Ciidamo kasoo goostay Somaliland oo ku biiray Jabhada SSC iyo Soo dhowayntii Buuhoodle

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 507

  • @absherghasl6142
    @absherghasl6142 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhulbahante waxan leyahay iskashada oo pottland iyo somalilandba ka madaxbananaada oo Deganadiina maamul umadax bannantihiin sameesta guul ayan idiinrajeenaya Fron Hawiye

  • @darwiishtasoomaliyeed9860
    @darwiishtasoomaliyeed9860 3 ปีที่แล้ว +50

    Viva SSC
    Daraawiishta somaliyed Guulaysta
    💖

    • @احمدعول-ق6خ
      @احمدعول-ق6خ 3 ปีที่แล้ว +4

      Soomaaliya guul soomaaliland guul.

    • @apdirahmansuldaan8020
      @apdirahmansuldaan8020 3 ปีที่แล้ว +1

      @@احمدعول-ق6خ somalia waa mid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴from hargaysa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

    • @awaler8444
      @awaler8444 3 ปีที่แล้ว

      Rhman

    • @somalinationalfishing8765
      @somalinationalfishing8765 3 ปีที่แล้ว

      2

    • @احمدعول-ق6خ
      @احمدعول-ق6خ 3 ปีที่แล้ว +1

      @@apdirahmansuldaan8020 walaal soomaalidu waa mid laakiin dalalku waa saddex.

  • @zahraaden4608
    @zahraaden4608 3 ปีที่แล้ว +30

    Masha'aAllah!
    Reer BuuhodLe!!! Taariikhdu Waa Qormeysaa!!! Baaraka ALLahu Fiikum!

  • @fathuminachanell7486
    @fathuminachanell7486 3 ปีที่แล้ว +8

    Gul dhulabahante marwalbo garabkina taganhy from og🇬🇲

  • @abdiasismohamud9562
    @abdiasismohamud9562 3 ปีที่แล้ว +22

    Guuul tolkay dhulbahante from JM balantenu waa khatumo oo mid ah♥️🙏

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 3 ปีที่แล้ว +23

    HABAR BAA LAGA HAYAA IDIN KALA GARAN WAYNEE GUULAYSTA ARMAAD BERI NOQOTAAN HADANA SIDII CAADADU AHAYD...

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 ปีที่แล้ว +2

      Barkhad maxa ku jaban haday marna rer abti adan marna rer abe

    • @somswed.5014
      @somswed.5014 3 ปีที่แล้ว

      @@hodanc6255 Kkkk waan qoslay istaqfurallah Caadi maaha marba dhinac

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 ปีที่แล้ว +1

      @@somswed.5014 hadi runta lo hadlo darawish waxay dhalasho iyo dhaqan wadagan isaqa lakin somali waxay dhaweyan qabilka qarabada way fogeyan

  • @abwaanabukaate2028
    @abwaanabukaate2028 3 ปีที่แล้ว +26

    Somalia guul 🇸🇴🐎🇸🇴🐎🇸🇴🐎🐎🇸🇴🐎❤❤❤❤❤

  • @yusuffarahhussein9971
    @yusuffarahhussein9971 3 ปีที่แล้ว +6

    mashllah guuul

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 3 ปีที่แล้ว +3

    Sii soco soo soco saakana waykan. Gelinba meel ha joogaan berina iyagoo ciidanka qaranka SL dib ugu noqday ayeynu arkaynaa.

    • @ayanhassan1565
      @ayanhassan1565 2 ปีที่แล้ว

      Mamul goboleedka somaliland inay lacag ka qatan ayaga isku kalifay darawish

  • @darwiishtasoomaliyeed9860
    @darwiishtasoomaliyeed9860 3 ปีที่แล้ว +22

    Rabbi midnimada dadka gobta ah ee Daraawiisheed ha adkeeyo
    Hana guuleeyo
    💖💋💖

  • @adendhicisow9375
    @adendhicisow9375 3 ปีที่แล้ว +10

    maansha allaaaah illaahay mahadiis hadii wiilashayadii ka soodhamaadeen slm

  • @Raho339
    @Raho339 3 ปีที่แล้ว +2

    Guuuuulleysta Aaaaaamiiiiin🤲🤲🤲

  • @xaliimo5892
    @xaliimo5892 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah guulaysta walaalayaal

