CHALLENGE MIYAA MISE TOOGASHO....??

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • Name muniir
    Actor / Comedy /
    TH-camr /somali social media
    Pls Subscribe Like & Share
    Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @waxbaajirotv3938
    @waxbaajirotv3938 4 ปีที่แล้ว +981

    ukunta dad baahan aan heesan ayaa jiro wlh nimcada aad ku jirtaan in ilaahay idinka saarin cuntada haku ciyaarina hooyooyin iyo caruur baahan baa jiro 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ayaaniitaofficial6362
    @ayaaniitaofficial6362 4 ปีที่แล้ว +37

    Www Best Challenge keep going Wllkey ❤🙏

    • @nasiibnew7766
      @nasiibnew7766 4 ปีที่แล้ว

      ayaanita subscribe nagu shrf yaqe th-cam.com/video/zvmc6XxFEZo/w-d-xo.html

  • @mahamedwaayeel1110
    @mahamedwaayeel1110 4 ปีที่แล้ว +222

    Inta axmed fj taageerta dhac ku siiya

  • @zeyn6532
    @zeyn6532 4 ปีที่แล้ว +196

    Intaa daawanayso iyagoo commentga aqrinayo
    Like dhac igu sii

    • @baskarproduction213
      @baskarproduction213 4 ปีที่แล้ว +1

      walaal subscribe igu caawi adoo raali Like wan kuu saareyth-cam.com/video/FndCWxkr6gA/w-d-xo.html

    • @sakariyejuki4434
      @sakariyejuki4434 4 ปีที่แล้ว +1

      @@baskarproduction213 th-cam.com/channels/kWPMzbNO4D1l-CiYtyBS2w.html

    • @baskarproduction213
      @baskarproduction213 4 ปีที่แล้ว +1

      sakariye juki waan saarey walal adna isoo isaar

    • @sakariyejuki4434
      @sakariyejuki4434 4 ปีที่แล้ว +1

      @@baskarproduction213 walal linkigaan iisar kuusareth-cam.com/channels/kWPMzbNO4D1l-CiYtyBS2w.html

    • @zaraamahamuddiiriye6711
      @zaraamahamuddiiriye6711 4 ปีที่แล้ว +2

      Wll munir hore uzoco wllky

  • @king-rkchannel9044
    @king-rkchannel9044 4 ปีที่แล้ว +42

    Cuntada yaan lagu Ciyaarin allah sidaan ma Ogola Jooga......

  • @kokorashiit2569
    @kokorashiit2569 4 ปีที่แล้ว +104

    😂😂😂 Lacgta Axmed Fj ayaa Uqalma Isaga Khamiiski laga wasakheeyey Team wrong Target ❤🥰💋

    • @nasiibnew7766
      @nasiibnew7766 4 ปีที่แล้ว

      koko subscribe nagu shrf yaqe th-cam.com/video/zvmc6XxFEZo/w-d-xo.html

    • @fartunqodhob4110
      @fartunqodhob4110 4 ปีที่แล้ว

      Gckb

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 4 ปีที่แล้ว +32

    😂😂😂🤣🤣ahmed suu iska siinayo baan ku qosley wlhi allah beerka 😂😂😂🤣🤣

  • @safaabdalla2853
    @safaabdalla2853 4 ปีที่แล้ว +45

    War fj iga aamusiya 🤣🤣🤣🤣 yaa illahal caalam

  • @maxamedsiciid5870
    @maxamedsiciid5870 4 ปีที่แล้ว +20

    Hanad cumarooh admih dawaday 😂😂😂😂😂😂😂 fj legend

  • @caaqilkachannel8604
    @caaqilkachannel8604 4 ปีที่แล้ว +41

    ukunta dad baahan aan heesan ayaa jiro wlh nimcada aad ku jirtaan in ilaahay idinka saarin cuntada haku ciyaarina hooyooyin iyo caruur baahan baa jiro i😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @faraxismail1967
    @faraxismail1967 4 ปีที่แล้ว +34

    Allah muniiraw walalo maxaad ceeshka u qasaarinaysaan dad aan haysan ayaa jira illahay ka cabsada

  • @foosmohammed9519
    @foosmohammed9519 4 ปีที่แล้ว +46

    Fj iyo qamiiskiisa alla beerka🤣🤣🤣 heesta aa usaarteenaa iigu daran😂😂😂😂😂😂

  • @deeqohuruwaa3985
    @deeqohuruwaa3985 4 ปีที่แล้ว +37

    😭Nimcaduna dadka qaar wey ugu darta weyna lumisaye wlhi ukuntas dad u bahan ayaa jiro ayagana wey ku ciyarayan

    • @omarw5124
      @omarw5124 4 ปีที่แล้ว

      Deeqo Huruwaa 👍👍

    • @abubakarhasan6794
      @abubakarhasan6794 4 ปีที่แล้ว

      Waa wax lalayaabo balse dadkani damiin maahan wey ogyihiin ilaah caqligooda ha u soo celiyo!!!

