Dalalka Carabta oo Godkooda Biyo ugu soo galeen markii Israa'iil soo Bandhigtay Qorshaha Qabsashada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 35

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 15 วันที่ผ่านมา +2

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @salahmohamed1167
    @salahmohamed1167 15 วันที่ผ่านมา

    Anigu 1999 anigoo Qaahira jooga ayaan arkay khariiddada hadda la soo saaray. Dhanka Masar waxaa ka mid ah Siinay oo dhan, dhulka Dalta loo yaqaanno ama saddex geesoodka dhulbeereedka ah ah ee Masar iyo dhulka u dhexeeya Webiga Niil iyo badda cas ilaa laga gaarayo Aswaan.

  • @MohamednorNaqabe
    @MohamednorNaqabe 16 วันที่ผ่านมา +2

    Aha Ay SomaligaRahan Rahan aAya Ladha

  • @MacalinCabdinaasir
    @MacalinCabdinaasir 15 วันที่ผ่านมา

    Sida badan yahuuda waxay isku halaysaa maraykanka isagana waa kaas sheegtay awood balsa ay ku habsatay awoodii Allah

  • @AbuuikraamAadan-i3p
    @AbuuikraamAadan-i3p 16 วันที่ผ่านมา

    Abuu ikraam

  • @Maxametwadana82Wadania66
    @Maxametwadana82Wadania66 16 วันที่ผ่านมา

    Carabtii oo dhani Yemen muuyee inta kale hugamiyashoda Israel ayey ushaqeyan waa duqumiin wallahi 😢😢😢😢

    • @calixasan6688
      @calixasan6688 16 วันที่ผ่านมา +1

      Sxbow ma illayabantahay waxan umaleyna xasan mxmud jamacadooda ayuukasobaxay

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 15 วันที่ผ่านมา

    Csm Csm Csm Csm Csm ❤❤❤

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 16 วันที่ผ่านมา

    war carabtu dad maaha hala qabsado falastiin iyo yamen ayaa carab ugu fiican ilaahey ha ka qabto laakiin kuwa kale hala cuno

    • @OMARAhmed-cd6ch
      @OMARAhmed-cd6ch 16 วันที่ผ่านมา

      Carabta waxaa ka liita 100% soomaalida.

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare4 16 วันที่ผ่านมา

    Aqoonsiga israa.iil eey raadineeysaa maahan inaga oo israa.iila na aqoonsada ee waa noo aqoosada inaan wadamada carabta noo aqoosada inaan leenahay

  • @jamalahmadbadani3890
    @jamalahmadbadani3890 16 วันที่ผ่านมา

    Asc walee waa Saad horay nogu shegtay ee dadku Kuma baraa rugsana

  • @Warsanmedia0
    @Warsanmedia0 16 วันที่ผ่านมา

    Dagaalkaan waxoow soo afjari doonaa awooda gaaladu isbiday.
    Markey baaba'aan dowlaha carabta waxaa bilaabo doonto kacdoon shacab.
    Ugu horeyn yahuuda ayaa laga tirtiri doonaa bariga dhexe.

  • @NoorMohamed-dw4up
    @NoorMohamed-dw4up 16 วันที่ผ่านมา

    Taswaruntii wayo carabtu Adonse ayay kuwanagsantahay

  • @ABDIRAHMANDIRHO
    @ABDIRAHMANDIRHO 16 วันที่ผ่านมา

    Waxaa aduunyada ka sifaysmaya duliga talada muslimiinta ku cuna duuban, Alle ayaa mahad leh

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 16 วันที่ผ่านมา

    Yuhuud. Waxay daba Socdaan . Banu nadiir . Banu qaynu qaac. Iyo bani Qurayda... carab ayagaa xanbaarsan. Daaa

  • @aliabdalla8647
    @aliabdalla8647 16 วันที่ผ่านมา

    Wanku farxasan nahaye ilimada carabed nacaladi wajigod ha ahato Xukumadah carbed

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 16 วันที่ผ่านมา

    Y4AH4UUDU WAA INAY QABSATAA SUCUUDIGA IYO URDUN IYO MASARBA.

