥
    Old is gold❤

    • @bilesharaf9141
      @bilesharaf9141 4 ปีที่แล้ว

      Ma maqlin wll lkn warbaahinta kama maqlin ma 4.5 bay ku xaqirayaan

    • @nechmanour8622
      @nechmanour8622 4 ปีที่แล้ว

      @@bilesharaf9141 ma aqaano wlhi sanadkan
      Pilowgisuu geriyoday allah unxaristee

  • @Daahirfarayare
    @Daahirfarayare 4 ปีที่แล้ว +89

    Alla Ya Raxma daa'uud Cali masxaf oo goor dhaw geeriyooday lkn aanan xataa warbaahintu aysan u tacsiyadeen ayadoo qabyaalad darteed aanan loosoo hadal qaadin

    • @mukhtaradam7057
      @mukhtaradam7057 4 ปีที่แล้ว +1

      @channel Islamic ah قناه اسلاميه
      madhibaan wll

    • @abdihakimelmi6921
      @abdihakimelmi6921 4 ปีที่แล้ว +4

      @@mukhtaradam7057 ma ahan walal madhibaan/gabooyo ee wa beesha jareer weyn waa dadka soomaali ugu jeclahay. waa dad shaqaysta oo dhan musicga noockasta tumi jirey

    • @mukhtaradam7057
      @mukhtaradam7057 4 ปีที่แล้ว +4

      @@abdihakimelmi6921 sxb ani wax xun kama sheegin ee qabiilkisa ban sheegay. Waligay na mayasin qof somaliya oo Muslim ah

    • @nechmanour8622
      @nechmanour8622 4 ปีที่แล้ว +16

      Warpaahintu ha hadal qaado ama ha
      Deyso palse legend pu ahaa qalpiyadenu
      Ku weynyahy jirkisa xupin kamida ilahy
      Cadaapta ma tuso😥❤

    • @akirtulzaturki8119
      @akirtulzaturki8119 4 ปีที่แล้ว +2

      Warbaahintu wey tabisay tacsidiisa waxa laga yaabaa inaadan daawan sxb aaskisa walaga qeyb galay khadra dahir baka qeyb gashay xasan aadan wuu tacsiyey all fananinto dhan ba tacsiyeysay

  • @nasrennyahmedgalbeed5930
    @nasrennyahmedgalbeed5930 4 ปีที่แล้ว +4

    Hassan Adan samater Boqorka codka Ader wan ku taaganahy❤💋

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 4 ปีที่แล้ว +5

    Boqorka🤴codka ❤️🥀 cimrigaa haraago cafimad qab kujoog

    • @abdillahimire2095
      @abdillahimire2095 4 ปีที่แล้ว +3

      Isagoo heesaya ayuu musikada gacanta iyo maxaa ka maamulaya waa fanaanka kali ah ee dadka ajaaniibka ahi dawan karana.

  • @mkabdi1266
    @mkabdi1266 3 ปีที่แล้ว +5

    3:44 da'ud(AUN) iyo samatar waa ku raaxaysteen yaa salaam

  • @zakariehussein5257
    @zakariehussein5257 3 หลายเดือนก่อน

    Abtigey Hesanow Eedan wuu ku raaxeysty kii fan ahaa🎉❤

  • @najibwerar6117
    @najibwerar6117 ปีที่แล้ว

    Wooof dhalinyarnimadii baan dib umilicsaday hagaag waay hagaag

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 4 ปีที่แล้ว +6

    Markasta oo aan Xasan Aadan arko waxa aan isna xasuustaa uun AHUN Daa'uud Cali Masxaf. Guitarkiisii baa welib imminka ii muuqda weliba.
    Boqortooyo

    • @mmdbasha334
      @mmdbasha334 4 ปีที่แล้ว

      Wow waxan so xasustah noloshih hore OMG?

  • @fagendenewboy1629
    @fagendenewboy1629 6 ปีที่แล้ว +3

    faanaan lahubo xasan aadan samatar waxan jecelhy waay yahyaga hadan noolaado in aan mar uun wada kulmyano hadii alle idmo fanaam alle ha ku xadido

  • @mukhtarmaxamud9362
    @mukhtarmaxamud9362 3 ปีที่แล้ว

    Im bad an buy fanka kusoojirey.waxa haboon in uu hada tkatoobadkeeno.oo masjidkagalo Allah hawaafajiyo.

