DADWAYNAHA CHANNEL AYAA MAANTA INOOGU MARTI AH BARNAAMIJKA RAMADANTA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 2.3K

  • @dirisleabdi
    @dirisleabdi  3 ปีที่แล้ว +1432

    Subscribe saar fadlan channelkan
    th-cam.com/video/QQ7G5lwAgDw/w-d-xo.html

    • @badraismail3037
      @badraismail3037 3 ปีที่แล้ว +22

      Waayahay dirisle codzigaaga ayaan ugu zaareynaa

    • @JIMCAALE__10
      @JIMCAALE__10 3 ปีที่แล้ว +18

      Dirisle nin adag waad noo fulisay codsigeena

    • @filsanabdi3946
      @filsanabdi3946 3 ปีที่แล้ว +13

      Asad faqdiid so qabo❤

    • @maxamudnuur8008
      @maxamudnuur8008 3 ปีที่แล้ว +4

      Waxad so qabata ilkacase qays

    • @xidigaproduction3827
      @xidigaproduction3827 3 ปีที่แล้ว +11

      Waxaad soo qabta annga production

  • @yusufmaxamed6998
    @yusufmaxamed6998 3 ปีที่แล้ว +2845

    Hadaad aamin santahy in uu qur.aanka kheer.yahy like kumuuji👍😟❤

    • @yusufmaxamedxersi6802
      @yusufmaxamedxersi6802 3 ปีที่แล้ว +6

      War samigeyga ayaa Tahay niyow

    • @yusufmaxamed6998
      @yusufmaxamed6998 3 ปีที่แล้ว +2

      @@yusufmaxamedxersi6802 kel i lap pro

    • @dhamme0
      @dhamme0 3 ปีที่แล้ว +13

      Quraanku waa hadalkii alle swt
      Hadaad akhrisid ajer baad ka helaysaa
      Quran is my life
      Quranku waa mucjisada keliya ee maanta aduunka taala

    • @abdinajiib6807
      @abdinajiib6807 3 ปีที่แล้ว +2

      Wan aminsanahy quraanka kariimka ah wana khowlkii eebe. Mida kle hadii like lagu sarin micneheda ma ahan in an aminsanen quranka walal iska daa hadaladas

    • @abbasjeeri7331
      @abbasjeeri7331 3 ปีที่แล้ว +2

      adiga shabaab ayaa ku dhaanta oo si loo qaraabto ku bartay

  • @Aalaamaxamed
    @Aalaamaxamed 3 ปีที่แล้ว +1625

    Ninkan hadalkiisa aa jeclhy like ii saaar inta ila midka ah

  • @cfataxmohamed8517
    @cfataxmohamed8517 3 ปีที่แล้ว +1670

    inta dadweynaha jecel like sara ilma aderyal 1.5k raba mnta 😍😍😍😍

  • @nimconashaad1085
    @nimconashaad1085 3 ปีที่แล้ว +352

    Dadweynaha inta ila tagerto is mujiya❤🥰

  • @Kmn3214
    @Kmn3214 3 ปีที่แล้ว +260

    hadii jacaylka ilahay iyo nebiga aad u qabtaa uu xad dhaaf yahay like sbscre plz

  • @kinggoleygoley712
    @kinggoleygoley712 3 ปีที่แล้ว +903

    Intii dad team dadweynah is muuji like 👍 😳 ku xumaan

  • @abdiawalofficial5279
    @abdiawalofficial5279 3 ปีที่แล้ว +738

    Nabiga ku saliya scw like sar

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +845

    Inta rabta Inay Arkaan Wajiga Mukhtaar DADWAYNAHA ismuujiya😍😅

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 3 ปีที่แล้ว +61

    Qur,aan noo akhri dheh
    Wuu cod macn yahee m.a❤️
    Aad baa uTaageeraa DadweynaHa ❤️

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 3 ปีที่แล้ว +110

    Aabahey muqtar la dhaha😭😭😭😭
    Ilahey haku naxaristo Aabe macne qalbigeyga ku dhex noshahy 😭😭😭😭🤲🏻

    • @farhiakaftan7689
      @farhiakaftan7689 3 ปีที่แล้ว +1

      Aaamiin

    • @zuzu-l5g
      @zuzu-l5g 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiiin wll0 😢💔

