Maxaa sidan oo dhan la isugu haystaa masaajidkan | Ayasofya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ค. 2020
  • Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
    ________
    Xigasho:
    1. Quraanka kariimka ah.
    2. BBC Turkiye: bbc.in/2ZgkquC
    3. Sabah: bit.ly/3gOPEPe
    4. Aljazeera Mubasher: bit.ly/3iStw8v
    5. Aljazeera: bit.ly/2W3rSqX
    6. Aljazeera Mubasher: bit.ly/2BQNsYX
    7. TRT.
    -------------------------------------
    Nagala soo xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: waberi23/?re...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: abdirahman_...
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 234

  • @abdow4104
    @abdow4104 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashallaah shukran Turkey waa walaalo🇹🇷🇸🇴
    kadib 85 sanooy ahayd matxaf waxaa dib loogu soo celiyay siday ahayd muddo 481 sano ah masjid aadaankana laga dul qaaday , aadaanka
    go.aankaan wuxuu ka farxaiyay malaayiin muslimiin ah … dhinaca kale maxay uga xumaadeen wadamo badan oo yurubiyaan ah, arrinkaan muxuu ka dhigan yahay iyo qisada ayasofya , ku soo dhawaada mowduuceena maanta ,🕌🕍💒🏰

  • @cabdifataaxcase1701
    @cabdifataaxcase1701 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxa kaaba ha ku qadate sidu alle rabo ayaa dhacaysa 🤲🤲🤲
    Wll thanks sidaad arimaha Islamka quseyaa ee naga farxinyaa nola socodsiso🥰🥰🥰

  • @abdiibraahim3404
    @abdiibraahim3404 4 ปีที่แล้ว +26

    Muslimiinta intay islaynayaan baygaaladu quwadyeelatay ilaahay ha inatuso waxaynukusuganahay

  • @abdullahimoahmedsh1772
    @abdullahimoahmedsh1772 4 ปีที่แล้ว +11

    Ataaturk aya mutxaf kadhigay si loomuujiyo cilmaaniyada turkie lkn Erdogan aya so celiyay ❤🌹
    RESPECT £

  • @yaasirqaliif8954
    @yaasirqaliif8954 4 ปีที่แล้ว +4

    C.raxmaan cumar macalin khayrka dadka bara walaal waan kugu xiranahy m.a
    Codkaaga iyo aqoontada aad nooga faideyneyso adbaad ugu mhdsntahay😍

  • @musedahir4031
    @musedahir4031 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah, Allah akbar.
    Ha guulaysto musliminku, ha guulaysto Turkigku.

  • @ibraahimabdalla4088
    @ibraahimabdalla4088 4 ปีที่แล้ว +8

    ❤️❤️❤️❤️❤️Walaalka aan jeclahayoow C/raxmaan Cumar dadaaalkaada ka Mira dhali mar kasta waxaad tahay dadka aan ugu jeclahay aduunka qaas ahaan youtuberska ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nasirmano4055
    @nasirmano4055 4 ปีที่แล้ว +12

    Allahu Akbar wlee allaa ino jabiyey kristanka
    Erdugan mdxwynha islmka

  • @user-gy6qd3tl1l
    @user-gy6qd3tl1l 4 ปีที่แล้ว +3

    Allow iga mid dhig dadka kutukada masaajidkaaz Aamiin

  • @abdullahiwaddani3594
    @abdullahiwaddani3594 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wan sodhaweynaya sabab too ah waa guul islamka usoo hoyatay
    Madsanidiin bahda waabare chnnl

  • @ziisey1096
    @ziisey1096 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Aaya Sofia malin un wa kutukani doonaa♥️💚

  • @xasanaxmedxasan4683
    @xasanaxmedxasan4683 4 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allaah Allow nosiyaadi nimcadaada Aamiin 🕌🏰🕌🕌🏰

