ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥
Scw scw scw
Salalahu calayhi wasalam
Dhuxul srup gool scrup nivei cream xamam maqrin salid face back hurud
Wxd zoo galisa wll qasqaska lugaha & gacmaha aad mariso🫀
Asc Ramadhan Mubarak
Abyo aamino vedioydaada wn jeclhy noosobdi quen from...xamar
mansh Alaah ilaahey ha ku xifdiyo walahi waan ku jecelahay walashey Aamina qurux Aad ban kuu salaamaya wll qali Ramadan Mubarak
Ramadan mubarak
Mnzhllh abaayo no so badi skin care iyo face
Can u list it in Englisch i am a fan of Somalia people skin
Abaayo cocacolada sokor ayeey leedahay sokorta miisaanka weey kordisaa adoo fruit shiita kuu dhaanta
Masha Allah Anna cdey Inaba cadi ma cuntadaada yummy yummy thanks for sharing qaaliyeey. Keep it up good work.
Abyo tiishka wajiga ka deyso suufka wajiga lagu tirtiro isticmaal
masha allaah
Karemaha magacooda so dhig wan raadsanayna si lagaga faa'idaysto niveyaha wan arkaynay iyo olaverada kan dhuxusha kan kale ee kulul so sawirkoda
wlo waxa iisheegata waxa wajiga lamarsado plzzzzz
Labad iskarab Waa labad igu ficn iskarabda
MashaAllah Ramadan Mubarak dhaman musliminta
Mash allha wlllshy aale haku xafido
Wllo cocoa cola iska ilaali wasun fadlan bes bartikh cab ama xabxab cocoa iska dhaf haysdilin badankiisa jonis cad wukeena wa sode
Mnsha allh mhdznid 🥰🙏Cream herbal aad jirka u isticmaasho nooso gali plz
Mansha Allah xabibty wa marki igu horesay Chanel ka
Daqiiq bad cunysa markasad leeday diet banku jiraa yaab
Ramadan Mubarak
Manshaallah so beautiful 😍 💖
Asc Anna abdiqaadir wll sethyWll waxn u baahny creamka Nivei hargeisa joga wa wayy originalkii
My queen 👸
Abaayo ducada ma iisheegi kartaa plz
Ramadaan mubaarak
Meel aan kaala soo xiriiro ii sheeg si aan kuula soo xiriiro
M allh
Ramadhan Mubarak Anna abdikadir
Ramadaan kariim
Intas xamaam pat ku isticmaasho cadaan daboiciya helysa inaan pat usoo ibasadaba kaska ihaysa keep gowing best routine
Anaa cabdiqadiir m.a is quruxi abaayo sana karaba la biskada quruxda labiskada ayana is qaliri abaayo waa isku baxayaan abaayo
Horay usoco abyo anna abdiqadir
Ayy masha allaha ma beautiful sister amina abdiqadir love you farxad kunolow abid wankujecly marwalbo 👌💯🥀🌷🌷♥️♥️❤❤❤❤❤
Qof ad kasayso oo is xayasiinya Markaaad aragto maxaaad dareeentaa
Sodaha iska da hdad diet ku jirto
Abyo horay u soco
Wcz😍😍😍😍😍 ramadan mubarak qli
Maash allaah tabarakallah abaayo ASC
Abayo waji saliid leh sida care ugu sameyn laha ila wadaag please.
Mashal 🥰 🥰 🥰 🥰
Wcs maasha allaah wllo
Walal malin habajin hadeysan qadar kugu dicin anagana garabkaga nahay
channelkagi hore mxa kaga dhacay xppti
Mcny waxa ishegta wax nabraha wajiga wax babiyo wax dabo ma istic Malo 🥺🥺
ratenol cream Marso wall😊
Bye bye
Mashalllah good sabuunta xamaam maqribiga best soap 15year isticmaala goode weeye scrub gold 7year's isticmaalay next shopping inaan soo ibsadan raba waan waaye waa dhawayd suuqa ku arkay jidhka dhalo kaga dhigayan midab aan madobaanayn oocadaan dhalaalaya
Wall makkula soo xidhiidhaa
@@hindamaxamuudcigaal3311 u welcom wll qaali
m.a qof dadnimo leh Guuleyso hno mcn
Mnshlah ♥️♥️💯
Asc wli TH-cam kana Ina furatay maxa noka qarsatay wan ku subscribe lahaye col ka ahay sxbey
qaali ila so tali 130kg
Masha Allsha
Mashaallah💞💞💞💞
You now😂😂😂
Wcs Anna abdi Ramadan Mubarak my sister Allah ku xafido qofta aan jeclahy in aan daawado aad ban uga xumahy in aan kala joogno laba wadan lkn waxan kaa daawadaa Mar kasta 💖💖💖💖💖💖💖salaan iga gaarsii team unjoa
Keep going abaayo
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Salad iyo cocoa isku cunaysa stop wrong deit wllo wakhalad cocoa iyo salad oh my god
like saara vedio pls❤❤
MashaAllah🥰🥰❤❤💘
Mashallah tabarakallah ❤
U know badanida 😂😂
Ma ila argtay 😃
Abyo Coca cola iskadaa hadaa iscatynysid....just sharaab aad qudar kahagajisay kuguhabon
❤❤
mcn noso badi qaali aana
you now maxad ugu haysaa sidii in aadna afsoomaliga aqoon seef la boodka iskadaaya oo afkiina ku hadla
Wcs ramadan Mubarak amina cdey❤🙏
Masha.Allah. aamiin
Soo badi macney😍
M.sh
Wwww m.a I,m new subscribe
Walalyalo isoo booqda please wll subscribers ii saar please arday bn ahy
Mashallah hadaa iigu horaysa channelkaaga waana alaab wanaagsan subscribe dhac dhac waan ku siiyay

Asc Anna abdiqaadir wll sethy
Wll waxn u baahny creamka Nivei hargeisa joga wa wayy originalkii