Somali 100/80 madaxdeedu waa danayste dantiis bas yaqaan aan ka guban dhiig haduu daato iyo hadii kaleba Lkn waxa fiican inay shacabku gacmaha is qabsadaan cidii u wanaagsan ay doortaan
Waa ka xumahey rer galmudug side u aminteen qor qor waa kirishboy waa tuug wuxu u yimid inow xubnihiina ka becmushtaro inu idin dhaco inu shabaab idin keney side ku amiinteen kiriminalvu adeg faqash siyaad lamaad
War yaa alle yaqaan, war ma anigaa waalan mise hirshabelle iyo reer Galmudug ayaa waalan, war nin uu keligiis taliye idiin keensaday Rajo haka sugina, pls Hawiyoow labadaan dhagax ha Baacsanina ee Farmajo Baacsada ileyn labadaan waxay ku jiraan Caloosha Farmajo waa labo dhicis
Nin yar ooo cadado yimi in idinkooo majority ah idin xukumo wiilshina iyo gabdhihina odayashina and gabdhihina la duleeyo la xiro la dilo see uu oglaateen ilaahey baaa xor idnka dhigey findna waxaa dhama dhimsho
qoor qoor waa madaxweyne kitaabka ale ku dhaartay 11 beeloodna madaxweyne u ah wax aad u wanaagsan galmudug ka qabtay shacabiyada reer galmudugna 100kiiba boqol taageero ka hayso madaxweynaha dantiina gaarka ah ee kenya lacagaha idinku soo siisay burburka somaliya haduu maya idin yiri ma aha inaad shaatiga iyo suwaalka ka xagxagataan ilaah ha xafido midane qoor qoor amiin yaarabi
Miinow kuso noqdo galmudug dhagax halaga saro xarmajo shabaabfohad markey sirta ku wateen carurtii hawiye o ey ka gateen eriterea iyo qadar qor qor waa la oga waa caloshiisavu shaqeyte
Hala tuuro qoorqoor waa nin aan dad iyo deegaan midna u daneyneynin jiibkiisa ka shaqeeyaa dadkiisa dhiigiisa ka ganacsanayo aawey dadkii lahaa galmudug
ninka waa nin lagu wareeray. beesha habar gidirna dankama laha galmudugna dankama laha dantiisa oo lacaga ayuu caabudaa qoorqoor. . nin fakaraya farmaajo lama shaqeeyo
M axaan Hawiye ula y aabi Reerkii la Odhan j iray jin arag laguna tilmaami j iray Xiniinyaha iyo maskaxda Hawiye ayaa Xarmajo intu keensaday Dhuusa Mareeb ayuu ciidan galiyey wadaadadii xukumayey oo uu xasuuqay dad fara badan marka qoorqoorkan jaahilka ah ee farmajo meesha keensaday ee ayga u ah farmaajo lama yaabani ee waxan la yaabanahay Habargidirtan tuhunsanaa ee iskaga talin wayday qoorqoor maxay iska qaban qoorqoorbaaba Farmajo u Keenan Dhuusa mareeb oonuu hore ugh dhacayn inbadan oo Habargidirana qoorqoor ayaa ku xidhay farmajo oo daba leefyo u ah.Hawiye waa la fahmay iyaga ayuunbaa la isku diraa oo isma qabtaan.
Aniga somali ma ihi miya hada Somalia ahay hal qof mawaye subscribe isaar to
Ilaahay tartiisa iku saar subscribe plz waa ramadan plz wlhi waa codsi 🙏
reer galmugud qoor qoor is hore wareejiya kubananbaxa
Qoorqoor waa halyey aan qabyaalad jeclayn. Cidkasta oo qabiil jecel qoorqoor waa isku dhacayaan.
Dahir alasow munafiqnimada qoorqoor bananka ayay hada taala thanks dahir alasow
Wax Farmaajo keeenay waa Wadda walan yihiiin Qorqoor ma Matalo Galmudug Ha La Riddo✅✅✅
QoorQoor iska jira waa Munaafiq waa kheyaanole
Acuudubillahi minasheydani Rajiim Acuudubillahi minasheydani Rajiim waa Shaydaan? Iska Qabta waana Dillaa Amuusan ☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻
Qoor qoor waa dabadhif
Waa in la Isla qabtaa
Qoor qoor guulayso ilahay qoor cafid adiga awood leh waa bishii rabadan inaan dagaal hore madoonay Somalia hayaan ayay gashay Nabad geliyo qofkasta wanaga ka shaqaya xumantu horu Mar maleh somali ween
💞💞💞💞💞💞🌹🌹🌹🌹🌹
Galmudug waa boorso taalla villada
Wasiir beyla soo dir
Xqal-ciidka
Asc
Inader Waa runta👏👏👏👏👏👏👏👏 no more qoor galmudug wa tuug
Katashta,, habar,gidir,guul
Goor goor wa sulux subxanalah
Qoorqoor maad ka hadhaan war ninyahow hawiyeee waa dad Samir badan tashta walalakaa oo qaaina Lama dabsocdo.
