FANAAN LIL BALIIL IYO WAREYSI XASAASIYA OO DHINACYO BADAN TAABANAYA.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @aardoon1917
    @aardoon1917 3 ปีที่แล้ว +391

    Abdihafid waxa tahay qof an aad u tagero malinti igu horeysay an ku arko waxay aheyd 2009 ila hada wxa I farxad ah inan ku dawanayay cimragaga haraago wllkey,🙏🙏🙏🙏❤

    • @mrhanad8148
      @mrhanad8148 3 ปีที่แล้ว +8

      Qof ha daawan adiga halagu daawado
      Caqligaada ha shaqeeyo

    • @ahmedabdikriim9082
      @ahmedabdikriim9082 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mrhanad8148 🤣🤣🤣🤣

    • @aardoon1917
      @aardoon1917 3 ปีที่แล้ว +6

      @@mrhanad8148 asc, wll xirfadeyda maha saxaafad iyo social media... waxan ahay nin bartay cilmi kalle kuna shaqeysta...waxad aqbasha cilmiyo kala kuwaan in la barto, leeskuna hambalyeyo!!...Ninka nac ama jecloow wxn u ahay tageraha kowad...aniga dad badan aya igu xiran ina mahad naqo.ALLAH ayay mahad u sugnaataye..lkn social media maha, thnks wll

    • @hanimahi6389
      @hanimahi6389 3 ปีที่แล้ว +1

      doon ssax jwba saxa siisay

    • @aardoon1917
      @aardoon1917 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hanimahi6389 mahadsanid wlshy...xasidku ma wngsana✌

  • @asad-n6u
    @asad-n6u 3 ปีที่แล้ว +1222

    Inta jacel xapiip keena mohamed scw like isaar

    • @wizzmoha1060
      @wizzmoha1060 3 ปีที่แล้ว +2

      scw scs scw

    • @sharmaarkejaamac6810
      @sharmaarkejaamac6810 3 ปีที่แล้ว +4

      صلي الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

    • @kawtharmohamed7962
      @kawtharmohamed7962 3 ปีที่แล้ว +2

      scw scw scw

    • @nasrahadon219
      @nasrahadon219 3 ปีที่แล้ว +2

      @@kawtharmohamed7962 scw

    • @abdimahamed7854
      @abdimahamed7854 3 ปีที่แล้ว +2

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @rayaandhaladofficial8745
    @rayaandhaladofficial8745 3 ปีที่แล้ว +31

    Hadad Music dhageysan sideyda Oo kale iska dhaftay like dhac igu siiya Ma Ogtahay In heesuhu ka Macanyihiin Quranka dhageysigiisa Allahu Akbar Yaa rabi Wanaga inagu soo hanuuni🙏🙏🙏🙏

  • @redwanmahamed6209
    @redwanmahamed6209 3 ปีที่แล้ว +41

    The best rapper and singer in East Africa . Its incredible how respectful you are , that’s why you got millions of fans around the world.

  • @asad-n6u
    @asad-n6u 3 ปีที่แล้ว +364

    Qofka ugu horooyey ayaan ahay ilaahey dartiisa like isaar

    • @waqalwstudio6021
      @waqalwstudio6021 3 ปีที่แล้ว +3

      Wax laguu saaraayo malahan meesha katag khadar keeyow

    • @muqtaarjr2793
      @muqtaarjr2793 3 ปีที่แล้ว +2

      @@waqalwstudio6021 fadlan subscribed iisaar adoo mahadsan walaal

    • @Random-uf6ky
      @Random-uf6ky 3 ปีที่แล้ว

      Qadaroow keen yaw ma tihide edeb baro

    • @Random-uf6ky
      @Random-uf6ky 3 ปีที่แล้ว

      Sjbresna kuumasaaraayo

    • @waqalwstudio6021
      @waqalwstudio6021 3 ปีที่แล้ว

      @@muqtaarjr2793 iyow

  • @TeamBSTV
    @TeamBSTV 3 ปีที่แล้ว +235

    Lil Balil, fanaan isku kalsoon,
    #AFROBEAT,
    Madaxwaynaha mustaqbalka wa ku wataa gar iyo gardaraba, horay u soco.

  • @wlldaada2833
    @wlldaada2833 3 ปีที่แล้ว +456

    Ninkaan Soomaalida lama tartamo ee ajaaniibta ayu la tartamaa✅
    🇸🇴#Musictotheworld

    • @instgramrepost
      @instgramrepost 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa iga codsi subscribe ii saar wll

    • @samiyaahmed2846
      @samiyaahmed2846 3 ปีที่แล้ว +5

      Ajaanibta miyeeey ka shrf bdnyihin somalida?