  • @anushkamohamed9693
    @anushkamohamed9693 4 ปีที่แล้ว +14

    Mancha allah ♥️♥️ dawlad islam taan u jeclahay turkiya 🥀🥀

    • @abdullahimoahmedsh1772
      @abdullahimoahmedsh1772 4 ปีที่แล้ว +1

      My love🇸🇦🇸🇦🇸🇦❤🌹رمز الاسلام😍😘

  • @bigboss-ic7zo
    @bigboss-ic7zo 4 ปีที่แล้ว +2

    mAsha Allah allah mahad iskaleh oo ku soo celiyey masjid ayasofya

  • @sundusmohammed8030
    @sundusmohammed8030 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah allaah hasoo celiyo awoodi muslimiinta Maasha allaah ❤️❤️❤️

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 4 ปีที่แล้ว +2

    Maanshallah
    Mahadsanid walaal
    Cabdiraxmaan Cumar

  • @jamaalgoh8308
    @jamaalgoh8308 4 ปีที่แล้ว +2

    Marsha allaah alaamahadle suuragaliyey inlagadhigo goob ilahay lagu caabudo
    --------------------------------
    Waad mahadsantahay zxp sidawanaagsan aad noogu sootabisay👍👍

  • @Sakimo778
    @Sakimo778 4 ปีที่แล้ว +7

    Waa inan booqda masjidkan inshlah💞

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa arin lagu farxo walahi muslimiin bdn qooloobtooda ka farxiso maasha Allah will waa ku mahadsantahay Soo guebintaa barnaamijkaan mahadsanid

  • @ahmedyasin-
    @ahmedyasin- 4 ปีที่แล้ว +11

    So interesting this chanel Thnkz Waberi

  • @samatar_dhagey
    @samatar_dhagey 4 ปีที่แล้ว +2

    Maanta dhan wXa raadinaayay soomaali kahadlaga
    Thank you sxb

  • @updullahibishardayib2954
    @updullahibishardayib2954 4 ปีที่แล้ว +3

    MaashaAllah 💖💖💖💖

  • @Kobcis
    @Kobcis 4 ปีที่แล้ว +20

    runtii waa farxad weyn mudana in la faafiyo Alle waxaan ka rajeynaynaa inuu masjidul Aqsaa soo celiyo

  • @Dr.Drive111
    @Dr.Drive111 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wa wax lagu farxo

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 4 ปีที่แล้ว +1

    M.allh walkyga qaaliga ah waa guul weyn illahyba mahad iska leh allahu akbar 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @mohamedosman1967
    @mohamedosman1967 4 ปีที่แล้ว +38

    caawa vladamir ayaa la sugaya bal inuu duqeeyo istanbul.greeka ayaa kiniisadaha ka lacnadaya turkega
    maanta waa maalin weyn runtii
    waxaan sugaynaa mailntaa somali dhan la xoreyn doono.oy hal dal noqon doonaan.in shaallah
    calanka muhim maahin muhiimada waa hal somali
    from hargeisa

    • @YuusufShuaib77
      @YuusufShuaib77 4 ปีที่แล้ว +1

      ree hargaisa Hadey caqliyadado kale lahan lahyen mar horan Dad tashada ahaan lahyn Runtu isma qarido insha allaah

    • @mohamedosman1967
      @mohamedosman1967 4 ปีที่แล้ว

      @KING Ali aduu ilaahay hasoo hadeeyo dhaha ayaa ka wanaagsan zxp

    • @mohamedosman1967
      @mohamedosman1967 4 ปีที่แล้ว

      @@YuusufShuaib77 way leeyihiin lkn wax ay diidan yihiin ayaa jira zxp.in somali xorowdo waa lawada rabaa

    • @kobciye1490
      @kobciye1490 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedosman1967 sxb wllhi rer woqiyi wadad fcn

    • @kobciye1490
      @kobciye1490 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedosman1967 Mogadishu adinki ni bahantahy b/c idinka nabad bad hesatan

  • @guudeyofficial323
    @guudeyofficial323 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh guul wacan ayaanu
    Lenhay muslimiinta hmblyo
    Hmblyo hmblyo Allow guley
    Muslimiinta

