Sarkaalka 'Muslimka' Natenyahu Mareykan usoo watay Mamaqashay?| Iran Sida Ciraq Mala weerari doona?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/...
    Sarkaalka 'Muslimka' Natenyahu Amaanay ilaa Mareykan usoo watay| Iran Sida Ciraq Mala weerari doona isbaheysiga Cusub
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

ความคิดเห็น • 150

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  2 หลายเดือนก่อน +40

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @SACIID-YARE-BSM
      @SACIID-YARE-BSM 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sheikh coursda ma awooda haddii aad awoodu ii gad sheikh

    • @cadecarab9620
      @cadecarab9620 2 หลายเดือนก่อน

      Ethiopian ayaan joogaa ma ku shaqaysan karaa gear ah Kalakaua 5aa

    • @cadecarab9620
      @cadecarab9620 2 หลายเดือนก่อน

      Haday la heli karo lacagta see loo bixin karaa

    • @abdirizakhassanmataan2264
      @abdirizakhassanmataan2264 2 หลายเดือนก่อน +2

      Sheik Allah kabaaq lacagta aad kasameneyso korsada
      Do you know that will not work in Africa please do research

    • @deqtoon
      @deqtoon 2 หลายเดือนก่อน

      @@SACIID-YARE-BSM ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
      th-cam.com/video/DEU75U8f35I/w-d-xo.html

  • @hassanmoalim262
    @hassanmoalim262 2 หลายเดือนก่อน +13

    Allah ☝️ is one ❤

  • @YuunisCali-tu3wj
    @YuunisCali-tu3wj 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shikh goorsada dulmi diid noosoodhig

  • @AbdirachidOmarigeuh
    @AbdirachidOmarigeuh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheik waxbaa Maheynooo. ..

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 2 หลายเดือนก่อน +3

    Maraykan iyo yuhuud alla habaabiyo isaga awoodle

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido falastiin guul allaha siiyo

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa kurdi yahuudiya wajigiis ma nuuree!

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 2 หลายเดือนก่อน +5

    ALLAHU AKBAR☝️🥺💯❤

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekhoow ma aragtay marka meel wax barasho uu imanayo qof madaxa in layiraahdo ardayda sidaa sameeya omar walba la baroobeeyo marka madaxdu timaadanaay marwalba sacabka tumaan waa sidaa aqalka cad iyo natinyaahu .
    Waa layaqaanaa cida ay ka baqan ❤xamsawiya ❤Allah yaxfad hom yaa rabi

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 หลายเดือนก่อน +2

    Way sheegeen in la tiri doono
    In ta u sacbisa inta soo xaadirta in diida in ta wajiga kaduuda
    Waa la sheegay in la tiri doono before uu san iman waanu ogay shiekh but ilaahay ma moogana
    Fircoonba ma noola
    In shaa Allah walaalaheen falastiin
    Way guulaysan doonaan
    Ilaahay baanu ku dacwaynay isaga iyo in ta indho la aanta ku caawinaysa

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 2 หลายเดือนก่อน +3

    SUBXAANALLAH☝️🥺❤️

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma 2 หลายเดือนก่อน +4

    حسبنا الله ونعم الوكيل
    اللهم انصر اخواننا المسلمين المستضعفين المظلومين في فلسطين 🤲🤲

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa gaallo isu camireeysa
    Natanyahu iyo congressk

  • @CanabCabdi-n5l
    @CanabCabdi-n5l 2 หลายเดือนก่อน +2

    asc shekh dulmi diid ani jawaabta koorsada wan sugayaa asbuuc dhan inshallah jwb khyr leh Allah ha idin barakeeyo

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim 2 หลายเดือนก่อน +3

    iran 🇮🇷 💪💪💪💪power and more powerful

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 2 หลายเดือนก่อน

    allaha jabiyo isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏

  • @AliMohamed-kr8zv
    @AliMohamed-kr8zv 2 หลายเดือนก่อน

    Allaah haburburiyo cadawga muslimiintaa meel kasta oo ay joogaanba

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allaa.wakiil.allahu.akbar
    Illaahay..ayaa.la.jir..falastiin
    Muslimiinta.ah

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 2 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar Allahu akbar

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 2 หลายเดือนก่อน +2

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 หลายเดือนก่อน +2

    Scw scw scw scw scw sheikh wcs Hamas reer falastiin xiisbuulaah yamane victoire ❤❤❤❤❤❤allah akbar allah akbar allah akbar

