Imisaan kadaa nidhi Imisaase loo digay Waan u digay oo u digay waar nio waad igu so deg degtay baan idhi Mar labaad bu si toosa iigu gefay🗣 waa taasoo Abada ah, waligayba Doqon aan u digay o Mar labaad igu so deg degta ma soo dayn, waa idin salaamaya Xertayda caashaqa madaxaa I saaran tihiin guul iyo gobanimo,🙏🇸🇴💗💗💗
Wiilka ka xishoo nin weyn buu Alle kaa dhigee qurux ku dhiigle talent inuu leeyahy soomali baa ka war qabta, waana aamin sanahy shanta somali sharuuqankoda 🔥🔥🥰
Boodhari markii hore inaa ku maago rabay aan ku dhaho daa wiilkaa, laakin walahay marna kama yeelayno in Sayidkii kalmad laga sheego ama meel aan haboonayn tusaale loogu soo qaato, Maxaad ka tiigsataa suugaantii sayidka adaa saylada jooga, Sayidka waa line cas bro
Subxanallah waad qaldan tahay waxyalaha qaar inaad ku hadasho wax rag nimo ku jidho maha subxanallah subxanallah Allah weene ka baqa subxanallah subxanallah
My 18 years old is like 1 year old kkkkkkk and my 20 years old is like 12 years you taught me a new thing 12 years can do something like a big man thanks walalo I will tell my boys
@@mohamedabdiali428 qofkii qof dulmiya bilaa sabab isagana ruux kale ayuu helaa oo dulmiya ck waa legand oo aad u qalbi fiican wuu dulmiyay isagey maanta heysataa nin rag ayuu dumar ku tilmaamay isagana maanta lagu tilmaamay barni afweeyn walee magac baa u baxay magac & musiibaba maalin bey baxaan🤣😂🤣
Alla Naagey wad ba'day Nin walba tusaale u u soo qaatey inu caayo Nin kale magaca Naag.Barni iyo Batuulo aya leysku caayay.Inta Naag meeshan soo gashaay ma dhibsatey mise?Hadad dhibsatey like saar hadii kale na...
War nio adoo nin weyn ah nin kaa yar oo aat gaadhin karan ayaaat caayesaa lkn walhi ma gaadhi karti qurux ku dhiigle lkn mid ayaan ku wey diin ma hormarkiiza ayaa ka xuntahay hada waat ku faraxsan tay in aad la caay tanyo xizhoo nio ma gaadhi karti ee qurux ku dhigle 👿👿👿👿
@@zakariyasaciid4643 waa qalad in rag is diriraayo eey magac dumar eey caay isaga dhigaan marka ma ogeeyn in batuulo uu caay qof oga dhigay dumarkeena sharaf tooda waa in la dhoowraa hooyo dhan baa gabadheeda ula baxeeyso magacaas waana magac aad u Qurux badan marka Bodhari kama fileeyn waxaas hadal ilahay wuu baray wuun ka afsomali badan yahay ninkaas kale magaceena ma eheen in uu caay kaka dhigo wax kalaa ka badan
Hogaaa waar labo lagen ayaa madaxa Isla galay... waar hooy gacmo geel jire hoos baa loo dhaqaa .. Raga ha la dhex dhexaadiyo . Zaki Bin xaaji iyo yasii halyeey.. garataa ha lagalo 🤝🤝🤝👍🙌
Abwaane Bilaa Caleyk Ninka kan sina umaad gelin wllhie wixii intaa ka danbeeyana ogow denbi ba lagaaga qorayaa ee barta uugu haki ilaa io Guux danbe Inclah
Weligay nin fanaya waa kii ugu horeeyay ee an arko abti hadaad wax samaynaysid sida ragga wax loo sameeya faat bakhbaad haysaaye qofkuna haduu ka kagac waynyahay ama ka caansanahay waa la ixtiraama
Imisaan kadaa nidhi
Imisaase loo digay
Waan u digay oo u digay waar nio waad igu so deg degtay baan idhi Mar labaad bu si toosa iigu gefay🗣 waa taasoo Abada ah, waligayba Doqon aan u digay o Mar labaad igu so deg degta ma soo dayn, waa idin salaamaya Xertayda caashaqa madaxaa I saaran tihiin guul iyo gobanimo,🙏🇸🇴💗💗💗
Buufi cayayanka 🥰🔥
Walaal qaali dar Allah ku dag waa habeen jumca ah nabiga ku Sali Csw🙏
Wll isla xishooda waamaxay ragii somaliyed sowkuwan sidii dumarka uun isku tirinaya wll qli please iskadaya ceebtan subxanallah
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Wlhi bodhariyow beerkad I casaysay ciyaalku way soo khaldameen
