FILO PART 63

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi

ความคิดเห็น • 1K

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 6 หลายเดือนก่อน +184

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @faadumocali2434
    @faadumocali2434 6 หลายเดือนก่อน +222

    Baxsan yaaladilin mafiicno saas walaalaheed hahesho inta igu raacsan like saara

    • @shukriaomer186
      @shukriaomer186 6 หลายเดือนก่อน +1

      Anaa kuugu raacsan baxsan la.aantet flimka waaba eber

    • @najmaaxmed2736
      @najmaaxmed2736 6 หลายเดือนก่อน

      Ma baxsanaa laga saari rabaaa filimka

    • @AaminaAbdiqadir-ul6ue
      @AaminaAbdiqadir-ul6ue 6 หลายเดือนก่อน +3

      Baxsan hadey dilaan fmlimka dib uma firsanyo wllhi😢

    • @NuurtoFaarax-dd7pd
      @NuurtoFaarax-dd7pd 6 หลายเดือนก่อน

      Saxwaye

    • @NuurtoFaarax-dd7pd
      @NuurtoFaarax-dd7pd 6 หลายเดือนก่อน +1

      Yalagasarin.baxsan🎉🎉🎉❤❤❤

  • @Flower1639
    @Flower1639 6 หลายเดือนก่อน +215

    Ilaahayow bisha ramadanka bil barakeysan nooga dhig ❤😢 qofkii ila jira like saara😢😢😢

    • @Queen__fatma29
      @Queen__fatma29 6 หลายเดือนก่อน +6

      Bil barakaysan wayba tahee ee ilaahay nabad hanagu gaarsiiyo dheh

    • @faraxahmed7774
      @faraxahmed7774 6 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin yaa Raabbi

    • @umunashaad5341
      @umunashaad5341 6 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yarabi

    • @nimcoaadan973
      @nimcoaadan973 6 หลายเดือนก่อน

      illhay khayr keeda haynasiiyo

    • @Flower1639
      @Flower1639 6 หลายเดือนก่อน

      @@Queen__fatma29 inchallah wllo

  • @intasarabdi2187
    @intasarabdi2187 6 หลายเดือนก่อน +59

    Shariif halag haduu baxsan dilo filimka aniga waiga bas mardanbo mafirsanayi alahey ka ala

    • @najmaaxmed2736
      @najmaaxmed2736 6 หลายเดือนก่อน +4

      Anaaaa kula mid ah baxsan la'aanteed waaa abaaar

    • @raxmaaxmedcali6945
      @raxmaaxmedcali6945 6 หลายเดือนก่อน

      Ana kula mid 😢

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 6 หลายเดือนก่อน +34

    Haye filimkii siduu u socdey qeybtii nawareerisey miyuu manta yimid nin naagtiisa dilay naag ninkeeda dishey aduun wax walbaa ka filo❤❤❤❤❤❤❤

    • @fariidoxaaji8738
      @fariidoxaaji8738 6 หลายเดือนก่อน

      Haa sababtoo ah film oo dhan waxaa laga matalaa dhacdooyinka dhaca waa sideey ila tahay

    • @Mariadiamond129
      @Mariadiamond129 6 หลายเดือนก่อน

      Haa sheekadii oo praticala wyeh riwaayad kasta dhacdooyinka aduunka ka jira ayy ka hadleysaa😮😢😊

    • @sacdiyodaahir9464
      @sacdiyodaahir9464 6 หลายเดือนก่อน

      🥰🥰🥰🥰🥰🫂😭🤴🫀

  • @MaxamedXuseen-qp3rj
    @MaxamedXuseen-qp3rj 6 หลายเดือนก่อน +48

    Nabigaaa nuur leh scw scw

  • @hamdihany1939
    @hamdihany1939 6 หลายเดือนก่อน +18

    Aasbaro the best actor loyernimada kaalinteeda wuu kasoo baxay halkeedu dhigay Legend aasbaro ninka kaliya Aan kooxda gurmad ka taagero ❤️❤️ good job legend Aasbaro

