DEG DEG RASMI RAYS IYO RAGE CABDI OO KA ARSADAY MAXAMED BUSKUD MUNIRO CAYDAY WALASHIS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • 22 July 2024

ความคิดเห็น • 162

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 2 หลายเดือนก่อน +7

    Rasmi rays dhibleey😊😊😊❤❤❤farxad ku noolada inder😊😊😊😊❤❤❤

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 2 หลายเดือนก่อน +6

    Muniira ninka ayey rabtaa way walatay walaahi 😂😂😂😂😂 miskiin

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 2 หลายเดือนก่อน +6

    Maxamed buskudow nabiga scws wuu ka digay qof aan diin laheyn in la guursado adaa khilaafay nabiga hadalkiisa ee ka xaaxaabi

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka114 2 หลายเดือนก่อน +8

    Subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah ILAAHAY halaga baqo sidaan ma fiicna carada ILAAHAY ayaana nagu dhici karto soomaaliyey xumaha reeba oo ceeb qof aan lahayn ma jiree qof walbow taada dib u fiiri qof qof ka wangsn ma jiro ilaa in cibaadada lagu kala horeeyo ma ahee war somaliyey war somaiyey war somaliyey waa naloo yaaba ayaatinkena hanagu soo dedejina carada ALAAH aan ilaahay u toobad keeno ilaahow

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 2 หลายเดือนก่อน +5

    Subxanallaah
    Alla may iska amusto
    Tan waxa baa u dhimo
    Ayadaa is ceebeysay

  • @Beeraley3333
    @Beeraley3333 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subhanallahi

  • @caliaadan3697
    @caliaadan3697 2 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaanallaah 😢😢😢 seygeedi ax..ax...ax ...afkaay shalay ku lahaayd xabibi ayayy maantan ku caayaysaa jacayl iyo qiimihisa waxba kama jiran soomliyeey😢😢😢😢😢😢

  • @NimcoGedow
    @NimcoGedow 2 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw scw

  • @yumna4675
    @yumna4675 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilen her somali is fluent qof af somali aqonin iskadig jirte bash wa mucjiso😮😮

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw 2 หลายเดือนก่อน

    Salahu calayhi waasalam salahu calayhi waasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @تتتمخحم
    @تتتمخحم 2 หลายเดือนก่อน

    ‏اللهم استرنا في الدنيا والآخرة🙏🙏

  • @abdulrahmanhassankafi6312
    @abdulrahmanhassankafi6312 2 หลายเดือนก่อน +1

    😢 kkkkk Aniga na Alhamdulilaaah 😢 kkk

  • @HodanIbrahim-z1r
    @HodanIbrahim-z1r 2 หลายเดือนก่อน +2

    Saqajamad yahay kahar wiilka

  • @hamdijama7680
    @hamdijama7680 2 หลายเดือนก่อน +5

    Maxamed buskut nabsibaa qabsaday adigaanaku xigo 😂😂

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 หลายเดือนก่อน +2

    Cimraanow adaa haray inlagusoo qarxiyo 😂😂😂

  • @nimoayanle763
    @nimoayanle763 2 หลายเดือนก่อน +2

    Adaa ku xiga lakaha nabsiga

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qofkaan khalqiga ilaahey ku caayeysa dadka maxey aheyd miyeysan allaah ka baqeyn naa miyaadan ogeyn ilaahey in uu ku soo qaban karo

  • @UMuxasanxusen
    @UMuxasanxusen 2 หลายเดือนก่อน +3

    SCW SCW SCW SCW ⚘️

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 2 หลายเดือนก่อน +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @تتتمخحم
    @تتتمخحم 2 หลายเดือนก่อน

    ‏لا حول ولا قوة الا بالله🙏 اللهم احفظنا من كل شر حسبي الله ونعم الوكيل

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 2 หลายเดือนก่อน +1

    Heedhe naagta guus an donanin bey ku walatay ee iska dhaafa, Somalida lakin jecel dadka kale buuqoda iyo niic doda dhex galayaa masiibada ha iska ilaliyan

  • @AmeliAli-v5d
    @AmeliAli-v5d 2 หลายเดือนก่อน +4

    Imika gabadhan maxaa ka qaldan gormay bidar ningasha ceeb noqotay waax aan kula dhaqan ahen markaad gursato dhibkasey ledahay

  • @HipoAhmedsicid
    @HipoAhmedsicid 2 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤

  • @khadijaadenabdi2462
    @khadijaadenabdi2462 2 หลายเดือนก่อน +2

    NAA XISHOOD MARKII HORABA BIDARTA WAAD SALAXEYSEY EE MAXAAD HADA KA SHEGEYSAA. WAX ALA WUXUU QABO NINKII KU SOO QABEY WAX HA KA SHEEGIN QURUN.