  • @safasiman7954
    @safasiman7954 4 ปีที่แล้ว +61

    حرام عليك يامنير كيف جاء علا بالك تلعبون بيض في ناس ماعندهم حتى شيء يكلون بدال ما تسجلين مقطع فيديو حتى تلعبون بيض انت وا اصحابك ليش ما تعطي الناس الي مساكين ما عندهم شيء 😭😭🥚🥚🥚🥚 الل الله يهديكم

    • @fatimamohamud2934
      @fatimamohamud2934 4 ปีที่แล้ว +1

      😪😪😪😪beenta ma ahan wlhi

    • @mss_kookie4121
      @mss_kookie4121 4 ปีที่แล้ว

      كككككككك

    • @qeerto1987
      @qeerto1987 4 ปีที่แล้ว +1

      ايييييييه و الله صدقتي أختي....

    • @safasiman7954
      @safasiman7954 4 ปีที่แล้ว

      @@mss_kookie4121 علا ايش تضحكين يا اختي

    • @cabdisamicofficial4929
      @cabdisamicofficial4929 4 ปีที่แล้ว +2

      ايه والله حرام 😥😥😥😥😥😥😥😥😩😩😩😩😩😩🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @malyuunbbe3213
    @malyuunbbe3213 4 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi Ahmed fj marka arko qosol ii ma hariin hhhh horey uu soco muniir aqaa my bro

  • @ilaqaboofficial846
    @ilaqaboofficial846 4 ปีที่แล้ว +152

    liicato shalay laga xanaajiye dartiis
    like iigu saar

    • @baskarproduction213
      @baskarproduction213 4 ปีที่แล้ว +1

      ilaqabo ila jiid walaal subscribe igu caawi adoo raalith-cam.com/video/FndCWxkr6gA/w-d-xo.html

    • @nasiibnew7766
      @nasiibnew7766 4 ปีที่แล้ว +1

      ilqaabo subscribe nagu shrf yyaqe th-cam.com/video/zvmc6XxFEZo/w-d-xo.html

    • @MMm-lk3tx
      @MMm-lk3tx 4 ปีที่แล้ว +1

      Hadii laga canaajiyey maxaa iiga galay

    • @nimcanoffset6259
      @nimcanoffset6259 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂😂❤❤❤♥♥♥🔥🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂👈🏻💯💯💯💯🤩🇸🇴🇸🇴

  • @hothanmohamet9918
    @hothanmohamet9918 4 ปีที่แล้ว +24

    Wlhih axmed fj waa ruwayad kawarn heesta igaga daran yaa ilaahal caalam waxba ma yaalan meesha hhhhhh

  • @user-vf3ux6xk1x
    @user-vf3ux6xk1x 4 ปีที่แล้ว +33

    Jumah kareem
    Intii Muslim ah
    Idin jeclahy wllhi
    Hadad cafimad ku dawaneyzo
    One love❣😅👉❣👈

  • @luulamire7936
    @luulamire7936 4 ปีที่แล้ว +17

    Axmed fj ilove you kkk

  • @khadarinhothelegend499
    @khadarinhothelegend499 4 ปีที่แล้ว +80

    Hellow muniir team
    Mala isasoo dhaweenaa horta meshan
    waxan idinka Rabo wataqaaniin
    🥰🥰😍😍🤩🤩😜😜🤪🤪🤪🤑🤑🤑🤑
    muuqo

