excellent acting, award bay mudanyihiin walaahi, weliba ninkaas xaaranta waardiyaha ka ah (ka marka ugu danbysa la xidhayo) isagoo uu ku cusubyahay shaqadan ayaa hadana waxad arkaysaa inuu good actor yahay. waxa qualitiga markii hore xumayn jiray hadal farabadan laakiin markan waxay iigu muuqataa hadal yar iyo hawl badan, lots of camera work, story line kuna waa toos waxyaabo wakhti lumisa ama unrealistic ahi kuma jiraan.
ma cusba filmkan alle ka baqo oo iska daa beenta wll vedio gan waxad soo galisay 2014 waxanad ku qortay 2016 film cusub been wayn ayaad sheegty alle u toobad keen wll maalinta aakhiro waa lagu waydiinayaa
adeero ninmankani waa fanaka lahaa kawo kawo waxaan soo saarey yasiin balbaaldhshe waxaan qabaa inaaney did u soo matalee filimo danbe taaso aan xog ku helaye inuu soo sarey koox cusub
culumada iyo waxgaradka reer burco ilaahay khayr ha ka siiyo wanaaga iyo sharfta ay u horseedayaan shacabka degan magaalda siday u qaadan lahaayeen diinta islaamku siday tahay ee ilaahay inagu amray ee uu noogu soo dhiibay nabigeena (csw). waa in la soomaa,salaadana la tukadaa.
Yaasiin duufle dheh balbalaadhshe sooraan baa u baxshee yaa yaqaanay mida kale muxuu u qabtay ma waxan duubitan ahayn adunka lama arag qof qof wax ka duubo yidhi lacag bay isiin waayen ee cuqdada yar ee idin haysa iska soo maydha xoolo yahow
💚⚪️❤️soo has been an all night for a long day at work and I’m not gonna it feels so bad for the night of the one time I wanna I will not be back to Cali again this week I will see if I wanna is a time to be done with my family or family for a family night and I will be back in Cali and we are all going out for the night I don’t wan
Gurey barwaaqo ku ye waxay booskan ad lasoo kalahday anagu meshan wa la kowsanay hhhhhhh libaax iga dheh afmaal guri barwaaqo long life
2024 ya Ila fiirsanaya
Me😂
ku lahaa gacantaa kaga dhacaysa guri barwaaqo 😍😍😍
Wlhi Caadi ma ahan reer burco waa fani horay usiisocda
Somali women always best
gacantaa kaaga dhaceysaa.........
excellent acting, award bay mudanyihiin walaahi, weliba ninkaas xaaranta waardiyaha ka ah (ka marka ugu danbysa la xidhayo) isagoo uu ku cusubyahay shaqadan ayaa hadana waxad arkaysaa inuu good actor yahay. waxa qualitiga markii hore xumayn jiray hadal farabadan laakiin markan waxay iigu muuqataa hadal yar iyo hawl badan, lots of camera work, story line kuna waa toos waxyaabo wakhti lumisa ama unrealistic ahi kuma jiraan.
Well well well
fimlz somali Recreated
somaliland Ha nolato ☺😍😛
Somali qudhmis qabrigooda qashinka buuxshe ma xishoodo ilayn xaraan quute qorshihiisu af dhaadheer sidaad doonto yeel wax yar baa kuu hadhee sindhadii ayaadcuni doing as kaadi lagu dalacay
Masha Allah wlahi waa ruwaayad qiimo badanle waaa run greens maaaaha
guri barwaaqo wuu ka badiyay sooraan iyo jawaan
Ahhhhhhh ma cidba iso dhafi karta waxan ahy warabe qayilaye kulaha waar ninkaasa bada macaneeyay
waa riwayadahani waxay ku salaysan yihiin xaqiiqda bulshadeena waa waxaynu u baahanahay mansha allaa halkas ka sii wada
Yaa Dawanayah 2021😅
wacdaro ayaa ka dhacay meesha viva majaajilaysha cusub
waa riwaayad qiima badan badan maasha-allaaah
ma cusba filmkan alle ka baqo oo iska daa beenta wll
vedio gan waxad soo galisay 2014 waxanad ku qortay 2016 film cusub
been wayn ayaad sheegty alle u toobad keen wll
maalinta aakhiro waa lagu waydiinayaa
wax qalad ah muu samayn wuxu ku qortaba
+Zadam Xubi ma beenta uu sheegay baa kula yar maadama aynu nahay umad muslim waa inaga xaaraan beentu walal
zadick eden wa runta 😍😍😍
Yaadawanaya 2023
adeero ninmankani waa fanaka lahaa kawo kawo waxaan soo saarey yasiin balbaaldhshe waxaan qabaa inaaney did u soo matalee filimo danbe taaso aan xog ku helaye inuu soo sarey koox cusub
waan qosley walaahay
Sooraam iyo Jawaanba nimankan baa ka daray kkkkkkk meteladaadu waa hibo ilaahay ku siiyo ee maaha shay jaamacad looga baxo. kaa xiiran baan garanaayo oo weligiiba ciyaalnimadiiba majaajilauystuu ahaa waa kii ina Qashle ee Shabeel
T Mahmoud
......
waaa jilaa dhamaca
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk wlhy waan qoslaay kulaha gacat ka ga dhaceeysa aal reer buurco qosoool badaana
ka waxa kasii daran ka meeshuu ka badbaaday ku sii noqday hehehehe
Kkkkkkkkkkkkkk lacagada haa lagu goordhiyo aay is leyahye wlhy aqaar gabaadan iga qadi mayo kulaaha
culumada iyo waxgaradka reer burco ilaahay khayr ha ka siiyo wanaaga iyo sharfta ay u horseedayaan shacabka degan magaalda siday u qaadan lahaayeen diinta islaamku siday tahay ee ilaahay inagu amray ee uu noogu soo dhiibay nabigeena (csw). waa in la soomaa,salaadana la tukadaa.