  • @khalidbinabbas
    @khalidbinabbas 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم استر عيبنا و لا تفضحنا 😂😂😅😅😅😅

  • @SahraAhmed-m3t
    @SahraAhmed-m3t 2 หลายเดือนก่อน +2

    subxanalaah bidaar gome ceb noqoty

    • @Ahmedali78458
      @Ahmedali78458 2 หลายเดือนก่อน

      Ceeb maha dadkan waa malayacni

  • @fatumaismail1813
    @fatumaismail1813 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alloow gabadhaan xaqa tus SubxaanAllah way waalatay hooyadeed baa habaartay nin raga ceeb maleh.Wiilkaaga haddaad jaceshahay aabahiis baad ka xishoon lahayd. Nabsigii ninkii hore baa ku haya

    • @11naa44
      @11naa44 2 หลายเดือนก่อน +2

      Alle oo qudha ayan ceeb laheyn Nin raga ceeb maleh wxs wa khalad raga mala'iig md mooday
      Ragu wa bini adam ceeb na wa leeyhn khaladkoda wa iney saxaan

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 2 หลายเดือนก่อน +2

    Raggow is ilaaliya kuwan naago ma ahan wa masiibo idinla nool is ilaaliya .

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxnalaah hada waa lakala shakiyey rag iyo dumar marka mugdiga kala
    Huluusha sharafi dhimatay

  • @naciimoCilmi-w3q
    @naciimoCilmi-w3q 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subxan Allaah War Dadkan Yutub TikTok Meel walpa Allah Ka Xiiro Waayo markey lees furaba Video baa la Si diyarsana walhi ninkas ilama qaladan muniro Ayada qaldan Waayo Shalay Ayada kula hoos jifday Daqrada iyo Bidarta Marko nacay mahiin ineey Video ka Diyarsado ninka weey Jeceshahay Munira Sida Arko Hadi Laku furay maxa Ceebihisa idaba Dhiigay ma ka Danesdo Ninka weey Rabtaa

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw 2 หลายเดือนก่อน

    Subxana Allah 😂😂😂😂😂

  • @SafiyoSeeraar
    @SafiyoSeeraar 2 หลายเดือนก่อน

    Salallaahu. Calayhi wasalam
    Salallaahu. Calayhi. Wasalam
    Salallaahu calayhi. Wasalam
    Salallaahu. Calayhi. Wasalam
    Salallaahu. Calayhi wasalam
    Salallaahu. Calayhi. Wasalam
    Salallaahu calayhi. Wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 2 หลายเดือนก่อน +2

    Naagtaan doqontaa ninkey rabtaa dalqad nomaharinbuu kuyiri

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 หลายเดือนก่อน

    Adigaan kuu cabsanayaa.Intaas dad baad ka hadashaa taas Maxamed Buskud baa ku sugaysaa.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaana Allah. Waa maradaadu kaa hadashey. Bidaarey xaal qaado, ragga fara xun bey ku heysaa. Sooty ragu suuqa iskala mari jireen 😅😅😅😅😅 goor mey xanuun iyo cay noqotay?

  • @Sulekhahassan123
    @Sulekhahassan123 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @xaragozamu6594
    @xaragozamu6594 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nagaha somalida markeey reer sameestaan masha ogu horeeyso oo aayy ogu jeclyihin in Aaay tabtaan niiikoodaa waa garkiisa iyo timaha iyo xabadkiisa intaas hadaa niinkaga kaga mashquliin wlhi niinkaas majecliid waayo waxaad kula nooshay niinkaas jeebkiisa lee waa sidaan qaabo labo sano madaxiisa ma arag ma afbaa nayaada hee isku xiishooda wada camal la Aanaa tihiin wlhi aniga koleeyto idiinko kale ma noqon kaaro niin Aan jaceeyl iyo dareen u heeyniin wale guuri lama wadaago

  • @tolowmatimirbaa8848
    @tolowmatimirbaa8848 2 หลายเดือนก่อน +2

    Naagta naag waalan ayee u egtahy maxamed buskud tan maxaa u geeyay

    • @11naa44
      @11naa44 2 หลายเดือนก่อน +1

      Buskud dadkii u caayi jirey ba nabsiyey

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm 2 หลายเดือนก่อน

    Reerkan Waa laysku diray

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar 2 หลายเดือนก่อน

    Ceeb dad waweyn oo guryohooda kawada waramaya waxaasi dhaqan somaliyeed mahe aduunka halaga qabto jiilka sokacaya dhegaha kawasaqayn uf