  • @Amran-xf4zs
    @Amran-xf4zs 2 หลายเดือนก่อน

    Kufaartaan sacbinteeda iyo dhagarteeda ilaahbaa ja weyn☝️

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 หลายเดือนก่อน

    Machaallah

  • @habibaabdalla8264
    @habibaabdalla8264 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikhow videos course images soo gaarin😊

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 2 หลายเดือนก่อน +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم اللهم انصر إخواننا في فلسطين وكن لهم عونا ونصيرا ومعينا وحفيظا يا الله

    • @FartuunAli-kc7gn
      @FartuunAli-kc7gn 2 หลายเดือนก่อน

      اللهم ءامين يارب العالمين

  • @faisalsalad8358
    @faisalsalad8358 2 หลายเดือนก่อน +2

    ASC wall gaar ahan dulmi diid jazakalaah kheyr kadib ninkan muslimka ah ee la socdey yahuudka muslimiinTa laayay kaasi qabiilkiisa ayuu u dagaalamey islaamnimadiiisa ma wanaagsana

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 หลายเดือนก่อน

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @apdyrahmanmohamed6172
    @apdyrahmanmohamed6172 2 หลายเดือนก่อน +3

    Walahi sida an usugayay korsada iyo sida ad i niyad jabisay is malahan

    • @sahraabdi428
      @sahraabdi428 2 หลายเดือนก่อน

      Aniga hadal kiisa sidoo u hadlayo sheikh iyo sharif isku mid Somali view lee kaa raadinayan aniga manta laga bilaw unstable

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 2 หลายเดือนก่อน

    thnk u

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 2 หลายเดือนก่อน +2

    .ama.munafq.haeyo.ama.maxabiis.hageyo.koon.kaan.alle.ayaa.maamula.waana.caadil.insha.alllah.waxii.aad.geysatay.adiga.iyo.kuwa.kutagera.waa.lagaa.goynayaa.mar.dhaw.insha.allah

    • @sahraabdi428
      @sahraabdi428 2 หลายเดือนก่อน

      Sheikh inaa ku dhaho xaq uma leh waaye maalin walbo please beenta umada ka daaye course dadka haku dawaqinin aadan dadka u jabaabaynin haku Somali ha ku daalin anaga horto in aan ku siidhagso beenta intaan kabadan ma ba xamilkaro understands adeer intii ku siinayaysanayo waa yeeladeeda dadka dameerta leh iyo iska daba wareega jecel lee ha kaa dhagaytaan

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 หลายเดือนก่อน +1

    ☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LA 💐 HAWLA ☝️ WALLAQUWATI 🤍 ILLAA 💐 BILLAH ☝️ ASTAQFURULLAH 🤍 HASBUNALLAH 💐 WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLAA 💐 ANTA ☝️ SUBHANAKA 🤍 INNII 💐 KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍💐

  • @mahamedmuse5718
    @mahamedmuse5718 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh maxamed aniga koorsada Ii Soo dir wll itoobiya ayaan joogaa oo wllow ma awoodee

  • @fuadmohamed1055
    @fuadmohamed1055 2 หลายเดือนก่อน +1

    It's showing us USA is Ander Israel amazing

  • @FaadumoMaxamad-z8m
    @FaadumoMaxamad-z8m 2 หลายเดือนก่อน +1

    انالله وانا اليه راجعون

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalow goormaat tabisay warkaan malinta iyo bisha noo sheeg fadlan waa kugu wareernay mahadsant

    • @HalimaIssack-fv6cb
      @HalimaIssack-fv6cb 2 หลายเดือนก่อน

      Wa manta o qamiis ah 25 july 2.00 pm duhurnimo walaal

  • @sahrojama9515
    @sahrojama9515 2 หลายเดือนก่อน

    Walaal Dulmi diid of all the dugses you advise which would recommend to us?

  • @SaidaAli-l4r
    @SaidaAli-l4r 2 หลายเดือนก่อน +2

    Walasasabaya. Inu jabay wa laogyayay

  • @naimaomar3254
    @naimaomar3254 2 หลายเดือนก่อน

    Asalamu Calaykum. Shiikhoow igu dar please koorsada.

