Macalin ilahayba inawata marka islamka cid wax Ka qadi karta ma jirto hada SE dad colooshoda ushaqaysatal ba mamulaya islamka marka inta ay dadkasi mumulayan guul ha rajayn balse Insha Allah waxa so baxaya rag aan xita hub Ka baqanayn Insha Allah
Sacuudiga iyo wadamada kale Kama hadlikaran sababtoo ah xilligi nabigeena scw waxaa jirtey wadamo ay dhihi jireen (Innattabi'a macaka alhuda nutakhattaf minardina) Marka kuwani na was sidaas ookale
Alle ☝ weena waaxida ah umada muslina ah alle qeyraada farabadana ku siiye muslina alle garanawaaye aduunayada ku nuuriya ☪️ 🕌 🕋 ☪️ muslimiinta lehe quruxiisa rashulkeena scw osmaanta aamisana yahaya taasana mida gafo alle diintiisa ilaaliyo kuna dharteya xaqiisa alle bixiyo waalida tuuganimada
Iimaan iyo hadaan kutiirsanaano Alle. wuxuu yire Alle badanaa in yar ama awoodyar oo ka adkaatay kuwo badan oo awoodleh . Haday Alle daraadiis ay isku kaashadaan Rabi garabkooda buu galayaa oo way guulaysanaayaa.
Ma waxaa rabtaa inay carabta na adoonsato qof walba isago diintiisa haysta Alle na caabudaya dalkiisa ha haysto uaa carab cawaan ah o aaminsan inay dadka kle ka sareeyaan wax walba la wadaagi kara
Arrinta ah khiyaarka keliya ee Islaamku ku midoobi karaan wa khilaafada saxmaaha. Waxa jira styles badan oo lagu midoobi karo oo la kala dooran karo. Wax u diidaya ma jiraan inay siday doonaan isku maamulaan
Taas aad sheektay ma aamunsani Anni waayo daalibaan maxaa looga arkaan waayay geesinimo iyo muwaafaqo Bas ayay rabta kaliya shidaalka hadii ay goostaan Reer galbeedka intaas Ayaa Ku filan
Taariikhdii madawbayd ee ka dhaxaysay khilaafoyinkii muslimiinta iyo bulshada afrikan ka ah ee madaw waa mid Taariikhda ku xusan Hadalkaa faraha badan eed akhriyeynayso iguma socdo ninyahaw Hadaanu somali nahay maxay dantayadu ku jirtaa ayaa noo mihiina
Horta waxan la yabanahy hogamiye kasta o muslim ah oo geesi ah wala rida kadib na wala dila aso lo adeg sanayo dedkisa maxey ku dhacday tas midkasto geesi ah oo gaalada ladagalaman waxa lagu magacaba argagixiso wlhi islamka ayaga isku yelay in lagu dul socdo wadan kasto islam adunka manta wa mid bur bursan halka galada ay raaxeysanayan
ISKU SOO WADA DUUBO WAXA MAANTA WADAMADA ISLAAMKA SIDAA U DULEEYAY WAA IN KITAABKII ALLE KA TAGEEN GAALANA ISU DULEEYEEN ILAA MAALIN WALBA KOODA GEESIGA AH EE SOO BAXABA LA DHAHO WAA ARGAGIXISE HALA DILO WAXYAABAHA AAN IS WEYDIYO WAXA KA MIDA WELIGA MAQLI MAYSID DIIMAHA KALE EE AY GAALADU HAYSTAAN ARGAGIXISO WAX LA DHAHO BAL MIYAYNAN CAQLI LAHAYN OO IS WEYDINAYN WAXA DIINTEENA OO QUDHA ARGAGIXISADA KA DHIGAY
Fula yaala turkiya ah OK muslinimada caraba coolasha ka bugaboo iska dhimo aduunayada ku qasa awala turkiya caayeso aqwaani xayaanita caraba ehela ah yuhuda ah mida 🇺🇦 laguma gabana karo ruushiyo OK 👍 aqoona ulehe meeshow galo alle ku guula alle ku siiyo
Turkiya ☪️ muslimiinta ahaa isralii awala saxiiba Turkiya taasa mida lagu sumeya Turkiya wadankoda iyaga iskaga dhigeya Turkiya fuli laa caraba xasidka ah coolasha saxiiba ah