  • @abdiali681
    @abdiali681 2 หลายเดือนก่อน

    Bidaarta raga leh wax ayuu raga qaar dheer yahay miyaad ogtihiin taas

  • @HudoXasan
    @HudoXasan 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaad ogaataa bidaarta in aysan ceeb aheyn khalqiga ilaaheyna ceeb ma aha jahliga ceenkaasoo kale ah waa maxay waxaan sugnaaba waa ceebihii muniira nafsi waa soo deg degaa ma daaho

  • @SabahMohammad-z3r
    @SabahMohammad-z3r 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wey jirntahe ee daaya gabdha

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm 2 หลายเดือนก่อน

    Lakin in u gabadha ka ohiyo mahayn laakin dad baa dhex galay reerka

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 2 หลายเดือนก่อน

    Warnaagaha Soomaaliyeed mawada xumee kuwa geed qaraara ayaa jiro
    Naag ama ninba kuwa iska hadlaa awalbeeyba umeel dayan meesheey ugxantooda dhiganayaan calaf waa halkiise dhalin yaro intaad raqiis iyo guri aad degdeg u kashaan raadinaysaan qoomamo illaa abid aad ka qoomameysaan nolashiina

  • @yusra2501
    @yusra2501 2 หลายเดือนก่อน +3

    Nacas ninkii ay habeenwalba hoos jiiftay bay caynaysaa yaa kaa dhegaysan

  • @ayaanmohamed3010
    @ayaanmohamed3010 2 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaaliyeey ninkan biskud waala zixrey haka xaaxabiyo isaga isku doontey kamaal oo rer afgooye ah isla naag laqabo isla bidaar walaahi yaab😂😂😂😂😂

    • @AmbiyoBuule
      @AmbiyoBuule 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 2 หลายเดือนก่อน

    Maxamed buskut markey daba ordeysey nin ka fiican ma jirin wey hadli kartaa maanta markii uu muslimka ku soo darey

  • @dhhol77
    @dhhol77 2 หลายเดือนก่อน

    Adigana irzaqada meel xun kaa gashay shaqey oo umada ceebahoda iska daa ku duceyso in alle meel ka dhaw ka siiyo🙂

  • @falhadhagi2991
    @falhadhagi2991 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hada gabadhan iyada ayaa gardaran sidaan uu arko aniga iyada habeen iyo malin cay la joogta runtii isaga ma cayo mana uu soo galo iyada mida kale ninka hadadan rabin aa sanka ka qabsatay magaciisa la wa la dhiga hora loo socda lon hada habeen iyo malin cayayso magaciisa hayso waa rabta waa sheko dumar ma rabi wana cayna laba meel isla gasho ma aha runtii

  • @mohamedisackaliofficial8403
    @mohamedisackaliofficial8403 2 หลายเดือนก่อน

    Tii yaxbul ookiyaalaha inta kasiibto soo qarxiso baan sugeynaa 😂😂😂

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 2 หลายเดือนก่อน

    Dumarku Vidar mayeeshan inaa adeer😂😂

  • @Yaasmiin-yr5qo
    @Yaasmiin-yr5qo 2 หลายเดือนก่อน +4

    waxay ku caydo haday uhelilahayd maxay samaynlahayd سبحان الله

  • @JamacClmaraxmaan
    @JamacClmaraxmaan 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk naa qofkani niinkan way ku khafiiftay sawti lahayd waan iska dayay hadal haytiisa hadu bidaar leyahay iyo hadi kaleba sawta jacaylkiisa laa qaylyaaysa waa yaab 😂😂😂😂😂😂

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 หลายเดือนก่อน +2

    Haday ma taamo wado may meel iska jogta bisiinka adigo xamilo ah naa san u qaylinaysa uf

  • @Hamdaindho-d5m
    @Hamdaindho-d5m 2 หลายเดือนก่อน

    Qoftaaan in eey beeen sheegeeso umaleenaa becoz Markey meeshiii dahir Alasow eey joogty Afsomali qofan garaneyn ahaanbey udhaqmeesay hadheertane cathi oogu hadhleesaaaa😂😢

  • @wabaxa
    @wabaxa 2 หลายเดือนก่อน

    Walhi waad xanuun San tahay nin yahow
    Bal Shaqo KALE raadi

  • @hawoshirelle337
    @hawoshirelle337 2 หลายเดือนก่อน

    Welee maxamed buskad waxaan umalayn gabdhihii hore ee ay kalatageen miyuu nabsi ka galay

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 2 หลายเดือนก่อน

    Doqon Cirid weeyn.

