Hadallo oo Markhaatiyaal Gaalo ah Soo Kaxaystay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @zahrayonis8744
    @zahrayonis8744 ปีที่แล้ว

    ManshaAlllah good geesi nolow thanks

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 ปีที่แล้ว +1

    Maasha ALLAAH

  • @Rahmamohame19
    @Rahmamohame19 ปีที่แล้ว +2

    Allah how naxariisto macalin abwaan gaari

  • @Cadeey
    @Cadeey ปีที่แล้ว +2

    MASHALLAH af Somali mucjiso

  • @abdilahicarshe6208
    @abdilahicarshe6208 ปีที่แล้ว +3

    Aad baad u mahadsan tahay Qaryan Hadalo inkastoo aan jeclaa markaad barnaamijkan ka hadlayso aad dharkii hidaha iyo dhaqanka soo xirato.

  • @abdullah-h3v1t
    @abdullah-h3v1t ปีที่แล้ว +1

    Wallah I ilahay ayaan ku dhaartay waa oohin baa iqabatahy

  • @dayxa561
    @dayxa561 ปีที่แล้ว

    Yaaaaaaaaaahuuuuuuuuuuuuu
    Qokani waa cabdi good 2
    Hunguri qayelo badanaa

  • @ilameerayso9160
    @ilameerayso9160 ปีที่แล้ว

    Barnaamijkan iyo hadaloba waan taageeraa

  • @ilameerayso9160
    @ilameerayso9160 ปีที่แล้ว +3

    Dad badan baa igula murmi jiray afsoomaaligu Waa duug ama cid keenaty lagaran maayo hhhh Ku quusta

  • @Rahmamohame19
    @Rahmamohame19 ปีที่แล้ว +2

    Afkeena hooyo waa hoodan dhinac walba markaad ka eegto waa afka keliya ee sugaanta dhinac walba lagaaga imaan karo alx ilahayba soomaali naga dhigay

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled ปีที่แล้ว

    Qaryaan hadalo mhdsnd

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 ปีที่แล้ว +1

    Horyaal waxaan idinka codsanayaa inaad dahabshiil xayaysiiskiisa xawaalada ku saabsan ay sistamkiisa hagaajiyaan si aanu lacag uga dirano

  • @abdullah-h3v1t
    @abdullah-h3v1t ปีที่แล้ว

    Asc

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 ปีที่แล้ว

    Ma Ganacaa mise waa Beeryarada?

  • @looyaan323
    @looyaan323 ปีที่แล้ว

    Ninkaan Markasta maxaa usoo qaadataa 😊

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk Aniga waxaa iga qosliyey sida uu umatalay Abwaan macalin bashiir xafidahu Allah dhalinyarada qurbaha kudhashay ama ku koray. Walaahay waa siduu usheegayo iyo kasiidaran sida ay uhadlaan.

  • @AliOmar-te4wu
    @AliOmar-te4wu ปีที่แล้ว

    Walalo wxd tahay somali dhab ah waxad no iftimisay wx badan

  • @zahramaxmud2350
    @zahramaxmud2350 ปีที่แล้ว

    Walaal kala saar welef iyo waalif
    Waxaa waan laqabsaday waa waalif. Balse welef waxaa loo isticmaala qoka socodka badan ama roob badan oo meelo badan isu maray waxaa la yidhaha halka roob welef ah baa isu maray

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ปีที่แล้ว

    qofki ilamo korinaya hadu dib u qaxayaa waayo caruurtiina wa la idinla yeeshay inti hore waxa ka daraay in la barayo beelayo culus anjidh wa qankii la jiidhay adoon gadal ka akhrin thank you waaba mucjiso aad na tustaye

    • @hindaabdulleabdulle8202
      @hindaabdulleabdulle8202 ปีที่แล้ว

      Waxa i taabtay inta ugubdabaysa dagaslafan sokeeyabaa da yartii samafuriyoo codku xataa waa cajiib

  • @xiisoiyoxullasho
    @xiisoiyoxullasho ปีที่แล้ว

    Cqaniyoow zxb waxa Aad soo ku soo dartaa Barmaamijkan wanaagsan Ee afkeena iyo in Uu yahay aasaaskii aduunyada afka soomaaligu Gabaygii Qalin Ma Koobaan oo Uu Tiriyey Abwaan Cali Mooge Geedi Alle Ha U Naxariistee Gabaygaas baa soo Koobaya Somalida iyo In Ay Tahay Asalkii Luuqadaha Fadlan Horena Fariintan oo Kale baan kuugu Reebay Hadii Aad Dib U Milicsato Qoraalada Laguugu Reebo Halkan, Aad Baad U Mahadsantahay By Abdiqani Aw Ali

  • @odaysojabay1122
    @odaysojabay1122 ปีที่แล้ว

    Somali hada nahay luqada kale wa no fudud yihin waxan ku hadla 15 luqaad o Somali ku jirin kuwa iga badiyaan wa arkay been maha taas

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ปีที่แล้ว

    waba mucjiso siday isugu beegmayan kelamdaha mara dib loo akhriyo maya xafak asomaliga ku jirin Somalida wa ku adag yahay aad P wayo afka ugu ma jiro waxay ka dhigan B mid kale baa jira hada iga maqan oo anay odhan karin Somalida bbadankooda wadan kasatana waa sidaas hada cadanka ma karan xarafka somaliga ee la yidhahd C iyo kh ma karan dadka englishka dhigta dunida odhan waxa jira kelmado wadankaas ku adag wayo afkooda kuma jirto carabka ma baran bal u fiirso xata hadii cilmi wayn bartan somalida ma karan P qar badan runtii

  • @abdulkarimjibril7772
    @abdulkarimjibril7772 ปีที่แล้ว

    Somalidu luqad walba kuma hadli karaan, in ay bartaaan mooyaane

    • @abdullahidharar49
      @abdullahidharar49 ปีที่แล้ว

      wuxu ula jeeda somalidu afafka kale markay bartaan waxay ugu hadlaan sidi qof dhalad ah qaarna wayba ku Gabyi karaan

  • @mubarakali5458
    @mubarakali5458 ปีที่แล้ว

    Follow back isoo dheh malapzaneey ☑ 🏕 ☒ 🥫