Waxaba La Isku Ma Reeban"Dadki Hargaysa Oo Su'aao Adag Goob Fagaare Ah Kula Boobay Golahi Degaanka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024
  • Waxaba La Isku Ma Reeban "Dadkii Hargaysa Oo Su'aalihii Ugu Adkaa Goob Fagaare Ah Kula Boobay Xildhibaanda Golaha Degaanka Casimada
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

ความคิดเห็น •

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v หลายเดือนก่อน +1

    WAA ILAAHAYA QALABADA LAYADIN KA QAADAYE INAA ISKU FOOGA NAYADEE BAA CADOWAGEEN INOO TASHADAYA WARALAAYA MAQALA

  • @1962yusuf
    @1962yusuf หลายเดือนก่อน

    Si fiican ayaa loo wada hadlay waana sidii lagu yaqaanay. Asc

  • @quruxdatv5722
    @quruxdatv5722 หลายเดือนก่อน +2

    wadad garoonka xataa ma dhisin brish looma dhisin

  • @abdifatahnor1338
    @abdifatahnor1338 หลายเดือนก่อน +2

    Shaqadiii dowlada hooose muuusaaa jooojiyey

  • @jamiljama8650
    @jamiljama8650 หลายเดือนก่อน +1

    Ma ah xasanadu in aan qanunka aad jebisasan oo aad tiradan aniga xasanad ayan leeyahy oo ima qabto qAnunku .ha la ilaliyo tistoorka dalka

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 หลายเดือนก่อน

    Sax xildhibaanada shaqadooda ha loo daayo

  • @Hismail-x4x
    @Hismail-x4x หลายเดือนก่อน

    Sirkhaaan iyo miisaaniyada Bal nooca wax la waydiinayaa eega

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi หลายเดือนก่อน

    Cashurta aad bixisan waa 6%

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂
    Hargaysi ayaan darana dabajir bay u gacan gashay

  • @AbdilaahiSidiq
    @AbdilaahiSidiq หลายเดือนก่อน +1

    Dawlada hoose lacag ay ku shaqayso ma hayso runtii waa rag daacada oo dadaalaya laakiin dee kharashkii ma Hayaan .dalka la yiri dagaal iyo doorasho ayaa mar qudha la wada galinayaa miyaa laga heli karaa kharash magaalo lagu dhiso waa maya.ragan hala iska daayo qaar baa guryo kiro ah ku jira walaahi oon aqaanaa sida xildhibaan cabdikariim garas hanti uu leeyahay xataa malaha

  • @Hismail-x4x
    @Hismail-x4x หลายเดือนก่อน

    Sirkhaankan misaa

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy หลายเดือนก่อน

    Buundada Aqoonsiga waxaa gooyay SSC.😂😂😂😂😂

  • @abumohameddualeh2219
    @abumohameddualeh2219 หลายเดือนก่อน

    Cashuurta ha bixiyaan xaafadaha cabanaya.
    Lacagta laga qaado xaafadaha SM ayaa lagu bixiyaa kharashka dawladda hoose. EE XISHOODA

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 หลายเดือนก่อน

    Siciid cudhey hadalkaga maskada soomari

  • @PPSSSOMALILAND-e8e
    @PPSSSOMALILAND-e8e หลายเดือนก่อน

    Waar iska aamu immika Hal drainage aad samayseen ma jiree

  • @hodancige7233
    @hodancige7233 หลายเดือนก่อน

    Cudhey khasaare