Wiilka ka xishoo nin weyn buu Alle kaa dhigee qurux ku dhiigle talent inuu leeyahy soomali baa ka war qabta, waana aamin sanahy shanta somali sharuuqankoda 🔥🔥🥰
Boodhari markii hore inaa ku maago rabay aan ku dhaho daa wiilkaa, laakin walahay marna kama yeelayno in Sayidkii kalmad laga sheego ama meel aan haboonayn tusaale loogu soo qaato, Maxaad ka tiigsataa suugaantii sayidka adaa saylada jooga, Sayidka waa line cas bro
Wiilka Sayidka ma caayin ee boodhari isaga doqon ah oo meel walba isku qaada
Ogow nebi yuusuf calayhi salaam baa ugu qurux badnaa naaguhu farahay mindiyo iskaga jareen quruxdiisi markaa waa inaad fahantaan dumarkuna inay jecel yihiin raga qurux badan cidina majecla rag masaamiirah oo afkoodu kadawacada u eg yihiin sida raga soomaalida masaakiin dumarka soomaalida waanu ku khasbanaanay wixiinan foosha xun.
War dad waa weyn oo is caaya subxaana Allh illhey halaga xishoodo qabri Ayaa dad sugaaya wllhi yaala iloowin Allhii ku Abuuri
Shaqa kle ay qabtan ayee wayen maskin 😭🇸🇴
Masha Allah . My Allah protect our sheikh and others!
Subxanallah waad qaldan tahay waxyalaha qaar inaad ku hadasho wax rag nimo ku jidho maha subxanallah subxanallah Allah weene ka baqa subxanallah subxanallah
Boodhariyow Arintaan joojiya rag baa ilaahay udinka dhigee subxanallah
Boodhariga caashaqa hadalada murtidada ah lacag badan baa ku suubin kartaa Macalin noo noqo 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
#laakaha #boodhari #Yaasiin halyeey intaba sharma boy baan ku bartay yaa ilamida 🤣🤣🤣
imikana hal wiil bay isugu tageen cawaantu😳
Dee hartinimadu ha noolaato🤣😅😂😂🤣😅😅😅
Waxaynu nahay dadka ka liya ee dhagaysta dadkooda walan bal.ninka gadh iyo gafuurka leh waxa uu ka hadlayo anagA yaab aragnay ku darso waa 40jir subxanaka yaa cadiim😇😇
Barni afweyn 😂😂 magac iyo musiibaba maalin pey paxaaan😂😂😂😂
Lmao
My 18 years old is like 1 year old kkkkkkk and my 20 years old is like 12 years you taught me a new thing 12 years can do something like a big man thanks walalo I will tell my boys
🤣🤣🤣🤣🤣🤣✌
balanteenu waa Barni Afweyn😂😂😂😂
Hoyadaa afweyn
😂😂😂
@@apdullahiapdiali7231 markaadan xalaal ku dhalan waa iska sidaan🖕🖕🖕🖕
@@apdullahiapdiali7231
Adi maxaad hooyo u caynaysaa ilahay amarkiis
War xishoo barni afwayn waaaa caadi waaaa sax
@@tufah-geenyo4920 adaan xalal kudhalan fasahaada kudhashay wase
Labaatan jirku af balaaranaa 😂😂😂😂😂
LMAO
🤣😅😂🤣😂🤣😂🤣😂😂🤣😂🤣
Wawarey 🤣🤣🤣🤣
😂😂😂😂 Maalmahan Barni Afweeyn Baa Miska Saarnaneysa 😂😂😂
Yaa kusoo diray shuwayey
Adi yaaa ku soo diray
@@apdullahiapdiali7231 Aabaha Baa Isoo Direy Mr.3 inch
Hhhhhhhh ninkan cay badan barni kulaha😀
Looool
Walee qurux ku dhiigle wiilka maskinka ah ee ck ayuu batuulo ku dhajiyay asigey maanta heysataa barni afweyn🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😏😏😏😏😳
Qurux ku dhiigle waa legend hdl kiisa waa gadmaa laxdaan hdl kiisa magadmaayo meel ku qoro
@@mohamedabdiali428 qofkii qof dulmiya bilaa sabab isagana ruux kale ayuu helaa oo dulmiya ck waa legand oo aad u qalbi fiican wuu dulmiyay isagey maanta heysataa nin rag ayuu dumar ku tilmaamay isagana maanta lagu tilmaamay barni afweeyn walee magac baa u baxay magac & musiibaba maalin bey baxaan🤣😂🤣
Wale magac baa baxay cawa 🤣🤣😂
QAMSHAX QAMSHAX """" 🤣🤣🤣🤣🤣 BARNI
Adiga qamshax qamshax fcn maledahy🤣🙄😂😏😉👈😸👈
Xikmad loogu deeqyaw Wallee xagaaga la igama maro Boodhari💯💯💯💯💯💯💯💯
Alla Naagey wad ba'day Nin walba tusaale u u soo qaatey inu caayo Nin kale magaca Naag.Barni iyo Batuulo aya leysku caayay.Inta Naag meeshan soo gashaay ma dhibsatey mise?Hadad dhibsatey like saar hadii kale na...