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 4 ปีที่แล้ว +1

    mar hadaysan sida iskula heleyn music daud Cali masxaf iyo satar heesba lamayira taa Alaha uraxmado.legend dauud cali.masxaf baska sida you utumayo ala muxu aha farshaxan xaga musiga

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 ปีที่แล้ว +1

    Walal Adan Bare Ducaale waa kuwaa Somalia iska dhici Somalia

  • @mastaraadanofficial6087
    @mastaraadanofficial6087 วันที่ผ่านมา

    17sano kadib dhaqeysaneya
    2025 Ayaa 3 casho nooga hartay Allah nooga dhiq sanadk barwaaqo ah❤

  • @shevodinio
    @shevodinio 14 ปีที่แล้ว

    haa waa sida ku jar hadalka jacaylka runta wuxuu ku dhamaada badanna guri barwaaqo arrinta lama raajiyo ee rajada dareenka daawadeedu waa guri nabad ah ee hada dhameeya yaa salaan xasan baasheeeeeeeeeeeeeeeeeee thank s

  • @Nadiir2024
    @Nadiir2024 5 ปีที่แล้ว +14

    90 people disliked maxay ka yaqaanin hassan aden samatar fanaanka wayn somaaliyeed long life legend

    • @ramlahassan1203
      @ramlahassan1203 3 ปีที่แล้ว

      Qaar baa jira oo aan kala garanaynin 👍 like ta iyo 👎 dislike ta

    • @abdiahmed4364
      @abdiahmed4364 2 ปีที่แล้ว

      Maba kala garanayan

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 4 หลายเดือนก่อน

    Great song brother xasan bashi nolow

  • @drbashiir7743
    @drbashiir7743 3 ปีที่แล้ว +3

    Hassan aadam samatar ♥️♥️👋 bartadan kugu salaamay (fanaanka masraxa) allaha cimriga kuu barakeeyo war like ta ha ila dhaafina yaa soomali maryooley🤏😉

  • @zara54321lpool
    @zara54321lpool 12 ปีที่แล้ว +6

    walaal xasan ilaahay haku daayo aad baan u jeclaahay heesahaaga ilaahana waxan kaga rjn yaa cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban in shalaa aamiin waxaad ka mid tahay fanaanintii hore sharafta la hayde

    • @mohamedfarmajo8771
      @mohamedfarmajo8771 ปีที่แล้ว

      11 kadib asc haddi aad noshahay waxaa aad isoo jiitay niyadsamisa aad ugu ducaysay iyo 11 kadib inu cafimd iyo nolol haysto

  • @salebanahmed556
    @salebanahmed556 4 ปีที่แล้ว +13

    3:45 allow ku naxariiso Daaauud Ali Masfax .

  • @updyrahmanaaran1790
    @updyrahmanaaran1790 4 ปีที่แล้ว +5

    halkan music wa leska tirsanaya wlhi kuwa badan o hda music garaco yaa xasan adan ukena makarafon sidi dhagixi ha ugu dhace

    • @awilxasan8289
      @awilxasan8289 4 ปีที่แล้ว

      Wallhy xasan aadan wuxuu ahaa aayaha CoDka inkastoo uu enaga gabooway

    • @zuheyb_poi
      @zuheyb_poi 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh haaa wllhi waa sax

  • @Daadirabdi121
    @Daadirabdi121 ปีที่แล้ว

    Heesta dhadhanka waxa uyeelay waa daaud ali masxaf aun oo guiterka garacaya iyo mohamed abdi aalto oo saxaphoneka yeerinaya ala gacan macnaa

