Nin Garoob ah intaadan Guursan 5 su'aalood weydii Haddii kale waad ka shallayn Doontaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 47

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 ปีที่แล้ว +4

    Jecliyaa sheekh faaruuq runta Ayaan ku jeclahay illaahay adigiyo reekaagaba haku xafido aamiin

  • @anabise5112
    @anabise5112 ปีที่แล้ว +4

    Nin aan kala taknay caruuurtiisa wuu bilaa wuuna xiriiriyaa alhamdoulillah nimanka o dhan isku mid mahan alhamdoulillah

  • @kkkkku88
    @kkkkku88 ปีที่แล้ว

    Isoo duceeya muraad culays iga saaran idinkana wax walbo ilaahay raali ka ah ilaahay ha idin sahlo ducada waxa fican marka walalaha ku duceeyan ilaahay hanaga wada farxiyo ya rabi aamin ..

  • @naimamohamedaa1731
    @naimamohamedaa1731 ปีที่แล้ว

    Muraad baan leeyahy walaaladey isoo duceya culeska Alle ha iga qaaado😢😢😢

  • @SahrAli-sv7cf
    @SahrAli-sv7cf ปีที่แล้ว

    shukrn shiikh

  • @halimoismael3312
    @halimoismael3312 ปีที่แล้ว

    Naagaha qaar weyba jecelyihiin nimanka sidaa uxun anee igu dhacday anaa furay majecleen ayuu ugu sheekeenayaa waaba lugu sasabaaa yaaab ayadoo gabar ah ayay guursaday ninka aan kala tagnay alxmd anga waan ka nastay

  • @isabellaali7835
    @isabellaali7835 ปีที่แล้ว

    Alla maxan mar here iiga sheegi weysay😢😢😢😢😢😢

  • @saabrinabdi6330
    @saabrinabdi6330 ปีที่แล้ว +4

    Hada la weydiiyo ma asiga runta ku sheega hee

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว

    Sheeikh nin garob ah aya xarir naga daxeya wan ska ronyahay lakin hada taladadi aya qaday o wan iska dafa inshallah 🙏 badal qeer qabo mahasanid 😢gabdow iska dafa ningarob ah qeer maleh😅

  • @maryammohammad3585
    @maryammohammad3585 ปีที่แล้ว

    Sax wallaahi❤❤

  • @leyloxusen3809
    @leyloxusen3809 ปีที่แล้ว +1

    Wcs sh cabdulaahi faaruuq waankaaqaatny slnta amaal iyo abtigeet iyo hooyaded ilfs xageey kudambeeyeen walhi waan uxiisy dadkaas muuqaalo masoogiliyaan sanatyadaan

  • @hodanbarre8237
    @hodanbarre8237 ปีที่แล้ว

    SHEEKH waxn lasocod nin naga furey Lakin carurtisa wubiliya Lakin anig marakasd xu igacodsada guura inan inabadan shekeysan ma jeceyla ana waan kamereysata kawaran

  • @milgoawad5206
    @milgoawad5206 ปีที่แล้ว

    Sheekh gabar dhalin yar ah iigu soo ducee oo guurkii ka raagay. Inshaalaah.

    • @ubaxxusein
      @ubaxxusein ปีที่แล้ว +1

      Guur qeyr qaba allaha usahlo insha allah istiqfarta badi dheh iyo saliga nabiga scw

  • @haawolool1860
    @haawolool1860 ปีที่แล้ว

    masha allah sheikh ilaahey haku xifdiyo waan kaa faaidaa inta badan jazaakallahu kheyr ani nin xun ilaahey wooba idhaafiyaa alxm waxaa fiican noloshaa rabtid inaad ku noo laatid oo ilaahey raali ka yahay qof aa na jecelahay

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW ปีที่แล้ว

    Af Somali nin❤garoob lama dhaho 🙈

  • @khadarmustafe6852
    @khadarmustafe6852 ปีที่แล้ว +4

    😢😢😢😢😢 nimanka dhamaantoodba waa isku mid waana isku dhaqan

    • @dagancali754
      @dagancali754 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhh adi ma nin ba tahay mise nag

  • @malibonz
    @malibonz ปีที่แล้ว

    Wale anay Igu dhacday taas been madan ishegin shiiq

  • @Rahiilah
    @Rahiilah ปีที่แล้ว

    Allow ku barakeey Sheikhow🤲❤

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 ปีที่แล้ว

    Allaha ku xafido sheikh

  • @faraxmohamed3278
    @faraxmohamed3278 ปีที่แล้ว

    Thanks you

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 ปีที่แล้ว

    Your so right ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nrcabdi
    @nrcabdi ปีที่แล้ว +1