    • @apdirazak715
      @apdirazak715 3 ปีที่แล้ว +1

      AaaaaMiiiiiN Yaa Rapi AaaaMiiiiN

    • @Ahmtruush
      @Ahmtruush 3 ปีที่แล้ว

      Amiin sharafey Allah ha unaxriisto

    • @naakhuude8141
      @naakhuude8141 3 ปีที่แล้ว

      Aaamiin ina adeer hadaad jcshahay maad ku abtirsato sida ayaan mukhtaar

  • @jacksonpro484
    @jacksonpro484 3 ปีที่แล้ว +413

    1:DHIRIGALIYE
    2:OGAANSHO
    3:OGALKA DUNIDA
    4:DADWEYNAHA
    5:SAHANKA XOGAHA
    Xaga codka ' xaga muuqalka 100%
    WAA OLL OF THE LEGNS ✌

  • @azwaan_abdirahman3799
    @azwaan_abdirahman3799 3 ปีที่แล้ว +385

    Dadawaynaha youtubetka ugu jecelahay youtubelayda Anaa igu horeeya like hayla dhaafin

  • @munamawe3l016
    @munamawe3l016 3 ปีที่แล้ว +286

    Dirisle wllHi BarnamiJkan aad aYu u qurrux badaN yahaY
    Kp Going huno ❤🌻

    • @zuuzuomar4805
      @zuuzuomar4805 3 ปีที่แล้ว +4

      Zow mahan xppi

    • @soultimanabdillahi4076
      @soultimanabdillahi4076 3 ปีที่แล้ว

      @@zuuzuomar4805 xabiibi yaa xabadi kugu dhacday🤣🤣🤣

    • @zuuzuomar4805
      @zuuzuomar4805 3 ปีที่แล้ว

      @@soultimanabdillahi4076 xabibi ma wx weyn ah wlll🤣🤣🤣

  • @alikaasmn8389
    @alikaasmn8389 3 ปีที่แล้ว +84

    Wiilkan codkisan jeclhy wlhi 🥰😅
    Alle haku barakeyo bowe 😍

  • @sumayacabdisalaamcabdullaa9007
    @sumayacabdisalaamcabdullaa9007 3 ปีที่แล้ว +62

    Wooow wiilkeeni ayaad keenty 🥀🙈💘💖 inta dadwaynha chanel dawado 👆

  • @aysartube9982
    @aysartube9982 3 ปีที่แล้ว +613

    team dadwaynaha ismuujiya😜🤔
    👇

    • @zuhaybfilmsvlog8539
      @zuhaybfilmsvlog8539 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll waxn ahye wiil yare oo yare oo youtuber ah marka subribe igu caawi

    • @aysartube9982
      @aysartube9982 3 ปีที่แล้ว

      👍

  • @mpmohammedabdy2867
    @mpmohammedabdy2867 3 ปีที่แล้ว +539

    Team Dadweynaha Like saar maha team dirisle hada🙂😂

  • @fahimacisman4716
    @fahimacisman4716 3 ปีที่แล้ว +370

    Inta jiifka ku dawanaysaa igu dhac siiya ☺

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 3 ปีที่แล้ว +63

    Sahanka xogaha,waberi media, ogaal cusub,ogaalka dunida,suhayb sajid media.
    Dad badan baa dhiman kuwaas nooso qabo.

    • @mustafhassanhusein6941
      @mustafhassanhusein6941 3 ปีที่แล้ว +3

      Annaga production idaacada buula xuubeey ogaansho dhiiragaliye Yassir muqtaar Ali khadaab Iyo dhAmbaal media

  • @faryaadabdulaziis4845
    @faryaadabdulaziis4845 3 ปีที่แล้ว +203

    Dadwaynaha kolay in badan baan ku xidhnaa lahjadiisu waa reer wuqooyi weliba reer borama waa sidan u maleynaayo from hargaisa 💚🌧♥️

    • @hubifarah8530
      @hubifarah8530 3 ปีที่แล้ว +2

      No no no

    • @hizbullah2638
      @hizbullah2638 3 ปีที่แล้ว +7

      Way dhici kartaa sababtoo ah reer borama asxabteyda ayaa uu badan marka uu u cod eegyahay

