«اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
Sxb muqaladada WA muqalo wcn ado wayn iyo shekoyin ka xigmadesan oo ad so jedinaysid kama cajiso bro horay usoco dhmn Ani iyo inta kugu xidhan adban ku jecelnahy
Mida 8 walhy any ihaysta nin aan rabinba Inu wax bixiyo garashana laheen markad wax wadisana kula meraysanaya iska daa shopin u bixiye duqarta waxa lagu so ibinayo laga tugayo asago hayo lacgta ilahy hano hagajiyo nimanka
arinta wakhti balanta mar mar iyo laba waa wax la garatay lakin mar walba ma wanaagsn, balantu qofka markay muhiim agtiisa ka tahay wakhti Isu diyaariyaa
«اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
صلي الله عليه وسلم ❤
Mahadsanid Ustaad, Ilaahy Meel kaste eed joogtaba hakugu xifdiyo
Wllo ayuub ilhay caqliga hakuu barakeeyo wlhy masha allah muxuu ilhay caqli wanaagsan iyo cilmiba ku siiyay dhamantood waa run gaaridaad qabtidba nasiib leh ilhay haysukiin barakeeyo
Adiguna sidoo kale
Subxanallaah maxad waya arag tahay 💯💯 ilahay aqligaga haku barakeyyo ayuub
ᴀʟʟᴏᴡ ʀᴀᴍᴀᴅᴀɴᴋᴀ ɴᴀʙᴀᴅ ɴᴏɢᴜ ɢᴀʀsɪ☝💥💕🤲
Waxaan soo gudbinnaa kheyrka fadlan Nagu dhiirri galiya جزاكم الله خيرا 🧡🙏
The best teacher❤
My teacher 💞💞
Thank you brother 🙏🏼 💙
M.a *our* *teacher* allah ku sharfo❤🙏
Thank you teacher🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏❤❤❤💯💯💯
صلي الله عليه وسلم ❤
EEBE HAKUU SI YAADIYO CAQLIGA WLL MNSH LH 🥺🤲❤️
Jazakllah khair brother Ayub May Allah reward you.
Asante mwalimu
Baraaarujihaa walaalaha,walal allaha ka abaal mario adun io aaqiraba ayubow
M.A ustad Alle haku xafido
Masha Allah ❤️
Mash allh ustaada ayuub alle haku sharfo
Mansha allah
Allah haku barakeeyo ayuub axmed.
Wcs Maclin mash allah allah ku dhawro
Mansha allaah macalin ayuub ilhay haku xifdiyo ❤❤❤
Ayuubow maykarafoon dumarka uhadla ayaad noo tahay runtii Allaha ku barakeeyo.
Ayuub wllhi psychologist Ayaad tahey gabdhahaba aqoob fiican Ayad uledahey
Mahadzanid macalinka ayoup
barakalahu laka ,yaa ustaad
Maskaxdaad quudisaa masuul keep going . Waanu u baahanay fikradahaaga dahabiga
Ustaad mahdsanid
Allaha hakubarakeyo brother
Ayubow anaga casharkayagii waad nagala gaabsataye raguun baad baryahan ka camirtee bal noso dadaal
Waan soodheereyay Alhamdulilaah
Masha allah aqliga allaha kudayo wll🔥
thanks ayup ahmed 🥰
mr ayuub wllhi waa ninka keLiya ee aan fikirada aadka iyo aadka u macquuLka usoo doonTo fadLan Haloo share gareeyo oo channeLka aan La socodsiino wlaalkan sababTa oo ah waxaan inaga qarsoonayn inuu badi inaga wakhtigiisa inagu bixiyo oo videoska uusameeyaa ay yihiin videos uu aad iyo aad usoo naqeeyay oo uu inagasoo Hubiyay Thankz wll qli💟❤❤
No kaligaagi
Thanks sxb suhyb waan ku taager san ahy
Think you ayub wll