  • @SALIIM71
    @SALIIM71 6 หลายเดือนก่อน +25

    Waan ujeeda comment kayga in aad adoo aamusan aqrinoosid ee like dhac kuusii😂😂😂😂😂😂😂thanks 😊 my team❤❤❤🎉🎉

    • @baldoos-manaxe
      @baldoos-manaxe 6 หลายเดือนก่อน +1

      aniga aya ku bilaaway o ah baldoos 😂😂😂 wa komentiga iga qosliyey 👌

    • @SALIIM71
      @SALIIM71 6 หลายเดือนก่อน +2

      ​@baldoos-manaxe woooow baldoos legendary❤❤❤😂😂

  • @raxmiita6
    @raxmiita6 6 หลายเดือนก่อน +35

    Ilahaw Ramadan nabad nagu gaadhsi🤲🥰

    • @issamoha815
      @issamoha815 6 หลายเดือนก่อน +1

      Amin amin yarab ❤

    • @asaltv3424
      @asaltv3424 6 หลายเดือนก่อน +2

      Amiin Amiin ❤

    • @zamzamomarsheikh-gp4ro
      @zamzamomarsheikh-gp4ro 6 หลายเดือนก่อน

      Amin yarabi 🤲🥺🤲

    • @JihaanaJeylaani2002
      @JihaanaJeylaani2002 6 หลายเดือนก่อน

      Aamin yarbi Amiin

    • @Sucdiqurux81
      @Sucdiqurux81 6 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yarabi❤😢😢

  • @sahuurarif1224
    @sahuurarif1224 6 หลายเดือนก่อน +18

    Alla shariif halaag baxsantena mo raba ino dilo asaga iney la gadonto aya rajeyna

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 6 หลายเดือนก่อน +15

    Alla Bahsan yaan la dilin😢😢

  • @cumarbulshaawi4918
    @cumarbulshaawi4918 6 หลายเดือนก่อน +5

    Telka tuugo ika dhaceen mudo bil ah tel la,aan ahaa wlhi wan uxiisay Musalsalka filo Inta idhaafay wan sowada daawaday ❤❤❤

  • @user-fw9gl8yt5u
    @user-fw9gl8yt5u 6 หลายเดือนก่อน +7

    Ramadan Allah nabad hanagu gaarsiiyo kuwii ka faa'deysta Allah Hana dhigo❤❤❤

  • @fartahaajiali9173
    @fartahaajiali9173 6 หลายเดือนก่อน +28

    Filo shariif halaag inuu xaaskiisa hospital geeyo, hiba iyo mohamed amiina ay isku dhiig noqdaan oo ay dhiig u shubaan, shartii shariif halaag ay qayr noqotaaa😂😂😂.
    Aduun wax kastaa ka filo.

    • @queenquruxwanag1241
      @queenquruxwanag1241 6 หลายเดือนก่อน

      Good 👍 weeye tasa kaa si Fican Baa o ay hadhowu na nolato

  • @user-rm5oz1ir6l
    @user-rm5oz1ir6l 6 หลายเดือนก่อน +7

    صلوا على الحبيب المصطفى محمد خاتم الانبياء والمرسلين سيدنا ، وقائدنا ، محمد ﷺ خير خلق الله...

  • @maryamhassanabshir7646
    @maryamhassanabshir7646 6 หลายเดือนก่อน +28

    Thank u wlhi ma sugeynin jimcahana wey igu dhereyd abukar mahdi the legend Allaha ku barakeeyo

  • @ahmedjama6271
    @ahmedjama6271 6 หลายเดือนก่อน +5

    Filimka wii sii xumaanYa kadaya sharif iyo baldoos ina uu hii shiiyahan baxsan iyo mxamed amiiin aniga sharif jabkiisi inu waato baa raba wayo asaga tuug ah awlki horey please kadaaaya

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 6 หลายเดือนก่อน +11

    Ayyyyy kani filim wuu dhaafay hadduuna ugu macaanyahay mahadsanid abukar mahdi❤

  • @drabdirashidjimaleh678
    @drabdirashidjimaleh678 6 หลายเดือนก่อน +47

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا

  • @Flower1639
    @Flower1639 6 หลายเดือนก่อน +25

    Ku sali nabigeena thé best person ever the most know ledge and thé most able shine all created by mohamed scw scw
    Walaalow like I saar plz😢😢😢🎉🎉🎉🎉