    • @amigos8552
      @amigos8552 3 ปีที่แล้ว +3

      @@samiyaahmed2846 wa siday asaga latahy , hadad isqimeyn waydo waxad umaleynaysa in umadaha kale odhan kaa qiima badan yihiin

    • @wllyaaka6910
      @wllyaaka6910 3 ปีที่แล้ว

      @@samiyaahmed2846 mya somaliada hado la tartamo fa'ido mlhn mana isla weyno wa hamigis le

    • @samiyaahmed2846
      @samiyaahmed2846 3 ปีที่แล้ว +1

      @@amigos8552 somalida ayaba fikirkaas aminsan ajnabi ayay u yaqaanan wx balo la dhacday o lala tartami karo o qiimo leh intee dad somaliyed o mgac le ba jira kana mgc wayn liilpaliil wxsi wa fikir khaldan wl

  • @geediabdalla6038
    @geediabdalla6038 3 ปีที่แล้ว +314

    Ninkaan liil baliil layiraahdo markiii fanaanimo laga tago waxan ku wataa habka u hadlaayo iyo aftahnimada iyo jawbaha uu ka dhaadhincaanyo qofka sualaaya wali maan arag fanaan lamidaa.
    M.a

  • @h0gaamiyecazaam749
    @h0gaamiyecazaam749 3 ปีที่แล้ว +397

    TEAM LIIL BALIIL❤

    • @jaskaahmed2055
      @jaskaahmed2055 3 ปีที่แล้ว +1

      Fanan isku kalsoon

    • @cade-mr5jn
      @cade-mr5jn 3 ปีที่แล้ว +1

      abdihafiid Soo qabo Sharma booya

  • @judiozil9380
    @judiozil9380 3 ปีที่แล้ว +110

    Lil Balil wa wil yar oo dhalin yara ah Aqli badan, daganan, iyo xushmad isku darsaday ManshAllah keep going brada

  • @xariirbwoy281
    @xariirbwoy281 3 ปีที่แล้ว +10

    Runtii Aniga Waxan Ka HeLaY Habka uu Su'aalaha Sida Wanagsan uga Jawaabayo wa nin Hami wayn Leh oo Daacad eh CaqLiga iLaahy Haku Barakeyo walal LilBalil GuuLeyso ❤🙏

  • @mohamedbiibshe3580
    @mohamedbiibshe3580 3 ปีที่แล้ว +47

    Liil baliil waa nin aan xaqiraad aqoonin Hadii aad aragto nin ninkale oo sxbkiiz ah u qiraayo wax qabadkiisa Waa Nin rageed Liil baliiL 🔥

  • @hapanecadee8091
    @hapanecadee8091 3 ปีที่แล้ว +100

    I never seen for my live fanaan saan u hadlaayo respect + aftahannimo lgend lp taariiqda wey ku xusi doontaah abdi hafid adne horay usoco aptih ❣❣✊

  • @rolaothman7700
    @rolaothman7700 3 ปีที่แล้ว +32

    Liilbaliil wa fanan wayo aragnimo iyo talente isku darsaday i know some day he will be the one thanks cabdixafiid🙏💛

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 ปีที่แล้ว

      Walaal ilaahay waalidkaa haa u dambi dhaafo arsaaq suubanq haa siiyo adna waxaad jeceshay haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waxkasta waad ka heli doontaaye..

  • @ruwaydayar7534
    @ruwaydayar7534 3 ปีที่แล้ว +291

    Ilkacase qays inta sugaysa ismuujiya💙🤞

    • @najuuabbasa3418
      @najuuabbasa3418 3 ปีที่แล้ว +2

      Kaas hadl mayaqaano ee yaa qowmii miyaa warkaga

    • @suhaybsamraan4837
      @suhaybsamraan4837 3 ปีที่แล้ว

      Anaa aqaano 🤫

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 3 ปีที่แล้ว +1

      @@najuuabbasa3418
      🤣🤣😂Yaa qowmii kuLahaaa😅

    • @bennemri595
      @bennemri595 3 ปีที่แล้ว

      @@najuuabbasa3418 hhh heesihiisa miyaa ku xanuunjiyay😂😂

  • @Sacduush2
    @Sacduush2 3 ปีที่แล้ว +48

    Hadal murti leh wlh salaad maxamed cali family qurux badan waad dhisan doontaa wixii dhacay iska iloow noloshada qaas hakuu ahaato labadada caruur allaha ku dhaafo🤲🤲❤️❤️

  • @caaqilali269
    @caaqilali269 3 ปีที่แล้ว +55

    Wlh beentiis maaha uganda baan ku noolahay bararka qaar waa laga daaraa heesihiisa #somali_music_to_the_world🔥❤✊

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 3 ปีที่แล้ว +241

    The bEsT rapper in East Africa ayad keentay caawa
    Diamond platnumz ka Somalida
    Big Legend LB🔝 🤛Vipi bro👊

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว +3

      Fadlan TH-cam ka subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya.