    🥺🥺..😮😮 Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega.
    Waxaa jira dad naftooda ka been abuurta oo balaayo aan ilaaheey gelin dusha iska saara balse waxan ka hadlayo waa sida ilaah ogyahay. Ma jeclayn inaan cidna u cabto ilaaheey mooyee balse waxan ahay nin dhalinyaro ah oo ilaa hal sano iyo bar ku jiray xaalad caafimaad iyo mid nolol oo liidata islamarkaana aysa jirin cid kale oo garab u ah. Waxan ahaa qof waxbartay oo aqoontiisa ku shaqaystaa balse maanta ma awoodo inan ka faa'iidaysto cilmigayga xaalada aan ku jiro aawgeed. Xitaa hooy iyo guri malihi oo masaajidka ayaa deegaan ii ah, mararka qaarna ma helo waxan cuno maalmo isxiga. Walaal xaaladayda qoraal kuma soo koobi karo ee garab ii noqo oo iigu hiilli duco iyo deeq waxaad awoodo. Moobeelka xitaa qof walaal ah ayaan si kumeel gaar ah uga qaatay anigoo rejo ka qaba inaan helo walaalo wax i tara. Magacaygu waa Cabdulqadir Cabdi
    252 617313184

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 ปีที่แล้ว

    Wcs wr br sheekh Masha allah xifdullah Thanks ❤️

  • @MulkiAliMohamed-ix3mk
    @MulkiAliMohamed-ix3mk ปีที่แล้ว

    Shiiqow waan ku wataa

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 ปีที่แล้ว

    Waa run

  • @fartuunmire5545
    @fartuunmire5545 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰👍👍👍✅✅🥰👍👍

  • @umurashaad6869
    @umurashaad6869 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂mashallah shukran sheekh badbado

  • @MohamedAbdi-tp6th
    @MohamedAbdi-tp6th ปีที่แล้ว

    Mar hore ayad noshegilahyd wakhtigan maxa

  • @umumaxamed2149
    @umumaxamed2149 ปีที่แล้ว

    Sheeqow isoo duceey sixirka lacusboonaysiiyo ayaa ladhibanahay kudo 2sano ah was iga codsi

  • @liibaanliibaan-qe8xw
    @liibaanliibaan-qe8xw ปีที่แล้ว

    Shiiqow nin garoob majarii isheeg

  • @user-cf2lj7pz9e
    @user-cf2lj7pz9e ปีที่แล้ว

    Asc

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 ปีที่แล้ว +2

    Hadu been sheego ka waran sheekh see lo ogaanaa

  • @suhuraahmedsuharaahmad6044
    @suhuraahmedsuharaahmad6044 ปีที่แล้ว

    Anaaba buriyay mid i dahay naagteydii hore waa naag xun o araajo ah😁

  • @FatimaAbdisalan-gz5kx
    @FatimaAbdisalan-gz5kx ปีที่แล้ว

    Allaah Runta kugu jecel nahay sheekh badbaado

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 ปีที่แล้ว

    Sheekhoow midka reer leh oo caruuri joogto Maxaan weydiinaa asagana cashar dag dag ah nooga soo samee

  • @mohamednur2163
    @mohamednur2163 ปีที่แล้ว

    Nin garoob kulahaa 😅

    • @haliimoali1043
      @haliimoali1043 ปีที่แล้ว

      Waa garoob dee marba haduu naag so maray

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 ปีที่แล้ว +1

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍❤❤

  • @sulekhoali1266
    @sulekhoali1266 ปีที่แล้ว

    Wayba dhahaan naag xun bay ahayd waan cayriyey

  • @Ahlaam638
    @Ahlaam638 ปีที่แล้ว

    Sheikh I caawi odageyga baa la sixray

    • @ubaxxusein
      @ubaxxusein ปีที่แล้ว

      Quraan saar adigana saliga nabiga scw badi salaatu leylka duko illaahey ubari illahey haku caafiyo abyo

  • @user-cf2lj7pz9e
    @user-cf2lj7pz9e ปีที่แล้ว

    Asc

  • @user-cf2lj7pz9e
    @user-cf2lj7pz9e ปีที่แล้ว

    Asc

  • @user-cf2lj7pz9e
    @user-cf2lj7pz9e ปีที่แล้ว

    Asc