Haku gafin madaxweyne qoor qoor waa ninka Somalia ween guul Somalia madaxweyne gal mudug qoor ninka maamul
qoor qoor qayb ayuu ka yahay muda korarsiga mana soconeyso insha'alah soomaaliya ha noolaato farmaaje ha ina dhaafo
Dahir,guuleeyso
Qoor qoor gareen iyo ilma gareen waa niman baahan masiir umadeed ma karaan
Somali ween Ayaan rabna guulayso farmajo dawladnimo hormar wadanka tiigsi fog
Qoor qoor waa faramaajo cid kale uma shaqeeyo, galmudugna wax uu yahay ma jiro
Galmudugtii xalaasha ahayd dub ha loo doono Qoorqoor Ximantiisa u celiya
qoorqoor waxuu difaacaa PM MOHAMED HUSSEIN ROBLE
Qoorqoor toban wajiile wax uu yahay ma'leh ha, waa in Reer Galmudug ha'iska qabtaan waayo wax uu u haayo ma Jirto.
Somali 100/80 madaxdeedu waa danayste dantiis bas yaqaan aan ka guban dhiig haduu daato iyo hadii kaleba Lkn waxa fiican inay shacabku gacmaha is qabsadaan cidii u wanaagsan ay doortaan
Mudane qoor qoor waa madaxweyne sharaf leh
Dadka Somaliayeed waxan madaxweyne qoor ninka ugu sharaf leh weeye Somalia ween ayuu matela madaxweyne
Gen Odowaa Taliyaha XDS ka badbaadi dalka Farmaajo.
Waa ka xumahey rer galmudug side u aminteen qor qor waa kirishboy waa tuug wuxu u yimid inow xubnihiina ka becmushtaro inu idin dhaco inu shabaab idin keney side ku amiinteen kiriminalvu adeg faqash siyaad lamaad
Farmaajo waa eey waalan jiida farmaajo waa eey waalan jiida farmaajo waa eey waalan jiida
Salmaan shiirkole joogo waq gaal taliyaani oo roma joogo cml laandheerenimo
QOORQOOR ALLA HANA DHAAFSHO
War yaa alle yaqaan, war ma anigaa waalan mise hirshabelle iyo reer Galmudug ayaa waalan, war nin uu keligiis taliye idiin keensaday Rajo haka sugina, pls Hawiyoow labadaan dhagax ha Baacsanina ee Farmajo Baacsada ileyn labadaan waxay ku jiraan Caloosha Farmajo waa labo dhicis
Rage
Waryaa yaa arkay wasiir
Beyle ?
Xqal-ciidkiiyaa kumaqane
@@ahmedguiled2739 Adeer Beyle iyo lacag xaaraana oo umada soomaliweyn oo dhani leedahay alaa naga koryey ee Hogamiye kooxeed Farmajo iyo CBB u gee
@@rageosman1726 war iigu sheeg noo Zaadka ugu tuur dheh xaafadii borame
Reerkonfurku ama reer xamerku baqayl-sanaa
@@rageosman1726 kkk tan imaaraatka laga keenay waaye lacagtu
Xoolo Somali maahin zxb
@@ahmedguiled2739 kkk Emirates lacag ka timi oo Abiy axmed iyo Afawarge ciilan masruuf ka sugayan Hogamiye Farmajo muxuuba hayaa
MAXALUL FITNA YAAB WAR MEESHAAN HADDII WAX LAGA QABANIN DHIB KA BADAN KA FILO
Mansha Allah
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Farmaajo waa eey waalan jiida farmaajo waa eey waalan jiida
Xildhibaan hore Abdi abshir dhore waan aqaan halyay qaran
GUUL QOOR QOOR
NACASOW MACAARADNIMADA CADEYSA TUUG INDHA XUN
Wale warunta
Waa xaqiiq hadalka qoor qoor iyo cali guudlaawe waa dad la leeyahay nin la leeyahay wax ma leeyahay waa maya
Masha allah guuleeysta
Qoorqoor iyo Farmaajo qaranka ha laga qabto
Qoorqoor ma gaartaan mooryaan baa tihiin.
waa sax dad dadoow maxaa ku eedenaa dadkena ayaa na gadaneye
YESS
Good job
Ķkkkkkķkkkkkkkkkkkk. Dhulbahante oo hoostooda ka heleen waxaey xamar la rabeen allahu akbar
Inta dulmiga neceb Allah dartiis subscribe iigu Saar mahadsanidin❤️💐🙏
Run ayad noo sheegtay qorqor cabirkiisa waa noo sheegten
WAA DAD DHAGAR WATA , ARYAA ERYAA , ERYAA , CALI GUUDLAAWE IYO QOOR XUME , QANDHO DUX BADANE !!!