    • @mahattabdullahi5673
      @mahattabdullahi5673 3 ปีที่แล้ว

      vlogs ki99

    • @mayvinhopes139
      @mayvinhopes139 3 ปีที่แล้ว

      pro diamond asaa ka fcn

    • @muqtaarjr2793
      @muqtaarjr2793 3 ปีที่แล้ว

      @@socdaalfilmsvlogs fadlan adoo mahadsan subscribed iisar

    • @libaanmohamed4235
      @libaanmohamed4235 3 ปีที่แล้ว

      Niyow ninkan hesiihisa midna kama dhagysan lkn mgcisa wan maqlaa mararbadn

  • @KhaLeDhaykal47
    @KhaLeDhaykal47 3 ปีที่แล้ว +76

    Lilbaliil waa legend waxaan taagero u ahaa 2012 2020 the best rapper of somalia🙏❤🇸🇴🔥

  • @kichakip2606
    @kichakip2606 3 ปีที่แล้ว +72

    SHARMA BOY WAA TALENT MAN WAA. WIIL CAJIIB AH RUNTII MURTIDA USOO GUDBIYANA WAA MURTI KU CUSUB FANKA IYO DHAMAAN RAPKA ADUUNKA QAAFIYADA SIDUU U SAMEEYO RAPISTE USAMAYN KARAA MA JIRO LUUQAD KASTA AMA WADAN KASTA RUNTII.SHARMA BOY ❤🇸🇴💯👍

  • @fadumahussein8797
    @fadumahussein8797 3 ปีที่แล้ว +116

    Wallahi cuntadaas la soo celiyo waxbaan ka cunay waa runtis salaad wiil fano ma ahaan waa wil bulshada jecel oo aan qabiil ku dhaqmin oo dhalinyarada xiririn jiray

  • @idilqalanjo2035
    @idilqalanjo2035 3 ปีที่แล้ว +2

    Nairobi Pangani ayaan lil balil kula kulmaay. Will fur furaan oo ad u fican wayay, gabadheyda yaar an watay. Intuu haab siiyay ayuu dhahay abtii. Waa will ad u qalbi fiican. I was always his fan, but didn't know how he was. But from that day I became his biggest fan.

  • @liibaanotmaan6720
    @liibaanotmaan6720 3 ปีที่แล้ว +67

    masha alaah sxp abdi hafiid barnaamijkaaga ad baan u bogaadinaya wlh TV-yada xita lagama daawan jirin barnaamijyadan oo kale coz waxaan aragna dadka aad wareysanaayo iney yihiin dad xul ah waliba siro badan oo aan laga ogeen ey soo bandhigayan good job sxp and GOD BLESS U

    • @ikramabdi8619
      @ikramabdi8619 3 ปีที่แล้ว

      Asc asxaabeey ma doonaysaa Fursad shaqo abuur aad ka faaidaysan karto adigoo jooga gurigaaga ama goobtada shaqo hadaba haday tahay jawaabtadu Haa fadlan soo raac link gan chat.whatsapp.com/CHcpF3tr7FK2WmR1sVkj0G

    • @maxamedjanalkajacelkalooga7331
      @maxamedjanalkajacelkalooga7331 3 ปีที่แล้ว

      @@ikramabdi8619 kkkkk

  • @aftaxkaramahofficial8774
    @aftaxkaramahofficial8774 3 ปีที่แล้ว +89

    Waraysi Aan 20 Minutes Ka badan Aan dawado wa marki igu horysay lkn waraysigan isagoo dhamaday arkaY✊🏾💪🏾💪🏾

  • @Wadani924
    @Wadani924 3 ปีที่แล้ว +28

    Liil Baliil waa legend xaddaari ah oo ilbax ah. Hadda ka hor baan arkay isaga oo laga wareysanaayo KTN oo ah telefiishin Kenya lega leeyahay oo wareysta dadka celebrities ah. Waa qofka Soomaaliga ah ee keliya ee ay wareysteen. Keep it up brother.