    • @nuracdiraaan6719
      @nuracdiraaan6719 4 ปีที่แล้ว

      Masha alaah walaashay cayni horay usoco

    • @yusuffatir4850
      @yusuffatir4850 4 ปีที่แล้ว

      Muuqo kadib lagusoo dhaweenaa isnooleey

    • @jawahirxassan9967
      @jawahirxassan9967 4 ปีที่แล้ว +1

      Soo dhawa wlshy cayuuni waa lagu soo dhwaynaa lkn shuruud

    • @fatunxasan3573
      @fatunxasan3573 4 ปีที่แล้ว

      Maasha allh soodhawaaw

    • @xidigtachenal2507
      @xidigtachenal2507 4 ปีที่แล้ว

      War ma.ahan wlhi cayuuni ma.ahan

  • @rahmohajihassan1107
    @rahmohajihassan1107 4 ปีที่แล้ว +51

    Qof ugu horeysay commenty soo bixisay like dhac siiya

  • @yaxyekiikey1581
    @yaxyekiikey1581 4 ปีที่แล้ว +45

    Haku raadin sallika nabika like iyo waxlamid ah?

    • @zumishaalovemaxamed4976
      @zumishaalovemaxamed4976 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll adigaba eraygan like ayad kuradnysa mais tiri lkn kuma sarayo lake

  • @Amirwaye12
    @Amirwaye12 4 ปีที่แล้ว +14

    Video suggest aa idiin haaya
    《Shukansiga Shukansiga kugu horeeye maxa ka so maray》

  • @ilhaanxarago5839
    @ilhaanxarago5839 4 ปีที่แล้ว +5

    Fj wllo qosl baa iigu dishey wlhi keep going mi brothers one ❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanaadan331
    @ayaanaadan331 4 ปีที่แล้ว +21

    Lii caato aqli baan kugu ogaa ee maxaa ku daaray huno dee lkn maanta team muniir guul beey wataan waxaa ka mid ah aniga iyo intii team muniir ka mid ah weey kaa guuleysteen hampalyo hampalyo 1001 jeer hampalyo team keyka walaal muniir💔💔💔
    My team keyka

  • @cabdican385
    @cabdican385 4 ปีที่แล้ว +11

    waa funny lkn israaf ka maficno dad ayaan heysani ukuntaas ama lacagta lagu sogaday keep going my brother muniir 👍👍♥️

  • @farhiaaadan366
    @farhiaaadan366 4 ปีที่แล้ว +10

    12:13 licato 🤣 keep going Muniir ☝️

  • @Faradheere2016
    @Faradheere2016 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaalo waxaan jeclahay mar waliba inaan arko idinku faraxsa farxadiina waa farxadeena waxaa rajeena labadiina inaad guul gaartaan walaal macn keep going horay usocda xaasidkiina waa xaasidkeena marka waxaa idin leeyahay guul nee raheena muniir iyo liicaato

  • @hodanmohamed7785
    @hodanmohamed7785 4 ปีที่แล้ว +39

    Fj inta taageesta shax shax waa dhamtay ku lha ragii waa ku gudeen miyaa 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hanadabdisamaan3371
    @hanadabdisamaan3371 4 ปีที่แล้ว

    First one from baydhabo janaay like isar

  • @ahmedkaape3125
    @ahmedkaape3125 4 ปีที่แล้ว +5

    Muniiir inda muufa cde kep going pro adi iyo asxaabtada😂💚💚❤💢

  • @abdirisaqabdullaahiabdiris4184
    @abdirisaqabdullaahiabdiris4184 4 ปีที่แล้ว +2

    Muniir keep going Pro The legend 💪💪💯❤️💪💯❤️❤️❤️✨💥

  • @adnaali7896
    @adnaali7896 4 ปีที่แล้ว +10

    Axmed fj😂😂😂😂😂😂

  • @queensabriina3593
    @queensabriina3593 4 ปีที่แล้ว +9

    9:50....😂😂 qosolba iguma harin
    Ar fj yaaaa😂😂

  • @jujucade4485
    @jujucade4485 4 ปีที่แล้ว +11

    Wiilkan dheera Eeee Hanad ah Harqaan miyaaa kulahaa War walaal ninka Ragaaa xirfadiisa caay ha Uga dhigin

  • @zamiirabdunuurfarah4437
    @zamiirabdunuurfarah4437 4 ปีที่แล้ว +1

    Muniir xaqdaro tartiib zaxiibkiiz ugutuureY liicato

  • @aaminanalka3747
    @aaminanalka3747 4 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhh dhalin shidan💥team wrong Target ♨♨keep going 💚 lkn muniir maskax ayad u keentay waa challenge Adag💥💥

  • @yaasmiinabdiyaasmiinabdi3487
    @yaasmiinabdiyaasmiinabdi3487 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @queenhappy592
    @queenhappy592 4 ปีที่แล้ว +6