    • @abdishakourismail4175
      @abdishakourismail4175 3 ปีที่แล้ว +4

      Waa sidaa saxiib sidaan maqlay

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 ปีที่แล้ว +1

      May saaxiib hargeisa ayuu si rasmiya ugu noolyahay, aniga ayaa kaa og

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 ปีที่แล้ว

      @@hizbullah2638 Hargeisa ayuu ku noolyahay brother

  • @zamiirinahamu3952
    @zamiirinahamu3952 3 ปีที่แล้ว +222

    Dadweynaha inta ila taageersan ❤🤩

  • @habsamouse5994
    @habsamouse5994 3 ปีที่แล้ว +246

    dirisleow soo qabo hodan online iyo ogaalka dunida plz 🤗

  • @iamk3977
    @iamk3977 3 ปีที่แล้ว +292

    *Ogaal Cusub* inta rabta in lasoo qabto Like dhab kusiiya

    • @ahmedabdalle5346
      @ahmedabdalle5346 3 ปีที่แล้ว

      Oday sare Weeye odaygas

    • @zuhayb9
      @zuhayb9 3 ปีที่แล้ว

      NINKAAS WAA NINKA KLIYA EE AAN KAHELO DHACDOOYIN DHAMBIBAADHE WX BAN KABARTY RUNTII

    • @hamdicb3442
      @hamdicb3442 3 ปีที่แล้ว

      Waan rabnaa

    • @halaabdi2994
      @halaabdi2994 3 ปีที่แล้ว

      😊😊

  • @bashiryusuf9557
    @bashiryusuf9557 3 ปีที่แล้ว +22

    waa markii ugu horeyse oo qof muhiim ah aad wareesato
    ninkaan aan hada magaciisa barte
    mukhtar Mahdi aadba u salamaya Barnaamij yadiisane waa ku xiranahay 👍👍👍👍👏👏👏👏

  • @omarali2444
    @omarali2444 3 ปีที่แล้ว +50

    Inta ninkaan taageyrta like iigu sharfa sxbyaaal mahadsanidiin🙏

  • @khadar-mk
    @khadar-mk 3 ปีที่แล้ว +420

    Inta ila sugaysa Dadwaynaha like💕

    • @zuhaybfilmsvlog8539
      @zuhaybfilmsvlog8539 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll waxn ahye wiil yare oo yare oo youtuber ah marka subribe igu caawi

  • @queenriyaa6500
    @queenriyaa6500 3 ปีที่แล้ว +156

    Dadweynaha channel inta taageerto😂🥰🥰

  • @ayaanaxmed7188
    @ayaanaxmed7188 3 ปีที่แล้ว +217

    War maantaa ninkii mukhtaar baad soo qabtay chananka dadwaynaha taageero buuxa 😍

  • @goobmaal
    @goobmaal 3 ปีที่แล้ว +165

    Sahanka xogaha soo casuum pleas ama adan sahan.

    • @fahadjama7056
      @fahadjama7056 3 ปีที่แล้ว +3

      Haa wllahi walaal

    • @carays.
      @carays. 3 ปีที่แล้ว +1

      Qofkaas waa qof qabiilada qaar neceb oo cunsuriyad badan ilaahay inkaar hakugu rido

  • @abdikarimyasin4003
    @abdikarimyasin4003 3 ปีที่แล้ว +39

    Inta jiifka kudaawatay Ramadan Kareem

    • @qayssudi1113
      @qayssudi1113 3 ปีที่แล้ว +2

      Wax micna leh ku hadal wll hadi kaleh inad iska amusta qurux badan

  • @allahuakbar2606
    @allahuakbar2606 3 ปีที่แล้ว +54

    OMG maanta ayuunbaad qof muhiim ah noso qabatay 🥰

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 3 ปีที่แล้ว +117

    Dadweynaha channel muxu wejigiisa nooga qariyey wana wiil yare❤️😍

    • @fadxixaashi3282
      @fadxixaashi3282 3 ปีที่แล้ว +3

      Wll midpaan kayara fahmay iz qarin tiiza wuxuu ka zheekeeyaa qolyaha maanzooniyada markaa zaazuu wajigiiza u qariyaa waa fikirkaygah

    • @nemodiamond6401
      @nemodiamond6401 3 ปีที่แล้ว +2

      @@fadxixaashi3282 waa macquul xata meeshu joogu qarinaya alleh haka qabto wixii xunba