Waa riwaayad macno wayn xanbaarsan
Guri barwaaqo majaajileyste aan taaheero go farward
ha noolato Somalia my people
18.11.2070
Yaasiin balbalaadhshe ........bal kuwana inaga ilaali .......nin walba markaad soo saarto hadu yidhaa labadayado qudhiya samayn jirnay ....kuwiii horaaan ogaaa ooo iyagoon waligood diyaarad raacin markii xirsi visaha siiyay ilaabay dadkii suuqa soo galiyay iyo dadki lasoo shaqeyay ......
Yaasiin duufle dheh balbalaadhshe sooraan baa u baxshee yaa yaqaanay mida kale muxuu u qabtay ma waxan duubitan ahayn adunka lama arag qof qof wax ka duubo yidhi lacag bay isiin waayen ee cuqdada yar ee idin haysa iska soo maydha xoolo yahow
NICE ryawyaad Kkkkkk
28.7 2023
Waa la yaabay
Hhhhhhhhhhhhh walee qosl iga dheh nice walhi
nice
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
nice
xaaraan ayuu ku afuriyay miskiita
Like you
wlhy caqaar gabaadn iga qaadi mayo kulha hjhjjjhj
Asc like you
War gacnta kaga dhaceysa
Guray guray
Adaa insha adage hooqaad kulahaa hhhhhhhhhhhh
Macal sodohdaabaa ku arkaysay kulahaa gurey.😃😃😁😁😅😅😃
muuse cabdiraxmaan
reer niyigu luqad saafi ah ayay ku hadlaane. mawaxaad kawayday afshisheeye waadiga canaanayee?
Gustaf Karlsson
kii iibanka la aa ee caloosha waynaa ilaahaybaa naga xidhay kkk
💚⚪️❤️soo has been an all night for a long day at work and I’m not gonna it feels so bad for the night of the one time I wanna I will not be back to Cali again this week I will see if I wanna is a time to be done with my family or family for a family night and I will be back in Cali and we are all going out for the night I don’t wan
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk aala qosooool badaan barska aniga dhameyayay kulaha waxa ka daraan mushqayad ayaad naguledahye waxaba miiya dhameysan may gacanta ka ka dhaceysa hhhhh aal beerka
guri nin af tahan ah wlhI 😂😂😂
FIKRADO SALIIM AH WEYAAN
War fikir xuma
Asc like
Like you're
kulahaa 8 xaramood baanu soo joognay
War waxy tiri ano ina kitablaqe🤣🤣🤣
Kuwaan waa fny
3:15 Waanigii tii horeba macaamiil la ahaa
waxaa ilaalinaysaa boliska askarta milatariga kulahaa been badanaa kkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkhhhhh waaa xalad wllhi
Reer burco :
ina kutub liqaan ahay kulahaa kkkkkkk
asal waye
Warhedhaha filimka rayigiisa aad buu u wanagsanyahay balse meshada kudubten aad Bay uxuntahay miyad waydeen maqayad dhab ah iyo guri wanagsan wa maxay durka Hana cebeenina walalayal
Zhp waa xaaraan ee badheeh looma kariyo waa lala dhuuntaa
nin jira
Kkkkkkk nin culus
Caqliga waalakala miisaa kulahaa🤣
Xaaramahad aroosata kkkkkk nin Buuxa iga dheh
kulaha dharki xaranta ayad so xidhatay kkkkkkk
Horma timide so celi .
We
kkkkkkkkkkkkkkkk gacnta ka dhaceysa gulha
hmmmmm
Kkk
hhhhhhhhhhhh
orod adaa xfdo samaysteee
Kkkkkkkkkk qosol
xaaraamhaad mehersataa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂guribarwaaqo
R
Bal qurux bal leeyahay day hhhhhhhhh
hhhhhhhhhhhhhh gacantaa kaaga dhacaysa kulahaa bal balaadhshe
Hhh guribarwaaqo waagu yara wuu buurna🤣🤣
he hehehehe
waar dadka beenta kadaaya kulaa somaliland waa sidaa waar wadanka iyo dadka islaamkaa kadaay ceebta
kkkkkkkk
+lodan Ali
kkkkkkkkk😃😄
kkk waaa xaraabo
ok
asc
waar xaraanta lama badsado hahahah funny
hhhh
u
hhhhh tuurta usaar kulahaa
Kkkkkk
y
nice riwaayada
kkkk hhhh tii qiiqisey
hhhhhhhhhh waa wy dhacda dadka qarkd in.aysameyn
Baaska daawafa
Baaska daawafa
Ku lahaa ayuu babiyaa
Hhhh kacdhe kacdhe
I'd rather watch the news : / lame asf!
hihihiii
hhhhhh
😂
kkkkkkķkkkkkk
slsalada
Miltariga naga ilali hhhhhhhhhhhhhhhh
😂😂😂
kkkkkkkkkkkkkkkkk