    • @abdullahimohamed7898
      @abdullahimohamed7898 6 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @najmosacdi3428
      @najmosacdi3428 6 หลายเดือนก่อน

      Scw❤❤❤​@@abdullahimohamed7898

    • @farhiya310
      @farhiya310 6 หลายเดือนก่อน

      mahamadid😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @safiyomaxamuud2584
    @safiyomaxamuud2584 6 หลายเดือนก่อน +8

    Ku saliya xabiibkena scw ❤😊

  • @aminaahmed1538
    @aminaahmed1538 6 หลายเดือนก่อน +10

    Ay waa iga farxisay yaaqay anoo maantaba ka fakaraya unbaa arkay😢❤❤love uuu gurmad team❤❤❤❤

  • @umeymaayman5778
    @umeymaayman5778 6 หลายเดือนก่อน +20

    Ana uhoreeyo manta abukar mahdi thanks adi io timkaada❤

  • @nuuaniahmed4766
    @nuuaniahmed4766 6 หลายเดือนก่อน +12

    Anaa uhoreyo manta wn xanusanhy iso duceya tem abukar mahdi 🤲🥺❤️

    • @Malikasamatar4624
      @Malikasamatar4624 6 หลายเดือนก่อน

      Alle haa ku cafiyo Abyo😢

    • @Najminaa
      @Najminaa 6 หลายเดือนก่อน +1

      Cafimda sariica Alle haku siiyo 🤲

    • @aaminaxussen8345
      @aaminaxussen8345 6 หลายเดือนก่อน +1

      Allah ku cafiyo cafimad taam Allah ku siiyo

  • @hibonoor4805
    @hibonoor4805 6 หลายเดือนก่อน +14

    Maanta dhan baan sugayey wax yar seexday hda soo kacebo wan arkay. Idin jecelahay team keygii filo best filim

    • @AnisoCadey-ht2zu
      @AnisoCadey-ht2zu 6 หลายเดือนก่อน +2

      Wah mnta maba ku tashaneynin wlllhi😊😅

    • @ramla-kf49db3h
      @ramla-kf49db3h 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@AnisoCadey-ht2zu ee talaadadi hore so lama so deynin 😊😊

    • @kautharahmed2663
      @kautharahmed2663 6 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw

  • @drfatimagutale2926
    @drfatimagutale2926 6 หลายเดือนก่อน +8

    Cawa filo Mel qadar ayaa gu dhamadaye abukar mahad waa mahad santahaye side hoshu no wadato well done ❤❤❤

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 6 หลายเดือนก่อน +36

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤❤

    • @ashamoalim8764
      @ashamoalim8764 6 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @ashamoalim8764
      @ashamoalim8764 6 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @QueenBatula
      @QueenBatula 6 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @farhiya310
      @farhiya310 6 หลายเดือนก่อน

      hdda❤​@@QueenBatula

  • @user-df5si3hr9b
    @user-df5si3hr9b 6 หลายเดือนก่อน +173

    Ku salina the one and only❤🎉🎉🎉🎉

    • @Najminaa
      @Najminaa 6 หลายเดือนก่อน +4

      Scw scw scw❤️scw scw

    • @user-ej2og2uq8d
      @user-ej2og2uq8d 6 หลายเดือนก่อน +8

      Runtii wan farxa mr kan Arko Qural Oo ah KUSALI XABIBKENA sallahu calleyhi wasalam ❤❤

    • @AmiinAhmed-iq7hl
      @AmiinAhmed-iq7hl 6 หลายเดือนก่อน +5

      Salalahu caleyhi wasalam adigana 10jeer ba ilhay kugu salinaya

    • @user-pi5dr7ep1h
      @user-pi5dr7ep1h 6 หลายเดือนก่อน +4

      Scw

    • @ashamoalim8764
      @ashamoalim8764 6 หลายเดือนก่อน +4

      Scw

  • @HabsoBashiir-gt8rp
    @HabsoBashiir-gt8rp 6 หลายเดือนก่อน +5

    baxsan hadii ladilo aniga filanka waka baxa blz haka bixinina thanks abuukar mahdi

