Heestaan oo ay sahra Ahmed qaadayso 2007 ayaan dhagaysan jiray xusuus ayaan u hayaa Gardaradu ma socotoo Sareediyo samir iyo lugoyan Kala saari waayo Siday noqon ba mooyee 2007 asxab aan wada dhagaysan jirnay badankoodu maantay ma noola aduunyo
Woow waad ka baxsatay , Heesti Zahro Axmed Jamac, Eryadii Abwaan Maxamed Adan Dacar, Riwaydii........... Soo Sheega Ruwayda, waxa AKtro ka ahaa AXMED MOOGE, ZAHRA AXMED JAMAC, IYO ZAHRA SIYAAD... MY BE 1976
Kabanku waa 100%. Codku waa OK waxaase ku jira foretempo. Si kastaba, waxaa si xun cardaadiqaha looga dhigay erayadii heesta ee fadlan dhallintu erayda si wacan ha u hubiyaan ka hor inta aan hees ba la qaadin......
Aisha Said wa fashil qoftaan madaxeyga weliga waa qownaaa kulahaaa xijaabki ayey ka faantay lagu faani jiray qoftaan oo america imaa lahayd ama yurub tagi lahayd maxey noqon lahayd Hahahahahah
wax kle nii dhihi maayo isku xishodaa bis ilhy ka cabsada waa la dhimaa kapanks jano kuma helesi iyo hees la qaado kkkkkl mrqanka aya meel xun niga galy jjjj
Gacantii Jiim Sh. Muumin AHN, ustaad Filfil.
Masha allah waa musigaan kor uu ii qaaday ishcalaa music filfil boqor
way shidantay heestuyo dadkuba siiba filfiil iyo hodon mac mac honda 😙😙😙😙
Heestaan mahubo hoobalka/adda qaada. Waxaan u malaynaya AUN Maama Sahra Axmed. Waxaan ku soo xasuustaa 1975 markaan ahaa grade-5, school Yaasiin Cismaan, Xamar, Soomaaliya.
Moe Osman Cibaadayso awoowe hadaad wakhtigaas xasuus lahayd 😁
@@aarkamudug adi maxa cibadada Ku diiday?
Alle caafimaad sareecana ha siiyo jooqle 😓 #filfil kabanka macalinkiisu jiimi buu ahaa , dabadiis waa adiga legend always
Yaa dhagaysanaya 2022 , azal
ninkan anigu ma aqaano kabanka tumaya isku qabiilna manihin laakiin waxaan qirayaa inuu yahay musiction soomaaliyeed oo xariifa markaa abti qabyaalada inaga dhaafa filfilna nooloow ayaan leeyahay sxb
Filfil waa muusig yahan Soomaali weyn. Goormay fannaanteennu hayb yeesheen? Fanka Soomaaliyeed ha noolaado meel kasta.
Filifil my aboowe hore Socoo wan kubtaageraa
Tnxz aboowe
Hodan Maasha Allah waxaad tahay Gabadh Cod macaan kanna Muuqatta { effortless and Flawless ), Welldone (kisses ).
Heestaan oo ay sahra Ahmed qaadayso 2007 ayaan dhagaysan jiray xusuus ayaan u hayaa
Gardaradu ma socotoo
Sareediyo samir iyo lugoyan
Kala saari waayo
Siday noqon ba mooyee
2007 asxab aan wada dhagaysan jirnay badankoodu maantay ma noola aduunyo
Maasha allah hodan waad vod macdahay
Hodan africa waa dadkii tallentiga ahaa habaday sahra axmed
sax iyo qalad baan kala saari waye sideey noqonba mo ogi nice @hodan
waaay waaay hees shidan iga dheh
Alle gacanta kuma gooyo ustaadii
heestan waxaa Alifay abwaan siciid xarawo,laxankuna waa isaga waxay joogeen habeenkaas tog wajaale waxay wadeen riwaayadii BAD JACAYL BADANAA oo uu lahaa abwaan Dacar.
marfishkaan waa halkee waan u soo marqaami tagai doonaa
Maculeszj large 😂😂😂😂😂😂😂 waa guri zxp
Armed Zaki Boy fifil talkisa ayan u bahanahay malaaq
Maculeszj large yaa what do mean marfash wlh I'm laughing 😂😂😂😂😂
@@jablibaax 😂😂😂😂😂😂😂
Woow waad ka baxsatay , Heesti Zahro Axmed Jamac, Eryadii Abwaan Maxamed Adan Dacar, Riwaydii........... Soo Sheega Ruwayda, waxa AKtro ka ahaa AXMED MOOGE, ZAHRA AXMED JAMAC, IYO ZAHRA SIYAAD... MY BE 1976
Laxan Kii Xarawo! Wow
Waayo waayo ayan xasuusta iska bashaala
ma xuma waa inan aad ucod macaan,lehna muuqaal iyo mustaqbal faneed oo ifaya..
Kabanku waa 100%.
Codku waa OK waxaase ku jira foretempo.
Si kastaba, waxaa si xun cardaadiqaha looga dhigay erayadii heesta ee fadlan dhallintu erayda si wacan ha u hubiyaan ka hor inta aan hees ba la qaadin......
