TIENS Iyo Kalaamka Culimada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 50

  • @albushrainstitute6608
    @albushrainstitute6608 8 ปีที่แล้ว +3

    masha allaah sheekh maxamud maxamed xalike alle ha ku xifdiyo sheekhanaa

  • @Ibnucajaib
    @Ibnucajaib 5 ปีที่แล้ว +11

    Subxana Allaaah War dadoow Seed Wax ufahanteen Allaaah Waxaa Uu sodiray Rusul Rusushiina Wey dhamadeen Dhaxalkaay katageen Ragii Xumbarsaday miyaad Af lagado Uqurteen Laxowla Wala Quwata ilaa bilaaaah

  • @salmaan11
    @salmaan11 8 ปีที่แล้ว +12

    Culimadu qaarkood hadii ay ayagu keeni lahaayeen Daawadan waxba kama sheegeen, Lacagata warkeeda naga daaya, ee daawada isticmaalkeeda ama cunisteedu ma xaaraan baa iyaduna? maxayse dadka u taraysaa ama ay u dhimaysaa? Dhiil iyo Rati iyo dhaan ma joogto sheekadu, daawada waa la cunay,

    • @mohamedninile4962
      @mohamedninile4962 4 ปีที่แล้ว

      Sxb waa dawo herbal ah taasoo tayo leh waxa laga sameeyayna waa dhir taasoo la farsameeyay

    • @umabdulahi95
      @umabdulahi95 3 ปีที่แล้ว

      Dawaa xaraam ah yaaba kuyiri wll

    • @CabdullahiCadde1
      @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว

      Hadey Sidaas Tahy Maxay Iyagu Kaliya U Iibin Waaye Daawada Oo Ay Is Diiwaan Geli Dad Keen Kugu Dhahayaan?
      Hadaad Xaaranta Jeceshahay Taasi Waa Mid Alle Kaala Xisaabtami Doono Balse Culimada Cilmigooda Ma Lihide Alle Ka Xishood Walaal

  • @faizoancam4043
    @faizoancam4043 5 ปีที่แล้ว +5

    asc shiiq Anigu wan kujiraa lacagnaa wan kacunay midnaa wey iku leyihiin maxan sameeyaa?

    • @umabdulahi95
      @umabdulahi95 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo isaga bax oo Alle utoobadkeen lacag toodana ugud oo inyar inyar iigasuga kudheh hadaad halmar ah ugudikarin

    • @OmarMohamed-o3b6f
      @OmarMohamed-o3b6f 8 หลายเดือนก่อน

      Abayo wili makashaqeyaa

  • @jba9115
    @jba9115 2 ปีที่แล้ว

    M.a sheikh waa mahadsanid sida aad xaqa ubayaanisay

  • @engaxmedok3339
    @engaxmedok3339 8 ปีที่แล้ว +5

    warka aad sheegtay waxba kama jiran shiikhoow ee diinta ra yi mahan ha ku dag dagin

    • @taageerotv9655
      @taageerotv9655 5 ปีที่แล้ว

      ENG axmed ok

    • @mohahaaji4159
      @mohahaaji4159 5 ปีที่แล้ว

      Waaruntaa

    • @moafku-xoogle8376
      @moafku-xoogle8376 5 ปีที่แล้ว +2

      Waryaa xawayaan batahay ma diin baad wax kagaranaysaa shilimaadka ayaaa kuumuuqda haku gafin culimada

  • @mohahaaji4159
    @mohahaaji4159 5 ปีที่แล้ว +3

    Shkhaan miyaan racnaa mise culimada sunigaa oosuufiyada Ehlusunna Waljameca ooay sheken in ay banantahay lkn shkh maxamud cabdilie cariif ayaa kahadlay.sheekay iney banantahay aniga waxan raacayaa shkhaakha illaahay cabsida siiyay shkh mohamud cabdille cariif lkn wahaabiyo raaci maaayo wayo way iluminayaaan

    • @mansurahmed5069
      @mansurahmed5069 5 ปีที่แล้ว +1

      adiga un ba isdhuumineysa Walaalo

    • @umabdulahi95
      @umabdulahi95 3 ปีที่แล้ว

      Wlalal sheyga xaraamka ah waa wax cad caqligaaga kugaro qof dawo laga gado oo uu siigado waalagartay laakin shirkadaa wexeeyda waa wareer

  • @farhiabeautychannel4612
    @farhiabeautychannel4612 6 ปีที่แล้ว +7

    Culumadaan wxa so Dirsadey Dhaqatirta somalida ee dadka dawooyinka dhacay ka iibiya halkan booskii beyku ciriirisay somalida goormey xaaran ka carari jirtey oo dadka iska dhigteeen alle yaa ogaada Sheikh adiga xitaa mxa wax xadey

    • @Ibnucajaib
      @Ibnucajaib 5 ปีที่แล้ว

      Culimada kama mudna sidaas ee Rabi kayab Oo Thanigaada wanaji

  • @captain_bile236
    @captain_bile236 5 ปีที่แล้ว +6

    Su aasha qaabka loo weydiiye ma u jeeden qofka aqli leh wuu garanayaa waa shiiq heshiis la soo galay cisbitaalo iyo shirkado kale si shirkadan miskiinta ah loo ceyriyo

    • @CabdullahiCadde1
      @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว

      Walaal Qali Culimada Caayda Ka Daa Beentana Iska Daa Ok Alle Ka Baq Hadad Dadka Ku Jira Shirkadaas Aad Kamid Thy Macnaheeda Maaha Inay xalaal Tahy.