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h 2 หลายเดือนก่อน

    yuhuud io inta u jaameyneyso nacalad alle haku soo degto

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 หลายเดือนก่อน +1

    WCS WALAAL 👋SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤

  • @muqtaarbaay4704
    @muqtaarbaay4704 2 หลายเดือนก่อน +1

    اسلام عليكم ورحمت الله وبركاته
    Sheekhow visa card ama Mastercard iyo PayPal intaba malihi waxaana jooga qobal ee talo isii

  • @farhandirshe5243
    @farhandirshe5243 2 หลายเดือนก่อน

    Waa aqliga galada ay isku fahaman

  • @charkofarid4539
    @charkofarid4539 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cheikh cursada waxan kaa fahmey maleex walhi

  • @MaxamedDeeq-yp3yf
    @MaxamedDeeq-yp3yf 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asbuuc ayaan naloo Soo jawaabin

    • @abdiqaniibrahim3248
      @abdiqaniibrahim3248 2 หลายเดือนก่อน

      Sxp arintan hada arkoya ee sidhey wax usocdan sidhee ifahansin sidhan
      lo isticmalo arintan sheikh uu shegayo

  • @cabdicasiisyuusuf-qt5di
    @cabdicasiisyuusuf-qt5di 2 หลายเดือนก่อน +3

    first comment

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 2 หลายเดือนก่อน

    WA MUNAFAQIIN
    HUWANTA YUHUUDA
    U NACAMALAYSA O UGU NACAM LAYANAYA
    DHIIGA LAXALASHANAYO
    E FALASTINIYINTA

  • @AbdirachidOmarigeuh
    @AbdirachidOmarigeuh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheik daadka coursada lacaagtaa heysaan iin aan ku fuurtoo abtii ..

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 หลายเดือนก่อน

    Ale Swt ha ka dul qado dhibta reer falastin

  • @CabdiraxmaanNuur-j1r
    @CabdiraxmaanNuur-j1r 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sh khow maxaad dadka baraysaa balkusooceli waxaan nahay costomer kaaga

  • @gaari-nw5fk
    @gaari-nw5fk 2 หลายเดือนก่อน

    Allow gusha sii falastin 😢😢

  • @engalihassanjama18
    @engalihassanjama18 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh mohamed dulmidiid magacaygu waa cali xasan waxaan jooga somaliya gaar ahaan gobolka sool magalada laaascaanood waxaana rabaa inaan kamid noqdo dadka aad u iibinaysaan coureska lacag mahaysto aanku iibsado

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 2 หลายเดือนก่อน

    Jaajuuska yahuud shayadiinta waa cadowg muslinka iyo Allaah caawi reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan muslimiinta☪️☪️🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲

  • @sahrojama9515
    @sahrojama9515 2 หลายเดือนก่อน

    Asc walaal I registered for the course as well as made payment about three days ago. I am wondering why I haven’t received course details?

  • @sahrojama9515
    @sahrojama9515 2 หลายเดือนก่อน

    Asc: walaalaha online dugsiyad mar walba la xayeysiiyo wax sosaar maleeyihiin?

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 หลายเดือนก่อน +1

    nin Muslima ah yahuud maraaco ee waa kaafir allah burburiyo yahuud mareykan aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin carabeey masiibo inku dhacday

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 2 หลายเดือนก่อน

    Natayahuu waax kasta hasaneeyo waa dhamaaday xiligii yahuuda

  • @abbdll
    @abbdll 2 หลายเดือนก่อน +1

    Congaresska diin ahaan ayay u aaminsan yihiin in ay taageeraan cidaad

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaa carabta ka galay ! Carab in badani dad maahee!

  • @Mohammed999-mg3lm
    @Mohammed999-mg3lm 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wllo wndinsalamay dhamantin aniga ilhada mfmin korsada marka ma ishegkartan idinko raliya San ufahmo hadan waxkafaidayo wayo waxiheysa shaqolan wllayal ilsowadaga jwb inshaaaah waxan leyahy wdsb bas wmdsantihi inshaaaah❤❤❤

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 2 หลายเดือนก่อน

    ha ka yaabin in iiran la weeraro mana dhici karto in iiran la weeraro waayo iiran ruushka iyo jayne ayaa soo gali dagalka ilaa kuriya urdugan laftisa waa laga yaba in uu nata ka baxo yuhudkan beenalaha ah wuu halagmi dona insha alaah

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 หลายเดือนก่อน

    munaafaqa Ashraf waa qarnigan aan joogo ku nool
    Shertiisa illaahey ha naga qabto