  • @philantropist2156
    @philantropist2156 2 ปีที่แล้ว

    Suftu🇪🇹2013
    Mogadishu🇸🇴2014
    Jigjiga🇪🇹2015
    Libya 🇱🇾2016
    Itally 🇮🇹2017
    Swizerland 🇨🇭2018
    Germany 🇩🇪2019
    Sweden 🇸🇪2020
    France 🇫🇷2022
    Holand 🇳🇱2021
    U.s.a 🇺🇲 2022
    Miss U My Home #Suftu
    #Ciyaal Jiiro Maskiin
    Heestaan Waxa Dib Uso Booqan Doona Marka Aad Commentigaan Like Saartid Wllkey Ama Wlshey
    Dhamaantiin Wan Idin Jeclahay
    Dhiigeyga Soomaali Maxamed🥺🇸🇴❤ Miss You Dhamantiin🙏🏽😊
    #Xushmad Ayaan Idin Haaya👋🙏🏽❤

  • @abdirahmanmuhumed8981
    @abdirahmanmuhumed8981 5 ปีที่แล้ว +22

    Yaa dhagay sanaya 2020 january 23

  • @mjofficial820
    @mjofficial820 4 ปีที่แล้ว +9

    Tariqda 14/9/2020 date 1:25 am yaa igula raxeysanaya ahlu marqaan like Soo qarxiya😹

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 4 ปีที่แล้ว +1

    Daud Cali masxaf Allah u Naxariisto wuxuu ahaa ahaa wallalkeenna weyn Aabihii Music kada

  • @libanyahya5958
    @libanyahya5958 4 ปีที่แล้ว +13

    2020 watching from Wajid

  • @mozatka
    @mozatka 8 ปีที่แล้ว +14

    Aniga waxaa iga badayiyay ninka music tumay kaas ayaa iga badayiyay best music

    • @Hassanibro-m
      @Hassanibro-m 8 ปีที่แล้ว

      mbkjmsho

    • @Farashaash
      @Farashaash 7 ปีที่แล้ว +5

      Somalia Hanoolaato waan kugu raacsanahay brother. Daa'uud Ali masaxaf oo wato guitarka layiraahdo FENDER STRATOCASTER yaaba aad u maceeyay muzica hadduusan Hassan Adan gadaashisa joogina Hassan maba qanacsano. weligina wu utumi jiray asaga iyo khadra daahir waxayna ugu yeraan YA DAA'UDI

    • @abdisalamaliabdirahman1879
      @abdisalamaliabdirahman1879 6 ปีที่แล้ว

      YOU AND ME ? Dauud

    • @abdikariinahmed729
      @abdikariinahmed729 5 ปีที่แล้ว

      Waxaa hubaal ah. Meshaan waxaa isku arkay Rag culus. Fan & Fanaan quruxdiis iyo qiimihiis waa kaas.
      Lkm hada waxaa mareyreynaa
      (Hoobiyaha isqabooji iyo jaceyl u kac) Yaaaab!!
      Anigu wax aan ku tilmaamo mahaayo. Shib iska dheh.

    • @dr-sihaam1041
      @dr-sihaam1041 5 ปีที่แล้ว

      YOU AND ME ?
      wl sawirka calaamada kusaaran iska qaad indhaha uma roona ok

  • @maden7818
    @maden7818 3 หลายเดือนก่อน

    Somali music waa kii hore.
    Hada waxaa socda heeso maba ahan sidablabo kun kabsar caleen iyo yaanyo shiishiid

  • @tuugtuugdhalay7744
    @tuugtuugdhalay7744 4 ปีที่แล้ว +2

    Nabigeena Hassan aadan samatar waaq haka raali noqdo

    • @najmaabdiseyruuq5186
      @najmaabdiseyruuq5186 3 ปีที่แล้ว +1

      War ma waalatay 😂. Xassan nabi maaha waaqna waagi la caabudi jiray lama joogo.

    • @tuugtuugdhalay7744
      @tuugtuugdhalay7744 3 ปีที่แล้ว

      @@najmaabdiseyruuq5186 walashey aniga soomaalidii hore ayaaan wadadoodii raacsanahy oo wxn ahay soomalida waaaq hassan aadan samatar na waa nabi uu waaq doortay

    • @najmaabdiseyruuq5186
      @najmaabdiseyruuq5186 3 ปีที่แล้ว

      @@tuugtuugdhalay7744 adugu ma ayaanlihi dadka iyo waaq u dhexeeya tahay oo nabinimada xassan aadan waa lagugu waxyooday?