  • @aminazahra913
    @aminazahra913 3 ปีที่แล้ว +10

    Guuuleeysta insha allaah😍😍😍😍😍😍😍✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 3 ปีที่แล้ว +7

    dhulbahante beenala yaal siirorayaal soororayaal ceebtimahee waa caadadiin inaad dhahdaan waa soogosanay waa siigosanay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @babamx8135
    @babamx8135 3 ปีที่แล้ว +10

    Somalia guul💪💪💪💪💪💪🤛

  • @unigate8394
    @unigate8394 3 ปีที่แล้ว +13

    God bless Khaatumo state & makhir state United we stand divided we fall

    • @mukeyfmohamed4034
      @mukeyfmohamed4034 3 ปีที่แล้ว +1

      Please haloo midoobo xoraynta goboladeena SSC oo aan noqono maamul goboleed hoostaga dawladeena federalka oo an wax laqaybsano dhulkeena aan dhisano dagaal waan naqaanaa nabadna sdkle

  • @apdirahmansuldaan8020
    @apdirahmansuldaan8020 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa isxoreeya oo iska celiya somalia waa mid form hargaysa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Slh4341
    @Slh4341 2 ปีที่แล้ว +1

    Guuuul weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yasminabdi5221
    @yasminabdi5221 3 ปีที่แล้ว +12

    ماشاء الله MashaAllah
    GUUL IYO GOBANINO 🇸🇴👍👍👍❤❤🇸🇴🇸🇴👍🌷🌷❤❤🇸🇴🇸🇴👏👏👏

  • @kalitkaamil2941
    @kalitkaamil2941 3 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhh ma kuwaasaa ciidana waar adeer somaliland ciidankeedu noocaaba uma eeka Lkn kaa Yaree caruurtaa waanu qaban doonaa inch allh

    • @shucaybsaalo8806
      @shucaybsaalo8806 2 ปีที่แล้ว

      Iyaaaaaaaah sidan iyagoo ah yey dhulbaahante ku wasin sidii kal shaale

  • @alinuur980
    @alinuur980 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah dhulbahante noolaada
    /Dishiishe

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 3 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllaah

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 2 ปีที่แล้ว +1

    Guuleysta Ssc Waa geesiyad ii daraawiish
    Guul iyo gobonimo

  • @farhiyafarah5659
    @farhiyafarah5659 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallaah. Warkaas.waanu.kufarxsany.yaanaan.wax.kale.maqlin.bery.guuuuuusta

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah dhiigu biyo ma ahaan

  • @siradtosane6680
    @siradtosane6680 3 ปีที่แล้ว +13

    Maasha Allaah ka naxoow nafta waa waa saas oo abadana ah guuleysta cadogood ha jabo

  • @iftinxussien6347
    @iftinxussien6347 3 ปีที่แล้ว +6

    Dadkaan SSC dulmi iyo qas ayaa lugu hayaa dadkaan. Hargeysa xukunka fadhiya SOMALIDA GEES HAKA SOO RAACAAN. WAA RUN DULMIGOOD WAA BATAY.

  • @suwaydalmedia8170
    @suwaydalmedia8170 3 ปีที่แล้ว +14

    Burburka somaliland waa mid muqata lkn soomaali inay mar uun midowdo ayaan allah ka baryaynaa insha allah

  • @deeqomaxamed7720
    @deeqomaxamed7720 2 ปีที่แล้ว +1

    guulaysta ciidanka iyo shacabka ssc waa In aad noqotaan Dawlad goboleed soomaaliyeed

  • @mumiindahiir678
    @mumiindahiir678 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash alhaa 1000

  • @ruwaydamohamed7139
    @ruwaydamohamed7139 3 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah good job 👍❤️💯🇸🇴💪

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว +10

    Ilaahoow ilaahow dhulbahante walaaca ka saar yaa rabbi yaa rabb

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 3 ปีที่แล้ว +6

    SII SOCO SOO SOCO SAAKABA WAA IKAN!!!!!.