Boodhariga Caashaqow Wiilka Wax Ureebo Hal mar buu Soo Habaabay Umana Laaban Doono insha allah Boodhari Xaal Qaado Willka Asaagiis Haka Reebin iska Daa 🙏🙏
Quruxkudhigle wa ni rag ah isaga ba huba in loshegeynin sida dadka mel laiskaga saro😏
Ilhy nabar xaqdarro hawga dhigo barni afweyn
Waaaaaaaw karbaash xalaala wllhi
Boodhari ninweyn 💪💪😎💥
Boodhari ku arag habaaar weeeye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Walee been maaha wa musiibo kani aftahan ah kkkkk
Waxoo galo malahan doqonkaan ha ifaanin qurux ku dhiigle magaaro
Abdifatahow inader houbka dhig khalaas inagadaaf ninkan 👑👑👑👑😍😍😍😍
walhi ninkii qurux ku dhiiglle saldhigbuu salamy barni afwayn kullahaa boodhari😂😂😂😂😂😂
Halkad ka keentay hadalkaz hhh wa keeniiye god dee adiguba saldhigbad salanty 👌
War qof waynba ba tahe umada ha isu dirin
Boowe kaa Waa Qashin Haba Xusin
Ugaaas Isku Talent Ma Tihiin
Kor Ooga Bax boowe
Kuma yaqano
Khalas
🇸🇴🇸🇱
1✌
20 jirku Gafuur Weeynaa Boodhari Ku Hel Waa Laysku Habaaraa😂😂😂
Barni afweyn aaaaaaaaaaaaaaaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂
Barni magacaas waa jeclahay
Musalsal cusub... Xalqadii koowaad. Dagaalka 2022 wuu bilowday kkkkkk
Heesihii hore, kuwii dambe iyo kuwa aroos intaba oo BILAA MUSIC ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan 🙏
😂
Part 1 iLaa 7 part wn sugynaa 2022😂😂😂
Alle ha sahlo
😂😂😂
Karbaash xalal ah boodhiri waan ku wataa abwaan from somali puntland
Waxaan idinku odhan lahaa kala xishooda oo isdaaya wll waxaasi waa cewb yaa igu raacay
Anaa kaaga markhaatiya murtida boodhari waa caan
Laba jeer baan daawaday🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
War nio adoo nin weyn ah nin kaa yar oo aat gaadhin karan ayaaat caayesaa lkn walhi ma gaadhi karti qurux ku dhiigle lkn mid ayaan ku wey diin ma hormarkiiza ayaa ka xuntahay hada waat ku faraxsan tay in aad la caay tanyo xizhoo nio ma gaadhi karti ee qurux ku dhigle 👿👿👿👿
Yurub hadaad iman lahayd Futadaad Biin gashan lahayd 🤣🤣🤣🤣
Caawa qosol baad nagu dishay Legendoow
LMAO
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙆♂️🙆♂️🙆♂️ war boodhari waa mucjiso layskuma donto yarki lama arkin
Qurux ku dhiigle waa nin rag ah halmar ayuu hadlaa doqonkaan oo kale maahan oo iska nacnaceeyo
🤣🤣🤣 lama araag
@@mohamedabdiali428 🤣🤣🤣🤣😜😜 zxp labada nin iyaga is dagalay inagu dawadeyal baynu ka nahay musasalkan midna kala jclaysanmayno
@@ismailmohamed9115 🤣🤣🤣🤣😜
Cosobsan is lahaaayeh ma ceeb ba iga raacdey boodhari ha ku dheeran adeer wiilku bad buu galeeh 😁😁
This guy is too funny 😂 🤣🤣😅
War ninyahoow hadaldaan murtida leh dadkaan ciyaal say wlhida ah garan mayaan ilaahow bodhari hana daba dhigin🤣🤣🤣
Qaar baa hadaladii murtida ahaa ku tilmaamay reer baadiyenimo bal kawaran
What do you mean say wallah the guy never left Africa
Say wallahi are kids to were born outside Africa
hhhhh kal iyo laab qoslay cayal say walhi naaso kaso saaraya halo jaro hhh
War imtixaan baa tahy🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😍😍😍😍qosal baa la jiifaa🤣🤣🤣
boodhari ka yar waad ka Aftahnsatahee Haku digan inadeer bilaa calykum izka Daa miskiinka Wuu qaldamee
Boodhari afsomali boowkugaraacay is not good 😐 😕 😑 😒 😢
