Dhiig daato iyo qabyaalad abgaaloow ka qaangaar iyo diiwaan galinta dadka maxaa ka imaankaro

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @SakariyaShigow
    @SakariyaShigow วันที่ผ่านมา +1

    Waa sida saxda ah oo aduunku ushaqeyo waa dowladnimo sax ah
    Qof kasta waa in wuu yeesho
    10 nambar oo qofka lagu aqoonsado waa in uu yeesho si UU unoqdo
    Nabarkaana waa in uu lacag la aan yahay wàa Yoo xaq buu ugu leeyahay doiwlada waxaa isticmaala Sweden hidii Ceeyr lasiinayo dadka waa qasab in loo sameeyo 10 number

  • @hassanawad7344
    @hassanawad7344 วันที่ผ่านมา +2

    Dadka Soomaaliyeed ha dhihin waxaad dhahdaa Xasan Maxamuud Calasow Gurguurte iyo Qoyskiisa Xataa Hawiye ma aha waa reer Gurguurte teeda kale bixiya lacagta haddii kale xarig baad tihiin kondhomka lacagtiisaba waad bixisaaye bixi canshuurta lagaa baryi maa

  • @axmadibraahimcariif3827
    @axmadibraahimcariif3827 วันที่ผ่านมา

    Cali gudlawe on lagabedelin madhamanayo abwano.ha isearerin

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 วันที่ผ่านมา

    1 xal kaliyah waa kitaab allaah qofkii qof dilaa hala dilo

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 วันที่ผ่านมา +1

    Abwaanow waa inaa ka hadashaa kan qaldan oo sheegtaa oo la qabtaa eebow. Cabdalla Caroone aa dhib wada maba xishoodaan

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Benta maha dadka haddi dhibatodan waa qaxayan xamar dad waxaa joogo qutul yonki u cariri,dad waxa degen aan helikarin ummadda dhibka ka daya Ilahey ka cabsata dhibka dhafa

  • @XasanCali-qj5tz
    @XasanCali-qj5tz วันที่ผ่านมา

    Waxan maqli jiray abgaal abgaal kalow eebar kasiyey wa arke

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 วันที่ผ่านมา

    Cabdalla Caroone inee qof Abgaal dilaan ma ahee wax kale ma yaqaanaan miyaa?????
    Allow kala qabooji waxaan wax loo dul qaado karo ma aha.
    Mar Maxamed Caroone mid mid iyo jilib jilib ugu duul, mar Celi Cumar ku duul, mar Maxamed Muuse ku duul. Mar Abgaal socoto ah ku duul, beri hadane Abdalla Galmaax ku duula. War Cabdulle Caroonow walaalihiin dilka ka dhaafa

  • @MulkiUbed
    @MulkiUbed วันที่ผ่านมา

    Ccccccc kkkkkkk

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol วันที่ผ่านมา

    Waar moryane grub hirab dhiig dhagar argagixiso bililaqada wad ku abtirsatan wana nolasha dhaqanka inii ah wana horomarkina somalie kuwa dariska nilaa ah dhiib bad kuhaysaan somalida casimaada kadhigaatey xamar iyo dawladnimada 30sano curyamiseen somaliwen waa nigaa tashan wayeen oo daad caadiya maaha oo dhaqaan somaliyeed grub hirab

  • @IlobeMomin
    @IlobeMomin วันที่ผ่านมา

    Waxaad wadaba adiga miyaa isla yaabay

  • @MEl-t5i
    @MEl-t5i วันที่ผ่านมา

    Abgaal😂😂

  • @shiremoahmedaapl1604
    @shiremoahmedaapl1604 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scww

  • @abdirazakali333
    @abdirazakali333 วันที่ผ่านมา +2

    🤦‍♂️🤦‍♂️🤮🤮 FADLAN PLS SIYAASADU MUUFEYSI IYO CAMBUULEYSI MA AHA