DEG DEG: Dagaalka Puntland & Daacish oo Dhimasho sababay + Meydka Rag Ajaanib ah & Guusha Cidanka PL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 18

  • @Shuuke-Gurey
    @Shuuke-Gurey  2 วันที่ผ่านมา +9

    LIKE + SHARE & SUBSCRIBE

  • @FalisOmar-d8l
    @FalisOmar-d8l 2 วันที่ผ่านมา +5

    Guul puntland cadow Allah kaqabto ❤❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪💪

  • @MohamedHassan-c1f
    @MohamedHassan-c1f 2 วันที่ผ่านมา +2

    Daacish waa daacuun dilaaya waa in labuufiyaa wana in si saf balaaran ah wadanka xuduudihiisa loo xiraa isku duumi muujiya Somaliyeed wadan keena walosoo jeeystey Bad iyo Biri ba in nagala qabsado ayaa larabaa indhaha fura.
    iskadaaya is riix riixa siyasadeed e an caqliga hufan kufadhinin 🇸🇴💕

  • @Afdayl.a
    @Afdayl.a 2 วันที่ผ่านมา

    Meel kastoo arga. gaxisadu haa la soo afjaro

  • @alihassanawil8789
    @alihassanawil8789 2 วันที่ผ่านมา

    Guul puntlan ❤

  • @kskksshjks1931
    @kskksshjks1931 2 วันที่ผ่านมา +1

    Beeni Raad maleh😂😂😂😂😂😂

  • @AbsiAsisXusen
    @AbsiAsisXusen 2 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Somaliabc
    @Somaliabc วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @Maxamed.Kaskey
    @Maxamed.Kaskey 2 วันที่ผ่านมา +1

    Goormee dhacay

  • @DadirAdam
    @DadirAdam 2 วันที่ผ่านมา

    Ader war mahaysane ilkahan dher yaysan shashada mobelka naga jabin

    • @MaxamadGuray-c4q
      @MaxamadGuray-c4q 2 วันที่ผ่านมา

      ilkaha Raga maxaa ka Eegaysaa Adigu Duli Nimo meeshii ugu damaysay maraysaa😂😂

    • @AbkaAarka
      @AbkaAarka 2 วันที่ผ่านมา

      Alshabaab liyuubolis u😂joogaa

    • @HooyoHabon
      @HooyoHabon วันที่ผ่านมา

      😮😢😮😢

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 วันที่ผ่านมา +1

    Guul ciidanka difaca dowlada puntland mantay wey cibadeysdan dhar baxo kul bey la dhacan maleeshiyad argixisada dacish shbb jab xogan ba garay ajanabi somali metykodi iyo dhawacodi lamiga ayu buxa maxabis badan hub badan ba laga qabsaday wey jaban wey fashil man maleeshiyad argixisada dacish shbb

  • @marikafarah761
    @marikafarah761 2 วันที่ผ่านมา +1

    Nin balaayo. Donoow. Wad hesha waxaad. Larabten somaliland. Ma. Daciish. Bad. Kaheshen. Ilayow. Colkayaga. Cool. Ku furo

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 2 วันที่ผ่านมา +1

    Galgala 15 sano gawaari rag
    Kabuuxo ayaa galgala 1.m.
    farole 2.m. Gaas 3.m. dani ay
    u dirayeen waxaana soo
    laabanayay gawaaridii oo
    Faaruq ah
    Raga maydkoodana buuraha
    ayaa looga soo tagayay
    3daas masuul dhaqaale farabadan ayay ka sameeyeen
    Waayo 15 sano PL kafan dhiigleh ayay si kasta haku timaade ay isku waraysanayeen
    Subah kasta oo saaka u mbaysay
    Dani wuxuu raabaa sidii uu
    Xasan u xasuuqay ciidanki
    qaranka loo soo tababaray in
    uu danina ciidamada PL ugu
    xasuuqo buuraha galgala
    Dani ,xasan shiikh iyo
    A.madoobe waa isku urur
    diimeed baabi inta somaliya
    Loo xilsaartay waxay iska
    dhigayaan rag is khilaafsan
    Waana is ku mabda dhanka xasuuqa
    Ciidamada somaaliyeed

  • @Kimjonun-w7e
    @Kimjonun-w7e 2 วันที่ผ่านมา

    Nin aan dantiisa aqoon waa loo taliyaa doqonkaan caruurta ah madaxa in laga jaro miyuu rabaa muu meel fariisto 😂🎉