  • @saadhohaji9046
    @saadhohaji9046 2 หลายเดือนก่อน +1

    من تتبع عوره اخىه المسلم تتبع الله عورته

  • @AyaanAbdullahi-p5y
    @AyaanAbdullahi-p5y 2 หลายเดือนก่อน

    Qoftan naga guriyahoda joga ayakawalahaya

  • @SafiyoSeeraar
    @SafiyoSeeraar 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs wr wb wllkey cimraan qaraami maalin walaba meediyaha waxaa lagu arkaa mucjiso subxaana laah

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah dhaqan xuma reraha social media jooga
    Takale waayaabe sidee ninkeeda tintiisa madaxa uarkin sanad dhan uguyaran markuu cunaayo manay madaxa qaban jirin 😂

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 2 หลายเดือนก่อน +1

    Raga iyo dumaka is qaba alaah wuxuu yiri dhar bay isku yihiin waligeed baa lakala tagi jiray alaah halaga baqo

  • @Fatxiyaali-h7f
    @Fatxiyaali-h7f 2 หลายเดือนก่อน

    استغفر الله العظيم
    Aduun qofad nolol wadaagten caruurtaada aabohod ka hadal waa qasaaro gabar sharaf leh guri wanagsan ku so barbartey gogashay ku so sexatey kama hadleyso allow NA astur

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mulkitako5424
    @mulkitako5424 2 หลายเดือนก่อน

    Cimraan soomaliya jogaa umaleynaa

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan sowtii iskadhigijirtey qof aan afsomali aqoon isdhandhaamijirtey wale anaga
    yaabnay belaayo qarsooneyad igadheh war qofka ma matoorbakuxiran🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 หลายเดือนก่อน +3

    Rasmi rays😂😂😂

  • @Mohammedkral
    @Mohammedkral 2 หลายเดือนก่อน

    Tanwey walatay uf

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah hada Mohamed miye wax u dhintey mise ayada is ceweyse mida labad wiil Somalia ah in ey gursato marabto miya mida labad ku darso isda ad wax dowow ubaratey waye iska macilinkarti yaa huu

  • @rahmasheikh5360
    @rahmasheikh5360 2 หลายเดือนก่อน

    wallahi waa doqon bidaari ceeb maa Ayadaa canugeedii haysan weyday reerkedii dhaqan weyday hada maxay la ooyneysaa 😢

  • @ahmedabdulahi-n7p
    @ahmedabdulahi-n7p 2 หลายเดือนก่อน

    horta buskud nabsi baa haayo dadka ayuu ku digan jiray

  • @fardsohussein7136
    @fardsohussein7136 2 หลายเดือนก่อน

    Ma isla fiican thy hada naaya naa illaahey u noqo ceebtada bananka keentey

  • @Barwakoali-e4k
    @Barwakoali-e4k 2 หลายเดือนก่อน

    Vous êtes des mauvaises personnes même cet homme qui prétend d'être un bon homme se réjouit les mauvaises images de son frère qui circulent sur le réseau ainsi que les autres qui se réjouit de leurs frère.
    Bal ayez honte et craignez Allah.
    Wallahi la majeure youtoubers cherchent des views non pas d'interdire les blâmables.

  • @MunaCabdiyusuf
    @MunaCabdiyusuf 2 หลายเดือนก่อน

    Aduunyada wey halawday wlhi waxaa la maroyaa xili ceebaha la faariyo ilahey ka baqo joojiya ceebaha faafinesaa

  • @malcom.x10
    @malcom.x10 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan u maleeyay in aad tahay sheekh weyn lkn waxa aad soo gashay shisheeye mashquul ah

  • @SahraJuube
    @SahraJuube 2 หลายเดือนก่อน

    Asagaa gabadhaan social media iyadoo Rabin keenay oo yiri irsaqadaa ka raadsaneenaa bal muxu dheefay watee bidaartiisa keentee ragga qaar irsaqada meel daranee ka raadshaan sida ow bidaar buruko kkkk

  • @hawoali120
    @hawoali120 2 หลายเดือนก่อน

    Bidartu gormey noqotay caay raga xagoda sotan maqli jirnay bidarto wabaya xawnimo 😂😂😂

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 2 หลายเดือนก่อน

    Asc walaal markii la is furo maxaa la isu caayaa

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 หลายเดือนก่อน

    Buskut wuxuu is lahaa xariifnimo iyo buruko aa isu kaa kor saaran ee munira soo xero geli lkn arinkii waa ka kala daatay xariif buskut😅😅