    Marka vediogan fiirsanye wxn dhhy lii cato mku jiro nuur ima lahn donta wajale drti ano ku frsnya libaN imde😘😘✌🏿one wlldey

  • @sukaymosiman5118
    @sukaymosiman5118 4 ปีที่แล้ว +1

    wajaale qosol aigu dishe wlhi pro hanad omar oadmi dawado kula

  • @jawahirxassan9967
    @jawahirxassan9967 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlh muniir wll adi iyo dhamaan azxbtaada malin wngsan azxbta liketa dhac iigu siiya i love you my friend

  • @aasiyonuur823
    @aasiyonuur823 3 ปีที่แล้ว

    M.a walalahey qali ah walahi wad iga qoslisan walahi m.a. Wan idin ku fana ilxun idima aragto iyo inta urka idin ka neceb walalhey qali ah keep going brothers

  • @ikraancaadil1736
    @ikraancaadil1736 4 ปีที่แล้ว +5

    Qofki ugu horeyo ay ahay her muniir tagero buxo

  • @hanimusw59
    @hanimusw59 4 ปีที่แล้ว +1

    Axamad f.j waa iga qosliyay wllhi kkkkk😂😂😂😋👌

  • @quenzamzam7451
    @quenzamzam7451 4 ปีที่แล้ว +8

    Allah heestah fj loo zry ban Ku qosly ma noolih wlhi ahmedow ❤️😂😂😂😂😂

  • @miskicadey7986
    @miskicadey7986 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allh muniir Iyo asxabta kale aad ayaan idin kuu xisa y qalbika ayaan idin kasalamay Alle haidin xafido wiilal qalbi wanagsan jiro joga abid

  • @hamdaabdirahman7422
    @hamdaabdirahman7422 4 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhhhhh wlhi aadbd iga qoslisay ahmed fj iyo muniira

  • @hoodocabdi6928
    @hoodocabdi6928 4 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂😂alla beeerka axmed fj riwaayad caadiYa tahy wlhi dhamantiiin hore usocda one love👍😍👑❤

  • @ahmedofficial637
    @ahmedofficial637 4 ปีที่แล้ว +44

    team liicaato
    team muniir official
    team arimahena
    team adna
    team asad hagio
    SUBSCRIBE IGU CAAWIYA

    • @baskarproduction213
      @baskarproduction213 4 ปีที่แล้ว

      aan is dhaafsano subscribeth-cam.com/video/FndCWxkr6gA/w-d-xo.html

    • @fahmaasad7772
      @fahmaasad7772 4 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌🤣🤣🤣

  • @abdihakiinmohamed7951
    @abdihakiinmohamed7951 4 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Alaah noosoobadiya muniir

  • @layliinamukhtaar1789
    @layliinamukhtaar1789 4 ปีที่แล้ว +4

    wllhy waa qosol Ahmed fj iyo abeer iyo xuseen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @xamdimaxamed8952
    @xamdimaxamed8952 4 ปีที่แล้ว +3

    Muniir wlhi Axmed fj qosol ikuma rewin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 tim walalha qalbiga noloshu idinma ciisho ❤❤❤😍😍😍

  • @yasinhajiyasinhancho3399
    @yasinhajiyasinhancho3399 4 ปีที่แล้ว +5

    Team munir Waxan aahay Tagerdaa Lkn kamahelin Challenge kaan Maxa Yel Waxad Ku Ciyaareysid Nimcada ilahey Wana Waxa Laga Xumaado Runti Dadaa an Heysanin Quraac ama 😒 waxa aye Cunaan Manta please hagu Ciyaarin ugunta iyo nimcaadaa alle plz 🙏

  • @ayaanaadan331
    @ayaanaadan331 4 ปีที่แล้ว +1

    Wajaale guul baan u rajeynaa huno

  • @nazhaatchannel5648
    @nazhaatchannel5648 4 ปีที่แล้ว +9

    LIICATO IYO AHMET MARAQ AA GULAYSTEY🤭😍

  • @ayaanaadan331
    @ayaanaadan331 4 ปีที่แล้ว +1

    Lii caato guul baan rajeynaa

  • @hoodoroodo1459
    @hoodoroodo1459 4 ปีที่แล้ว +66

    Like taa HAILAA DHAFIINA TEAM MUNIIR OFFCIAL 👍👍

  • @mucaashaqofficial396
    @mucaashaqofficial396 4 ปีที่แล้ว +1

    Kklkkkkkk ninkan kulahaa gool haaye ayaan ahay kkkkkkk waa uuna cararayaa

  • @aadammahdi2839
    @aadammahdi2839 4 ปีที่แล้ว +16

    Digniin:: liicaato poowe
    🕶 #okiyaalaha qof u dhiibo hadi aad sidan oo kale samayn doonto indhahaga u nax
    Dnt try this like liicaato