Okay
Good news
Aamus jaahilyahoow qabyaaalad ka buuxdo baad tahay ehlu naaryahoow qaran dumis uma baahnin qoorqoor waa madawayne fiican jacel hormarka soomaaliyeed guul qoorqoor
Madaxweyne qoor iyo lafta gareen guud lawe waxay rabaan Somalia waa hayan ayay ku jirta madaxweyne farmajo ilaahay ayaa wata iska qabyalad 3 sadex maamul gabaleed waxay rabaan inay Somalia ween hore usocto qofkasta Somalia manta ha ogaado somali hayaan dadku waxay rabaan dawladnimo qabiil cidna hadii qabiil rabto tag putland iyo somali kuwa cudurkuhayo qofka anigu mihi galmud laakinse qoor waa tagersanahay inanu dawladnimo helno ayuu u garanaya waxan udhasha ceerigabo sanag magacaygu waa kingdahir Somalia ween guul guul ayaa muuqata horseed ka yahay qoor kuwa sharaftleh umada qabiil wadin Somalia way ku dashay dagaal mooshin wadan burbur wax aan intaa ahan sheega farmajo waa madaxweyne sharaf leh weeye Somalia ween intee 33 sano ayaan ku jiray qabyaalad dagaal manta MA rabno wadank inaan badbadino gajada foqorka dawo laamta saboolnima xumanta u midowno weeye
Somali ween Ayaan idiin raynaya dhamantiin meelkasta jogtan joojiya qabyalada qololada
Madaxweyna qalbigiisu iyo caqliguusu mawada socdaan
Qoor qoor warkiisa waa run hasheegi been ha sheegin waxaad sheegto ha weynin
Waxaa sax ah galmudug ineysan bàarlamaan laheyn haday leeyihiina waa damiirlaawayaal sababtoo ah qoor qoor iyo baarlamaanka galmudug waa wax villada laga keenay eeaan dadka gobolku dooran shacabka galmudug ha ku banaanbaxaan baarlamaanku sheega dhuusomareeb fadhiya
Ninka daacada ah ee dadkiisa iyo dalkiisa u fiican ayey yidhaahdan qiyamole, ka khaayinka ah ee dadkiisa iyo dalkiisa gubaaya waxay yidhahdan waa daacad iyo fariid
Habiqlayso Habiqlayso
War dadkan galmudgu ma ehe wa shegato galmudug hanolato war xishegatah mesha ha is ka tagen
qoor qoor intii la doortay sawka xamar jooga
WCW..SHEIKH
Nin yar ooo cadado yimi in idinkooo majority ah idin xukumo wiilshina iyo gabdhihina odayashina and gabdhihina la duleeyo la xiro la dilo see uu oglaateen ilaahey baaa xor idnka dhigey findna waxaa dhama dhimsho
Af somali hagaji laakinse adigu waa qaldan tahay
Dadka Qatar waa inay aanusaan
Kkkkkkkkkkkkkkk. Qoor Qoor waa qandaraasoo waa qabaan dadkaleeto walle odaygu meelbuu kagasoo hadhay
Farmago waa kaligiis taliye sidii adeerkiis siyaad bare
qoor qoor waa madaxweyne kitaabka ale ku dhaartay 11 beeloodna madaxweyne u ah wax aad u wanaagsan galmudug ka qabtay shacabiyada reer galmudugna 100kiiba boqol taageero ka hayso madaxweynaha dantiina gaarka ah ee kenya lacagaha idinku soo siisay burburka somaliya haduu maya idin yiri ma aha inaad shaatiga iyo suwaalka ka xagxagataan ilaah ha xafido midane qoor qoor amiin yaarabi
Qadiyad ayaan umaleeyay sadaq jon hadii ay aheed lacag loobalan qaaday oo qoor qoor balantii looga baxay hadii anlooga bixilaheen lacagta ayuu qadanlahaa lacagta sadaq joon ayaan hawiye hadanahay lacagta sadaq jon sidiilosodhicilahaa ayaa dhufes logu jiraa lakin wuxu qadiyadba maaha hawiyow wax idiindharjiyo alaha idin keeno ninkasta walaguboday ayad maqleysaa mamaqleysid qadiyad hawiye nimo madharaktan gortat dharaktaan alaha nagaarsiiyo
Idinma arko mucaaradeey sanca jooga waxana kusugan ciidanka qaranka Nisa hayeey xabsiga dhexe aaliinta kucabesan
Miinow kuso noqdo galmudug dhagax halaga saro xarmajo shabaabfohad markey sirta ku wateen carurtii hawiye o ey ka gateen eriterea iyo qadar qor qor waa la oga waa caloshiisavu shaqeyte
Wake up reer gal mudug farmasjo is selling hobyo to ethopia
Hadii Abdi abshir oo Sweden wax ku bartay sidaa u hadlaayo maxaan ka sugnaa geeljiraha baadiyaha joogaa Soomaali waa ku deysay qabiil baa ilaah u ah
Hala tuuro qoorqoor waa nin aan dad iyo deegaan midna u daneyneynin jiibkiisa ka shaqeeyaa dadkiisa dhiigiisa ka ganacsanayo aawey dadkii lahaa galmudug
WAA RUNTAA!!!!!