  • @Salmaahmed-bs7hq
    @Salmaahmed-bs7hq 4 ปีที่แล้ว +6

    Magacaygu waa cabdi raxmaan cumar halkanina wa waberi media😇

  • @amiishali4110
    @amiishali4110 4 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء لله تبارك الرحمن الله يحفظك من كل تركي

  • @axmedcynte7102
    @axmedcynte7102 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Waa barnaamij qiimo weyn leh mahadsanid sxb

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 4 ปีที่แล้ว +53

    Gaalada waxa Ay kasoo Horjeedaan In laga Bedelo Masjid Ayasofi Turkey Waxa Uu Horay Uaaaday Talaabo mudan In Lagu Amaano waxaana Is dhihi Karaa Waxa ay Fulinayaan DARDAARANKII Rasuulka Ee ahaa
    بلغو عني ولو ءاية
    Mahadsanidiin Turkey ERDOGAN الله يحفظك

    • @tiktokchallenge7122
      @tiktokchallenge7122 4 ปีที่แล้ว

      Kuguma haysto fikirkaada lkn waxadan dhadaneyn adiga in turkiga uusan hada eheen khilaafada islaamka hada turkiga waaa calmaani marka calmaaniyaal miyaa dardaaranka nabiga (scw) oofinayo

  • @cawomaxamed442
    @cawomaxamed442 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa arin faraxadeda wadata🤗🤲🤲🤲 thanks wll 💯

  • @saidabdirahman6707
    @saidabdirahman6707 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allha ustaad keep going 💐❤💐

  • @nadiirphotographynp6362
    @nadiirphotographynp6362 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a waaberi media keep moving

  • @mohammeddeeq118
    @mohammeddeeq118 4 ปีที่แล้ว +1

    Allhu akbar ilaahay ha ciseeyo islaamka

  • @maxamuudmaxamed2073
    @maxamuudmaxamed2073 4 ปีที่แล้ว +12

    Haniyad jabin zxp hore usoco

  • @ilyesRajaa-cb4ne
    @ilyesRajaa-cb4ne ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤maashaalah erdugaan muslim

  • @muxaadaromediapro7570
    @muxaadaromediapro7570 4 ปีที่แล้ว +2

    muxadaroyin iyo qisoyin imankag kordhinaya ayad nag helaysa nagu soo biir ajarkana alle intada haku siiyo

  • @ismailmustaphe5241
    @ismailmustaphe5241 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle haguleyo Musliminta

  • @mascuudjaamac4214
    @mascuudjaamac4214 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh ustad keep going

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว +5

    Ustad Cabdirahman cumar
    Mahadsanid walal Qali 😍

  • @hassanrage2840
    @hassanrage2840 4 ปีที่แล้ว +3

    Shukran walal allaha kaa awaal mariyo waxaa tahay qof qeyr ka jecel

  • @dr.shideyare6924
    @dr.shideyare6924 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad c/raxmaan omer

  • @natureandfilm342
    @natureandfilm342 4 ปีที่แล้ว +1

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu
    Alle mahadii weeye hadii dib masajidka losoo celiyay wxaa mahad leah Allah

  • @karaama1320
    @karaama1320 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah 💯💯💯

  • @Fatima-yt4rb
    @Fatima-yt4rb 4 ปีที่แล้ว

    Wan tagay mash allh salada cisho ayan Ku soo tugtay waa masjid aad u qurux badan wllhi Wan ilmeyay markan tagay insh allh waxan rajeynayaa in masjidka al aqsaa Ku soo xigo aya sophia insh allh

  • @Hagardigitals
    @Hagardigitals 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah alxamdulilaah

  • @sagalabdi8066
    @sagalabdi8066 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll mahadsanid

  • @Channel-vk2pg
    @Channel-vk2pg 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a pro Ilah haku barakeyo wax badan aya ino hesaaa

  • @contactwaaaw9401
    @contactwaaaw9401 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah mahdsanid zhp