    • @fadxixaashi3282
      @fadxixaashi3282 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nemodiamond6401 aamin wll wlly qlih

    • @zayidaliabdi6355
      @zayidaliabdi6355 3 ปีที่แล้ว +1

      WAXA UU KA HADLAA QISOOYIN IYO WAXAYABA MANSOONIYADA MARKA TUSAALE AHAAN CHENNAL KA SAHANKA XOGAHA MARKU WAJIGISA QARIN JIRAY IYO IMNKA WAXA UU VIEWS BADNA MARKU UU QARSOONA HADAY DADKU KU ARKAAN MAALIN WALABA WA AY KU NACAYAAN ✅

    • @nemodiamond6401
      @nemodiamond6401 3 ปีที่แล้ว +1

      @@zayidaliabdi6355 taasaan been ahayn wlo

  • @fatimaaa8140
    @fatimaaa8140 3 ปีที่แล้ว +98

    Ogaalka dunida soo qabo dirisle plz 👏👏

  • @maryamamacalin6339
    @maryamamacalin6339 3 ปีที่แล้ว +20

    Mukhtaar qofkii uu la hdlo codkiisa wuuu soo qabanaa dabcan ❤

  • @muhiyoriyaaleproduction2783
    @muhiyoriyaaleproduction2783 3 ปีที่แล้ว +33

    Laki izaar inta jecel nabi maxamed zcw zcw zcw

  • @dekkasagal519
    @dekkasagal519 3 ปีที่แล้ว +62

    Martida manta waa masuul
    Wn idin wda salamayaa
    Waa wiil aad iyo aad udadal bdn
    Aadna wn uxiiseyaa barnamijyadiisa😊

  • @Faamcozy
    @Faamcozy 3 ปีที่แล้ว +56

    Ninka kaliyee ifeydi gaadhay 😆

    • @nadroqaali8334
      @nadroqaali8334 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk

    • @nadroqaali8334
      @nadroqaali8334 3 ปีที่แล้ว +3

      Mukhtaar Markan arkay san usoo cararay 😄😄😄😄😄❤❤

    • @khadar3166
      @khadar3166 3 ปีที่แล้ว +1

      Waad ugu adkaysay lkn 😄😁😁

    • @naciimauk6153
      @naciimauk6153 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkk

    • @aymiskawtame512
      @aymiskawtame512 3 ปีที่แล้ว +1

      Iska qari dadka sbbtoo ah private life is better wow

  • @teamsharmaboyofficial626
    @teamsharmaboyofficial626 3 ปีที่แล้ว +35

    Dirisle plz sahanka xogaha soo qabo ninkaa aad baan ujecelnahay🙏

  • @deeqdarajo5603
    @deeqdarajo5603 3 ปีที่แล้ว +27

    Channel ka ogaalka Dunida inta igu raacsan like ku muujiya🙏🥰

  • @Eistellan
    @Eistellan 3 ปีที่แล้ว +75

    Omg i can't believe dirisle thanks walaahi wiilkan waan tageeraa 😀😀😀❤❤❤❤

  • @amiiralove1944
    @amiiralove1944 3 ปีที่แล้ว +52

    Wareysiga kaliyaa aan dawaday intu ramdanka darisle bilabay dadweynaha 🗣👏🏻🙌

  • @kingjezteye
    @kingjezteye 3 ปีที่แล้ว +51

    Legend❤🙏🏽

  • @naagmudug1647
    @naagmudug1647 3 ปีที่แล้ว +78

    Inta ila aragtay inu Dirisle guriga Mr9 inu video ku duubayo👍😂😬

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว +16

    15:46 DirisleAbdi Intaan Lagugu Tilmami Wa Tahay ❣️❣️❣️ Inta Ninka Raga Laga Rabo Weeye
    1-Karti
    2-Adadeeg

  • @afnaanadam6423
    @afnaanadam6423 3 ปีที่แล้ว +100

    Mukhtaar wlhi Barnamijyadisu ima dhaafan ilaHy ha daaye waa wiil cilmi badan ♥️💯

  • @mohamedgacal5672
    @mohamedgacal5672 3 ปีที่แล้ว +285

    inta Dadweynaha Codkisa jecel Like ii zaara ❣💯🙏

  • @MohamedAli-jp8ns
    @MohamedAli-jp8ns 3 ปีที่แล้ว +328

    Inta Mar Uun sugaysa Wajiga Dadweynaha Inay Arkaan Like saar

  • @cabaayewasaaye6138
    @cabaayewasaaye6138 3 ปีที่แล้ว +70

    InTa Ila Aragtay Inay Izku Luqad Yihin Like Hayla dhafin😭

    • @waxwalbo6370
      @waxwalbo6370 3 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣 isku lahjad dheh luqad beel waxay ku hadlaayaan waa afsoomaali leee

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 3 ปีที่แล้ว +1

      😁😁😁😁 anoo qoslay ba hadana iga yabiyay magacaga

    • @Peaceloverschannel3716
      @Peaceloverschannel3716 3 ปีที่แล้ว +1

      @@najiibalpha9409 cabtoy waye 😂😂

    • @Abdikadirrmohamett
      @Abdikadirrmohamett 3 ปีที่แล้ว +1

      magac waalan baad wadataa
      Lkn luuqad hadhihinee lahjad dheh

    • @saabiriinahmed1773
      @saabiriinahmed1773 3 ปีที่แล้ว

      Acuudu billah Mina shaydaani rajiim

  • @iqramoktariqramoktar2227
    @iqramoktariqramoktar2227 3 ปีที่แล้ว +21

    Legend Dadwaynah 🥰

  • @engabaabala6843
    @engabaabala6843 3 ปีที่แล้ว +66

    Wxaan JeclaaN Lahaa In Lazoo QapTo Uztaad AadaN sahan ama Channelka Sahanka Xogaha 🙏🙏❤💯
    Yaa Igu Raaczan 🙏

    • @rahmamaxamuud1876
      @rahmamaxamuud1876 3 ปีที่แล้ว

      Aadan sahan wlhi waa nin aan taageero 3 jeer ayaan lakulmay

  • @bidhaanibrahim98
    @bidhaanibrahim98 3 ปีที่แล้ว +49

    1M subscribe hadan ku garsiino mana tuseysa wajigaga😆😅🤣🤣

  • @apdipazid______3665
    @apdipazid______3665 3 ปีที่แล้ว +144

    From DaDwaynaHa 😍
    GulleD SimBa Zo QaBo niO 😄

    • @zuhaybfilmsvlog8539
      @zuhaybfilmsvlog8539 3 ปีที่แล้ว

      Wll waxn ahye wiil yare oo yare oo youtuber ah marka subribe igu caawi

    • @asiyacabdiwahab4958
      @asiyacabdiwahab4958 3 ปีที่แล้ว +2

      Waxaad soo qabataa Cumar inshaar.ogaalka dunida inchllh 🥰🥰🥰

    • @zuhaybfilmsvlog8539
      @zuhaybfilmsvlog8539 3 ปีที่แล้ว

      @@asiyacabdiwahab4958 wll asiy hal subribe ogu caawi plz

  • @fadumoaxmad1665
    @fadumoaxmad1665 3 ปีที่แล้ว +12

    Wll ku sali nabigena scw

  • @fartunmohamed8828
    @fartunmohamed8828 3 ปีที่แล้ว +7

    Dadwaynaha my favourite TH-camBer hore u soco walalo 🌺

  • @muniiraomer7797
    @muniiraomer7797 3 ปีที่แล้ว +90

    Rag culus ayaa is Helay guuul walaladay❤️😘👏👏👏

  • @nasteehomohamed2592
    @nasteehomohamed2592 3 ปีที่แล้ว +61

    Hadii aad ka mid tahay dadka ku xiran dadweynaha Ramadan Mubarak✌🥰

  • @unknowlos2927
    @unknowlos2927 3 ปีที่แล้ว +81

    25 second ago kolay Hadana waa layga horeeyaa qaar baad moodaa inay dhex seexdaan youtupe-ka😂😂😂

    • @Muslimah536
      @Muslimah536 3 ปีที่แล้ว

      mayla aragty qarba channelka ka dul kicin man mooday

    • @naciimauk6153
      @naciimauk6153 3 ปีที่แล้ว

      @@Muslimah536 maba zeexdaan😂😂

    • @hayaabintusln3122
      @hayaabintusln3122 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh waa anoo maydhan dadku Ayn is idhi Dadku intay social media ha kaleh ku jiran aniga Halkana wax wliba ii ah 😂😂😂😂😂✌

    • @suhaibabdirahman4617
      @suhaibabdirahman4617 3 ปีที่แล้ว

      hhh

  • @QASAAID
    @QASAAID 3 ปีที่แล้ว +12

    Nin weyn aya laso qabtay wlhi wow wan tageraa wlhi wax ayaana ka faidnay ogansho dadweynaha ogalka dunida bulaxubey annaga Produktion 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💗🔥🔥🔥

  • @hoodomustafe7720
    @hoodomustafe7720 3 ปีที่แล้ว +13

    Inta marky dadwaynaha argtay soo carartay🥰

  • @king...3695
    @king...3695 3 ปีที่แล้ว +45

    Wll ku sali nabiga scw,

  • @inahajji5866
    @inahajji5866 3 ปีที่แล้ว +199

    Dirislow ogaansho iyo sahanka xogaha nooso qabo plz😇

    • @khayr.shorts
      @khayr.shorts 3 ปีที่แล้ว +1

      👍

    • @siraliyoonsiraliyoon6611
      @siraliyoonsiraliyoon6611 3 ปีที่แล้ว +6

      war sahanka xogaha wa aqon yahan wana nin Ku xel dher Tarikhda e Mahan kuwan o kle e sas u ogow

    • @khaalidmallo975
      @khaalidmallo975 3 ปีที่แล้ว +2

      Ina still ey ey dhalay ayaad tahay

    • @siraliyoonsiraliyoon6611
      @siraliyoonsiraliyoon6611 3 ปีที่แล้ว

      @@khaalidmallo975 kolay Damer Ba ku dhalay iyo qasirad Buran nocaga o kle waxa Tahay nacalad nacalad dhaley 200000000 nacala ku dhaley intas o dhan ilma kantir ilma kantir dhalay o waliba Doofaar tii ku dhashay was wacal wacal dhalay o 700000 xaranti ku dhashay ku Yaal o ina dha Gumed indha Gumed dhalay

    • @saabirnuurcilmi7670
      @saabirnuurcilmi7670 3 ปีที่แล้ว

      @@siraliyoonsiraliyoon6611 hhhhhhh marka dadkan maka liitan war hano faninin ina unsubscribe dhahno mad rabta hada wan jeclahay hana nacsiinin marka🖕🖕🖕🖕🖕

  • @mustafichapdikadir3789
    @mustafichapdikadir3789 3 ปีที่แล้ว +94

    Nabiga ku sali scw❤️

  • @lovev1064
    @lovev1064 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah i love this video keep going both of you brother you guys are a ⭐️👍

  • @maymuunashiekh1416
    @maymuunashiekh1416 3 ปีที่แล้ว +25

    Waxaan dalpaneynaa hadaa nhy team dirisle dhiire galiye yaasir mukhtaar i.o Abdihaliim Ali inta ila rabto labadaaa is muujiya

  • @huthadiamond7700
    @huthadiamond7700 3 ปีที่แล้ว +68

    From dadwaynaha❤

  • @mohamedcabdicali1354
    @mohamedcabdicali1354 3 ปีที่แล้ว +48

    ApdirisaK apdi maanTa nin xasaanaD leH ayaad keentaY MesHa raga soo bad sahanka xogaha ku xigsii😀

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 3 ปีที่แล้ว +133

    Waar maanta Waa soo habsaamee 😰😰
    Mxaad iigu wici waYdeen Yuhuud maa tihiin 😭✋🤣🤣

    • @Maalik6
      @Maalik6 3 ปีที่แล้ว +3

      Wan rabay balse inte ka soo qabta

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +1

      Hada Ayaan rabay inaan ku Woco 😅😅

    • @samatarkahin4228
      @samatarkahin4228 3 ปีที่แล้ว +1

      Imikan islahaa kusoo wac

    • @anasxasananaslaki4237
      @anasxasananaslaki4237 3 ปีที่แล้ว +1

      Lambarkaada nasii aanku soo wacnee

    • @mariyaclrizaaq3984
      @mariyaclrizaaq3984 3 ปีที่แล้ว +2

      @@dailyxiin😂😂😂aniga bal isoowac xppti❤❤❤

  • @mustafembc
    @mustafembc 3 ปีที่แล้ว +1

    Chanelka dadwaynaha aadban ugu xidhan yahy.