  • @Beingme541
    @Beingme541 2 หลายเดือนก่อน

    Ayago la xasuqayo ladifacaya hasbuna Allah dhagar badana

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 หลายเดือนก่อน +1

    Natanyahu waa madaxwaynaha runta ah Emaraykanka rumayso tas

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 2 หลายเดือนก่อน

    🤔🙏🏾🇸🇴

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 2 หลายเดือนก่อน

    Koongayiskani gebigooduba waa yuhuudi yuhuud wayna muuqata

  • @omaabdiguelleh5224
    @omaabdiguelleh5224 2 หลายเดือนก่อน +1

    C'est approdit

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 หลายเดือนก่อน

    ☝️ ALLAHU 🤍 MASSALLI 💐 CALLAA ☝️ MUHAMADIN 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 MUHAMMAD 💐 KAMAA ☝️ SALAYTA 🤍 CALLAA 💐 IBRAHIIMA ☝️ WA 🤍 CALLAA 💐 AALLIHII ☝️ IBRAHIIMA 🤍 INAKA 💐 HAMIIDUL ☝️ MAJIID 🤍 ALLAHU 💐 MABAARIK ☝️ CALLAA 🤍 MUHAMADIN 💐 WA ☝️ CALLAA 🤍 AALLIHII 💐 MUHAMMAD ☝️ KAMAA 🤍 BAARAKTA 💐 CALLAA ☝️ IBRAHIIMA 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 IBRAHIIMA 💐 INAKA ☝️ HAMIIDUL 🤍 MAJIID ☝️🤍💐

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 2 หลายเดือนก่อน

    Sharcigas xata haday baabiyaan yaa ka hor jooga oo aan alle ahayin

  • @suleimansaid4313
    @suleimansaid4313 2 หลายเดือนก่อน +1

  • @qurayshkahin265
    @qurayshkahin265 2 หลายเดือนก่อน

    Lim Congres ku dhamaan ma wada joogin fadhiga

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 หลายเดือนก่อน

    Iraan waa dawlada keliya ay ka baqaan ma weerari karaan .Taas dagaalkii 3 ee aduunka.

  • @AdamhassanSheikh
    @AdamhassanSheikh 2 หลายเดือนก่อน

    Asc waxaan u arkaa congares wada caruur ah oo dhageysanyo nin dhiiga dad aan waxba galabsan gumadayo

  • @FaadumoMaxamad-z8m
    @FaadumoMaxamad-z8m 2 หลายเดือนก่อน

    yahuuda cadawnimadeeda alaa sheegay

  • @FaaraxXoolow
    @FaaraxXoolow 2 หลายเดือนก่อน

    Wuxu kadhax Markey diintiisa maaheralikamanoqonlehen

  • @QadharHassan-vv5cm
    @QadharHassan-vv5cm 2 หลายเดือนก่อน

    Sheq lagta Kenya ahaaan meqey udigmata

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 หลายเดือนก่อน

    Sixir kama marna waxaaba la sheegaya in dimuqraadiyiinta ay u badnaayeen kuwa sacbinaayey

  • @FaadumoMaxamad-z8m
    @FaadumoMaxamad-z8m 2 หลายเดือนก่อน

    walee waamasiibo nugu dhacday hadaan muslimiin nahay masjidkeeni ayaa gaalo sayrabaa kayeelaan anaga waan daawanaynaa

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 2 หลายเดือนก่อน

    Congarayssa waa yuhuud iyo mid iyaga aykeeneen

  • @AshoAbdi-h7s
    @AshoAbdi-h7s 2 หลายเดือนก่อน

    Lagama yaabo in reer galbeedka kuqaadaan iiraan weerar wey ogyihiin iiraan kusoo orad Inay eheyn

  • @ZakiyaElmi-f3c
    @ZakiyaElmi-f3c 2 หลายเดือนก่อน

    Haa dadkaan meesha kabuuxa kongereska kamawada tirsana waa boos buuxis 112 qofood oo labada xizbi ah ayaa maqnaa.