Waxas oo dhan waxaa daba dhilif ah u ah ama u Ola olaleeya America 🇺🇸 ama mareykanka Jordan W bush ayaan la hershiisay qolada masooniyiinta ama macabadka fardooleyda kaa ka soo hayaamay dalka Iraq 🇮🇶 qaastan magaalada baabil in islamka laga qaado hantidooda dhulalkoodana laga dhigo kuwa faqri ah waayo sababta waxaa weeye mareykanka iyo inkariiska iyo talyaniga iyo faransiiska intaba waxey ogyihiN islamka hadii aan lafu mashquulin ama hantidooda dhulka lala kalin in kaboocda iyo amnigooda iyo kala dabeyntooda noqoneyso 1 far waayo ka dibna waxaa lala Shiray intuu xilka soo fuulin Jordan w bush waayo madaxweyne walbo waa la waydiiya shir aan saaxafad joogin oo hoosaad ah marka amarada mansooniyiinta waxey u siiyen ama eey taageereyn gaalkii yahuudka ahaa ee JordaN W bush balse awood waa tii Rabi marwalbana waxaan aaminsanahay hadii eeynu nahay Islamic guul guul guul ❤
War waxaa tahay maskiin wax masjid waa reer galbeed sahnuuyadda waxay ka kooban yihiin dad meesh lagu abuur oo magac yuhuud ku jooga yuhuud waxay in tabadan ku nool yihiin wadamadda islaam yuhuud marako yuhuud yamen yuhuud suuriye yuhuud gees Africa yuhuud iiran yuhuud turkey yuhuud masar dadka yuhuud inta badan waxay ku nool yihiin caalam kuwa had dad xasuuq yuhuud reer galbeed EE bacrimis ah kuwa quumo luudiyaa wax naxriis maleh
Hadii muslimiinta dunida korkeeda lagu ciqaabo kadibna gaaladu iskugu tagaan malaga yaabaa in ay lasoo laabtaan khilaafadoodi malagayaabaa sidee ayay u suuro gali kartaa fadlan nooga soo samee falanqayn
Muslimiiin baa ka hadlaysaa haddana qariiradda wadamada caarabta ayaa soo qaadatay adigoo ku daray soomaaliya. Soomaalidu ma carab baa? Ama kuwa ku waashay carabnimada baa tahay, iyagoo u maleeya carabta in ay janada masuul ka tahay? 🤐 Marka hore ku faan inaa soomaali tahaya sida muslimiinta kale sida afghanistan, iiraan turkey iyo musliinta kale ay ugu faanaan waxa ay yihiin!
M.a sxp cilmigada allha ku siyadiyo qof loo bahn yahy bulshada dhaxdeeda guul iyo gob nimo i.a all muslims
masha allah, xaqiiqada ayaa kahadashay, Allah kuu ziyaadiyo waxaa umuuqataa qof aqoon leh, muslimiintana Allah ugargaaro.
Ku dhawaad sanad aya kugu xiranyahy malinkasto video Yashada daawado cilmi I kordho
Ilahy haka ajarsiiyo amin
Zxp aqoontahan baad tahy siyasadana halkay u socoto wad garanysaa ❤ horena uguma dag dagtid masha alah❤
❤ mansha allah c.rashiid waxad tahay shaqsiga keliya ee fahma waxyaabaha ay dadku is waydiinayan waa waxan kuu taageero taasi hore usoco wllo❤
Meel dheer bad ka fakartey ustaad thank you wakhtigaaga qimaha leh.ilahay islaamka ha quweeyo oo ha mideeyo amin
Mawwduucan oo carabi ah ayaan hore udaawaday markaa waxan jeclaystay talow yaa somali uga dhiga umadda somaliyeed adiga ayuuna noqday qofka hawshaa qabtay mahadsanid ❤
Tageero ayay laba gacmood tamar kuyeeshaan. Aduunka far ayaan ugu yeedhi lahayn hadii isu duubni jirto.
