FARTA XAAJI OO LA YABAN SHUKASIGA CADNAN KULAHA WA KU DHIGA WA KU SEXINA BAC BA KA YERSINA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @ruqiyaguleed7161
    @ruqiyaguleed7161 หลายเดือนก่อน

    Assc gabar qiimo badan Ayaa tahay Allaah ha kuu sahlo mid ku qiimeeya kuna wanaajiyo Aamiin

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 หลายเดือนก่อน

    Waa qafiiftey ilahow ceebtena astur yaab badana naa sidan maxeytahay naa isku xiishoo qofweyn batahay 🤔

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 หลายเดือนก่อน

    Bisle isnot easy❤❤😂😂😂

  • @Maria28832
    @Maria28832 หลายเดือนก่อน

    FARTA GABAR QURUXSAN BAA TAHAYEH HA IS QIIMO DILIN SHUKAANSIGA BUBLIC JOOJI QARSOODI HA KU AHAADO

  • @HassanAhmed-i6w
    @HassanAhmed-i6w หลายเดือนก่อน

    Cajib

  • @Saydika101
    @Saydika101 หลายเดือนก่อน +1

    FARTA XAAJI NINKAN AQOON UMA LAHAN CADNAAN XAASKIISII IYO WIILKIISII AYUU KA SOO CARARAY WAANA KHEERUL MASUUL .FARTA XAAJI IYADANA WAXAY SHEEGTAY INAY HABAARAN TAHAY ( WAAD ISKU FIICAN TIHIIN )

    • @2daysago_
      @2daysago_ หลายเดือนก่อน

      Kasoo cararay mxa kawadaa.....cadnan anaaba aqaana....asagoo Nairobi joogo ayeey xaskiisi cunuga udhashay aroosatay nin kale. Dayac aad sheegeysid ,axey tahay wll. Teeda kale cunugaas cadnaan marwalbo asaga ayaaba haysan jiray uu la joogi jirey. Dulmiga ma fiicno wll.
      Waliba qoftaas xaskiisa hore eheed ninkii isla sidiinoo kale weykala tageen.....hada dhowr bil kahore ayey mid yar xamar kasoo guursatay. Marka wilkiisa maba dayacno

    • @Saydika101
      @Saydika101 หลายเดือนก่อน

      @2daysago_ HA HOR INTAYSAN KALA TAGIN AYUU DAYACAY OO NAAGO KALE LA TUMANAYAY IYO WAXYAALO KALE OO AAN DOONAYNIN INAAN HALKAN KA SHEEGO

  • @HawaBahdon-e5m
    @HawaBahdon-e5m หลายเดือนก่อน

    Kkkkk