Sxb muqaladada WA muqalo wcn ado wayn iyo shekoyin ka xigmadesan oo ad so jedinaysid kama cajiso bro horay usoco dhmn Ani iyo inta kugu xidhan adban ku jecelnahy
mowduuc muhiim ah waaye wlhi
Wlhi wll Naagta ku heshaa nasiib le nin wax bdn ogayadthy
""Kaalay horta niman kuma soo wacaan miyaa ?"" 😆 🤣 .... wlhi wan qosly jazakalh ustaad
Ustaadow mar wlbo dumarka ka hdsha xirirka ragga falo ka bixi
ASC. Macalin. Aya tahyi. Msha Allha bro. Lkn. Qof IGA amusanay mxa la dhahaa Taasi
Tnkz macalimuu🖤🖤✌️
Ustaad ayuub karaamo dushaada ha ahaato😍
Waxaan ahay qofkii ugu horeeyay oo
Vedio-gaan like saaray☺☺☺☺☺
Ninkaan wlh waa macalin waaye💯
ustaad mahadsanid
My teacher
masha alaah
Mida 8 walhy any ihaysta nin aan rabinba Inu wax bixiyo garashana laheen markad wax wadisana kula meraysanaya iska daa shopin u bixiye duqarta waxa lagu so ibinayo laga tugayo asago hayo lacgta ilahy hano hagajiyo nimanka
Dee maxa ku ag qofka noocaasa
@@xamdixaaji4178 maxan samyn kara de ilma mesha jogee
Ustaad legend
Wll ayuub alle aku karaameeyo
شكرآ ايوب
Atub ahmed ustad jasaka allh 😘😘😘
Thank you brother
Asc bro thanks
Mahad sanid ayub axmed teacher ninka kaliyeen wax kadhagaysto allaayaxfadak
9:19 war nio dumarka wakhtigan
Ragga u daran bay jecelyihiin
Wllaalow ma jecline kadaa sidaa☺️
Thanks walal
Alle haku barakeeyo walalkay
Hedhee ayuubow dumarka wad kuayara dheeratay ragu waxyabaha aay sameyan ma aragtid misha mise wa diifan ninneed my teacher
Team suhayb
Mahadsaniid
Nice advice
Abdiqani iyo kamaal meeshan lakaa rabaa inaa dhgeysatiin
Wcs ustaad❤❤❤❤❤
Thanks my teacher
Wall wan kujecelahay allah dartiisa
Mahadsnid ustaad ayuup
masha allaah
Mhdsanid ustad
Wllhi qodobadaan waan kugu wada raacay waayo waan uso joogay dhamaan
Runti waxbadan ayaa ka faaiday barnaamish kaada mahadsanid
Ninkani waa saaxibu caqli dhalintay la socda waanada wiilkan cajiibka
Wallkay qali alle hakudayo
arinta wakhti balanta mar mar iyo laba waa wax la garatay lakin mar walba ma wanaagsn, balantu qofka markay muhiim agtiisa ka tahay wakhti Isu diyaariyaa
M a brotherkie ✊✅
M.a
Welcome back
Wcs ustaad saxiiix wlla
🤣 🤣
@@waqaalstudio758
Mxaa dhcy hee
M.a bro mine thanks
Legend
Mansha allaah
Well done dear brother 💯🙏☝☝🙈🥰
Mashaallah
Mahad sanid teacher
Asc sxp ayuub videoyadii hore aa away
Thanks mcln
Wow😲
waa arrin Fiican
0ro keep going
Mhdsanid ayupii ❤️❤️❤️✔️
Shukra 🙏
❤😊
Wcz wraxama bro Ayub
m a wll qaali ah
I love,t🥰
Asc wll sln kadib wxn ahay dadka ku xiran channelkaga dhabti waxan ka faa idey wax bdn Allaha haku xifdiyo blse wxn jeclan lahaa ereyga reeer badiye adan dadka ugu fasiirin wax xun... waxa ila qrxn ereygaas in ad ku badasho ereyo kle oo ka duwan sbbto ah waxey eraygas u kaanayaa qofkasto dhulkaa baadiyahaka yimid in uu maskax xidhan yhy ama qof qalafsan yhy tasne ma aha wll Mhdsanid.
M.a Wllo
Ok abitiyo
M. A wllksyaN