Reer Somaliland Oo Ka Hadlay Wadahadalkii Ethiopia Iyo Somaliya Ee Fashilka Ku ddhamaaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • Reer Somaliland Oo Ka Hadlay Wadahadalkii Ethiopia Iyo Somaliya Ee Fashilka Ku ddhamaaday

ความคิดเห็น • 54

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 3 หลายเดือนก่อน +4

    Fiqi waa 😂😂 jaahil xataa siduu u taagan yahay ayaa muujineysa 😂😂😂

  • @Sam-t4p4r
    @Sam-t4p4r 3 หลายเดือนก่อน +7

    This people are disasters.they think they in a gangster mob mafia italiano movie 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 unbelievable

    • @Sam-t4p4r
      @Sam-t4p4r 3 หลายเดือนก่อน

      Hi ,I'm amazed every day what they come up with 😳😳😳

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 หลายเดือนก่อน

      BEENTII OO QOF AH.

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 หลายเดือนก่อน

      CARUURTIINA BEENTA IYO MAAWEELADA KA DAAYA. OGAADA SOMAALILAND WAA MAAMUL GOBOLEED SOMAALIA KA MID AH MAAMULADA KA JIRA SOMAALIYA

    • @Sam-t4p4r
      @Sam-t4p4r 3 หลายเดือนก่อน

      @@Yusufxasann you guys are zeeeeeeero,even your president.your can neve be from Somaliland,stop laying to your self and move on.we don't want nothing to do with you.qashiin

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 หลายเดือนก่อน +3

    HALKAA WAXAA IUGA MUUQATA TURKIGA OO MAAL GELIYE AH MARABO IN ETHIOPIA SOMALIAND KA SAMAYSATO SALDHIGA SIBUU TURKIGU WAXAAD KALOO MOODAA IN TURKUGU XAGA SOMALIYA LA JIRO

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 3 หลายเดือนก่อน +6

    Walaal aad iyo aad baad u mahadsantahay wararka soo baxa ee si dek dek ah inoo soo bandhikto waad ku mahadsantahay walaal sidaani inoogu wad inshallaha tacaalaa guuleyso jaalle wariye

    • @hamzehariir
      @hamzehariir  3 หลายเดือนก่อน +2

      Mahadsanid walal 👏

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 3 หลายเดือนก่อน +1

    War ileen Kan lagu sheegayo "Wasiirka arimaha dibeda ee Hassan duufle", shaw waligii shaqsi wax bartay oo haduu waddan dibeda aado, kelimad af English ah oo afka laysku af garto mayaqaano? Subxanallah! Walahi in cidna ay Somaliland waxba ka qaadin Karin xitaa haday is biirsadaan. The truth is and will always remain that Somaliland is a Sovereign Country which is so peaceful with all it's neighbours. Now that the Illuminati president of Djibuti and Hassan duufle of Muuqdisho which is a totally failed state cannot and will not take any steps against the Republic of Somaliland. We hear that Ismaciil cumar geele has invited some useless so called elders in order to destabilize the Republic of Somaliland, let Djibuti know that the Republic of Somaliland has the ability to call all the Anfar freedom fighters who were bieng oppressed in Djibouti by geele. But as for now let's see who will lose come what may. Period!

  • @abdiali319
    @abdiali319 3 หลายเดือนก่อน +4

    Beenbaad ka sheegtay Somaliland waxay hoos fadhidaa Ethiopia. Somaliland has the right to accept or reject.

  • @abdiali319
    @abdiali319 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer ama raacsanaw ama ha raacsanaan cid wax kaa akhrisanaysaa ma jirto ee waxba ha isxiijin. Basically you are nothing.

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay ha u naxariisto Madaxweyne Cigaal meel dheer buu wax ka Arkayey,waa tii uu Iska xidhay ee geed ku tiiriyey,markii naqaskii laga sii daayey baa heerkaas la Marayaa,Loo Joojin Maayo,Allaha weyn baa ka sareeya CID kasta oo isku day da xaasidnimo,khiyaamo Iyo wax kastaba oo ka hor-imanaya Qaranka

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 3 หลายเดือนก่อน

    Dadka qaar ayagoon waxba akhriyin bay iska hadlaan,Maxaa beenna Run buu sheegayaa dhow jeer hore xitaa way u bandhigeen Hobyo,hadana way u soo bandhigeen waana laga diiday, Ha Ku Taagnaato, waad nimanka iska deyeysan Xaasidnimo uun baa WADA Caqli iyo Cilmi Toona malahan,

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 หลายเดือนก่อน

    Jam sland waa dal jira.oo teetalkii.dawlad.nimo.haysta.waa.qaran.jira..hadaba.reer.sland.wax.baa.ka.khadan.heshiiska.bada.sland iyo itoobiya.ayaa galay.way.ku.kala.noqon.karaan.waayo.muse.hadaf.buu.leeyahay.ah.inay.itoobiya.ku.dhawaaqdo.ictiraaf.waa qodobka ay itoobiya ku heli karo badda sland markaa ayaa laga hadli karaa maal gashi.markuu Abii Axmed ku dhawaaqo ictiraaf ka dib.ayuu imanayaa saxeexii.maal.gashigu.laakiin.haduu.abii.axmed.ku.dhawaaqi.waayo ictiraaf.bilyan dollar hadii bixinayo dawladu lama yeelayso.hadafka.muuse.ayaa.ah.ictiraaf.haduu taa diido Abii Axmed nabad gelyo.qaranimadii sland .waa.halkeedii.