  • @kinghamze3823
    @kinghamze3823 3 ปีที่แล้ว +36

    Waraysi fanaan hadana bila musik ah oo waraysi dhinacyo badan taabanaya ah ayaad soo bandhigtaa waan ku mahadsan tahay abdihafid sidaad u soo bandhigto waraysiga

  • @murtiiyomadadaall6727
    @murtiiyomadadaall6727 3 ปีที่แล้ว +4

    Aftahan weye wa marki ugu horeeyay ee an daawado isago waraysi bixinaya hadal yaqaan aan cadi aheyn weeye
    Full respect brother liil baliil❤

  • @ZimicHimself
    @ZimicHimself 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaaah Hada ka hor fanaan inaan dhageysto waa necbanaaa Likin ninkan dhalinyard ah fikirkeyga wuu Badalay Aqliga waa Hibo Rabi Walaal Aqligaga midkii Janada ku hogamiyo alaha ka dhigo Abdihafid adne Jizakalah kheyr

  • @muniiraomer7797
    @muniiraomer7797 3 ปีที่แล้ว +3

    Siduu qalbigagu nadiif u yahay waxad tusale u tahay inay wali dunidan joogan dad qalbiga ka nool illahay jala wacaaa waxan ka baryayaa inuuuu dariiqa toosan kugu hanuuuniyo nooolow walal intay nololijirto liilbaliil❤️😘👏👏👏

  • @akr-shariffisback9337
    @akr-shariffisback9337 3 ปีที่แล้ว +4

    thanks lil balil aniga hesahaga sidas uma dhagesto balse lkn sxb waxa tahay qof ku dayasho mudan and thanks for u many advices we will try to keep our families till the day of the end inshaAllah👍👍👍👍👍

  • @C-risaaq-Jureej
    @C-risaaq-Jureej 3 ปีที่แล้ว +165

    Sharma Boy Nooso Qabo
    Intee jecel sharma Boy in lasoo Qabto

  • @adanmusa5911
    @adanmusa5911 3 ปีที่แล้ว +31

    Lil baliil yeah labadi uska daydi inay kudilan aduun it aqhire we ku qasaareen labadas nin wxaa Soo diray fanaanin Nairobi jogta oo kamaserosa wlhi nin Somali ah o aqli it karti iyo qurux kugu Gaara malaxan keep going

  • @zahraaadam1757
    @zahraaadam1757 3 ปีที่แล้ว +4

    Wanku farxay markaad tidhi waa Muslim ❣❣Allah reer kaaga ku barakeeyo Lil

  • @mahadahmed9613
    @mahadahmed9613 3 ปีที่แล้ว +58

    Caad waa halkii aan ku dhashtay runtiii caaad iyo camaara 💋💋❤❤❤❤❤

    • @suldannour136
      @suldannour136 3 ปีที่แล้ว

      Sxb isku dhalasho ayaan
      Nahay

    • @abwaanshiine1
      @abwaanshiine1 3 ปีที่แล้ว

      @@suldannour136 aniguna reer Camaara ayaan ahay

    • @saidohalane4821
      @saidohalane4821 3 ปีที่แล้ว

      aniga. reer miiroon ahay lil baliil na walaashey aa dhashay

    • @youngmali329
      @youngmali329 3 ปีที่แล้ว

      @@saidohalane4821 😂😂😂hg miyad thy sxb🤞🏿🤘🏿

    • @saidohalane4821
      @saidohalane4821 3 ปีที่แล้ว

      @@youngmali329 haa dee

  • @abdallaturkiofficial3495
    @abdallaturkiofficial3495 3 ปีที่แล้ว +41

    The One And Only Legend King Of Rap LP

    • @ttyfgdgdgg753
      @ttyfgdgdgg753 3 ปีที่แล้ว

      👍👍👍👍👍👍👍👍💪💪💪🤲🤲🙏🙏👌👌👌♥️♥️♥️♥️♥️♥️✅Waaaw lil baliil ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️✅👏👏👏👏👏👑✅🙏🙏🙏🙏👌🤲💪💪💪💪🥰

  • @sahrahaji5749
    @sahrahaji5749 3 ปีที่แล้ว +3

    Maashaallaah liilbaliil waa fanaan qalbi fiican hadal kar ah manchester waan kugu soodhaweey doonaa inshaallaah horay usoco hal talo aan kusiinaa gaber soomaali guurso waxaa dhasho yeey kaa dhumin

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 3 ปีที่แล้ว +236

    InTa iLa baratay cawa LB inuu HG yahay like👍🤛🥰🙋

    • @fardoosoabdulkariimmohamed1458
      @fardoosoabdulkariimmohamed1458 3 ปีที่แล้ว +13

      Hg caad iyo camaaro waliba rer xaaji saleeban ina ader welcom🙏

    • @mohance7635
      @mohance7635 3 ปีที่แล้ว +5

      7 sano ka hor ayaan ogaa broo🤣🤣

    • @dhalintaentertainment2284
      @dhalintaentertainment2284 3 ปีที่แล้ว +10

      No inabaga hbar gadir maahi xaradheere ayaa ku dhashay kuna soo barbaar galmudug cid walba dagto ogaaw

