Qaab Casri ah Loo Sameeyo Quraac Shidan Qurux Badan | 10 Minutes Recipe - Quick & Easy Breakfast

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 57

  • @cookingwithsuad
    @cookingwithsuad  3 ปีที่แล้ว +8

    Waad ku mahadsan tahay qof walba oo daawaday muuqaalkan fadlan like share and Subscribe | Thank you everyone for watching this video don’t forget to like share and Subscribe 😍💖

    • @faatuufarta7005
      @faatuufarta7005 3 ปีที่แล้ว +1

      abaayo maxaa ku qurxisaa vedoi ii dhaqso

    • @beatyfulsoul6272
      @beatyfulsoul6272 3 ปีที่แล้ว +1

      Love u love ur cooking love ur videos love ur voice 😘😘😘 i love u Suad

    • @faatuufarta7005
      @faatuufarta7005 3 ปีที่แล้ว

      @@beatyfulsoul6272 me two sis ot bro

    • @amalstyle1434
      @amalstyle1434 3 ปีที่แล้ว

      Maasha Allah wlshy yummy hore usoco wlshy Subscribe idheh anibwaan kudhahay

    • @faatuufarta7005
      @faatuufarta7005 3 ปีที่แล้ว

      @@amalstyle1434 ok adna ii dheh

  • @habibaissaq8983
    @habibaissaq8983 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo Allah kuxafadiyo walashey

  • @osmanmarian461
    @osmanmarian461 3 ปีที่แล้ว

    Woow amazing 😋

  • @Ugbishbeauty143
    @Ugbishbeauty143 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllahayga qaliga kuxidhan cooking with suad pls pls alle iyo rasuulkiisa dartii 1k subscribe igu gaadhsiiyaa wxbakama dhibeyso insha allh waxbadan wad igafaidi dontan🙏❤️❤️

  • @leylaabdiwahab6308
    @leylaabdiwahab6308 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @awoikran
    @awoikran 3 ปีที่แล้ว

    Masha’Allah congratulations 🥳 and thanks for the lovely food to watch

  • @udgoonmahamd8704
    @udgoonmahamd8704 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaha

  • @masbalabduallahi1283
    @masbalabduallahi1283 2 หลายเดือนก่อน

    Yadawanoyo 2024

  • @Hijabilover102
    @Hijabilover102 3 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah wan ka helay sida usameysay abayo Jazakallahu kheyr Mahadsanid abayo qurux..

  • @mhodan5183
    @mhodan5183 3 ปีที่แล้ว

    Mashalaah

  • @drshalimamohomoudmouse9195
    @drshalimamohomoudmouse9195 3 ปีที่แล้ว

    The best delious in the world
    Thank you so much dear sister.

  • @umumaida6601
    @umumaida6601 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh abayo plz iisoo boqo youtobkiiga ina gaarsee asxaabtaada

  • @marwomed5378
    @marwomed5378 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah tabarakallah allaha ku barakeeyo gacanta wa qatar mahadsanid wllo mcn 👌 👍 💯 ❤ 😍

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 3 ปีที่แล้ว +1

    Sucaad mahadsanid cuntooyinkaga badana waxay u badan yihiin kuwa dadka wurbaha isticmaalan waxyaabaha aad ku dartid ma aha wax aan isticmaalo ama aan garaneyno

  • @ummalikchannel7154
    @ummalikchannel7154 3 ปีที่แล้ว

    Mashaaa allah 😋👌

  • @lulahasan7191
    @lulahasan7191 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakalahu kheer thanks

  • @najmafarah4381
    @najmafarah4381 3 ปีที่แล้ว

    Mash allh abyo illhy gacntd haku daayo

  • @xamdimaxamed8295
    @xamdimaxamed8295 3 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay lkn farmajo ama jiis soomaali maxaa loo yaqaanaa

  • @beatyfulsoul6272
    @beatyfulsoul6272 3 ปีที่แล้ว +1

    Omg this food looks so delicous I really love it bless ur beautiful hands 💋💋💋💋💋🔥💯

  • @saadiamohamed7699
    @saadiamohamed7699 3 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤

  • @eminaaba9439
    @eminaaba9439 3 ปีที่แล้ว

    Ma sah Allah👍👍👍💅👋💝💝💝💋💋💋👁👁👂🙏

  • @cnaasir-uj8wl
    @cnaasir-uj8wl 3 ปีที่แล้ว

    M.a gacamahaka Allah kudhaafo farxad igu war

  • @iphrah7860
    @iphrah7860 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyo sucad waxan ka codsna cunto subixi lagu quracdo o an gaas lahayn iso gali
    Qurac walba wa I dhibta schooley ahay gastric ba I dhibay
    Mahad sanid

  • @xaliimoquen5893
    @xaliimoquen5893 3 ปีที่แล้ว

    ❤❤💗💗

  • @hawokiinchannel2655
    @hawokiinchannel2655 3 ปีที่แล้ว

    Walala yaal alle dartiis subscriiberka igu caawiyo somaliyeed

  • @ilwadqurux635
    @ilwadqurux635 3 ปีที่แล้ว

    Qurac ama casho ama qado aan lagu cayileen nala wadaag abyo haday macqul tahay waxaan fat laheen

  • @fatxiyacarab5937
    @fatxiyacarab5937 3 ปีที่แล้ว

    Asc sucuudo abayo noo gali chapati

  • @yasmincookingchannel8789
    @yasmincookingchannel8789 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah says 😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋🌹🌹🌹🌹💋💋💋💋💋

  • @abuukarvannypoi1994
    @abuukarvannypoi1994 3 ปีที่แล้ว

    Ma

  • @asmamuse4770
    @asmamuse4770 3 ปีที่แล้ว

    Huno waxad isoo macanayda wa maxay warango iyo kastar waxan ka helay macamacankad buskudka kasamaysay lkn dhibta jirta waxay tahay waxan garan wayay wixi dhamaye lagu saymanayay hayla yabin waxan ahay raar jabutiye

    • @qadanhaashi8027
      @qadanhaashi8027 3 ปีที่แล้ว

      Xbbti warango wa bahasha lagu kariyo xalwada kastarkuna labeniyada weeye

  • @libanali181
    @libanali181 3 ปีที่แล้ว

    Wad ku mahadsan tahy sida nogu faideysay

  • @abuukarvannypoi1994
    @abuukarvannypoi1994 3 ปีที่แล้ว

    Ma gacan dahab

  • @faatuufarta7005
    @faatuufarta7005 3 ปีที่แล้ว

    waad mudan thy in laguu saaro xppti