Gabar yar in la guursado waa xaaraam❤️✝️ | Somali Masiixi | Somali Christian. Somali | Somalia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 32

  • @mohamuudyuusuf9654
    @mohamuudyuusuf9654 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha idin soo hannuuniyo.

  • @hodonnuur
    @hodonnuur ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah allaha idinsoo hanuuniyo aamiin

  • @xayaadabdinaasir7902
    @xayaadabdinaasir7902 ปีที่แล้ว

    الحمد لله على نعمه الاسلام

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 ปีที่แล้ว

    الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @abadirzulu5249
    @abadirzulu5249 ปีที่แล้ว

    Blessing be the name of our LORD JESUS CHRIST YAHSHUA. God loves
    You shino shania & family 👪 ❤️

  • @bajsuhsgsusuej2824
    @bajsuhsgsusuej2824 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey, ha,idinsoohanuuniyo

  • @sadak9865
    @sadak9865 ปีที่แล้ว

    Kuwaan waa fidno Alllaha ayaa la xistaamaayo

  • @yoonisguleed8645
    @yoonisguleed8645 ปีที่แล้ว +4

    Wax kastoo uu carab qariyo Qurunbaa kujira, Kashifa Diinta SHeydaanka.

    • @Hamoudiabdi
      @Hamoudiabdi ปีที่แล้ว

      Yonisow diinta shayddaanka watee

    • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
      @QURAN-ONLINE-SCHOOL ปีที่แล้ว

      adigana iska dhig magaca nabi yoonis oo labax Jackson ama Jerry

    • @AliAli-qp3uv
      @AliAli-qp3uv ปีที่แล้ว

      You are very intelligent and wise!!!!!!

  • @abeyibrahimyussuf1622
    @abeyibrahimyussuf1622 ปีที่แล้ว +1

    Allaha insoxanoniyo

  • @MohamedAhmed-bv1nb
    @MohamedAhmed-bv1nb ปีที่แล้ว

    Gabar aanqaangaarin yaaguursado

  • @mahadcade8652
    @mahadcade8652 ปีที่แล้ว +1

    Bidaar waynoow jooji

  • @ismacilxasan3960
    @ismacilxasan3960 ปีที่แล้ว +1

    diinta aad sheegteen inaad qaadateen kuwa wadaada uhi waxay sameeyaan caruurta ay xanaaneeyaan ayay kufsadaan, islaamku guur ayuu ka hadlayaa , islaamka iyo caqliga saxda ahi marna iskama horyimaadaan,

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 ปีที่แล้ว

    xuquuqda ilmaha Alle ayaa kitaabkiisa kusoodajiye. Diintiina usoolaabta intiinan naarta kuhoobsanin. caruurtu waa si lagayaabaa gabdhaha iney kasoodaahdo caadada ayadoo weynaate hadii laguursadana lamaqasbo oo diintu qasab maogola marka dadka shubuhaadka kadaaya

  • @musdafamohameddahir3002
    @musdafamohameddahir3002 ปีที่แล้ว

    KAN DADKA U AQRIYA
    JUDGES 21:10-24
    10 And the congregation sent thither twelve thousand men of the valiantest, and commanded them, saying, Go and smite the inhabitants of Jabesh-gilead with the edge of the sword, with the women and the children
    .Judges 21:11, KJV: And this is the thing that ye shall do, Ye shall utterly destroy every male, and every woman that hath lain by man. Judges 21:11, NASB: And this is the thing that you shall do: you shall utterly destroy every male, and every woman who has slept with a male
    Judges 21:12 King James Version (KJV)
    And they found among the inhabitants of Jabesh-gilead four hundred young virgins, that had known no man by lying with any male: and they brought them unto the camp to Shiloh, which is in the land of Canaan.
    TAASI BAL KA HADLA CIIDAN GABDHO QABSADEEN SIDEEY BEEY Y OGAAN KARAA TAN BAKRADA AH ILEEN ILAAH BAA AMREY

  • @hamzashariif7577
    @hamzashariif7577 ปีที่แล้ว

    Caziga iyo xaskaga ahlunara tihin

  • @musdafamohameddahir3002
    @musdafamohameddahir3002 ปีที่แล้ว

    LABADIINI ILAAH HA IDIN CAAFIYO JINIGA WUU FARABADAN YAHAY KANA IDIN HAYO WAA JINIGA WAQTI DHEER QOFKA KULA NOOLAAN KARO UGU DANBEENTA WAXAAD XOORI DOONTAAN DHARKA ANIGA ILAAH BAAN IDIN BARYAYAA INUU IDIN CAAFIYO

  • @najibabdalle
    @najibabdalle ปีที่แล้ว +1

    Hi family gabo I love you too

  • @ikranmohamed6283
    @ikranmohamed6283 ปีที่แล้ว

    Nijas qudhuna nacdali idikudhacday 😛😛😛😛🤮🤮🤮🤮🤫🤫🤫🤧🤧🤧

  • @rashkaahmed7999
    @rashkaahmed7999 ปีที่แล้ว

    War waad khasaartene allaha idin so hanuniyo maxad wax waanisan idinkaba lunsane

  • @cabdiraxiinsamow8509
    @cabdiraxiinsamow8509 ปีที่แล้ว

    Haddad Christian tihiin soomalida kale hanaga fasahaadinina please maxaa yeelay soomali 100% waa muslimiin sidaa darteed adinka iyo masiixiyiintiina isku sheega hadaladaas .waana kaxumahay adinkoo muslimiin ahaa inaad Gaalowdaan .waxaana keenay iimaan la,aantiina .

  • @zakdahir7295
    @zakdahir7295 ปีที่แล้ว

    Allah SWT Guide you guys🤲
    You spreading Christianity in our community subhannalh

  • @abdifitaxmohamud5893
    @abdifitaxmohamud5893 ปีที่แล้ว

    Beenta iska dhaafa ayada quraanka waaxad kasoo sartaan ereyga gabar aan qaangarin meshey kutaalo

    • @abadirzulu5249
      @abadirzulu5249 ปีที่แล้ว

      Allah is a pagan arab god.

    • @cabdiqani7511
      @cabdiqani7511 ปีที่แล้ว

      Beenta iska daa لا اله إلا الله

    • @cabdiqani7511
      @cabdiqani7511 ปีที่แล้ว

      Diinteena qasab ma la isku guursado teeda kale anaa kaa jaahil bixinaa ee whats app iga soo qabo maalin maxaa iiga cabsanee waa beentiisa

    • @cabdiqani7511
      @cabdiqani7511 ปีที่แล้ว

      War dhiiga caadada waxa laga yaabaa inuu dumarka qaar waligiis ku dhicin ama kuwa dhaafay xadka dhilista xeyd maku dhaco