    • @hanadheykal8245
      @hanadheykal8245 3 ปีที่แล้ว +2

      Hhhh waligey ogaa

    • @mnz2028
      @mnz2028 3 ปีที่แล้ว +1

      War lp OG weeey qabiil hakudile

  • @abdiaziz7472
    @abdiaziz7472 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah wariye C/xafiid waa Wariye dhamaystirin saxib guulaysta.adiga iyo Fanaankaba.👏Anigu waxaan sugayaa Kin jamac iyo Illkacse😍

  • @mdirievlogs3479
    @mdirievlogs3479 3 ปีที่แล้ว +41

    Bilaahi ayn ku dhaartay sheekada caawa oo liil baliiil ka hdlyay dhanka qoyska anigaba wa ay i hayastaa
    Waxii rooon alla ayaa og
    aan sabarka badino🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺

  • @hilkashanshi2548
    @hilkashanshi2548 3 ปีที่แล้ว +2

    Lil balil wa fananka ugu aftahansan ugu hadalyaqaansan wlhi masha allah xigmada yaraan maleh aadna wuu udaganyahay waku tagera really

  • @abdikadirabdullahihussein2054
    @abdikadirabdullahihussein2054 3 ปีที่แล้ว +31

    Sharma boy soo qabo
    the biggest legend in Somali.
    Thank you Hajj Abdihafit and
    LB

    • @abdirahmaanburhaan5302
      @abdirahmaanburhaan5302 3 ปีที่แล้ว +1

      Shamr ilmo wye 😂😂

    • @omarhayow2750
      @omarhayow2750 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahmaanburhaan5302
      BARTEYDAA DHIGTAY

    • @najiibcabdi9566
      @najiibcabdi9566 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahmaanburhaan5302 hye manta muxu yahay

    • @Xxxtentacion_12134
      @Xxxtentacion_12134 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@najiibcabdi9566ilmo yar big moha ka weyn 😂

  • @ikkyyaisto8403
    @ikkyyaisto8403 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a tabarkalah liil baliil waligey waa wateysigi u horeyy een arko aad bixiso af tahan libaax lubaax dhalay wll madax korkiisa noo saran tahy from hargeiysa🤴❤

  • @thatabdikadir7431
    @thatabdikadir7431 3 ปีที่แล้ว +7

    lil Baliil Somali legend 💪🏾💪🏾

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 3 ปีที่แล้ว +2

    Lil Baliil waa Legend 🔥💯💯 wuu soo dadaalay wlhi. Dayax Dalnuurshe noogu xiji please

  • @ktamale2388
    @ktamale2388 3 ปีที่แล้ว +26

    Lii Bilal
    Iyo cabdi fitax
    Great interview

  • @hafsahusein8634
    @hafsahusein8634 3 ปีที่แล้ว

    Dadka waxa ugu caqli badan ugu faridsan ugu aftahansan dadka nolosha hoose kusoo koray waayo wixii ayay fahansanyihiin wlhy 👏👏👏

  • @ayaansahalyuusuf9482
    @ayaansahalyuusuf9482 3 ปีที่แล้ว +41

    Nolosha adag qof aan arkiiin 😢 nolalba ma arkiiin sidaan filayo

  • @cabdullaahiliibaan1033
    @cabdullaahiliibaan1033 3 ปีที่แล้ว +5

    wllHi__Liil__Balil_waa_Nin_Af_TahaN__wllHi__An_ku_FanO_inta_igi__Rac_San_☝️☝️_Taah

  • @farhiomohamed9899
    @farhiomohamed9899 3 ปีที่แล้ว +13

    Masha allh Abdi hafid alla yacizak wax wangsan bad bulshada u haysaa Insha allh Nimcaan Abdirahman xasan Hilaac ino so qabo adiga mahadsan ❤️💯🙏🇸🇴

  • @mohamudmohamedomar5082
    @mohamudmohamedomar5082 3 ปีที่แล้ว +1

    Liil baliil sharaf iyo Cizo korkaaga ha ahaato wll qaali
    Qof karaamo badan ayaa tahay runtii 🙏🙏💯❤✌

  • @cashojimacle8713
    @cashojimacle8713 3 ปีที่แล้ว +2

    Maansha alaah ilaahey ha ku xafido aqligaadana ha kuu siyaadiyo

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc maansha allaah habo macaan adigoo nin soomali ah ayaa tahay ogow calaf waa jiraa gabadhaada ha noqoto gabar Muslimad ah

    • @alikhan-jl4ej
      @alikhan-jl4ej 3 ปีที่แล้ว

      Inshaallah inay diinta sifcn u qadatoh u rajeenenaaa dumashideen

  • @ilyasabuukar3273
    @ilyasabuukar3273 3 ปีที่แล้ว +2

    Lil balil Rayvanny maso wada ilen Tanzania a dhahde Somali music to the world one love LB😍

  • @sharmaakeshariif374
    @sharmaakeshariif374 3 ปีที่แล้ว +56

    Culimadayada alaha idin Xafido 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 3 ปีที่แล้ว +2

    Cabdixafid this new studio is better than the old one. Audio is clearer good job.