  • @najmamohamed1166
    @najmamohamed1166 6 หลายเดือนก่อน +8

    Baxsan hadi la dilo filmkan ma dawanyo wlhi

  • @sahraali879
    @sahraali879 6 หลายเดือนก่อน +2

    Baxsan hadey kabaxdo flimka dhadhan malahan😢wllhi ani magoo bes iga ahay

  • @Najminaa
    @Najminaa 6 หลายเดือนก่อน +16

    Kusali xbbken Muhammad Scw scw scw scw

  • @cadekacade2942
    @cadekacade2942 6 หลายเดือนก่อน +31

    Keep going my favourite team ❤

  • @user-wt2pz7vd1p
    @user-wt2pz7vd1p 6 หลายเดือนก่อน +8

    Ala waan filanayay in ninkan u kudhaqaqayo waxan can’t wait till the next episode 😢😮

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 6 หลายเดือนก่อน +2

    Allahumma sali wasalim calaa Nabiyinaa Muxamed

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 6 หลายเดือนก่อน +4

    Wah Wah baxsan hadeey dhimato laiguma ogo filo dambe 😳

    • @Kiin67
      @Kiin67 6 หลายเดือนก่อน

      Macquul maaha😢😢

  • @libanali276
    @libanali276 6 หลายเดือนก่อน +6

    Aniga waxan sugi la ahay intay sadexda walala haa is helayan❤❤❤❤

  • @sacdiyoshiikhcosman9185
    @sacdiyoshiikhcosman9185 6 หลายเดือนก่อน +7

    Thank you abukar mahdi sharaf iyo karaamo wllhi manan filaleynin nolow wllkey 🥰

  • @fatxiyamohamud7945
    @fatxiyamohamud7945 6 หลายเดือนก่อน +2

    hay filmka baxsan hadii la dilo nahba ma yeelanayee inaan baxsan la dilin baan rajaynaa 😳

  • @user-ic7wt8zf2h
    @user-ic7wt8zf2h 6 หลายเดือนก่อน +2

    Allah filimka baxasan yaan laga saari waa ATrishada filimka qurxisee 🥺💔

  • @fahmomohammed2262
    @fahmomohammed2262 6 หลายเดือนก่อน +6

    M.a wlhy waligey musal sal saas ulama socon wllow maalin walba nosoo dhiga 😊❤🎉

  • @user-wk1vu9qf6h
    @user-wk1vu9qf6h 6 หลายเดือนก่อน +10

    Waad Naga farxisen wlhi thanks team gurmed❤

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 6 หลายเดือนก่อน +7

    Aad baan idiin salaamayaa dhamaan kooxda gurmad, keep up the good work everyone.

  • @alimohamedhajiibrahim1529
    @alimohamedhajiibrahim1529 6 หลายเดือนก่อน +7

    Three days weekly mahadsanid abwaane Abukar Mahdi

  • @abdalla.143
    @abdalla.143 6 หลายเดือนก่อน +28

    Thank you team filo ❤

    • @cajabwali8830
      @cajabwali8830 6 หลายเดือนก่อน

      Mtn filimkn ma dawata 🥰

  • @AishahersiDhabaney
    @AishahersiDhabaney 6 หลายเดือนก่อน +7

    Soo dhacyeey waan sugaayey team abukar mahdi thanks❤🎉🎉

  • @mushtaaq1824
    @mushtaaq1824 6 หลายเดือนก่อน +10

    Uuuuf baxsan hadi ladilo filimka macan ma lahanayo 😢😢

    • @IfisoQaali
      @IfisoQaali 6 หลายเดือนก่อน +1

      Sow maaha baxsan teena yaan la dilin ader abukar mahdi 😢

    • @mushtaaq1824
      @mushtaaq1824 6 หลายเดือนก่อน

      @@IfisoQaali haa wlh qofka kala wada dhan wa iyada 🤌

  • @hamuuud
    @hamuuud 6 หลายเดือนก่อน +12

    Thanks, Team Abukar mahdi and Congratulation for 900k 🥳🎊

  • @sucdimacalin8101
    @sucdimacalin8101 6 หลายเดือนก่อน +3

    Maya maya pls baxsan yeysan dhiman ugu yaraan ha hesho walaalaheeda❤ thnks saa noogu hagar baxaysaan

