Kitaabu tawxiid Darsigii labaad sheekh maxamed umal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Kitaabu tawxiid ee sheekh maxamed ibnu cabdil wahaad
    Waa kitaab aan u baahnayn in dadka loo sheego qiimihiisa, inta aad taqaano ku darso wadaadka inta uu kitaabkan kuugu barayo
    Waxaan alle ka baryayaa inuu kugu anfaco
    Hadaad fahmi waydo kitaabka alla waydii inuu ku fahansiiyo
    Walaalaha ku xiran janalka waxaan ka codsanaynaa wixii qalad ah aad aragtaan nala socodsiiya
    Jazaakallahu khayran walal

ความคิดเห็น • 1

  • @sdaabokar1978
    @sdaabokar1978 11 หลายเดือนก่อน

    JazakAllahu khayran sheikh