    • @tuugtuugdhalay7744
      @tuugtuugdhalay7744 3 ปีที่แล้ว

      @@najmaabdiseyruuq5186 haaa eebbe waaq baa iso diray adna nabiyad waaq hakaa dhigee noo kaalay oo quraafaadka carabta ka kalaay

    • @najmaabdiseyruuq5186
      @najmaabdiseyruuq5186 3 ปีที่แล้ว

      @@tuugtuugdhalay7744 abowe allaha kuso hadeeyo kow dheh. Waan arkaa in aad asalnimada soomaalida qadarineyso lkn qadiyadu yaaney meel xun kula gaarin. Waaq waa jaahilnimo uu ilaahey naga saaray. Diinta islaamkana carab naga dhigi meyso oo sinjiyadeena lid kuma aha marka sheydaanka iska naar.

  • @AfsarAli-xt5bb
    @AfsarAli-xt5bb 7 ปีที่แล้ว +4

    heestaan waxaa sameeyay aabaha jaceylka kaariya waxaana wada qaaday marwadiisa shankaroon iyo duqa samatar waxeeyna shankaroon leedahay ku dar hadalka kuba dar samatarna ku jar hadalka kuma jar waaaw xasuus asxbta heestaan talantaaligeeda waxaa iigu danbeeysay 1999 wlh xagee ka helaaaa

    • @kaafiartan7788
      @kaafiartan7788 4 ปีที่แล้ว

      Maxamed Cali kaariye baa leh ruwayaduna waa hawaalnaado jacaylku

  • @maan4e89
    @maan4e89 3 ปีที่แล้ว +21

    it's 2021 and still listen old songs "old is Gold" 🤍💜

    • @Khalid_913
      @Khalid_913 3 ปีที่แล้ว +1

      Allah hayeeey

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 4 ปีที่แล้ว +4

    6:04 ilaa 6:15.bal u fiirsada xaaji xasan wacdaraha uu dhigaayo..sidii libaaxii buu leeyahay ha joojinina music ka intaan ka libdhaayo
    Ilaahaw xasan aduunka sharaf buu ku noolyahaye .aakhirona meel goobeed gee...

    • @Abdifitahabtidoon
      @Abdifitahabtidoon 4 ปีที่แล้ว +1

      Ninkan shimaali baa hore usheegay kabtiisa lama gashan karo ciyaalkii got talantiga heesa kaga ciyaaray waliba mid uu shimaali kulahaa adeer facaaaga doono yaa xasuusta

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 2 ปีที่แล้ว

      @@Abdifitahabtidoon haaye haaye kkkk

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 ปีที่แล้ว

    Old is gold 💗 alle haw naxariisto da'ud cali masxaf heesta isaga gitaarka ku suntaya

  • @fitaaxdaahir4106
    @fitaaxdaahir4106 2 ปีที่แล้ว

    Abuuu laxan meeystiiii weey naa baa jooga day aloe kuu naxriiso daa uud cali mas xaf aloow kuu narariiao waxan dhageey san haya . 28/ 3/ 2022 bisha soo dhow ramadan 7 malin ka dhiman aniga aan u socsa . Dalka dibada buufis ah ilaah ha ii sahlo atimaheeysa

  • @abdishakourshakti7364
    @abdishakourshakti7364 3 ปีที่แล้ว +25

    Hadii Aad Marqansantahay Oo Aad jaad Afka ku Hayso Heestan waad Dareemi Karaysaa Abti 😂

  • @nuuxmiami
    @nuuxmiami 5 หลายเดือนก่อน

    Walee caadi maha xasan 3: 43 sida u gacanta ka siinayo, ❤❤❤❤

  • @farhanaden2689
    @farhanaden2689 4 ปีที่แล้ว +2

    3:44 ilaa 3:53 daaud Cali masxaf rabbi ha u raxmado

  • @alxaajiali1982
    @alxaajiali1982 10 ปีที่แล้ว +15

    xasan odayga caadi maahin hada waa duqoobee al fanaan buu haa somali maryoolay soo maray mar