Qoor qoor = wagi-waji hhhh
ninka waa nin lagu wareeray. beesha habar gidirna dankama laha galmudugna dankama laha dantiisa oo lacaga ayuu caabudaa qoorqoor. . nin fakaraya farmaajo lama shaqeeyo
Dahirow galmudug dhaliisheda iyo xumaheda wad fashilisaa ee bal Hirshabelle ne sidaas cml u fashili dadka ha maqlena.
Anigu mihi reerkii gal mudug laakinse runta waligay man arag imana yaqano laakise Somalia waa hayan ayuu garanaya meshay usocoto adiguse nin iska hadlaya ayaad tahay waxad inaad somali dagaal iyo qabyalada kuceliso cidna Kaa yeeli mayso farmajo Rooble guul Somalia ween ilahay wadanka badbaadiyo xamar umadda leh
Hawiyow calaacaka daaya oo goaan adag qaata oo iska tuura heeryada waad dhimateen nolo idiin ma ha gumaysiga farmajeka erya xamar ama sidaan ha idiin cayrcayrsado ogolaada oo calaacalka daaya.
Hospital uma baahna ee faqri ayaa u geeyey
War hacalacaleena katashta athawga. Hadaat nabat rabta dagal udiyarso
Subxnlaah hawiye mid yar mid wen qabil ayey Ku.ba hoben bal.odasha wa wen dagal Ku baqyaa war umada dagal.dhibto ha hor sedina subxnlaah yahuu
Farmago damiir laawe dictatar habaar qabe
Qofka qabiil rabo ha tago putland iyo Somaliand kuwaas ayaa cudurku ku badanyaha qabyaalada
Kkkkkkkkkkkkkkk
Madaxweyna qalbigiisu iyo caqliguusu mawada socdaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Qorqor waa ukun funto ah qorwaqain dadkisa qayanay maxa laga suga qalbi his waye
M axaan Hawiye ula y aabi Reerkii la Odhan j iray jin arag laguna tilmaami j iray Xiniinyaha iyo maskaxda Hawiye ayaa Xarmajo intu keensaday Dhuusa Mareeb ayuu ciidan galiyey wadaadadii xukumayey oo uu xasuuqay dad fara badan marka qoorqoorkan jaahilka ah ee farmajo meesha keensaday ee ayga u ah farmaajo lama yaabani ee waxan la yaabanahay Habargidirtan tuhunsanaa ee iskaga talin wayday qoorqoor maxay iska qaban qoorqoorbaaba Farmajo u Keenan Dhuusa mareeb oonuu hore ugh dhacayn inbadan oo Habargidirana qoorqoor ayaa ku xidhay farmajo oo daba leefyo u ah.Hawiye waa la fahmay iyaga ayuunbaa la isku diraa oo isma qabtaan.
Dadku rayigooda ninay cabiraan xaqbay u leeyahiin waanay ku saxsan yahiin
Qor Qor miyaa cawineysa.
Maya Maya Maya Maya ☝🏻
Hhhhhhhhhhhhh qalbigisa iyo maskaxdisa so heshiisiya
horta run mataqaaniin
Eaf
Iska jira qorqor sun ama sixir ayaa lo so dhiiba
Waxa layiri hal xaraan ah nirig xalaal ah madhasho galmudug xilibanadeda baadilba lagudhisay waxana lagasocay ciidanka niso iyo CBB galmudug xur ma ahan
Qorqor iyo cali guud lawe waxa laga dubey vid3o porno waxa ka dubey xarmajo shabaabfohad