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 3 หลายเดือนก่อน +1

    Lugyahaye waa dhul soomali wafdiga la direy na waan ku qanacsanahey

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 3 หลายเดือนก่อน

      Waa run lkn waa dhul aanad awood u lahyn in aad ka taliso

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 3 หลายเดือนก่อน

      Takale xasan sow kan cadeeyey in aanu Ethiopia bad u diidanayn ee uu la doonayo dekade kale taasi waxay ku tusaysaa in waxani ganacsi yahay

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 3 หลายเดือนก่อน

    Waa yaab gobol kamida somaliya in dowladii fadarka isku dhiririyo manta soow lama joogo waqtigii qiyaaliga beenta lasoo afjari Laha

  • @Sharmarke-h1z
    @Sharmarke-h1z 3 หลายเดือนก่อน

    Maxa tidhi muse isagu waa badaw uun oo kalay badwnimadu waa maxay bal fasir ma qofka ku cajabin waya miya 😂😂😂 adeer waa nin jira oo wax ba bartay imadisana usoo halgamay tariikh leh cadw badan oo adigu kamid tahay kaga cabadiyay 😂😂😂
    Waxa laga yaaba intu bartay cilimi leyahay inaanad lahayn nacnac baad haysa xasan baad edaynaysa ada igu daran hadaba dhinac raac nio waa la isku badheedhaya ee intaad cabaad cabashada joojiso
    Arinkan meles iyo cigaal mar hore kawada hadlay xiligi ilahay qoray ayay bislatay 😂😂😂
    Muse biixi hadanu sidan yelin cid kale oo aan aqonsi ku badalan ayaa yelii lahayd oo xirsi ugu horeyo anagu intas ayaan aminsanahay ,walahu aclam

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 3 หลายเดือนก่อน

    English ma cilmi ayaadmoodday sooluqad.maahan,hawiye maahan qaainwaddan
    Waa naitiv.

  • @maxamudiidle856
    @maxamudiidle856 3 หลายเดือนก่อน +2

    Kuwani nac nåc ayay meesha ku hayaan iyo riyo maalimeed.
    Waa oromo afsomaligana bartay

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 3 หลายเดือนก่อน

    Beenaale fooqol beenaale nin aan bad heysan hadii ladhoho wax baa lagu siinaya horey ka leef lahahayen dhul dadleyahay ayaad rabtaa aqoonsi ku iibsatid yaa ahbal sii barbaro 😂😂😂😂

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 3 หลายเดือนก่อน

    Ininkaa hadlaya xaqiiqda ayuu haya waa sax Xasan sheikh iyo kooxdiisu dealka iyagaa raba oo xasan kama aha wadaniyad iyo dal jacayl ee dhaqaluhuu rabaa Waxana hubaa muse inuu wax wayn kuxidhayo ugu yaraan ictiraaf balse xasan sheikh wax yar buu kaga badalanaya ogaada

  • @BashirAhmed-qg8ht
    @BashirAhmed-qg8ht 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa ayandaraa dad gudohodii iswada hasto ayaa qaran heshiis lagalaye

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 3 หลายเดือนก่อน

    In ay guuldaro kala kulantay somalya waxad ka garataan hadalkii xasan sheekh xalay

  • @warsamekhaliif3523
    @warsamekhaliif3523 2 หลายเดือนก่อน

    Idor waligiin hadhageesanina waa wada beenloowayal

  • @JamalSharif-ze6gc
    @JamalSharif-ze6gc 3 หลายเดือนก่อน

    Away jamurayadii somaliland iyadu xagay gashay

  • @YuusufCabdi-z3s
    @YuusufCabdi-z3s 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliy u gaysatay oo halkaa gayatay ee wuxuu daalin dadayana ( alaa)nagaqaban

  • @alimohamed3764
    @alimohamed3764 3 หลายเดือนก่อน

    Kan wixiisu waa warqaldan been baad sheegeeysaa sxb

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 หลายเดือนก่อน

    Waxa walbaa lasiga hadlayaa dadka caruur mayuu moodey

  • @mohamed-t3q3y
    @mohamed-t3q3y 3 หลายเดือนก่อน

    ETOPIA MIYEY KU HAYSTA DEKADAHA MUQDISHO

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 หลายเดือนก่อน +1

    HAMZE RAGEEDII

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 3 หลายเดือนก่อน

    ITOOBIYA DHUL IYO DAD BAA KU MAQAN, BAD UGU DARI MAYNO.

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 หลายเดือนก่อน

    Beenbadan maxa hobyo keenay

  • @samsik934
    @samsik934 3 หลายเดือนก่อน

    you check too much with tour head ✅☑✔ drama and drama

  • @khadrashariff146
    @khadrashariff146 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashs. Allaahs❤❤❤❤somalland

  • @AbdourahmanAli-ew2cz
    @AbdourahmanAli-ew2cz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aad baan kuu taageraa sidad wararkaaga

    • @hamzehariir
      @hamzehariir  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walalo👏

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 3 หลายเดือนก่อน

    AXMAARA NOOFA ROON

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 3 หลายเดือนก่อน

    Beenta jooji

  • @AxmedmaxamuudCumar
    @AxmedmaxamuudCumar หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @mohamedelmiadow1901
    @mohamedelmiadow1901 2 หลายเดือนก่อน

    SSC SSC SSC

  • @kennedycornermuse3283
    @kennedycornermuse3283 3 หลายเดือนก่อน +1

    This is a very informative website.

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 หลายเดือนก่อน

    Hobyo ardinaal ayaa joogte macano noo sheeg

  • @Aidid-ms8dj
    @Aidid-ms8dj 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay sland guul guul baan urajeynayaa insha allaah

  • @mahamedweliali4662
    @mahamedweliali4662 3 หลายเดือนก่อน

    Waa nafaqo 30 sano ku soo to reer slaand

  • @jamacaali5287
    @jamacaali5287 3 หลายเดือนก่อน

    😅

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