    • @AM-dt3pf
      @AM-dt3pf 3 ปีที่แล้ว +1

      Duuqnimada weey kuguso soo socotaa ee gogoradda xidho 😂

  • @22shadows
    @22shadows 4 ปีที่แล้ว +1

    Greatest ever long live xasan adan samatar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁

  • @hamze5225
    @hamze5225 ปีที่แล้ว

    Dhalinta dhalatey Wixii 2000 ka dambaysay Bar banaan baynu kusoo dhacney eee somali waaso raaxaysatey Wlh macaankii dawladnimada iyo fankaba waysoo dhadhamiyeen Lkn inagu Maanta waxba ma hayno waa aduunyo macaankii laga dhamaystey

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 3 ปีที่แล้ว +5

    GREAT XESANOOOW EEEEDAN❤

  • @kahiyehassan7367
    @kahiyehassan7367 2 ปีที่แล้ว +1

    Long live legend 🙏 💙 ❤️ Hasan Adan Samatar

  • @mohamedeelaay4157
    @mohamedeelaay4157 4 ปีที่แล้ว +1

    Xasan Adan samatar Ayow Arlaadi ilh ha ku xafido baydhabo jeneeey

  • @SaidMElmi
    @SaidMElmi 2 ปีที่แล้ว

    YES HERE HE IS , GOOD OLD XASAN AADAN SMTR.
    It is 07-10-2022 .
    Life is good.
    Alloow ju deeyso XASAN AADAN SAMATAR,

  • @meosports10
    @meosports10 4 ปีที่แล้ว

    Daauud rabi ha u naxariisto wax kle uu ku ahaa

  • @hamsachannel5589
    @hamsachannel5589 4 ปีที่แล้ว +3

    14 December 2020 ayaa daawanoyaa legend

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 ปีที่แล้ว +3

    Am gona day by maximum. too too years and so highly appreciated your Excellency highness

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 4 ปีที่แล้ว

      Farah habad xanuunkii kawarn..

  • @omarahmedjabah5461
    @omarahmedjabah5461 3 ปีที่แล้ว +3

    SAMATAR WAA BOQORKA CADKA SOMALIA MASHA ALLAAH

  • @ayaanabdi5385
    @ayaanabdi5385 6 ปีที่แล้ว +58

    ish calaa fanaan masoo baxayo asagoo kale dib dambe cod iyo wuxuu isku darsaday asagoo music qofka tumaaya xaraf xaraf oga tirsada wuuna amraa musica

    • @AhmedGagale
      @AhmedGagale 5 ปีที่แล้ว +3

      Kkkk Caadi ma tihid ila aragtay odayga wixiisa ciyaar uma baahna

    • @shekeyeahmed9688
      @shekeyeahmed9688 4 ปีที่แล้ว

      Ana bare jeynaa
      Jaw

    • @welldonsshcarlaheescusmaan2634
      @welldonsshcarlaheescusmaan2634 4 ปีที่แล้ว +2

      Samatar fanan soomali lamida kuma jiro

    • @abdihakimelmi6921
      @abdihakimelmi6921 4 ปีที่แล้ว +2

      Abaayo waxba ma amrayee ee waa khuburo ayagoo dhan oo waa isla fahmayaan music sida uu u dhacaayo, samatar na waxaa u dheerayd masraxiyad buu lahaa mashAllah waa fanaan aan dib loo arki doonin kollay❤❤❤❤😘😘😘

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 4 ปีที่แล้ว

      Faladagan baa soo baxay. Caadi maaha ninkaas. Gacan baan u taagay aniga

  • @abdiazizgodeyqatar662
    @abdiazizgodeyqatar662 3 ปีที่แล้ว

    hader oo aan safar ahy misan diyarad dhaxded oon u safrayo iceland 🇦🇽 11/08/2021

  • @FarhanAli-ui4jt
    @FarhanAli-ui4jt 3 ปีที่แล้ว

    We one hrt🇸🇴🇸🇴🤝🤝🤝🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇺🇸