Raaskaambooni waa meel geeri go'an ah. Ciidamada harmacad oo u badan kuwa la heyb ah taliyaha cidanka lugta soomaaliya waa la cunayaa haddaysan xaggaa iyo kenya u baxsan
Axmed nin caqli u maleynayey lakin god dheer ayuu qadaya uu isagu ku dhacayo hhh Caqli ma jiro sheekadaan waxaa lago soo gudbay 2000nadii Muuse suudi iyo Qanyare..
Madaxda Somaliyeed waa kuwo aan kala jecelayn dal, iyo dad toona. AYago dhan inay yihiin kuwo aan raacayn sharciga dal u dagsan. War daaya sidaas si ma aha ee dalku sharci buu leeyahay maana aha in lagu waddo sidii qowlaasato.
Masalh
Waa qalad in uu Xassan dalka isku dro Viva Jubaland
Sidaa ha oran waxad tidhaahaa yaa ALLAAH Umada ka Qabo Xasan Shiiq
Waa Hawiye vs Daarood...
Umaleeyn maayo in nin hawiye u raaskaanbooni dagaal u aadaya.
Ninkii raaskaanbooni tago Gerrit unbuu ku xukumman yahay
Raaskaambooni waa meel geeri go'an ah. Ciidamada harmacad oo u badan kuwa la heyb ah taliyaha cidanka lugta soomaaliya waa la cunayaa haddaysan xaggaa iyo kenya u baxsan
Xasan sh wadanka 91 buu ku celiyay
Waad soo lug godeen dheh,
Cidamaada lageyo raskiyaboni maalagula dagalamo alshabab inliskudilo ilmaha walalahaeh waxandihilaha idinka hadagalamina waa aa buro from kenya garissa
Waxaay doonayan inay ka taaliyan dalka dhibaatoonkiisa xaalna ma hayaan dalka iyo dadkaba daan ka lahayn tooda mooye.
Siyaasada waxaa kamamnuucka ah iney iskudhinac noqdaan dadka isku beelaha ah sidaa aawgeed shariif iyo xasan cali kheyre iyo c/raxman cbdi shakur waakusaxanyihin waana wax eysan dowlada mdaxweyne xasan shekh dhibaato uga imaan doonin
War hays laynina ee shaha wada caba cintada wada cuna oo markuu koox rashonki ka go takale haw geeyso takale wadankiina idinkaa dhalinyaro wadankiina idinkaa leh ee odayo gaboobay yayan isku loo dhamaan ee caqligu haydin shaqeeyo danihina karacda waa sidaa taladu
Axmed nin caqli u maleynayey lakin god dheer ayuu qadaya uu isagu ku dhacayo hhh Caqli ma jiro sheekadaan waxaa lago soo gudbay 2000nadii Muuse suudi iyo Qanyare..
Madaxda Somaliyeed waa kuwo aan kala jecelayn dal, iyo dad toona.
AYago dhan inay yihiin kuwo aan raacayn sharciga dal u dagsan. War daaya sidaas si ma aha ee dalku sharci buu leeyahay maana aha in lagu waddo sidii qowlaasato.
Maehe.wacidanki.dawlada.wanasharci hhhh