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 16 วันที่ผ่านมา

    Intaan lagaarin.. 2030. Wadan ka Emarates. Manoqon doono. Dal carbeed shacabka kunool. Qalaas. Munaafiqiintu ayagaa Kacadwsan gaaloo dhan. Xataa Allaah. Magaliyo Isku Cadaab.

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 12 วันที่ผ่านมา

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka dalka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺

  • @AïchaJi
    @AïchaJi 16 วันที่ผ่านมา

    MAXAA AYAGA AAMUSIIYEY CARAABTA AYAGA US BADAY INEY ISRAIL SIDA U HADASHO.HADI AY MAALINTI FALASTIIN AY KA DOODI LAHAYEEN MAANTA ISRAIL GUUL AYEYNKA GAADHAY. FALASTIIN AYEY KU DAWADEEN XASUUQI IYO GUUMAADKI SHACAABKA REER FALASTIIN.MAR HOOREY AYZAAN SHEEGAY IN CARAABTA ISRAIL AY KU SOO SOCOTO.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 16 วันที่ผ่านมา

    Maxay Soomaalidu carab uga faaloodaan?

  • @mohamedmaalim4763
    @mohamedmaalim4763 16 วันที่ผ่านมา

    Xisbulaah yadifaacijiray carabta
    Yahuuda waxaad ushaqeeya
    Khawarijta wahaabiya tagfiirka ah

  • @calixasan6688
    @calixasan6688 16 วันที่ผ่านมา

    Asc horufadhi media asi carabta maxa kaqaldan dhaqankasan dacadmaykatahay waxan umaleynaa xasan. Culusow jamadooda amokasobaxay ilen ceelka waabo leeskuhowinayaa see wax uwadan kuwaan islaamka sheganaya

  • @isirjama7137
    @isirjama7137 16 วันที่ผ่านมา

    wasidey urabaan dharodku wala isku dhamaan dhulkayagi ayey kolba mel sheganayan na eda buntlan budegana belaya walba rershekh iyaga hosta so gashada erya daarood erya

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 16 วันที่ผ่านมา

    CARABTU WAXAY ISLAHAAYEEN FALASTIIN IYO LUBNAAN KU MASLAXA ISRAELI..LAAKIIN WAA LA GADOONTAY...

  • @gashiredleodombori5499
    @gashiredleodombori5499 15 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkk horta carab aan yuhuud loo haynin looma dhaqnaadeene maryo waynta horta ha arkeen xanuunka ay leedahay gumaystayaasha

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 16 วันที่ผ่านมา

    Hurdaayow.lagudhaaf

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 16 วันที่ผ่านมา

    WAHAABIYADA SUCUUDIGA IYO IMARAADKA AYAA KU TAAGEERSAN ARINTA.

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare4 16 วันที่ผ่านมา

    Alla maxuu turkigu ku yiri carabtoo dhan wax badan wadamada islaamku ha u midoobaan israa.iil waxbaa kasoo socdee ???waxèey ugu jawaabayeen carabtu turkiga cismaaniyiintii ayaad rabtaa inaad soo celiso War maxaa cismaaniyiin meesha keenay war cadawgaan iska qabta inaga walaala heen baa tihiine waxba idiin dhibi meeynee

  • @isirjama7137
    @isirjama7137 16 วันที่ผ่านมา

    war iskaceliya carabey sidayadi bad sogashaten daarood sogashano 2 badey dhashey fadumo carab shekh isaxaaq anukoriney o ay raben ineydolaan kuwu abahod udhaley anu ileyin rer gura balahaye anaga wadan jirney odegi daarood carab tu iyaga isjeclayo qurankana wu u imanayey kolba inanta iyo caruta laso egijirey hanagu so walanina ordo udonta majèrteniya tasa rasmi uledihin

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 16 วันที่ผ่านมา

    Weey wanaagsan tahay wadamada carab tu ineey dha dhamiyaan cadaabka ku socda shacabka reer falastiin

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 16 วันที่ผ่านมา

    Suleymaan.adiga.unbaa.kafakerayaa