  • @Bilan3366o
    @Bilan3366o 6 หลายเดือนก่อน +4

    Asxaabeey Caawa Ex kaygii 14/2/2024 February malint jecelka ha iso salaamo inaa xaaas ahyna u sheegay uuba iska ooyay hada wlhi anoo jecel oo u baahan buu iga tagay alxm hada markaan nin inderkay ah oo i jecel guursaday ayuu ani waan ku xiisay iska soo lewyahay indho adeeg nimanka marka naagta la guursado maxay dib uugu jeclaadan calafkaa iga kaa qaaday ku lahaa hada markii hore wuxuu is dhihi jiray indho aan adi aheen wax kuma aragto wayna ku jeceshahay marka rabto ka tag marka rabtona kuso laabo 😏 baxdhe calaacalkaga iyo bahdilkaaga waaka rasteee😊

  • @naciimacabdi7363
    @naciimacabdi7363 6 หลายเดือนก่อน +3

    Ramdaan alle nabad qab ha nagu gaadhsiiyo ❤🤲

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 6 หลายเดือนก่อน +5

    Waan jeclaan lahaa inaan ku biiro team gurmad waad idin jeclahay 🙏 allaha idin xifdiyo 🙏

  • @ismahaanmohamoud8446
    @ismahaanmohamoud8446 6 หลายเดือนก่อน +6

    Part 1 illaa hada hadaa lasocotid legend ama legendmad aa thy👏 💖

  • @faisocali1816
    @faisocali1816 6 หลายเดือนก่อน +8

    Thanks brother abukar wa naga farxisay❤

  • @queenquruxwanag1241
    @queenquruxwanag1241 6 หลายเดือนก่อน +3

    O marka wuxu ba Film noqon mayo gabadh ugu dacad san hadi laa dilo Filmke akha o wixi ba dhab baan mode baxsan haa dhawacanto sharif halag na ha la xidho iyana sidaas haa ku heesho walalahed ta kalena ha iska furto good film

  • @Wariyedhiirane
    @Wariyedhiirane 6 หลายเดือนก่อน +2

    RUNTI ANIGA 5 SANO AYAAN KOOXODAN KU XIDHANAHAY FILIN WALBA WAN DAWADA WAXANA KA QADA DHIIRI GALIN WALAHI WAXAN RAJINAYA INAN MALIN UN ARKI DOONO KOOXODA OO DHAMAYIISTIRAN INSHALAH KOOBDA DHAMANTOOD WAN SALAMAYA IYO ABUBAKAR MAHDI

  • @Queen__fatma29
    @Queen__fatma29 6 หลายเดือนก่อน +5

    Baxsan mala dili rabaa hada mise Maxamad aamiin ladilayaa😢

  • @Nawalei
    @Nawalei 6 หลายเดือนก่อน +4

    Anoo fileynin aa hada TH-cam ka soo galay hada arkay😍tnx aabo abuukar Mahdi io team gurmad sharaf io karaamo❤🫶🏽

  • @officialbarbieanhar268
    @officialbarbieanhar268 6 หลายเดือนก่อน +2

    1M hala garsiyo abukar mahdi full of amazing and talented people ma sha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @fahmomohammed2262
    @fahmomohammed2262 6 หลายเดือนก่อน +5