Macalin ilahayba inawata marka islamka cid wax Ka qadi karta ma jirto hada SE dad colooshoda ushaqaysatal ba mamulaya islamka marka inta ay dadkasi mumulayan guul ha rajayn balse Insha Allah waxa so baxaya rag aan xita hub Ka baqanayn Insha Allah
فجزاك الله خيرا يا اخونا العزيز ❤
اللهم انا أعوذ بك من البخل والجبن😊
Thanks 🙏 bro magac la heshay waa dadkoda uxogbadanyal carabat kursi iyo magac lacag dahab iyo xumunka❤
Allahu akbar. Allah ayaa noomaqan
Lo aan iska dhigney ayagane Kibaax kafib
Isku duubni la aanteeni
Calool xumo badanaaa
Sacuudiga iyo wadamada kale Kama hadlikaran sababtoo ah xilligi nabigeena scw waxaa jirtey wadamo ay dhihi jireen (Innattabi'a macaka alhuda nutakhattaf minardina)
Marka kuwani na was sidaas ookale
Insha all guul muslimiinta😢😢😢
Allahu akbar meeshaan yurub qoxoiti knahay Ayaga ayaa anaga qoxoiti noo ahaan lahaa yaah.
Aduunyo
Inllillhi waa inaa illhey rajicuun alla kariiim
Alle ☝ weena waaxida ah umada muslina ah alle qeyraada farabadana ku siiye muslina alle garanawaaye aduunayada ku nuuriya ☪️ 🕌 🕋 ☪️ muslimiinta lehe quruxiisa rashulkeena scw osmaanta aamisana yahaya taasana mida gafo alle diintiisa ilaaliyo kuna dharteya xaqiisa alle bixiyo waalida tuuganimada
اللهم اعز الاسلام والمسلمين
mahadsanid walaal iyaga awood leh hadii aanay aduun jacayl ahayn
ilaahoow sharafta islaamka noosooceli anagaa iska qaadnay eh❤❤❤❤❤❤❤
Qof ilhay hesto gal kama baqo wllkey ilhy xaqa ha toso Islamka o dhan 😢 falstein ilhy ha o gar garo 😭🤲
Iimaan iyo hadaan kutiirsanaano Alle. wuxuu yire Alle badanaa in yar ama awoodyar oo ka adkaatay kuwo badan oo awoodleh . Haday Alle daraadiis ay isku kaashadaan Rabi garabkooda buu galayaa oo way guulaysanaayaa.
Jiilka danbe ee caaalamka idinkaa hoogaamindoona ee dhalinyarada said waxdigaliga inshallaah
Ilahey hakadul qaado cadowga Reer Falastiin. Muslimkana allaha mideeyo kuwa isku hiiliya allaha kadhigo.
Yaa Allah nagu miday calanka TOWXIIDDKA hooostiisa .Aaamin
Macalin m.a guul ayan rajeyneenaa
Waa hal shey walal. WAA ADUNYO JECEL HESTA MADAXDA MUSLIMINTA.
Ku Sali nabiga Scw Scw❤
War niyahoow waxaad joogtaa ayaan umaleeynayaa qarigii labaatanaad hada isbadal ayaa jira
Caalamkii islaamku waa daawadayaasha wxa kadhacaya falastiin cajiib...... ilaahow ugargaar adi cidaan aheen mahaystaane
Wn bararuugay wll
Masha Allah
Taan , sida nabigeena muxamad Scw , nosheegay waa addunya jecel ee maaha wax kale ,yaa somalia kiliyee qalabeeyo !