  • @abdifatahali428
    @abdifatahali428 3 ปีที่แล้ว +3

    Soo soco sii soco iska daba wareeg aan dhamaad lahayn cajiib

  • @jamaducaysane9069
    @jamaducaysane9069 3 ปีที่แล้ว +11

    I am sorry he cried He is a somali citizen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 wllaahi waaan kaxumahay wuu ooyey ninkii ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

    • @abdinasirabdi1776
      @abdinasirabdi1776 3 ปีที่แล้ว +2

      😂😂 been been ayu ku ooyaaya 🤣🤣🤣 ooyaaye laba kaadhle aya tihiin

    • @ayan5613
      @ayan5613 3 ปีที่แล้ว

      Adaa laba kaar le edeb yeelo

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 3 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllaah 👏 👏 👏 Gul iyo Gobonimo cidankena sharafta leh ilahay gacanta sareyso haidinkadigo guleysta

  • @hassankaafi4027
    @hassankaafi4027 2 ปีที่แล้ว +1

    maashaalaah

  • @ahmedfarah5848
    @ahmedfarah5848 3 ปีที่แล้ว +5

    Masaakiin garaadkoigu aad u hooseeyo.

  • @ducoqabe3649
    @ducoqabe3649 2 ปีที่แล้ว +1

    Soomaliland guul iyo gobonimo meelkastoo ay joogaan.
    codowga Soomaaliland ha dhaco.

  • @ibraahimaliegaal6218
    @ibraahimaliegaal6218 3 ปีที่แล้ว +3

    Halkaad Joogtaan
    Baa Laydinku Imanayaa
    Hadhoowtole Haka Ooyanina Hana Ka Qoomameynina
    Waxa Idinku Dhaca
    Idinkaa Ka Masuula

    • @fowziaissemohamud4365
      @fowziaissemohamud4365 3 ปีที่แล้ว

      Waagartaa oo iyaga ayaa ku hoos orday laakiin raga aad u hanjabeyso guryaha aga ayey kuugu imssnayaan Waxna tarsan meysed ee had how qoomamo yaan nacay

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 3 ปีที่แล้ว

      Dhashii SNM ee ayagoo soo jeeda riyoon jiray😄😄😄😄😄😄

  • @somali.liibaan6059
    @somali.liibaan6059 3 ปีที่แล้ว +10

    Guul iyo gobanimo somaliya ha noolaato horaa loo soconayaa no more gadaal... 💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jamaducaysane9069
    @jamaducaysane9069 3 ปีที่แล้ว +4

    Degaankaas ssc dadka dega waxa hagradey dowlada dhexe oo cadoowgooda ujebiyey madaxweynayaasha muqdisho kasoobaxa oo xaqoodii udiidey Aakhirana waa utaalaa su aashasi in madaxa lasaaro kooxna cagaha lasaaro 🇸🇴

  • @hindiyoali9902
    @hindiyoali9902 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhulbante Dhalay Dhulna duruk Allaha Odin NabadgaliyoAamin

  • @augustustheemperor3335
    @augustustheemperor3335 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah. War. Somaliland. Majirtoooo. Caskarta nooo badiyaah. Idoor waan in eee magta hawada eee qadanayaan waa in la. Xirooo

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 2 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa allaah Hambalyo Hambalyo guulaysta

  • @dekajama8188
    @dekajama8188 3 ปีที่แล้ว +10

    Maasha allah Illaahay hadin xiftiyo dhamaantiin viva SSC guul dhulbahante

  • @cabdulqaadirismaaciil8941
    @cabdulqaadirismaaciil8941 3 ปีที่แล้ว +14

    💙🇸🇴 guuul guul insha aallaah ilahownorumee

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha Idinla jiro amiin gardarale ma guuleysto guushu waa adinka soooooooooool saaaaaaanaag iyo Caayn waa dowlad goboled iska bixiya. Dhigina adey uugu farxaan maarna haqbalina je hada qabileysatada dhiigmiiratada halyeyadiiney. Qorta ka jaran ayago kuwodina agtooda jijifan oo biyo qabo ça bay ' adinkana haldoor kiina ayeey diilayaan dowlad gooboledka sooooool saaznag iyo Caayn, 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐎🐎🐎🐎🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎❤️❤️❤️❤️❤️🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊✊✊✊✊✊✊✊👍👍👍👍👍✊✊✊✊✊🙏🙏🙏🙏🙏👉