  • @khalidjaamac9234
    @khalidjaamac9234 3 ปีที่แล้ว +1

    Nabi muxamad hadaad jaceshah lak nagu caawi

  • @naimaadn3683
    @naimaadn3683 3 ปีที่แล้ว +57

    From dadweynaha🙋‍♀️

  • @miskiabdiqafar8345
    @miskiabdiqafar8345 3 ปีที่แล้ว +82

    Nin agteena kuwayn baa soqabaty muqtaar oo ku magac dheer dadwayna soo dhawoow wll❤❤

    • @quenmasbal9558
      @quenmasbal9558 3 ปีที่แล้ว +1

      Miskiyeey waanku arkaa hhhhhh

  • @mohhamettelawil9563
    @mohhamettelawil9563 3 ปีที่แล้ว +94

    Ogaalka dadweynaha inta igu raacsan like ha ila dhaafin wlle

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 ปีที่แล้ว +5

    Isoboqda wlalaha qalbiga oo ramadankan igarsiiya meel fiican insha Allah

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +10

    Dadwaynaha my favorite channel ❤
    Mukhtar gulayso wll🤴🏻

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 3 ปีที่แล้ว +27

    DadweynaHa - Waa legend RunTii - 1year Ugu Danbeyey Taageero Buuxa U Ahaa 🙏

  • @miracleboy6092
    @miracleboy6092 3 ปีที่แล้ว +109

    NIN HADALKIISA XIISEYO DADWEYNAHA😍
    YAA ILA MIDA👇

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY 3 ปีที่แล้ว +70

    Next ogaalka dunida soo qabo inta iigu raacsan like ismujiya ✔❤🙏👇

  • @yussufasmer7561
    @yussufasmer7561 3 ปีที่แล้ว +1

    qofkii ugu horeeyay oo ninkaan muuqaal la duubo waa dirisle legend dirisle

  • @ahmedbaashe5071
    @ahmedbaashe5071 3 ปีที่แล้ว +3

    Dadwaynaha channel inta tagerta♥️✌

  • @quruxleydahargaysa7415
    @quruxleydahargaysa7415 3 ปีที่แล้ว +236

    Waxaad noo keenta Abdala Jamaal Abdala qofka Ku xiga nooga dhig inta igu raacsan like iisaara🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @purekhaawil8719
    @purekhaawil8719 3 ปีที่แล้ว +13

    Chanelka aan ugu jeclahay youtubka dadwaynaha next sahanka xogaha kadhig

  • @Muscab_22112
    @Muscab_22112 3 ปีที่แล้ว +33

    Walaahi ninkaan waan ku xiranahay waa wiil wanaagsan
    Waana ka Helay vidiogaan

  • @nuuraaxmed5451
    @nuuraaxmed5451 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah codkiisa kama daalo wiilka

  • @umuayman757
    @umuayman757 3 ปีที่แล้ว +4

    Dadweynaha channel is the best 👍💯❤👏

  • @nafisaahmed5757
    @nafisaahmed5757 3 ปีที่แล้ว +46

    Nio ogaansho soo qabo🥰 asxabey so run ma ahn🙋‍♀️

  • @4kgeneration
    @4kgeneration 3 ปีที่แล้ว +88

    İnta jecel in ogaansho lasoo qabto like isaara

  • @Funny99554
    @Funny99554 3 ปีที่แล้ว +54

    wll mukhtaar aad buu Hadalkiisa funny u yaHay 🤣🤣

  • @MkXiddo
    @MkXiddo 3 ปีที่แล้ว +14

    Qofkii dadwaynaha u horeeyey EEE so qabtaa inuu dirisle yahay ismuujiya 🙌🏿❤️

  • @Sakurdo
    @Sakurdo 3 ปีที่แล้ว +7

    Ogaalka dunida noso qabo abtiyaal like ta

  • @ataashchannel71
    @ataashchannel71 3 ปีที่แล้ว +59

    Viva Dadweynaha favorite youtuper🤝🙆

  • @ahmednuur5944
    @ahmednuur5944 3 ปีที่แล้ว +15

    MR9 MOHAMED SAACID COMMENT ADIGA AYUU KUGU SOCDAA SXB WAXAD HESHIISIISAA DIRISLE ABDI IYO CK WALIBA BISHA RAMADAAN AWGEED WALIBA BARMAAMIJKAN KU SOO CASUUMA OO BISHA RAMADAAN HA LAYS CAFIYO BRO FROM SOMALILAND HARGEISA