  • @axmedabdixakiin1009
    @axmedabdixakiin1009 4 ปีที่แล้ว +1

    Walal munir wan ku salamay adiga iyo asxaabtada

  • @alizimba5278
    @alizimba5278 4 ปีที่แล้ว +16

    WaaxaaN chalaange ma ahan inta ila fikir ka aH 👍

    • @aniisaabiib5307
      @aniisaabiib5307 4 ปีที่แล้ว

      @@Anynomouslyyyher may wllo ee cunto ayaa lagu ciyaarayaa waa danbe

    • @alizimba5278
      @alizimba5278 4 ปีที่แล้ว +2

      @@Anynomouslyyyher aaabahY ha gaarin horta ddka walidiinta caaYo kama na helO

  • @filsanomar5667
    @filsanomar5667 4 ปีที่แล้ว

    Www. Mahsa allha walalkayi muniir iyo asxabtinaa damantin farxadi ku waraa

  • @ilaqaboofficial846
    @ilaqaboofficial846 4 ปีที่แล้ว +3

    m,a keep going pro wxkle tihiin

  • @samiramuktar1720
    @samiramuktar1720 4 ปีที่แล้ว +1

    Good challenge

  • @mariyahmagool5372
    @mariyahmagool5372 4 ปีที่แล้ว +4

    Wallhi axmed fj wuu iga qosliyay 😂😂😂😂

  • @faxiyomacalinhajow411
    @faxiyomacalinhajow411 4 ปีที่แล้ว +1

    walahi asxaabta muniir tagerto wan idin salamey muniir lil cato keb going

  • @ayaanaadan331
    @ayaanaadan331 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkk m.a allah muniir wlhi waad ka aqli badisay

  • @hafsaalimohamed3305
    @hafsaalimohamed3305 4 ปีที่แล้ว

    masha allh asxabta aan u xisay dad igu qaali ah muniir iyo asxabta salan aya hawada idiin so marsne

  • @luulmohamoudaadam4664
    @luulmohamoudaadam4664 4 ปีที่แล้ว +5

    Munirow Sxb group ka waa wada Rooti ee Canjeeloyin DiyaarSan SoRaadiya

  • @hurre5712
    @hurre5712 4 ปีที่แล้ว

    Ahmed fj wa wil fican masha allah nolow wll hesta ku ciyareso ka helya tagero bux ku ahay ahmed fj

  • @faisamohamed4069
    @faisamohamed4069 4 ปีที่แล้ว +5

    Plz manta wee dhacday lkn mar dambe cuntada haku ciyaarina😭😭😭😭 walahi waa laysku ciqaaba nimcadaan aad ku ciyaresan joojiya plz

  • @Abdulkaadirr
    @Abdulkaadirr 4 ปีที่แล้ว +1

    Axmed fj maanta funny wallhi fadil mesha ka maqan

  • @samsamqurux4765
    @samsamqurux4765 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep going team Muniir🤗🥰

  • @nimconadar6763
    @nimconadar6763 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh munir lacagteda sun wayay wad iga qoslisen wlh daqar wayay horey usoco Aqaaa iyo dhamantin aqyarta

  • @raaidaosmaan1846
    @raaidaosmaan1846 4 ปีที่แล้ว +4

    9:52😂😂😂😂 ar FJ iga soo gaara😂😂😂

  • @sunalita6218
    @sunalita6218 4 ปีที่แล้ว +1

    💗💗😘😘😘💪💯💯💯💯 keep going all

  • @iimaanabdinorarab6266
    @iimaanabdinorarab6266 4 ปีที่แล้ว +7

    Fj 😂😂😂😂😂

  • @zuzuqurux2367
    @zuzuqurux2367 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh Shikhii ciwadadii wey kajiiren hhhh Fj wlhi qosol miiran waye😂😂😂😁😁🤣🤣🤣🤣