  • @RAOAILENJOY
    @RAOAILENJOY 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ALLOW garab iyo gashan idinsii❤❤❤

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 3 ปีที่แล้ว +11

    Waxba hadaalina wax dib uxoroobayaa ma jiro dhulba hantena waa xor cida aaminsan in la haysto baa gun ah mamulka hargeysina waa maamul somaliyeed midnimona waan doonayaa somaaliyeed mana ogoli isaaq xukunkiisa somali kaa yeelimaysee caruurta dabka ka daaya iyo kolba dhinac uyaaca may somali kaa dhegaysato 30ka sano aduunbaa xiiqay sawta iyaga baryaysa ee habeen iyo maalin u yeedhaysa waar xishooda oo runta waad ogtihiine oo somalina way ogtahee sool iyo sanaag iyo cayn beelaha dega ee isaaqleh eefiqishini leh eeharti kale iyo gabooyaba leh baad ka midtihiin afkana waad ka odhankartaa laakiin xaqiiqdu waa sida somali ogtahay ee bal tan aad degentahay ee kililka u jabhadee hadaad rag xininyo leh tihiin oo xaqiina ka doonta mise nin ogaadeenaa ka taliya qabyaalad ahaan suga intay isaaqu la wareegayaan dhinacwalba waad seegteen ta kale goormay tigreegu isaaq noqdeen sawtaynu odhan jirney tigree absame waar meel uun saldhiga oo caqli keena somaliyada iyo muqdisho tii shalay isaaqnimo ku badbaadeen ee degta idinku soo qaadeen abtirsiintiina aad ka cararteen sow somali qaldaan cidii loo bixiyey ma tihid ama diida ama yeela isaaq uun baa ku huran nugaalna dhaafimaysid

    • @somaliprank1707
      @somaliprank1707 3 ปีที่แล้ว

      Caqligaaga fiican waxgarad

    • @shucaybsaalo8806
      @shucaybsaalo8806 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhh isaaq waxba mahaa pro hadaad ka cab saney sid xogaa dhulbaahante la isku jediyey mahaane

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah guuuuuuul iyo gobanimo SOMALIA ha isracdo ha midowdo

  • @shukricabdul9858
    @shukricabdul9858 3 ปีที่แล้ว +1

    Guuu guul guul guuul guuul guuul guuul guuul guuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lglg6781
    @lglg6781 3 ปีที่แล้ว +9

    Wow masha,allah guuuuuuul masha,allah guuuuuuul masha,allah guuuuuuul dhulbahante
    Horey usocoda

  • @rashiidrashiid398
    @rashiidrashiid398 3 ปีที่แล้ว +6

    Malina sii orod malina soo orod

  • @umubashiirchannel8250
    @umubashiirchannel8250 3 ปีที่แล้ว +3

    Muse bixi kama marantaan e ha iscebeenina hilib geel iyo canihisa iyo lacag baqadatan scc ma inta kahelesan wa maya

  • @soomalissc.2293
    @soomalissc.2293 ปีที่แล้ว

    Guusha yaakeenay ❤❤❤❤

  • @mohijaara8663
    @mohijaara8663 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax isaaqu maxay dad khurto ku hastan show reer sheekh isaaq waa libaxyo viva Somaliland 🍏🥚🍎

    • @shucaybsaalo8806
      @shucaybsaalo8806 2 ปีที่แล้ว

      Lacag dollar 💵 baan ka cunaa adeer iyo maal aduunyo laascanood anagaa ku bashaalna oo calanka bulugaa iyo sadoono ka yeelna muuse bixina ma imaan karo oo waa hal taliyaa oo isaaq car isoo sheeg oo laascanood jooga wuxuba waa dhulbaahante lacagta aad sii sid xadey xabad noqo tana kaliya soo xasuuso 2011 kal shaale buuhoodle sidii lagu galay

  • @CaliAbuukar-lm3rl
    @CaliAbuukar-lm3rl 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad sax guuleyso