  • @sakariamohamoud4141
    @sakariamohamoud4141 3 ปีที่แล้ว +37

    Aadan zahan zo qapo please❤️❤️❤️❤️ please comment adan zahan ugu qora 😂

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadweyna Chanel waa legend mukhtar

  • @luushacadey4611
    @luushacadey4611 3 ปีที่แล้ว +2

    Channelka aan ugu jeclahay dadweynaha 😯

  • @sidra857
    @sidra857 3 ปีที่แล้ว +17

    Mukhtaar waaba inan yar mansha alh sida codkiisa laga dareemayo taageera wayn baan ku ahay Hory u saco

  • @naimamohomed3530
    @naimamohomed3530 3 ปีที่แล้ว +7

    The best TH-cam aan jeclahy waaye chennel DADWEYNAHA wlh ma arg wiilkn qof kafcn oo youtuber ah because waligy ma arag asagoo dad ku dhagn ama ay is haystan waa qofka kalita aan aqano oo youtube lacag xalal ah kasameyo because really uu kahadlaa

  • @Trusfrated02
    @Trusfrated02 3 ปีที่แล้ว +67

    Dadweynaha Secret Superstar wye Still Kuyeh Africa Ku Noolahy😂😂😂

    • @zaki6726
      @zaki6726 3 ปีที่แล้ว

      Wll waxay umuuqataa inaad BTS aad taageerto sooma fiicno inaad Asxaabta jeclaato oona ku faanto

    • @Trusfrated02
      @Trusfrated02 3 ปีที่แล้ว +1

      @@zaki6726 Mku fahmin Asxpteyda kuweh??

    • @zaki6726
      @zaki6726 3 ปีที่แล้ว +7

      @@Trusfrated02 wll waxaad ku qoratay BTSarmylover waxey ka dhigantahay inaad qoladaas gaalada aad taageerto lana dhacdey ficilkooda iyo Munkarkooda waxaa ka wanaagsan inaad Asxaabta rasuulka SCW jeclaato kuna dayato role model na ey kuu noqdaan Aniga ma ogi wixii qalbigaaga ku qarsoon balse waxa ii muuqdo unbaan xukmin karaa Nabigana wuxuu dhahay qofka ciduu jeclaado ayey isku masiir yihiin yacni meeshuu galo ayuu asigana galayaa
      روى البخاري (6169) ، ومسلم (2640) عن عَبْد اللَّهِ بْن مَسْعُودٍ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ قال : " جَاءَ رَجُلٌ إِلَى رَسُولِ اللَّهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ فَقَالَ : يَا رَسُولَ اللَّهِ ، كَيْفَ تَقُولُ فِي رَجُلٍ أَحَبَّ قَوْمًا وَلَمْ يَلْحَقْ بِهِمْ ؟ فَقَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: (المَرْءُ مَعَ مَنْ أَحَبَّ) "
      marka gaal hadaad jeclaato qalbigana ka jeclaato isku hoy unbaad noqoneysaan aniga waa sidaan kuu sheegay ma ogi waxa qalbigaaga ku jiro marka hada waaba ramadaanee qoladaas hadaad taageerto iska iloow waa diin laawayaal mulxidiin ah.

    • @zaki6726
      @zaki6726 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Trusfrated02 wll waxaan kugula talinaya inaad aqrido Buuga Taariikhda Tataarka bilow ilaa ceynu jaaluut(waa halka tataarka lagu jebiyey) Adigaa gaal nici doonee

    • @mohamoudabdi7374
      @mohamoudabdi7374 3 ปีที่แล้ว

      Wiilku ma alshabaab bu ka dhcya😂😂

  • @anwaacofficial8495
    @anwaacofficial8495 2 ปีที่แล้ว +2

    You are legend mo faami

  • @marwaladan2912
    @marwaladan2912 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaH wlky mukhtar