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 หลายเดือนก่อน

    Adiga iyo shantaaay ayaa hadda xarash ka ugu weyn leydiin hayaaa

  • @user-umuAli
    @user-umuAli 2 หลายเดือนก่อน

    Naagtaan muniiro way waalan tahay qur.aan saar ayee ubbaahan tahay inee isku buuxdo ayee illowday foolna ay sugeso wallee waxaad geesatay alle wuu kaajari

  • @zamzamadan7528
    @zamzamadan7528 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaay kabaqda caruurtada abohood waye waxan oodhan iskadhaf walelaleey qabri laydindhigayaa ee ale kabaqa

  • @nmcsofficial8819
    @nmcsofficial8819 2 หลายเดือนก่อน +1

    gabadhaan way kawaleen dumarkii nolosha kadhacay ayaa iyana kariday caqli qabtana malaha cid u caqli celisana malaha lamay dhalan naa nolosha layskuma quudhee way ku banaan saareen wlhi intay kuu sacab tumeen walina waa kuwaas kugu wada walidii

  • @IkramHassan-l9v
    @IkramHassan-l9v 2 หลายเดือนก่อน

    Hayeey adaadhi man is ilaali hee

  • @ladanmohamed4515
    @ladanmohamed4515 2 หลายเดือนก่อน +2

    waa yaabee goormey bidaartii ceeb noqotay talabaad ilowsha dhawaa ma umulbaa baan maqli jira shalay sawtii lahayd iska keycafi adiga iyo reerkaagaba tani afkeeda iyo dhegeheedu isma maqlaan miyaa bisinkee

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 2 หลายเดือนก่อน

      Bidarta ceeb maha lkn nin kuqanacsaneen oo tima isku keen kenaya ceeba waa shuqul naag 😂😂😂

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 2 หลายเดือนก่อน

    Nimankii madaxyadoodii ayaa la wada baarayaa bal inay buruko ku kooleynayaan meesha iyo inay timo run ah yihiin waxaan madaxa ka madaw 😂😂😂😂😂😂 rasmi rays iyo AJ family baa iga qosliyay siday u jileen

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 2 หลายเดือนก่อน

    Adkatay 😂 anigana keyga markuu yimado wain aan iska baro 🤔

  • @sadiamuuse5700
    @sadiamuuse5700 2 หลายเดือนก่อน

    Maajoogtid cimraanow 😂

  • @AshaaweysAsha
    @AshaaweysAsha 2 หลายเดือนก่อน

    Kor dheh asigoo sidas ah so lamanoleyn yahu war nagaha somaliyed qarkod maba xishodan walee ilmaheyga abahoda sidan uma cebeynlaheyn dhib walbo igeysto

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadhu maha samaliyad wa catbiyad

  • @nasrasharif8191
    @nasrasharif8191 2 หลายเดือนก่อน

    Waxad nogu shekeynaysaa nin aan Sariirta lajifsatay miyaad naleday tintisa man arag Benley marka uu Dhantada tumaya aad wada Xadraynaysaan marag indhahaad la.eed miyaaaa

  • @DhalaliyeMo-us6ly
    @DhalaliyeMo-us6ly 2 หลายเดือนก่อน

    Cimrigaaga ooragaa wax,wAlbuukutusaa

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 2 หลายเดือนก่อน

    Yahuu 🤯 doqon hadal barataa ugu xun ilmahaada Abohuud ayaad cadow u jabisey uf 😏

  • @11naa44
    @11naa44 2 หลายเดือนก่อน

    Buskud ma isaga isduubaya hhhhh

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 2 หลายเดือนก่อน

    Warya saliga nabiga ha ku qabtee cebah dadka ka joog balaya falanqeey aqas risiqa sifican uradiya adiga asagaba swiden shaqa talo markas youtube cebah dadka ufadhisan uff lakah kuye laba labada youtube tihiin xishooda 40 jiro xishonen tihiin😡😡

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.1233 2 หลายเดือนก่อน

    Afkaga wen la joog meshade maxa yelie ninkaga iyo gurigaga.iyo gogoshade kawar bixiseey yaahu

  • @hawoali120
    @hawoali120 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk xuman saqiira miya Jurta 😂😂😂

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 2 หลายเดือนก่อน

    Shaley maxey u baryootameysey i cafiyeey u heysey faraha aan iyada laga heynin oo M.buskut laga haayo baan la yaabey waa waxaan edebta la soo barin oo Under Zero ah