Hadii laga dhigo dhib malahan manay jajebin Aayad qur'ana
Codka hodan wuu fadhiya sahra bayba ixasuusia
Hodan Afric waa faanad soomaliyeed umada soomaliyeed agtooda qiimabadan ku leh siiba aniga oo Abdulkadir Kasim Farah (chemico)
fadlan hala soo dhoweyo dhallin yarada u heelan fanka ee niyadana u heysa, sida hodan oo kale.
Tariikhiiir
Ninka kabanka tumaya waa fanaan Cajiib ah
hodan waa fanaanad shidan maasha allh
Talaahi wuba ka hadliyey haba is qaloocshee
Wawa fulfill yaasalaa
masha allh hodan you ot beutyful voice
Heestan xusuus gara igu ledahay reall qoftan way kentay
wal wal wal uqsum bilaaah gbadhn cod fiicn wuu leeyhy
hadaan filfiloo kale lahelin, sida beesha u maaweelin, sow dimoqraadiyiinta looma dareereenoo, khamriga lalama fuudeen?!!
Eraydi abwan dacar laxanka
Siciid harawo
Codki sahra axmed
Lkn
Hodon Africa
Way is ilawaysa
Dhaka tended LABA jerbay
Qaldaysa
Hodan AFKAAGA CAANO GAROOR AH LAGU QABAY ABAAYO MACAAN
Waa sida ay tahay
waa maxay qotiyadan heestii edo ku ciyartay
faisal juma gabadha ha caayin yaanan eedadaa la caayine 👌
Gabadha ha caayin, eedadaa lawasye.lol.
Gabadhu waa cod macaantahay eedadaana way sigtay alaha uraxmado maamo sahree
QAAACI SIIDAA FIL FIL ..........
Filfil midku cabdi Baadil soo caan bixi miya mise midkale
meesha wax baaa dhacay asal asal asal ?
Merfish-kani ma Nairobi buu ku yaal bal soo sheega aan 3 bilood kusoo geerasheeyee
Kkkkkkkkk sxb noo soo ogow bal aan Mar la soo findhicilanee qaad Saas loo baraxdo wadankii ayaa iigu dambaysay
......Marqaan team,,,,,haaaaaaaaaahhhhaaa
wakhtigan bar bared bay ahayd maleha dhawr jeer bey gashay
How can u dislike this one??? 🤔
ehifhieihefvieiehfeugeheehfff😅
hehehe 😅it evhhfhfiefiefieiih 😅ifhifhhihihiheihihih😅
hehehe 😅it evhhfhfiefiefieiih 😅ifhifhhihihiheihihih😅
hehehe 😅it evhhfhfiefiefieiih 😅ifhifhhihihiheihihiheiheiheugg😅
hehehe 😅it evhhfhfiefiefieiih 😅ifhifhhihihiheihihiheiheiheugghefhhehhehhr😅😊😅😅
Caadi mahan gabadhu aad ayay u cod macaantahay
Mirqaam iyo jilibka jilibka ama dheega dheega hhhhhh qaaci waa waxa i mara
Bro shaqo aan caadi aheen ayaaba halkaan ka socoto runtii
McLh Somali song our beutty voice girl Ilove it ❤️❤️❤️
nce cod mshllh
Hodan Africa heestan waad keentay
bismillahi any where alot womans and but I like that song ANYWAYS OH YEAH SIS BeaTFULL MASH ALLAHI
waayo waayo iyo xasuus wlhi
War cayda jooji, eedadaa gabadhanaa kaga haboone.
layaab layaab
Not bad
woooow hodan africa waa hees qaaali weeye
caleek caleek
Wax yar bey u baahan tahay fortembo kaliya
mirqaan wacan kkkkkk
Qaaci wa sidan oo kale. Meel lagu mirqaamayo oo kabankana la tumanayo kkkkk.
caleeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeyk
Weligey masar madaxayga masaarin hadana waa ku kan🙄🙄🙄
Aisha Said wa fashil qoftaan madaxeyga weliga waa qownaaa kulahaaa xijaabki ayey ka faantay lagu faani jiray qoftaan oo america imaa lahayd ama yurub tagi lahayd maxey noqon lahayd Hahahahahah
Wallahi waa kasii dari laheed allow hanagu geyn Europe
Filfil isagaa kadanbeeyay in ay xijaabato,, waa kabaniiste akhlaaq fiican, gamcaha ala kumagooyo,, galcad, galhareere, ceeldheer iyo xaradheere yaad iigu tumi eeboow dhal boqortooyo, dadbaa fanka kaligood aminsan in ay leeyihiin lkn waa tusaale da,yar oo aan ladafiri karin,,, cabdulqadir maxamud xasan fillfil.. noolaaaaaaaw gamcahana ala kuma gooyo.
wax kle nii dhihi maayo isku xishodaa bis ilhy ka cabsada waa la dhimaa kapanks jano kuma helesi iyo hees la qaado
kkkkkl mrqanka aya meel xun niga galy jjjj
walal waxanu wax wanagsan mahee isaga dhexbax wayo wa waxan mustaqbal laheyn , ogowna in wadooyin badan ayjiraan oo kuwanaagsan mustaqbalka nolashaada iyo farxadaada,ee kadhexbax anshax xumadan aad ku dhexwalaaqaneyso,
sahra axmad this is a copy
Lol jabane. Heeday warkaasaa imarana!!!
Ninkan cuudka tumaya Saar buu iska rogayaa
kkkkk
hala baashaalo hala bood boodo