  • @cabdilaahimaxamed2118
    @cabdilaahimaxamed2118 3 ปีที่แล้ว +3

    WAAR HA ISKU CIYAARIN WAAD COYAAREYESAAN

  • @zalmaanibrahim4931
    @zalmaanibrahim4931 3 ปีที่แล้ว +4

    Wixii buuhoodle ku dhaca فليس منا
    Yaan laydin maqlin idinkoo leh dib baanu u soo goosnay

  • @ascadmohamedsalah1954
    @ascadmohamedsalah1954 3 ปีที่แล้ว +2

    Guul

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 3 ปีที่แล้ว +10

    Wadaniyinta SOMALiyeed guuuleysta guuuleysta weligin inshallah

  • @jamahussein9278
    @jamahussein9278 3 ปีที่แล้ว +1

    Guul iyo gobnimo dulbahanta viva

  • @zagaldheeman617
    @zagaldheeman617 3 ปีที่แล้ว +1

    Daraawiisheey xishooda fadlan lacag kushup0 mafivnee

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme 3 ปีที่แล้ว +2

    Qolyahaan waan la shakiyey. Waxaan u maleynayaa Buuhoodle ayaa loosoo direy iney qabtaan.

  • @tailandetef4188
    @tailandetef4188 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah guulestah darawishtah nolodah darod ismacil jabartih iskuhtashdah .o iskah dhiciyah idoor

  • @omarhiidhe8711
    @omarhiidhe8711 3 ปีที่แล้ว +4

    Wax xigmada kamusan hadlin waa fadlan lacag igu shubo

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 2 ปีที่แล้ว +2

    Maxaa laydinka Soo heli beriba waanu lumiye,maalinta dhan haw Catarina ee meel uun ku adkaysta.

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 3 ปีที่แล้ว +5

    Hahahahahaha 200 iyo 10 tikinikada ah mayee sadex gaadhi ayuun baa meesha aanu arkaynaye iyo waxaan 30 askari gaadhayne, waar dhulbahantow ayaar jooga hadii kale jabkiini ayaa iman.

    • @ahmedwalisky5020
      @ahmedwalisky5020 3 ปีที่แล้ว

      Kaalay hee buuboodle wa taqaan xasuuso kalshaale garacow

    • @shucaybsaalo8806
      @shucaybsaalo8806 2 ปีที่แล้ว

      Hhhh u kaalay dhulbaahante oo xabad bilow ka la madhiyo ee meydkiisa guran kari wayaya ee Somalia 🇸🇴 oo dhan ka naxayaan waad arki dion taaye kal shaale kuu hooyadood lagu wasay yey ahayeen

  • @geediadem5015
    @geediadem5015 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhulbahante waa caadadiisa ee ceebtiin maaha waxaan odhan lahaa intiina nool waar colaad ha saadsanina caruurtana khalad ka daaya 10 gaadhi iyo bol midna wax idiin tarimaayaan

  • @ladancilmivlogs8440
    @ladancilmivlogs8440 3 ปีที่แล้ว

    Dhulbahante reer guur guure

  • @hamseahmed4985
    @hamseahmed4985 3 ปีที่แล้ว +2

    Soomaaliland ciYaaaL Waxba. MA noQotoH ILahaybaa mucooda ah

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 3 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahay hatuso abtiyaday tallada toosan

    • @am.b5688
      @am.b5688 3 ปีที่แล้ว

      Ma Soomaali tala toosan haysaad taqaanaa?

  • @احمدعول-ق6خ
    @احمدعول-ق6خ 3 ปีที่แล้ว +3

    Ma lacagtii baa ka goday,geel caruuri qaaday ma foga.

  • @simand3465
    @simand3465 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan kala tagaya waa wiil iyo abtigii Walee ninkii Shaydaan ahaa waa shaqeeystay Rabi ayaakawayn

  • @sms4331
    @sms4331 3 ปีที่แล้ว +3

    SSC💙💙💙💙💙

  • @faadumowarsame9323
    @faadumowarsame9323 3 ปีที่แล้ว +11

    GUULEESTA INSHA ALLAAHU

  • @guleedguleed1873
    @guleedguleed1873 3 ปีที่แล้ว +2

    Waligaba waad yaacdaan marka ay runi run geydo e msxaad caruurta ka jabinaysa,

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 3 ปีที่แล้ว +11

    MAASHALLAH VIVA SSC 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 3 ปีที่แล้ว +3