  • @engcarab7872
    @engcarab7872 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah, Nin dhalinyara ah oo caqli badan sida quruxda badan ee uu arinta family kiisa burburey uga hadley, waxaan rajeynaa in aad ilmaha dartood markale u midowdaan oo aad is cafisaan isna dhaqataan in sha Allaah

  • @xamzikofficial5430
    @xamzikofficial5430 3 ปีที่แล้ว +14

    Mansha Alllah Abdiftah Mahmud Wad Dadaalaysaa Hore Usoco Fadlan Mohamed Ka Dheeri Soo Qabo.

  • @munierqader4171
    @munierqader4171 3 ปีที่แล้ว +22

    Khadar keeyow the one and only legendkaa soo qabo🔥🦁

  • @namkinghoussein9631
    @namkinghoussein9631 3 ปีที่แล้ว +14

    Keep going LB i love wll ❤❤I am from Djibouti 🇩🇯

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 3 ปีที่แล้ว +2

    Liil baliil inta ila argtay inoo fanaaniinta aduunka latartamayo like saar waw

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +11

    Liil BaliiL Waa Nin aad udun wanaagsan Sagu Lama Tartamo fanaaninta Somaliyed mana Ximiyo Ajaanibta Ayuu la Tartama

    • @shukrihaaji
      @shukrihaaji 3 ปีที่แล้ว

      Khalif ¹ kuugu qoran sidee ku samesay

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว

      @@shukrihaaji wlashay wx dhib leh maahan waa lagugu qoraya...👑

  • @fartunabdi8834
    @fartunabdi8834 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa fanaankii kaliya oo interview kiisa aanka helay waa qof funny ah oo caqli badan

  • @abdiqanimohamed2493
    @abdiqanimohamed2493 3 ปีที่แล้ว +43

    Awale Adan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 inta keen

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว +16

    29:08 #Wilasha iyo #Gabdha maqla. #Dardaran 31:02 #Legend wlhi we love you lil balil ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🦁 32:05#Bbc Ayaa lagu shegay Malin daweta Labada Qof oo isfuray waxeey ka jecelyihiin Malaha ineey isku so labtaan wa #Baritaan lasubiyay

  • @kingbashii7974
    @kingbashii7974 3 ปีที่แล้ว +25

    Lil balil hormar wcn brother peace nd love

  • @qaalimohamed5595
    @qaalimohamed5595 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah wiil wanagsan wiil ka yaabiyey cabdixafid 😀👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰

  • @LearnWithDiamond
    @LearnWithDiamond 3 ปีที่แล้ว +4

    Abdihafid Sxb, walhi waxa tahay dhiiri galiyo dhalinyaro, bulsho , umada soomaaliyed, waxan kugu taageero Aya ah codkagaga fasiixa ah iyo ina tahay wariye qiime badan leh allah ku xafido wllkeyga .
    From -Aabe soomaliyeed

  • @mubariksamofficial8495
    @mubariksamofficial8495 3 ปีที่แล้ว +1

    Walahay ilahay been loogu ma dhartee nin kan waa legend ninkan waa ninka kaliyata aan xaqirin dadka vans kiisa ah ama dadka kale caan kaba nin kan waxaan leyay hurumar baladhan iyo guulo badan oo nolosha kamida yaan urajaynayaa keep going may brother lil balil legend never die 😘❤🤴🥰

  • @kingmc82
    @kingmc82 3 ปีที่แล้ว +64

    The legend the legend lil baliil king of rap

  • @justmaazim1208
    @justmaazim1208 3 ปีที่แล้ว +7

    Next time legend idil barkhad omer noo keen big fans u ahay Abdixaafid big respects

  • @taamirbinxaaji1050
    @taamirbinxaaji1050 3 ปีที่แล้ว +11

    22hours 45k views isbuuc 100k views hala gaarsiyo madaxweynaha mustaqbalka horay usoco dad caan aho fara badan waan ka sugeena i.a🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @hamdatimiro8890
    @hamdatimiro8890 3 ปีที่แล้ว +1