    M.a wlhy waligey musal sal saas ulama socon wllow maalin walba nosoo dhiga 😊❤

  • @FarxiyoAxmad-bh8iq
    @FarxiyoAxmad-bh8iq 6 หลายเดือนก่อน +7

    Baldoos baxsan iska dhaaf wll laheed ha aragtee😢😊

  • @qadriinaqueen1
    @qadriinaqueen1 6 หลายเดือนก่อน +8

    Qofkii ugu horeeyo oo dawado aniga waaye taem abukar mahdi ❤🫂

  • @user-vf2su6bh3k
    @user-vf2su6bh3k 6 หลายเดือนก่อน +2

    Best director abukar .mahdi waku salamayaaa😢❤

  • @user-yf6fr8uz8r
    @user-yf6fr8uz8r 6 หลายเดือนก่อน +5

    Thanks wallkey Allaha ha ku sharfo aduun iyo aqiiro

  • @caarafmadar6038
    @caarafmadar6038 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waaaw ama wooow ama wuuu Kk another level shariif halaag xaaskiisa reer berbera armuu khaarijiyaa Kk sabtida ayaa lawada balamay mise qorshahaa is bedelaa abuukar Mahdi laga sugaa ❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢

  • @user-kf1on8ji5z
    @user-kf1on8ji5z 6 หลายเดือนก่อน +7

    Baxsan is not easy 😂

  • @raxmaaxmedcali6945
    @raxmaaxmedcali6945 6 หลายเดือนก่อน +1

    Baxsan yaan la dilin 😢 walaaleheed ha hesho horta arliyo wiilka ay qarinayso ha soo baxo maxamed amiin hooyadii oohinta hadaysee

  • @asadsimbalove
    @asadsimbalove 6 หลายเดือนก่อน +6

    Team Gurmad 900K coming soon insha allah👍❤

    • @user-sb4rs9ez2o
      @user-sb4rs9ez2o 6 หลายเดือนก่อน

      Thanks team gurmad especiallyabubakar mahdi we love 900k coming soon inshaalah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Bakoolow
    @Bakoolow 6 หลายเดือนก่อน +4

    Waan ku Salaama walaalkay Abubakar filimka waxaa ugu macadam qaybtan Mohamed Amin iyo Baxsan Baxasan qadka yay ka bixin

  • @nashwahnashwaan6789
    @nashwahnashwaan6789 6 หลายเดือนก่อน +8

    First one love iisaara
    Abuukar mahadsanid

  • @manidamandeq6995
    @manidamandeq6995 6 หลายเดือนก่อน +7

    From madiina AJ waku salamay

  • @user-hn5ru2nr2o
    @user-hn5ru2nr2o 6 หลายเดือนก่อน +5

    Nabad Allah nagu gaarsiyo anyway thank Abuukar mahdi adiga iyo teamkaga

  • @zaynababdule
    @zaynababdule 6 หลายเดือนก่อน +5

    Asc asaxabta dhaman gurmad wan idin jacelahay walalihi ❤❤❤🎉🎉

  • @user-lc4kg8mf7e
    @user-lc4kg8mf7e 6 หลายเดือนก่อน +2

    ILAHOW BAXSAN KA ILAALI CADOGA😢

  • @fe8445
    @fe8445 6 หลายเดือนก่อน +3

    لااله الا الله محمد رسول الله. Allow wixii fisqi faafinaya iyo waxaan dadka dan u ahayn umada ka qabo.

  • @wardalove3865
    @wardalove3865 6 หลายเดือนก่อน +5

    Saa u sugaayey waan daalay thanks team filo

  • @mukhtaarsaleebaan5734
    @mukhtaarsaleebaan5734 6 หลายเดือนก่อน +3

    baxsan yaa la dilin hadaan nahey tiim baxsan😢

  • @FaisaRoyal-xn3fk
    @FaisaRoyal-xn3fk 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allow umaddada gacntd inag ilaaali illahyow gacantda naxrts ingu dil moye allow naxartsd ina siii oo ino danbi dhaaf insh alalh ✍️😍

  • @user-qe7de4gp2l
    @user-qe7de4gp2l 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ar sharif halaag baxsan miyuu dili rabaa😢😢
    Fila iyda darted baan udaawada ❤❤
    Sharif halaag hasameyn taaa😮
    Filo baxsan yaan ladilin iyadon walaalahed helin❤❤
    Mhdsnd abukar mahdi 🙏🙏