Waa qaal iyo gala raac kulugood waa naago laqabo carabtaan dheylo ee ka adagyihiin
Free Palestine 🇵🇸 Insha Allah 💪💪💪💪💪💪
Ma waxaa rabtaa inay carabta na adoonsato qof walba isago diintiisa haysta Alle na caabudaya dalkiisa ha haysto uaa carab cawaan ah o aaminsan inay dadka kle ka sareeyaan wax walba la wadaagi kara
اللهم نصر مجاهدين في فلسطين
❤❤🤲🤲🇵🇸 هذا صحيح يا أخي
Ilaahey hanoosoo celiyo dowlad islaam ah waligayna ma,ag
Free Palestine ❤
M.a sxb
Scw
waxaan aaminsanahay wadamada caalamul islaami oo dhan hadii shacabka muslimiinta oo dhan hadeey kacdoon mideesan ee kawada sameeyaan waxaa lasameeyn karaa qilaafads islaamka hakacaa shacuubta mulimiinta meel walbo eey joogaan si eey iskaga dulqaadaan gumeeysiga oo dalwalbo islaami oo ka jira waxaa laga abaabuli karaa baraha bulshada dowladaha wadanadaasina ma xakameeynkaraan shacabka oo dhan oo kaco sidaasi darteeda sida ugu dhaqsiyaha badan waa in loo dhisaa qilaafada islaamka markaas un baa horumar aa gaari karnaa guul muslimiinta oo dhan
Inta aan video gaaga fiirsanaaye thumbnail ka ugu qosolka badnaay kan waaye 😂 waa laheshay eray bixin sax 🤣
Arrinta ah khiyaarka keliya ee Islaamku ku midoobi karaan wa khilaafada saxmaaha.
Waxa jira styles badan oo lagu midoobi karo oo la kala dooran karo.
Wax u diidaya ma jiraan inay siday doonaan isku maamulaan
Insha Allah wey guleeysan falastiin
Kibir badan ❌
Geesiyal ✅
Kikikiki waar sidaa hadii ay suuragali lahayd. Soomaali badan ayaa gacmaha lajari lahaa ilayn waatuugo xatooyo dhaafi maayaane.
Islam ma jiro ee waxa jira islaab
Taas aad sheektay ma aamunsani Anni waayo daalibaan maxaa looga arkaan waayay geesinimo iyo muwaafaqo Bas ayay rabta kaliya shidaalka hadii ay goostaan Reer galbeedka intaas Ayaa Ku filan
Taariikhdii madawbayd ee ka dhaxaysay khilaafoyinkii muslimiinta iyo bulshada afrikan ka ah ee madaw waa mid Taariikhda ku xusan
Hadalkaa faraha badan eed akhriyeynayso iguma socdo ninyahaw
Hadaanu somali nahay maxay dantayadu ku jirtaa ayaa noo mihiina
Free 😭
19min ooriyo macan ah ayan kunoole base wxn kuso kacay aduunyo maraykan awoodeda hayo falastiina yuhuud garaacayso😢😢😢😢😢 ilaahow na mide waalanaga caqli badiye
Duli ayaa dusha naga saaran diintii alle ayaan ka tagnay
❤❤❤❤❤
❤ Palestine
Allh culeeska kaqaado
Khariirada turkey 🇹🇷 waa ka saartay Pakistani Indonesia 🇮🇩 Malaysia 🇲🇾 Tunisia 🇹🇳 iyo waddamada xuduudka la wadaga Russia ayaad ka reebtay
Xitaa iiraan wuu ka reebat. !
Qariiradda waa qariiradda wadamada carabta oo uu ku daray soomaaliya, malaha waa dadka aaminsan somalida in ay carab yihiin 😂
@@Qoordheere77maya wllo e fahan horta kharirada wuxu sodhigay intaa kujirta jamacada carabta somaliyana jamacada carabta wakujirta lkn carab maxad kudidi wabaa halki diintenu kuso dagtay wana halkay kuyalan sadexda gobod e ugu barakaysan adunka xaramka masjidka nabiga csw masjid al aqsa
Wil hoyadis hadey bananka ubaxdo ap shegayo rergalbedka u sameyen abihis miya dacifnimo hurayo😢
Maxamed bin salmaan iyo aabihisa baa iga muuqda meesha😂
Dhibaatada cabsida keentay waa nugleerka mana jirto muslim heeysta nugley
Pakistan Nukliyeer miyey laheyn
Horta waxan la yabanahy hogamiye kasta o muslim ah oo geesi ah wala rida kadib na wala dila aso lo adeg sanayo dedkisa maxey ku dhacday tas midkasto geesi ah oo gaalada ladagalaman waxa lagu magacaba argagixiso wlhi islamka ayaga isku yelay in lagu dul socdo wadan kasto islam adunka manta wa mid bur bursan halka galada ay raaxeysanayan
Free 🇵🇸
Boqolaal miljan dheh bror.