  • @ahmedabdulahi6677
    @ahmedabdulahi6677 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Shaaqo Wacan

  • @nadiircabdi4497
    @nadiircabdi4497 4 ปีที่แล้ว

    Cabdirixmaanow mahadsanid

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax badanna waa dhagaystay Waana qortay, waa Cashar muhiim, ah
    Ilaahay waalidkaa ha janeeyo, caruur haddii aad leedahayna hakaaga dhigo mutaqiin rabbigooda yaqaan iyo ahlujannah, waa noo faaidaysay,

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb

  • @awaysjaylani2475
    @awaysjaylani2475 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa rajo sare. Waana boorinayaa jaanalkani inuu saan noogu soo tabiyo macluumad muhiim sida tan. Mahadsanid

  • @yahyeali9696
    @yahyeali9696 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha xifdiyo ardugan aduun iyo aakhiro waa madaxwayne islaam

  • @haybejamac
    @haybejamac 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa guul uso hoyatay muslimiinta

  • @abdallahirsiroble5332
    @abdallahirsiroble5332 4 ปีที่แล้ว

    M.a Mr waaberi waan ku taageeraa

  • @aaminbidixo9187
    @aaminbidixo9187 4 ปีที่แล้ว

    man shall aad iyo aad ayaan ugu farxsanahy

  • @kinghjvlogs1607
    @kinghjvlogs1607 4 ปีที่แล้ว

    markii aan channelka ku soo biirayay waxan layabanaa sida ay u yaryihiin dadka ku xiran iyo warbixinada uu walalkena waaberi inoo soo gudbinayo mudo ayaan ku xernaa koritaankiisa waa uu yaraa aad ayaan u yabanaa balse hda waxaad modaa inay isbadashay koriin shaha channelka wlhi ma aqaan waxa aan ugu farxayo korishiihiisa balse am glad wlhi u deserve bro more dan dis we need de ppl like uh am just saying keep it

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 ปีที่แล้ว +4

    Alhamdulilah mahad ilaahay ayay u sugnaatay ilaahay naxariistiisu haw sugnaato maxamed alfaatiX ....
    islaaN buuL iyo dawlada Erdogan 🇹🇷...
    Ayasofya ilaahay nabad haygu tuso...
    guuL umada islaaMka ah...

  • @ibreliohussein8040
    @ibreliohussein8040 4 ปีที่แล้ว +1

    youtubarka somalida aah ee macqulka aah walal waxbadan ayaan kaafiday hore usoco

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 4 ปีที่แล้ว

    Magacaagu waa c/raxman cumar
    Halkanina waa waaberi media
    Muuqaalka maantuna waa masjidka Ayasofya🙏🏻🙏🏻

  • @fatmaahmed6614
    @fatmaahmed6614 4 ปีที่แล้ว

    Turkiga waa dowlad ku dayasho mudan الله الله يحفظكم

  • @smallingcade3338
    @smallingcade3338 3 ปีที่แล้ว

    Insha allah weysonoqon dontaa Dolada cismaniyiinta wxiikadambeya 2023 inshaa allah

  • @abdulazizhajji9495
    @abdulazizhajji9495 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah urdogan Allah garan hasiyo waa hogamiyaha islamka oo Kali aan manta firsano

  • @lamafilaannews2429
    @lamafilaannews2429 4 ปีที่แล้ว

    ألله يحفدك يا اخي

  • @noobbootchanel3766
    @noobbootchanel3766 4 ปีที่แล้ว

    Thanks wll

  • @shaakirsalebanaidid8877
    @shaakirsalebanaidid8877 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allh waa guul aanu gaadhney

  • @ahmedmadeyaden3610
    @ahmedmadeyaden3610 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @khadarabdul8606
    @khadarabdul8606 4 ปีที่แล้ว +1

    ustad allaha ku dhaaf xog buuxdo ayad nala wadagty

  • @Alkaliil9565
    @Alkaliil9565 3 ปีที่แล้ว

    hambalyo ayaan leeyahy
    geesigii islaam ka rajab urdgan
    alle cimri dheer ha ku siiyo