    Liil baliiil aftahan waye jawabihiisa mansha Allah weye

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 3 ปีที่แล้ว +2

    Lil balil leggen wlhi nin kani Wuu tagay ilhy isha ibni aadamka haku dhaafiyo🙏🙏

  • @faryarmuusa9323
    @faryarmuusa9323 3 ปีที่แล้ว

    Inta ila aragtay inu lil baliil fanaan weyn ahayn like dhac

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว +4

    #Lilbalil Speaks with full energy Maa shaa Allah. #Rox #Rox #Rox #Rox #Rox #Next

  • @filsanhassan8580
    @filsanhassan8580 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah aqliga waa heybad uu alle kusiiyo Masha Allah waa WIIL da,Yar misna aqli badan nolow intay noli jirto wariye qiima badan ayad tahay Masha Allah adna Isha cadawga allaha kaaqabto

  • @lifeofifka
    @lifeofifka 3 ปีที่แล้ว +5

    I am a big fan of yours I just find out about your TH-cam channel keep going inshallah

  • @Somalimedia0
    @Somalimedia0 3 ปีที่แล้ว +2

    Liilbaliil nin hadal yaqaan ah fanaan aana dhulka dhicin keep going bro

  • @bashirabdulkadir1263
    @bashirabdulkadir1263 3 ปีที่แล้ว +55

    Msha allh, Runtii dhalinyarada RAPka qaada, Fikirka Aan ka haystaY cawaa Ayaan Beensaday, xaqiqatanna maan moodayn In sidaan Ay u karti badan Yihiin, Garaaad Iyo maan fayow oo Aragti qoto dheer cuskana Ay huwan Yihiin.. lkn waxaan U haystay Niman iska Ciyeel macno maleh ah, oo Bood-booda Uun.. LP Horay usoco wlle, waan Jeclahay Qofka sidaas U fekera mnsha allh.. Abihafid Ku mahd sanid Guclaha🏃‍♂️ Iyo maalin Guurka aad barnaamijkan Qiimaha badan taabagalintisa ugu Jirtid. Waxa laga yaba Dadka qaybtood in ay iska dawadaan Uun iyagoon Dulucda Barnaamijka fahamsanayn, ama wacyiga Toolmoon ee Uu kuqotomo.

    • @abdirahmanahmet1
      @abdirahmanahmet1 3 ปีที่แล้ว +3

      Wllhi sida u argtey si ka wangsan aurkey 💯 hdalkisa qiiru igu rabey wana landhere banankisa ku dhacy💯💪💪💪

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 3 ปีที่แล้ว

    Waa sidee si xikmadaysan ayaa wax loo waydiya Qof ka Qoys faqiira adeer somali oo dhan ayaa qalbiga ka fiqiira war kale ma haysa wariye lil Allhdullh walid karti leh ayuu ka dhashay oo aqoon leh Mansho allh aaabo nolosha barey dhabta ah keeb going wllky baliiil👌✌️💪

  • @salladosman9344
    @salladosman9344 3 ปีที่แล้ว +3

    Qofka inuu noqday inuu hore uu socdaay ama inuu naftiisa hore u so cotay, wixii uu soo maray kama uu faano mana qariyo. 😇👍🏾👍🏾✌🏿

  • @deqofarah3136
    @deqofarah3136 3 ปีที่แล้ว

    Wiil fiican baa u egtahay I wish in aa Somali gabar ah baa jeclaanlahaa in uu guursan lahaa

  • @halimoadan886
    @halimoadan886 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah habo aqligaaga allaha kuu barakeeyo Aqyaar

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah intaan arkayey fanaan somaliyeed ee la wareeysanayo waa kii ugu wanaagsanaa. Guul Cabdi Xafiid iyo liil Baliil

  • @farxiyopasto4202
    @farxiyopasto4202 3 ปีที่แล้ว +4

    Abdihafid the best wariye somali igu jecelahy keep going liibaliil waa wiil qalbi fiican 💯💯💯🙏

  • @firdaussheikh4817
    @firdaussheikh4817 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah may Allah protect you my brother salaad. May prayers is with you. Love you as my youngest brother

  • @meeraysichanel3226
    @meeraysichanel3226 3 ปีที่แล้ว +5

    Liil baliil the one and only somali legend

  • @nasriinxasan7236
    @nasriinxasan7236 3 ปีที่แล้ว +1

    Wareesi in badan aan sugaaye
    La'aantaada waxba masuurti gali laheyn mhdsnid wllkeena abdixafiid allaha kubarakeeyo♥️💯🙏🙏

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 3 ปีที่แล้ว +3

    *Hadad wareysiyada wariya cabdi xafiid aad dhaman wada dawatay like ta isku muuji*

  • @kiindhaladabdulla444
    @kiindhaladabdulla444 3 ปีที่แล้ว +2

    Liilbalili waa wiiljaclhy abowe wanda wanqadan👌😪

  • @iidleaxmed8010
    @iidleaxmed8010 3 ปีที่แล้ว +31

    Abdigafidow wl iyo ader culimada no soo casuun sida abubKar fananinta wax faido ah malahee please.