ISKU SOO WADA DUUBO WAXA MAANTA WADAMADA ISLAAMKA SIDAA U DULEEYAY WAA IN KITAABKII ALLE KA TAGEEN GAALANA ISU DULEEYEEN ILAA MAALIN WALBA KOODA GEESIGA AH EE SOO BAXABA LA DHAHO WAA ARGAGIXISE HALA DILO
WAXYAABAHA AAN IS WEYDIYO WAXA KA MIDA WELIGA MAQLI MAYSID DIIMAHA KALE EE AY GAALADU HAYSTAAN ARGAGIXISO WAX LA DHAHO BAL MIYAYNAN CAQLI LAHAYN OO IS WEYDINAYN WAXA DIINTEENA OO QUDHA ARGAGIXISADA KA DHIGAY
Kuwa sheegta madaxda suniyiinta waa fulayo aan haada hubsan allah cadaabta ha,uga bishareeyo , dhamantood waa adoomo,u sajuuda cadawga, dhexdooda ayaa isku xoogwayn
Fula yaala turkiya ah OK muslinimada caraba coolasha ka bugaboo iska dhimo aduunayada ku qasa awala turkiya caayeso aqwaani xayaanita caraba ehela ah yuhuda ah mida 🇺🇦 laguma gabana karo ruushiyo OK 👍 aqoona ulehe meeshow galo alle ku guula alle ku siiyo
Waryaa maxaa ucaayeysaa dowladaha muslimiinta
Turkiya ☪️ muslimiinta ahaa isralii awala saxiiba Turkiya taasa mida lagu sumeya Turkiya wadankoda iyaga iskaga dhigeya Turkiya fuli laa caraba xasidka ah coolasha saxiiba ah
Ciqaabtu halkaas bay naga haysataa
😢😢😢😢😢😢😢😢
LABADII MUUQAAL EE UGU DANBEEYAY, UMAAN BOGIN OO WARBIXINTAADU DHINAC BAY KA RARAN TAHAY AMA WARBIXIN AAN DHAMAYSTIRNAYN OO NOO SOO WAARIDID.
Fadlan kasohadal maxa udithi in musliminta xub subsathaan
Waxaan layaabaya dadkan falastiyinta iyagaa kabadan israill ee waxaa dagaalamaya xsmaas laakiin shacabka falastiin mawada dagaalamayaan
1st to view
Waxas oo dhan waxaa daba dhilif ah u ah ama u Ola olaleeya America 🇺🇸 ama mareykanka Jordan W bush ayaan la hershiisay qolada masooniyiinta ama macabadka fardooleyda kaa ka soo hayaamay dalka Iraq 🇮🇶 qaastan magaalada baabil in islamka laga qaado hantidooda dhulalkoodana laga dhigo kuwa faqri ah waayo sababta waxaa weeye mareykanka iyo inkariiska iyo talyaniga iyo faransiiska intaba waxey ogyihiN islamka hadii aan lafu mashquulin ama hantidooda dhulka lala kalin in kaboocda iyo amnigooda iyo kala dabeyntooda noqoneyso 1 far waayo ka dibna waxaa lala Shiray intuu xilka soo fuulin Jordan w bush waayo madaxweyne walbo waa la waydiiya shir aan saaxafad joogin oo hoosaad ah marka amarada mansooniyiinta waxey u siiyen ama eey taageereyn gaalkii yahuudka ahaa ee JordaN W bush balse awood waa tii Rabi marwalbana waxaan aaminsanahay hadii eeynu nahay Islamic guul guul guul ❤
Wllhi waa sx 😢
hamooraal jabina
😢😢😢
Aad baan ooga xumaaday awood darada muslim ku sheegyada
si baad uga baqaysaa wll reer galbeed wllhi hadii sucuudigu layimaado imaan dhab ah marykan waxba kama qaadi karo.
waad ogtahay taariikhda dawladii furus ee xooga weyneyd ee 25 nooc oo hub dagaal ah iyo askar xul ah wadatay waxaa jebiyey dad reer baadiyaal aan dagaal dawladeed weligeed arag sidoo kale waran seef iyo leeb uun watay waa 3 nooc oo hub weliba dadkaas muslimiinta ah tiradooda marwalba 50 jeer bey ka ciidan yaraayeen taas gaalada ah.