  • @shukriwarsame9192
    @shukriwarsame9192 2 หลายเดือนก่อน

    Markii ciraaq la weeraray ayuu saas ayuu u hadlay

  • @SaidaAli-l4r
    @SaidaAli-l4r 2 หลายเดือนก่อน

    Wa ben ti wa Etiopien

  • @JamadFarah
    @JamadFarah 2 หลายเดือนก่อน

    Shiehk they found 5 bodies

  • @omaabdiguelleh5224
    @omaabdiguelleh5224 2 หลายเดือนก่อน

    Il y a qui n ont pas lever et approdit

  • @zakariyecabdicali7242
    @zakariyecabdicali7242 2 หลายเดือนก่อน

    waxaan anaga arkeenin dadka kle aekayaan ayaa la yabay

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 2 หลายเดือนก่อน

    Ma aha carab waa ethopian ninkaas 😳

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwa Qasaya oo Baqatiga Qadanaya ma fana miya nacalada ha idan dhacada illahaya idan kena masibo deg deg ah Bina Qafira rabi ku kena cudar madax gala inshallaha Iran 🇮🇷 waye idan gulsanesa kuwa jabaya waa Yuhud nacalada iyo Marka Sharfa baqila waa Shadanka ugu wane waa bintisa waa Yuhud ninkan bintyahu masibo kugu dhacada iyo cudar ana la garani

  • @omerjemal633
    @omerjemal633 2 หลายเดือนก่อน

    Isrilinta sharciga joojiniya maa jiirto Illahay dhiibka umada falastin haa kaa xooreyo.

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 หลายเดือนก่อน

    Risalada ashraf Enatanyahu wato waxaytahay islamka lamadirirayno manadilin dadmulima waxanxasuqnay wa,argagixiso sidasuraba inu udhigo wixiqaza kadhacay

  • @jacobxj387
    @jacobxj387 2 หลายเดือนก่อน

    Ilhan Omar awe?

  • @FaaraxXoolow
    @FaaraxXoolow 2 หลายเดือนก่อน

    Wuxuukadhax Markey diintiisa maahraalikamnaqden

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 2 หลายเดือนก่อน

    Halo buraan buro ama hala sabciyo muhiimada waa shacabka shacabka us haday kunacaan waxkuuyal maleh

  • @fatumamusa5251
    @fatumamusa5251 2 หลายเดือนก่อน

    Shame on muslim countries who always see another muslim brother country like iran as their enemies. Muslim is a muslim despite our differences but we must be like one body and set aside our differences and unite and always Defend one another.

    • @haa8793
      @haa8793 2 หลายเดือนก่อน

      Do research and know if Iran is better than zionist Israel indaha fur Iran Muslimin ayaa kunol sey ola daqman Iraq wadan Muslim ah ayuu ahaa meshuu kudambeyay

    • @fatumamusa5251
      @fatumamusa5251 2 หลายเดือนก่อน

      @@haa8793 I gree with you but in my context I'm generally saying no more finger pointing every muslim country should unite and leave the worldly enjoyment and come back to Islam practicing and allow no non believer attempt to harass Muslim communities wherever they may be. The enemies of Islam is taking advantage of the current Muslims situations around the world whom their imman become weak because of the love the have and shown for the temporary world. Hence Muslim divided into hypocrites , weak Muslim ( majority) who doesn't follow the 5 pillars and the 6 Iman perfectly plus the sunnah of the prophet (SAW). That is why we just sit back while palestains are being manslaughter in front of billions muslims around the world. Despite our beloved prophet told us that we are like one body.

    • @AliAmino-w5x
      @AliAmino-w5x 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@haa8793Ciraaq haduu Muslim ahaa daalimkii weynaa sow dhagaha laguma dhufan oo lama daldalin😂. Ciraaq ragii lahaa ayaa jooga, Syria, Lubenon Oman iyo Yemen. Hadana Pakistan gacanta ku dhigi rabnaa ilmo wahaabi gantaal isku diyaariya😂😂💪💪🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

  • @FaadumoMaxamad-z8m
    @FaadumoMaxamad-z8m 2 หลายเดือนก่อน

    natan yaahu anaga nama siri karo

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 2 หลายเดือนก่อน

    Natanyaahuu si uu u sii xukumo israel wxa uu sameynayaa munaafaqad kasta oo uu kusii ahaan karo raisul wasaare
    Kuwa u sacbinayana waa kuwo ilaahey nacladay😊

  • @daahirkoronto30
    @daahirkoronto30 2 หลายเดือนก่อน

    ,sacabkaasi waa ii camira hadaan qoslo sacbiya waa saas

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 2 หลายเดือนก่อน

    Iran laguma soo deg degi karo

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 2 หลายเดือนก่อน

    Kaa aad tidhi waa muslim waa ehlul naar muslimna lagumaba sheegi karo