Absolutely wa loo yabaaa hhhhhhhh
Hahaha
Jack aya ka hadal badan ila iyo hada wxa kuqoslo uga ma jedo ninkan madax weyna magca xun leh
@@asalimuhumed1521 qosol ka bax ninKan shactiroole maahe lkinse wuu karbaashay miskiinka jack waa funny lkin ninkan waa krbaash kulul yahay
😂😂😂😂😂😂😂😂this is the funnest shit ever!!!😂😂😂😭😭🎉🎉🎉🎉😭
Garbashkii ugu xumaa oo qof ah inta i la argtay ismuujiya time qurux kudhiigle ismuujiya🤘🏼🤘🏼
Dhocishan wax managa qaadeeeso
Bodhariyow wlhi Horaan wiilka inan kaceliyo Ban Rabay lkn waxnba Nacay markuu Abahay Labaad Aderky mcne Zayid Mohamed Apdille Hassan O marxuun Ah U Kuzodary Daglka Una Quri wayay Allha UnaxrizTo🤲 😭😰
🇸🇴🇺🇸My brother it's a caab please Stop don't do that?!! No caay love you 🌹❤️
Asc
Smart girl
Anisa c/laahi amaani walaasheed miyaa?
Asc Boodhariyow Wll waxaa tahay qof qalbi iyo Niyad wanaagsan Illaahayna uu Ku Irzaaqay garasho iyo Aragti dheer waxa Tahay Muwaadin Soomaalinimo ku Caan baxay qabyaaladna Saliim ka ah,
Waxan kaa Codsanayaa in aad Joojiso la xifaaltanka Qurux kudhiigle waayo waxaad Tahay Qaran mana Doonayo in ay Taarikhda kuu gasho xafaaltankiisa plz waa iga Codsi waxaan Jecelahay Sharaftaada iyo Sumcadaada hadaad u jwbto Ogow iskumid ayad Noqonaysaan wax walba oo uu Yiraahdo Aamus jwb uga dhig🙏waayo Iskuma qalantaan Bulshadana iskumeel kama joogtaan waxan kaa Rajaynayaa in aad talada iyo Codsigayga aad ii tixgelin doontid Insha Allaah,
Mahadsanid🙏❤
Daa ha karbaashee hadaan cayayaanka leyska karbaashin maalin walbey ku dul xaarayaan
Hhhhhhhhhhh
Barni afweyn aaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Barni waa magac dumar oo sharaf leh marka magac dumar in caay laga dhigo adoo dumar ahna aad ku qososho ma aha nimankaan magacya dooda ha idku cayaan
@@cadar1499
Asba Batuulo Key Asaa CK U bixiyay Soo Magac Dumar Ma Ahaaa
@@zakariyasaciid4643 waa qalad in rag is diriraayo eey magac dumar eey caay isaga dhigaan marka ma ogeeyn in batuulo uu caay qof oga dhigay dumarkeena sharaf tooda waa in la dhoowraa hooyo dhan baa gabadheeda ula baxeeyso magacaas waana magac aad u Qurux badan marka Bodhari kama fileeyn waxaas hadal ilahay wuu baray wuun ka afsomali badan yahay ninkaas kale magaceena ma eheen in uu caay kaka dhigo wax kalaa ka badan
Ku soco lpx saaas weeye barni afweyn 🤣🤣🤣🤣🤣
Sahal qardhod iyo boodhi 2014 iyo 2015 fb ruwayado so dhigi jireen dad badan oo hada TH-cam canka ah meyjirin markaa
Haa waa runtaa waagaasan la socday
Plz is caafiyaa walala tahiin 🥺🥺🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈
Boodhariyo wiilka kadhamow ilahba kugu dhaarshee😢🤣
Kani waa reer miyi waxa la doodikara oo kaliya geeljire ardaaga geela ku muran bartay
@@nasyadeuanyeong8707 😂
Xxbti yaba heli kara geeljire mansha Allah ninkas caacda.ku haya wale bodhri inusan xita u fakireen
War wiil laga dhamaado ma joogo meesha ee wiil u ekaha ka dhamow dheh
Ku soco boodhari walal waaan sooo dhawaynayaa dagaalkan runtii
Qorax kudheeel🤣🤣🤣🤣🤣 this guy is so funny
War Boodhari yoow ka kala Yareey wiilka, waa Coming Soon Seedigeenee 😅😂😅😅😂😅😂
Hogaaa waar labo lagen ayaa madaxa Isla galay... waar hooy gacmo geel jire hoos baa loo dhaqaa .. Raga ha la dhex dhexaadiyo .