Hadii maskaxda lagaa abuse weligaa waa lagu hogaaminaa horaa looga shaqeeye arintaan
Russia meeday 🇷🇺🔥
War waxaa tahay maskiin wax masjid waa reer galbeed sahnuuyadda waxay ka kooban yihiin dad meesh lagu abuur oo magac yuhuud ku jooga yuhuud waxay in tabadan ku nool yihiin wadamadda islaam yuhuud marako yuhuud yamen yuhuud suuriye yuhuud gees Africa yuhuud iiran yuhuud turkey yuhuud masar dadka yuhuud inta badan waxay ku nool yihiin caalam kuwa had dad xasuuq yuhuud reer galbeed EE bacrimis ah kuwa quumo luudiyaa wax naxriis maleh
Sidee loojabin karaa reer galbeed
Free Palestine 🇵🇸 ❤
Somalida 🇸🇴 asalkeda waa faraacin sababta oo ah magaca fircoon hadii la fasiro waa fir oo ah qofka meesha uu kasoo jeedo iyo Coon oo ah duq waana firkii da,da waynaa xitaa boqaradii faraacinta ahyd ee la dhihi jiray Nefertiti waa magac somali ah oo ah Na fariidadii somalida qofka wax fiican qabto waxay dhahaan fariid ayaa tahay masar 🇪🇬 taariikhdii ay somalidu lahayd ayay xaday 🤔
Pakistan haday u hanjabi lahayd yahuuda waayo iyadaa haysata 130 nuclear
Hadii muslimiinta dunida korkeeda lagu ciqaabo kadibna gaaladu iskugu tagaan malaga yaabaa in ay lasoo laabtaan khilaafadoodi malagayaabaa sidee ayay u suuro gali kartaa fadlan nooga soo samee falanqayn
Walee been kuma sheegin waa fuleeyaal, waxaayna ka baqaayaan shayadiinta balse waxaay iloowen in hal Mar la dhinto sharafna lagu dhinto.
Free Palestine
Free Palestine insha allah
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Muslimiiin baa ka hadlaysaa haddana qariiradda wadamada caarabta ayaa soo qaadatay adigoo ku daray soomaaliya.
Soomaalidu ma carab baa? Ama kuwa ku waashay carabnimada baa tahay, iyagoo u maleeya carabta in ay janada masuul ka tahay? 🤐 Marka hore ku faan inaa soomaali tahaya sida muslimiinta kale sida afghanistan, iiraan turkey iyo musliinta kale ay ugu faanaan waxa ay yihiin!
Qof walbaa in lagusoo duulo baykabaqayaan
Iska dhaaf gaalade muslimiinta laftirkooda aaba diyaar u eheen inee midooban oo qilaafo la dhiso hebel wlbo xuduuda yare loo dhigey buu cabuudaya oo leeyahy mxa iga galey wxa dhacyo hda hadii la dhaho hla sooceliyo qilaafadi cusmaaniyinta shacbka turkida ugu horeeyo dadka diidayo inta la gaarin carabta io dadyowga kle wlhi dadka naga danbeeyo weyba yaabayaan tarikhdena marke arkaan 2billion oo muslim ah ha iska dhicin waayo 15m waa wx lagu qoslo wlhi ceeb hadii loo dhimaanyo maanta qof islaam eh dundida ma saarnaaden🤷♀️🤦♀️
🇵🇰 130 nuclear ee ay haysato waa khasaaro
Pakistan soo kuwii la dhahaayay ma’ahan hadii raisul wasarahiina rida ama 1000 dib niila celina , adeer waxba la isma dhaamo oo qasrayadii dadka muslimiinta loogu taliyo daba dhilifiiin ayaa buux dhaafshay oo gaaladii keensadeyn
@@jokejoker4752 beentaa maaha
.....
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklll😂😂😂😂🎉🎉🎉😂kkkkkkkkkkkkkkkbaacaacaa😂
illahow reer Palestine guul sii iyo xamas