  • @booraq_bashir224
    @booraq_bashir224 6 หลายเดือนก่อน +2

    Aduun wax kaste kafilo baxsan iney bad bado filo Abuukar aad ban ku salamaya adiga iyo tiimkaga 🎉🎉 please daqiiqada noo kordhiya 40 minutes ka dhiga mahadsanidin tiim baxsan ❤ ismuujiya 😮😮😮

  • @mohamedamiin8204
    @mohamedamiin8204 6 หลายเดือนก่อน +5

    Thanks abuukar mahdi and temaka filimka🎉🎉🎉🎉

  • @user-iy5lx8ve1l
    @user-iy5lx8ve1l 6 หลายเดือนก่อน +1

    Plz baxsan ikusalm waaqofta dhan eewado filmka😊

  • @Kiin67
    @Kiin67 6 หลายเดือนก่อน +2

    Abuukar mahdiyoow abt flimku si wacan buu usocdaaye baxsn haka saarin please and please 😢😢😢😢

  • @Neyma884
    @Neyma884 6 หลายเดือนก่อน +5

    Ma fileyn manta thanks team ❤

  • @user-uy3bx5ku6b
    @user-uy3bx5ku6b 6 หลายเดือนก่อน +5

    Asc my teem 🎉 HabalYo 900k 😅

  • @shukridaud5736
    @shukridaud5736 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ay tnks aba abukar 🎉team gurmad mar naba no hooos 🎉 inta ramadamka lagarin noso bobsii yaqeh ❤

  • @user-bg4pk9cg1f
    @user-bg4pk9cg1f 6 หลายเดือนก่อน +7

    Ana ugu horeya manta yes ❤

  • @fardowsosirad6900
    @fardowsosirad6900 6 หลายเดือนก่อน +7

    Ayy wa so bobsiisa thanks 🥰👏

  • @user-gk6ho4us9o
    @user-gk6ho4us9o 6 หลายเดือนก่อน +3

    Wad mahad santihin team gurmaad🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-ge4co1my9j
    @user-ge4co1my9j 6 หลายเดือนก่อน +5

    Shareefhalaakaw dumar baabieye iska fur naagta laku halaage dhimo calooshaa I xanuuntay markaa maqlay waa dilaa😢😢😢

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 6 หลายเดือนก่อน +4

    Mahadsanidin dhamaantiin soonkana ilaahay haynaga dhigo kuwii si fiican u sooma

  • @YosefOsman-wn2xo
    @YosefOsman-wn2xo 6 หลายเดือนก่อน +2

    My favorite riwaayad keep the good work you guys

  • @user-js3od2we3b
    @user-js3od2we3b 6 หลายเดือนก่อน +4

    Asc wallal abuukar sharmaake intay maskaxdiisa kasoo labeso Ayaan sugi lahay baxsan waa loo tashaday shariif halaag waxow rabaa into San maxamad amiin iyo baxsan is igaan inay walalo yihiin ayuu Kala gayrabaa si hantida ow helo❤❤

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 6 หลายเดือนก่อน +4

    mahd sanidiin asxabey hhhhh caawa ninkii sharif halag ahaa walaxas dili raba ar ma jogtido ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MascudAbdirahman-hf9wp
    @MascudAbdirahman-hf9wp 6 หลายเดือนก่อน +5

    Mazhalah xalqad an xiseynayay

  • @Ismaciilpio
    @Ismaciilpio 6 หลายเดือนก่อน +1

    This movie is so best
    Filo is not easy 🙆

  • @user-fq1pc8rs4g
    @user-fq1pc8rs4g 6 หลายเดือนก่อน +4

    Thanks abukar Mahdi iyo team gurmad

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 6 หลายเดือนก่อน +4

    Thanks Wallahi MaaNta Dhan Sugaaye ❤😢

  • @sisayadee347
    @sisayadee347 6 หลายเดือนก่อน +3

    Team baxsan 🖐️🫀

  • @user-lx3gw4ur4f
    @user-lx3gw4ur4f 6 หลายเดือนก่อน +2

    Aad bad umahd santiin dhamn jilyasha lkn wlhi waan sugi laa nyhay inta baxsan iyo qolda kle is helyan ❤❤❤❤❤