  • @mohamedmuhyidin869
    @mohamedmuhyidin869 8 ปีที่แล้ว +6

    SUBXANA LAAH DAD CAAMO AH MISNA CULIMO ISKA DHIGAYO

  • @Ibnucajaib
    @Ibnucajaib 5 ปีที่แล้ว +2

    War Xishooda Rabina kaxishoooda saaasna Wax haku xalashanina

  • @abdihassan1610
    @abdihassan1610 5 ปีที่แล้ว +4

    Xaraan inay tahay way cadahay muran kuma jiro

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 7 ปีที่แล้ว +4

    dawadu ma xaaranba mise keenista xaaran ah

    • @moafku-xoogle8376
      @moafku-xoogle8376 5 ปีที่แล้ว +1

      Mya daawada maaha lkn waa qaabka ay ushaqaynayso

    • @umabdulahi95
      @umabdulahi95 3 ปีที่แล้ว

      Aniga waxa layaabay waxooda wareerka ah qof dawo laga iibiyay oo uu sii iibiyay waalagaratay laakin sheekadooda waa noockale

  • @ahmedsandheere7438
    @ahmedsandheere7438 11 หลายเดือนก่อน

    Shiikhu ha cadeeyo waxay xaaraan ku tahay

    • @xuzemx
      @xuzemx 2 หลายเดือนก่อน

      Fidiyoga daawo

  • @axmedjamici8143
    @axmedjamici8143 25 วันที่ผ่านมา

    😢😢

  • @ahmedgaarane2123
    @ahmedgaarane2123 หลายเดือนก่อน

    Haye

  • @mohamedmuhyidin869
    @mohamedmuhyidin869 6 ปีที่แล้ว +2

    Fatwo dollar ah subxanalaah wa culimo ganacsato ah shartina allaha naga qabto

    • @CabdullahiCadde1
      @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว +2

      Hadaad Xaaranta Jeceshahay Taasi Waa Mid Alle Kaala Xisaabtami Doono Balse Culimada Cilmigooda Ma Lihide Alle Ka Xishood Walaal.

  • @MaryanQalbi
    @MaryanQalbi 4 หลายเดือนก่อน

    Ana raabo

  • @khalud1272
    @khalud1272 3 ปีที่แล้ว +1

    Horta maxaa ku maangaabka u horboodaan soomaalida, hadda ninkaan waxbuu xarimay daliilna ma keeni, hebelaa yiri heblaa saas tiri lasoo shirtagay.

    • @umabdulahi95
      @umabdulahi95 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo culimada lama caayo ninkaan waa nin oowliyo ah maslada wuu soogaabiyay oo wuxu dhahay baara oo risaj sameeya laakin waa xaraam

    • @khalud1272
      @khalud1272 3 ปีที่แล้ว

      @@umabdulahi95 ولا تقولو لما تصف ألسنتكم الكذب هذا حلال وهذا حرام لتفتروا على الله الكذب waa aayad quraan ah, inaad wax xaaraantinimeyso waxay ubaahantahay daliil

  • @abdirashid4357
    @abdirashid4357 2 ปีที่แล้ว

    Sbem or masneading

    • @CabdullahiCadde1
      @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว

      Yes Of Course You Comment Is Misleading

  • @qamareygclqamarqali6682
    @qamareygclqamarqali6682 2 ปีที่แล้ว

    Spam or misleading

    • @CabdullahiCadde1
      @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว

      Yes Of Course It Is Pure Your Comment Is Spam And Misleading Fear Allah If You're Muslim.

  • @fatoumanasser6466
    @fatoumanasser6466 8 ปีที่แล้ว +4

    كل هدا كدب si sax ah daliil noogu keen

    • @Adoontiialle123
      @Adoontiialle123 8 หลายเดือนก่อน

      Shikha ka xishod Mise wx paa kaga Tagay Hday kugu baxsatayna tobad ba Furane tobad keen

  • @hooyazakariya425
    @hooyazakariya425 2 ปีที่แล้ว

    Spam misleading

  • @Alone-fc6cs
    @Alone-fc6cs 5 ปีที่แล้ว +1

    Nacald kugu dhcday dheh been bandana wuxu

    • @mansurahmed5069
      @mansurahmed5069 5 ปีที่แล้ว

      maxaad sidaa u nacladeynesa Wadaadada oo Xaqqa sheegen walaal ma banaano?

  • @Ibnucajaib
    @Ibnucajaib 5 ปีที่แล้ว +2

    War Xishooda Rabina kaxishoooda saaasna Wax haku xalashanina