  • @kiineetachannel2603
    @kiineetachannel2603 4 ปีที่แล้ว +11

    Xaraam caleek cuntada yaan lagu tagrifalin walaalayaal

  • @miishtii
    @miishtii 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhh manooli wlhi Hanad cumaroo aadmi dawado kulahaa Ahmed fj very funny boy😂😂😂😂

  • @mutaasmaxamed5826
    @mutaasmaxamed5826 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep going 🔥🔥 🔥🔥 🔥

    • @nasiibnew7766
      @nasiibnew7766 4 ปีที่แล้ว

      mutaas subscribe nagu shrf yaqe th-cam.com/video/zvmc6XxFEZo/w-d-xo.html

  • @muufocaddeofficial9761
    @muufocaddeofficial9761 4 ปีที่แล้ว

    lacagta updi qani ayaa iska leeh asxbta muniir aqaa waani salame dhamantinaa one love

  • @najmiinashcabdulaahi3602
    @najmiinashcabdulaahi3602 4 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhh wlhi san u qoslaye ilin iga timid wajale wa funny

  • @sucadcraxmn6439
    @sucadcraxmn6439 4 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhh alle ha idinka farxiyo fj beer casaad isaga iyo liicaato labada ninee ugu qosolka bdn kooxda one love from somliland😍

  • @saynaahmed3339
    @saynaahmed3339 4 ปีที่แล้ว +5

    Waad ikaqosolsisen wlhi siiba amed fj

  • @ayannacumar5789
    @ayannacumar5789 4 ปีที่แล้ว

    Alllh beerka wllhi Ahmed fj wllhi dacad bad iga qoslisaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nimcozaryan8873
    @nimcozaryan8873 4 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh cilmiyaysan fj

  • @suleymaancali3364
    @suleymaancali3364 4 ปีที่แล้ว

    Waqtiyadii quruxda badnaa ee muniir iyo liicaato wey dhamaadeen😢😢😢😢

  • @zamaaraabdulkadirali7853
    @zamaaraabdulkadirali7853 4 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣 Wajale Waa qosol Soconya Hanad Cumaro Aadmi Daway kulahaa🤣🤣🤣

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed4317 4 ปีที่แล้ว +1

    Munirow hno de cunada sida ka daaya waxa jira dad an haysan wlh keep ging brothers

  • @nimcozaryan8873
    @nimcozaryan8873 4 ปีที่แล้ว +5

    Axmad fj brother ku xiisnay

  • @walaalahaisjecel3956
    @walaalahaisjecel3956 4 ปีที่แล้ว

    Lii caato aaway cayartaan asaa ku fiican
    Like saara

  • @daadaamiindaada129
    @daadaamiindaada129 4 ปีที่แล้ว +4

    Cumweer yare TH-cam haloo sameeyo fadlan🙏🙏🙏🙏

  • @sahramohamud205
    @sahramohamud205 4 ปีที่แล้ว

    kkkkkk wllhy wn qosly lkn inaad ukunta sas ugu ciyartan mahan wllaheyow🦁🍒😍

  • @niamamusa1578
    @niamamusa1578 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah dhamantin ILove You♥️♥️♥️♥️❤❤💚💚💋💋

  • @tuumaabdinoormursal8132
    @tuumaabdinoormursal8132 4 ปีที่แล้ว

    Wallahi akhera nili haysta maanta xada challenge maskiimanka samesin manta xada lacagtas maskiin sii leheden wallahi adunyo iyo aqero wa liwan laheden maskimanka cawiya xada ka dharegten daad aya ubahan wallahi

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 4 ปีที่แล้ว +4

    Huno wajaale iga qabta umadeena maaha *9:51* 😂😂

  • @fartunxurshe3
    @fartunxurshe3 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh axmed fj iga barejey qali ku lahaa inta maqashay one love

  • @ikranabdirzakhaji9475
    @ikranabdirzakhaji9475 4 ปีที่แล้ว +3

    Cuntada maxaad ugu dheeleesiin ilaahay kacabso muniir

  • @Lilwaara7
    @Lilwaara7 4 ปีที่แล้ว

    muniir axmed maraq wlhi ukunta caadi neh aa gacanta ugu galisay blhi pro marka goow neh waxaa dhahday ninka qabto aa qaadaayo hee ee lii aa lacata leh pro masa lacgtaada ma dhimato pro liicaato wlhi weero inoo dheeli jiray oo sheegay pro lii keep goin