  • @mohamedabdiahmed5923
    @mohamedabdiahmed5923 3 ปีที่แล้ว +2

    Abdihafid Guuuuuuleeeeso Boz Xfdulah Aaad ban ula dhacay barnamijka🤗👑🙏

  • @hassanabdi527
    @hassanabdi527 3 ปีที่แล้ว +24

    Liilbalil legends of rap

  • @hafsohassan6131
    @hafsohassan6131 3 ปีที่แล้ว +6

    maasha allah fanaan miisaan iyo dagaann leh ayaa tahay wllky liil balil

  • @maxamedcali1668
    @maxamedcali1668 3 ปีที่แล้ว +77

    Canbdi xafid wariye culus waan ka qaday salanta aad iso dirtay midne ogow wiilkeyga xaga maskaxda waa nin weyn o wayo araga inkasto uu yaryahay

    • @abwaanshiine1
      @abwaanshiine1 3 ปีที่แล้ว +3

      adeer Maxamedow Salaad waa hadlay. sinji waa ma guuraan kkkk salaad adna asc walaal.

    • @ahmaz77sergio18
      @ahmaz77sergio18 3 ปีที่แล้ว

      Mashllh wilkagaaa lil balil wayaa araaag wayo

    • @zamzammohamed8803
      @zamzammohamed8803 3 ปีที่แล้ว

      M.allh adeer allaha Ku dayoh

    • @naimaabdirashiddahir2212
      @naimaabdirashiddahir2212 3 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah adero aabe sxb la ah ilmihisa wa ka muqataa

    • @mumtazmuse1698
      @mumtazmuse1698 3 ปีที่แล้ว

      Wllkay jiroo joog wa malintii igu kaa horaysay een ku daawado ilaa xad ayaad u fiicanty una thy af tahan

  • @kingiskaflimsvlogs7681
    @kingiskaflimsvlogs7681 3 ปีที่แล้ว +3

    Lil Balil Allah haku xafido brother ❤️💯

  • @kimah9855
    @kimah9855 3 ปีที่แล้ว +68

    I have to comment again" Liil Baliil is a young guy. I've been over 20years in Europe, and I know that if you are a foreigner is very hard to lived a country that isn't yours how you wanted. I understand our somali brother hes opinion, but he's our own blood marka" Being with a cadaan or ajanabi" is not good. They don't understand our culture or our Diin. So my waano is him to stop what he's doing isn't right😊He's ignoring the fact walahi. East and west home is the best. He needs a Somali woman with same laungue and culture. I know he's new in qurbaha" he will undearstan one day when he get married and they divorce. Walahi I see so many of our brother's who were married to ajanabis what has happened to them. May Allah protect him from ajanabi and sheitan inshaAllah.

    • @abdifatahalimawel2003
      @abdifatahalimawel2003 3 ปีที่แล้ว +4

      Good advice...

    • @maryanahmedali2084
      @maryanahmedali2084 3 ปีที่แล้ว +1

      The day he will release that it will be to late to be honest

    • @bashirqasim2857
      @bashirqasim2857 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc waa wiil wanaagsan, waxaan la qabaa walaalkay Kimah markay guur timaado gabar Somaliyeed cid kale haku doorsan, calafba waa meel. Qurux muuqata iyo mid qarson oo cid kale kula tatami karin kuna xaragon kartid. Dumarka ajnabiga intaa adi fican tahay ayey fican tahay ama magac, ama maal aad leedahay. Intaa malintay kaa waayan waa cagta saar wada, waxaan ka hadlayo waa waxaan hubo inaad ku tanaadayso labada daarod.

    • @kimah9855
      @kimah9855 3 ปีที่แล้ว

      @@bashirqasim2857 Shukran for your opinion🙏

    • @bashirqasim2857
      @bashirqasim2857 3 ปีที่แล้ว

      Adigaa mudan

  • @muztaphe_ozman3270
    @muztaphe_ozman3270 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a allh lil balil waa quran xiftiiiii 🙋‍♂️

  • @abdirisaaqkaraama5610
    @abdirisaaqkaraama5610 3 ปีที่แล้ว +3

    Legend abdihafid keep going mrkaan ilkacse qays nosoqabo Team qeys lik dhac

  • @Gaashaanle-Sare
    @Gaashaanle-Sare 3 ปีที่แล้ว +2

    waa cunug yar oo humble ah. isla weyni kuma jirto asagoo fanaaniinta kale liidin ayuu hadana dhahay waan ka badiyay.