ASC wall muslimiinTa oo dhan gaar AHAAN masTiko Chanel waxan idiin leeyahay cawa wa jimce aan ku salino xabiibkeenii muxamad scw kadib gacmaha lakala Taagayo ma wanagsana waayo wa calaamadii kirisTaanka qaabka muuqalkan ka muuqaTa iska jira waxa laga yaabaa in ay Dan aqoon u laheyn
Muuqaalka Like Ii Saar Si uu Meel Dheer u Gaadho Subscribe Na Dheh Aad Baad U Mahadsantihiin 🙏🫡
100k aan gaadhsiino SOOMAAALIYEEY yariis ka
ASC wall muslimiinTa oo dhan gaar AHAAN masTiko Chanel waxan idiin leeyahay cawa wa jimce aan ku salino xabiibkeenii muxamad scw kadib gacmaha lakala Taagayo ma wanagsana waayo wa calaamadii kirisTaanka qaabka muuqalkan ka muuqaTa iska jira waxa laga yaabaa in ay Dan aqoon u laheyn
Masha allaah tabarakallaah WA magaladeydiii jarati jano❤❤❤❤❤❤
Asc Ardo yussuf barre wll su,aal iiga jawaab hàdaad rer jarati ahayd àdigoo raali ah waxan ku weydiiyay jarati waa magalo somaliyeed waxàn naga maqay reer laydhaahdo reer jibow qabiil layidhaahdò mana badna waa xoogaà waxa degaa jarati gorobaqasa iyo guradhamole 200sano ka hor Bay soo degaan deegaan waxay kasoo gudbeen wabiga shabele dhinaca godey waxan loo yaqaan reer samater hindi ama reer ugax xasan waana reer cabdille ogaden walashay iiga soo jawaab su,aha dambigaaga iyo kiiwaalidiintaba alle hadhaafe waxay laqaaraan yihiin beesha gurre
Reer kaa matqaàn waliba waxay badan yihiin deegaanka beesha gurre Degan yihiin
Magnifique ❤
Masha Allah
Zxb waamuuqaal aad uqurux badan keep going pro
Masha allaah❤
Maasha allaah
Construit ton pays homme et femme Somalie 🇸🇴
Maaashaa alaah
Horay u soco camuu
Mansha alh
Keep Up Zhpky Muqaal Amwzing video 😮
Saxib qali🫡👍
Thanks bro
Horumar wngsn ayan ku rajeyn
1m subscribe aya no balan ah
Thank you bro 🫡👍
Waa jabuti ama Kenya
Kk
Mnshllh horay usoco wll meela badan soduub
Maashallah zxb muuqal qurux badan hore usoco😮😮
Bro🫡👍
@@MastikochannelAsc sxb soo duub wll guradhamole iyò goro baqaqsa galbedka g/afdheee Pro 1milyan waa inaan ku gaarsiinaa I.a
Lajan
Muqaal quruxbadan waa mahadsantahay saxb maanta ayaan kusoobiiray channelka hormarwanagsan ayaan kuurajaynayaa
🫡🙏
Hambalyo bro hormar wacan i,a
Thank you zxp 👍
Muqaal cajib ah
Bro 👍♥️
Chp waxan ku rajayin ina hamiigaga gadh0 inzha alh
Bro 🫡
Keep Going pRoH 🤍
Magaladaydidi
Jarati ma maqal weligay. Waa halkee?
Ismaamulka soomaaliy ,gobalka afdheer.