Zaki Bin xaaji iyo yasii halyeey.. garataa ha lagalo 🤝🤝🤝👍🙌
War cunuga maskiinka beskadhe waa ciyaal xamar adigane ciyaal guwal afsomaligaaga saaid kada yaaqay we are jack fans please respect 🙏 boodhari
Ilayn waa dareentay inuu reer gobol yhy😂😂😂😛
Ninkaas ma gaareyside meel fariiso niyow
Janalkiisa waxaa bulshada ka daawataa
1. Prank
2.riwaayado/short film
3.Film musalsal ah
4. Reaction
5. Vlogs
Adiga maxaa lagaa daawadaa sheeg hal barnaamij oo bulshadu xiiseyso oo lagaa daawado adiga. Geb ka dheh ninka ayaan ku dhihi laha wuu kaa sareeyaaye.
Waxaan maqli jiray Geelow laguu yaabee, markaadse Ciin daaqdo ayaa laguu yaabaa. Hadda wiilkan AbdiFatah Boodhari aqoon buusan ahayn 😂
Adiga aniga car reply iso gal sida bodheri ku karbashaya😉😏😂🙄🤣😸🍏👈
@@mzjikako5361 😀😀😀😀 iga qalee nooh
Xage kala so xirira luqa ka karbashaYa 😉
🤣🤣🤣ilaahayoow abwaan aana isku maagin 🤣
😂😂😂😂😂
Boodhari sxb aad aya kugu xiranahay xikmadahaga lkn midan sharaftada ayay wax udhibaysa please muqal danbe hakasoo sameyn adigoo mahadsan
Barni afweyn. 🤣🤣🤣🤣🤣 Subxanallaah
Bodhariyoow dar alle kudag🙏
Bodhari ilaahow uusan i cayin eegay barni afwayn🤣😂😅
Lmaoo what is eegeey
@@jasminej6281 doqon
Boodhariyoow reer gabdoon inaad tahay Soo ogaaday subscribetaadu waa diyaar from tolka😂🤣😂😜😜
hhhh masha alh wn grtyy😍😍😍
Gobdoonkas intu gala wll
@@hodadegan5353 DAAROOD
HARTI
AHMED HARTI
MOORCASE
DISHIISHE
REER GABDOON
SAAASLEE WAAYE 😜
@@walalakofficialchennal6493 waxgarad 😜❤️
Boodhariyow hadaan kuso aado lee i karbaash😂😂😂🤦🏽♂️eegaY😁🤣
Isha shurun shuurka allaha kaqabto ina adeer😂😂😂😂😂😂
Adigaa bidixle ah meelna kama gaadhid quruxkudhiigle
Eegey hala sootaagnaanin e wax quman meesha la imow
🤣🤣🤣🤣 astaqfurulah waan fuuro
Abwaane Bilaa Caleyk Ninka kan sina umaad gelin wllhie wixii intaa ka danbeeyana ogow denbi ba lagaaga qorayaa ee barta uugu haki ilaa io Guux danbe Inclah
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Magaca barni kabooti magac kle ubixi
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Qurux kudiigle waa legend athiga magaartid doqonyohow
Boodhari wll kadaa ninka rasaasta
Waxaan xasuustay maahmaahdii Ahayd
"Adaa rabigaa rasaas ka baryey ee ku qabawso.