  • @naciimacareef7199
    @naciimacareef7199 4 ปีที่แล้ว +1

    waaberi media guul waartan ku rajaynayaa wllo

  • @cabdihoodaale5213
    @cabdihoodaale5213 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @abdinaasirmohamed6818
    @abdinaasirmohamed6818 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah pro hore usoco

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 4 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha allh elhow gurigaaga ilaaali adaaa waaxid ah

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud8111 4 ปีที่แล้ว

    Mnsh allah wll

  • @mustafekamaal3053
    @mustafekamaal3053 4 ปีที่แล้ว

    Manshlh chanel wax badan aan ka faaiday

  • @abdirahmanhassanomer7111
    @abdirahmanhassanomer7111 4 ปีที่แล้ว +4

    ماشاءالله

  • @maxdaah8894
    @maxdaah8894 4 ปีที่แล้ว +3

    Inshallah masjid ayay noqonaysa
    Masjidka Faatih

  • @abdifataah4458
    @abdifataah4458 4 ปีที่แล้ว +1

    الحمدالله رب العالمين 🤲

  • @abdlehurwaa8079
    @abdlehurwaa8079 4 ปีที่แล้ว

    Macha allah Allow Muslimka Quweee

  • @amaransaleebaan1850
    @amaransaleebaan1850 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa Gul noosing hoyatay

  • @caishanuur9712
    @caishanuur9712 4 ปีที่แล้ว +7

    الله يحفظك أردوغان

  • @aishaahyussuf886
    @aishaahyussuf886 4 ปีที่แล้ว

    Mabrook umda Muslim ka aah♥️

  • @siciidaxmed8928
    @siciidaxmed8928 4 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah maansha allaah maansha allaah maansha allaah maansha allaah maansha allaah

  • @theworldpastandtheworldnew6590
    @theworldpastandtheworldnew6590 4 ปีที่แล้ว +3

    Soo badi muuqaladaan

  • @sadikibrahimsalah266
    @sadikibrahimsalah266 4 ปีที่แล้ว

    Masha alh

  • @ENGROOBLE
    @ENGROOBLE 4 ปีที่แล้ว

    m.a abdirixmaan zxp aad ayaad u mahadsantahy horay usoco

  • @shacbaanh7ali618
    @shacbaanh7ali618 4 ปีที่แล้ว

    Masha alha

  • @amiishali4110
    @amiishali4110 4 ปีที่แล้ว

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله ولله الحمد والشكر لله

  • @yusufdaud7594
    @yusufdaud7594 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah madaxwayne erdogaan waa geesi daacad ah inshaa allaah muslimiinta oo dhan asaa hogaamin doona

  • @abdulaahiahmad4822
    @abdulaahiahmad4822 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah

  • @taariikhahacaalamkataariik2024
    @taariikhahacaalamkataariik2024 4 ปีที่แล้ว

    Dawladii islaamku way soo noqonaYsaa wlalayaal soomaliyeey aynu is cafino oo aynu noqono turkida madow 🇹🇷❤️🇹🇷🇸🇴❤️✉️💚

  • @geedixasan1523
    @geedixasan1523 4 ปีที่แล้ว

    insha allah waan soo noqon doonaa

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 4 ปีที่แล้ว +2

    Hore usoco bro

  • @amaaracabdullahi2652
    @amaaracabdullahi2652 4 ปีที่แล้ว +1

    Musalsal baan kuu dawaday Masjiidkan ayasofya omg💚💚😂

  • @abshirabdirisaaq33
    @abshirabdirisaaq33 4 ปีที่แล้ว

    Allhu akber

  • @ahmedmire4629
    @ahmedmire4629 4 ปีที่แล้ว +1

    Msha allaah

  • @muunasiciid8539
    @muunasiciid8539 4 ปีที่แล้ว

    Manshallah