    Soomaaliya aloow qalbiyadooda ikukeen

  • @sahracali4016
    @sahracali4016 2 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah🏕🏕🏕🏕🏕🏕🏕🏕🏕🧱

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha'Allah Kagoosta, Muuse Handaraab iyo Kooxdiisa, Waalan👈Soodhawaada kusoo dhawaada, Gobolka Somaaliya,Xoraysta, Dalkiina💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴✋

  • @zakiticjr9869
    @zakiticjr9869 3 ปีที่แล้ว +2

    🐎🐎🐎🐎🐎🐎🥰

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว +3

    Allow umadaan xaqa ku midee oo naga qabo gaalada iyo munaafiqiinta rabiyoow dadka ka qabo maafiyada iyo kufaarta

  • @muno534
    @muno534 2 ปีที่แล้ว +1

    Waligiin waad guulsysan jirtene guulsysta dadkygii 👏👏😍

  • @Raho339
    @Raho339 3 ปีที่แล้ว +3

    Soomaaliya Io SSC Guuulleysta🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❣️❤️❣️❤️Aaaaaaamiin🤲🤲🤲

  • @kifaaxyusuf5935
    @kifaaxyusuf5935 3 ปีที่แล้ว +3

    Martiqada raga halasodhaweyo soomaliyeey uduceya guuuul insha allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @وايفا
    @وايفا 3 ปีที่แล้ว +9

    Asc somali wen guul somali insha alaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏽🥀💕🌹

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs 3 ปีที่แล้ว +2

    Reer muqdisho hadaan nahay waa idin taageersanahay,,,, Guul sccc,,,❤❤❤

    • @abdiamare6487
      @abdiamare6487 3 ปีที่แล้ว

      Beenaale ma adigaa reer xamar qudhun

    • @karinacwjacobs
      @karinacwjacobs 3 ปีที่แล้ว

      @@abdiamare6487 xamar waa baladkeyga..kkk

  • @qadijoadancisman3013
    @qadijoadancisman3013 2 ปีที่แล้ว

    Masha,allh

  • @karaamo3960
    @karaamo3960 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhibaatada hayasata somali waa tan dadkan la xoreynayaa ma gaalaa qabsatey maydaan arkey dadka diyaarada mareykank ku leynayo gado iyo shabeele ee sida cayayaankaa loo buufinayo

  • @salmaosman4238
    @salmaosman4238 3 ปีที่แล้ว +9

    Mansha allaah guul iyo gobanimo ilma adeerayaal

  • @apdiasisapdilahi2031
    @apdiasisapdilahi2031 2 ปีที่แล้ว

    Reer buhoodle iska ilaaliya waxa dhici karta in la soo dirsaday nimanka isku hubiya s.s.c guul iyo gobanimo

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar7548 3 ปีที่แล้ว +4

    guul iska xoreeya somalidiidka tigreega gagaaban jecel

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 3 ปีที่แล้ว +3

    HALKAY KADHACADAY
    AAYAR
    ISKA
    DHIMO
    DHULBAHANTE

  • @farhansamatar6426
    @farhansamatar6426 3 ปีที่แล้ว +5

    Goorma ayaad noqoneysaan ???

    • @alihussein1432
      @alihussein1432 3 ปีที่แล้ว

      Yakurabo

    • @zakariyahassan778
      @zakariyahassan778 3 ปีที่แล้ว

      Gull gull gull gull idanka Somaliyeed willigeen noolada Somalia

    • @zakariyahassan778
      @zakariyahassan778 3 ปีที่แล้ว

      Waxan axii Somali Kenyaan gull gull idanka Somaliyeed willigeen noolada Somalia

  • @farhanmohamed6578
    @farhanmohamed6578 3 ปีที่แล้ว +4

    Cidlaad kawaalateen waxna masamayn kartaan

  • @omararale7962
    @omararale7962 3 ปีที่แล้ว +4

    Ma Sha Allah. Gulleysta Somali. Waxkasta cidanka qaranka Somali

  • @hassanabdi1536
    @hassanabdi1536 3 ปีที่แล้ว +3

    Waar Dhubantow walaalayaal cadawnimadda iyo dagaalku wax ma taro ee joojiya