Riinka kaaraha 😁😂😂
Barni afwayn magac iyo musiibaba maalin bay baxaan ayaan maqli jiray
Yes you right abwaan batahay Abdifatah keep going
Indhana run bay ku ooyaan ilmana habartood Qurux ku dhiigloow hhhhhhhhhhhh hadal intaas ka badan inoo so raadi waayo waayo way dhaaftay xaaladuye😂😂😂
Sifiican ugutuf Barni Afweyn 😂
Looool
Wll qali qurux ku dhiigle guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul maansha aalla tabarakalaha wll qali qurux ku dhiigle hambliyo hambliyo hambliyo hambliyo hambliyo hambliyo hambliyo hambliyo hambliyo hambliyo hambliyo hambliyo hambliyo hambliyo 💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👈👌👌👌💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
🤣🤣🤣Bodhari bey afka la galene wxey kahelan yey wx nagasin 🤣🤣🤣
Boodhari wala wasaayaa adika neh waa lagu wasaayaa
@@qadriinaqadro2223 mxad kucaytami😂😂
Wllo abdifatah boodhari iska faafa caayda
My father colonial Salah use to use that gabay Allah ya raxma,
U jilci
Boodhari nin culus 👏🏼👏🏼🔥👏🏼
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Kan waan ogaa inaad si xun u galsysid. Wlhi blhi😅😅😅een een,, Ilkacase Uk laysu wada diyaari🇬🇧😂
Nimcooy tolow ma waxad tahay qof habeen dhoweyd lahaa Qurux ku dhiigle soo karbaash
🤣🤣🤣🤣
Maxay isku dagaaleen abayo
Maya maya wlhi blhi ma dhihin wllo ee waxn arkay qof kale oo lahaa Bodhari bu haystaa Ninkan.
Lkn wanba ogaa inuusan iska celin karayn ninkaaasi😂😂😂
boodhariyo ina adeer daji arinka wiilka iska daa intaa ku ekee please no more
Magac baa baxay wallhi barni afween 🤣🤣🤣🤣
Waa waa istutus. Qofkani
Bordhari nin nol...hhhh I like it ...waxan afkah wen ya social media yakasarah uf
Dumarkii hore waxay ku habaar tami jireen balo ku aragtay ,, Hadase waa in lagu habaar tamaa abdifatah boodhari video ka samee 😂😂😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣you killing me O my darling 😜
Nin ka hadal badan dhaxal abaha buleyahay ban maqli jiray sixun baad ukarbashatay 😂
BARNI AFWEYN🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ka dhin ka dhin abwaane wxano kle waa layngu cadaabayaaye bila calyk
Boodhariyow u tartiibi wuu ka yaryahaye 😂😂😂😂😂
25 hadii ladhaafo waa la'is le'egyahay🤣🤣🤣🤣🤣
Sax wlhi maskiin waaye Jack
PLEASE AND PLEASE BOODHARI STOP STOP STOP ✋ IF YOU RESPECT YOUR PEOPLE STOP
Ninkan doqonka aha hadal xigamad leh kuma hadlina 🙄
Ala ciil kaad u qabtid raga somaliland badanaa malaha you tube waxaad u faratey fidno
Omg poowe please don’t fight each other’s, I Am fan both. 😅😂😂
Kula midbaa ahay 😏😂😁
Anixataa inay is dagaalan marabo labadaba waan daawadaa
Maxay isku hayaan
@@rayhanamohamed1092 waa ceeb laakiin caydu siiba adigu nin ah uuf wara xishooda labdinaba
Kucoso kkkkkkkk
Horay aan ugu sheegay qurux kudhiigle in uu dhiiqo lugaha lagalay haka xaaxaabiyo hee lkn sxpow bodhari nagu qaado inanka kadaay karbaashka 🙏🙏
Abwaan kusoco
Wlhi si wngsn aya
Ula hadashey ✌🤣🤣
Weligay nin fanaya waa kii ugu horeeyay ee an arko abti hadaad wax samaynaysid sida ragga wax loo sameeya faat bakhbaad haysaaye qofkuna haduu ka kagac waynyahay ama ka caansanahay waa la ixtiraama
dheexaan nin hanaqaad is biday soo hogaan baraye 😆 🤣 barni afwayn waxbaaa gaadhay
Wa kugu wada uu taganyhy 🤔
qurux ku dhiiglow ada nin veiws u ooman oo wax dawado la aa so doontay ee ka xaaxaabi hee continue masuul😂😂😂